QALBI IYO SOMALIDII KALE OO ISLA DHIIQAYSTAY IYO RAG OO RAGII KALE CEEBEEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 89

  • @hoyo4458
    @hoyo4458 หลายเดือนก่อน +24

    Ĵai rien Contre toi😂😂 waxa laga wada waxba kugam hasto ❤from Djibouti 🇩🇯 ♥️

    • @mrfresh1432
      @mrfresh1432 หลายเดือนก่อน +1

      Confirmé et bien expliqué wasida tu as raison.

    • @SalmaAbdillahi-es6yr
      @SalmaAbdillahi-es6yr หลายเดือนก่อน +2

      Vs et raison

  • @KarimaNeima
    @KarimaNeima หลายเดือนก่อน +6

    Waxa laga wada waxba kuma haysto😂 from jubuti 🇩🇯✌️🇫🇷

  • @tigershorof8113
    @tigershorof8113 หลายเดือนก่อน +4

    Cabdi risaaq cabdi maygaga keep going pro

  • @falastiinmohamud9512
    @falastiinmohamud9512 หลายเดือนก่อน +4

    Qalbi Sababta ay utoogan laheed gabadhaas xijaaban maxaa ku kalifay in ay saas oo dhan uhadasho ama ucarooto, waxaan dhihi karaa waa naceyb ay xijaabka uqabto waa Fikirkayga.

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas หลายเดือนก่อน +2

      aaad uweyn iida xijaaban weydee waxay rabtaaa iny dadka dhan la qaabnaadaan gabadha xaflad uun bay tagtey ninba iskuma dhedhejin wayna xijabantahay waligedey xijabned gabadhaas waagi tik tok so gashey o ay gobolkaka timid ila hadaway xijabanthy xijabka waa waajib in la isqaawiyo iyo in xafladlatago ayey is barbardhigeey kwrn gadhaan qalbi la leyahay lee maha xitaa mid garyaqaan ladhoho gabadh wuu aflagadeyey waa dad asturnaat dadk u quuri la in la xijabto iyo in xaflad latago maxaiska quuseey aroosyada hotellada lagu qabto waa jooga mamoyin iyo gabdho niqaab xita uxiran sdkle dad durucya wata timahana qaban sd kle jooga qof diintisa gacanta middig ku qabsada liibaney adun iyo akhiraba dadkan canka ah oqaaban qabyalad iyo nikis iyo been ku joga social media maogolo qof wanagsan dadkana ku dhex jira hadana views hesto inta bay quri layihiin xitaa niman baso baxay oo gabadhi ay xiriirk lahayeen k shegeyo oo ku dhega hadlo aduun dadk an somalid ah social media ku jiro waxay aqonin qabyalad qabiil labo qof o is caysa diinta o lacaaya qof qof kle ku dhega hadla nin gabar la tirsada oo ku dhega hadla extiisa inta ma yaqaaniin dadkaas bls social media somalid WLH waali baa lagaqaada dadkandhn cilaajay rabaan
      Dirislanarunta wu kaganbadan hadawuxu leyaha qalbi yaa nagu taabtay iyo gabadha xijaabn haday halagu hadal hayo isdheheysey kulaa wuunaogyhy gabadhan waliged iny xijabneededeb daru uyeel

  • @saciidxuseen4078
    @saciidxuseen4078 หลายเดือนก่อน +5

    Yacni hada maxaa sameysi gawadhii xijabnet aa eda sartay hadal kaadi halkii gawadha kale dhahdy saas ayee uwaday hadalk marka mida dhaheyso aduunka ugu nacbanhy dadka nocan oo kale mida qiil u radinee oo hada dhahday waan dili lahaa marka dirisle hadalka qurbo jogta aad kuwada hada sheeg adi iyo iyada iyo garyaqan saas ayaa bulsha udibki fiir sata walee meshan wax ba yaalo

  • @qalpiga
    @qalpiga หลายเดือนก่อน +5

    Manta 2020 baa ii xasuusisay idirsle dharka iyo sida wax uu eeegayso 😅😅

  • @axmedmaxamer6298
    @axmedmaxamer6298 หลายเดือนก่อน +8

    CabdirisaaQ Lipax video aad tidhi wan soo samaynayaa mee Lipax

  • @ShaaficiSumuli-h5n
    @ShaaficiSumuli-h5n หลายเดือนก่อน +3

    1:25 mahadsanid wll😊🎉

  • @ayanleabubaker9436
    @ayanleabubaker9436 หลายเดือนก่อน +7

    asc wllayal😍

    • @haniabdi405
      @haniabdi405 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs wllo 😊

  • @Aminsimba10
    @Aminsimba10 หลายเดือนก่อน +6

    Dirisle abti hawl wanaagsan baad noo haysaa keep going abti

  • @abdikarimaboubaker2988
    @abdikarimaboubaker2988 หลายเดือนก่อน +10

    J r1 contre tw
    Anu adi waxba kuma hayo 😂
    C/razaqow waxbaro laguma ka karo 😂😂 kaftan u qado from inaderka 🇩🇯😂👋

  • @NafissasouleimanNafissasouleim
    @NafissasouleimanNafissasouleim หลายเดือนก่อน +7

    Monoli😂😂😂😂dirisle we will hept you to learn franch ❤❤❤ok and come to your mother country please from 🇩🇯

  • @SahroMaxamad-z6h
    @SahroMaxamad-z6h หลายเดือนก่อน +4

    Dirisle lakabka weyn❤❤

    • @SahroMaxamad-z6h
      @SahroMaxamad-z6h หลายเดือนก่อน +2

      Lajanka weyn ayaa kawadaaa😅😅😅😅

  • @Khaalidshiine-c6x
    @Khaalidshiine-c6x 6 วันที่ผ่านมา

    Dirisle waa bilaa waji wlhi😂😂

  • @YadiSon-vz8pc
    @YadiSon-vz8pc หลายเดือนก่อน +2

    😢SALADAAAAAAA

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni หลายเดือนก่อน +4

    Ninkan waxan u dawado waa midka ugu caqliga badan dadka reaction bixiya hadalkisa wuu igu socda ma dawado reactionada aan ka ahayn isago si wanagsan u hadla❤

  • @GoojeCade
    @GoojeCade หลายเดือนก่อน

    Ican t weat thanz pro

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 หลายเดือนก่อน +4

    🎉🎉

  • @Amiiragabka
    @Amiiragabka หลายเดือนก่อน +1

    Dirislow Saad iyeeshay anoooo casheynayaa kudawaneyee waxay sul8gaan😂😂😂❤

  • @izmacilAbiib-n6z
    @izmacilAbiib-n6z หลายเดือนก่อน +1

    Chuma mubarak guys

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk whi wan qosley😂😂😂

  • @AbdisalamOmarhassan
    @AbdisalamOmarhassan หลายเดือนก่อน

    Kalmada ugu horeyso waxaa laga wadaa (. pardon#iiga raali noqo) kalmada labaad waxaa laga wadaa ( j'ai rien compris# waxba igama fahmin asxaabta Idriss )😂😂😂😂 oo oday ku caayaysa😂😂😂😂

  • @SaamiSaxane
    @SaamiSaxane หลายเดือนก่อน +1

    Zxp mar walpo wa kudawada😇

    • @Prince_111-d9b
      @Prince_111-d9b หลายเดือนก่อน

      Inuu ku soo jawabo maad sugysaa😅😅

  • @AbdiJama-tf5fx
    @AbdiJama-tf5fx หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤

  • @Amiiragabka
    @Amiiragabka หลายเดือนก่อน +3

    Lkn qadra waligeed xijab la aan meet noqon cabdow maxaad kuraceysaa

  • @Hanad10
    @Hanad10 หลายเดือนก่อน

    Sxb videoga kaa sugeene away wll derisle

  • @nailaabdirahman5451
    @nailaabdirahman5451 หลายเดือนก่อน +1

    Xaflada illaaahay ayaa looga fogaadaa yaa yiri

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 หลายเดือนก่อน +1

    Two day shaqo ayad diyaar u tahy sxb blse after two day wa lagu wayaaya

  • @HiboMuse-j1j
    @HiboMuse-j1j หลายเดือนก่อน

    Hahaye❤❤❤

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi หลายเดือนก่อน +1

    Ok

  • @SalmoCabdinuur-r4f
    @SalmoCabdinuur-r4f 28 วันที่ผ่านมา

    😂😂🎉🎉🎉😊😊

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A หลายเดือนก่อน +1

    Ma gabar xijaaban maxey uso xijaabay ayey la xanaaqsan tahay gabadha bisinka😮

    • @Ikraamaxmadshire
      @Ikraamaxmadshire หลายเดือนก่อน

      My. Boskay timi xijaabku Kuma habone dhah day

  • @Team27-q4m
    @Team27-q4m หลายเดือนก่อน

    I can’t weat waan sugi kari la ahay vedio ga zhp

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiisha7648
    @amiisha7648 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 wa suuxay

  • @rahmaaden672
    @rahmaaden672 หลายเดือนก่อน +3

    Ralinoqo unbay dhahday anaga rer Djibouti 🇩🇯 ah oo France ka naqane pardon Ralinoqo lee

  • @Nimcosiciid-f6u
    @Nimcosiciid-f6u หลายเดือนก่อน

    bisinka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kiki-qe9hy
    @kiki-qe9hy หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @mahmahamal4131
    @mahmahamal4131 หลายเดือนก่อน

    War qalbi wa runted 😂😂

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 หลายเดือนก่อน

    TAN SIGAAR BAA QALBIGA MADOOBEEYE

  • @Cabdifataaxfaarax12-z3t
    @Cabdifataaxfaarax12-z3t หลายเดือนก่อน +1

    Walws zxp😂😂😂

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 หลายเดือนก่อน

    Dirisle Abdi

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 หลายเดือนก่อน

    WAXAY TIRI INAGA WAX INAGA MA DHEXEEYAAN MAXAATIRI

  • @GuellehOmar
    @GuellehOmar หลายเดือนก่อน +1

    Waxba igama hayo 😊

  • @cCabdi7
    @cCabdi7 หลายเดือนก่อน

    Marwaliba xiran tahy hijabka

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga fahmin ee inatay farcies ku tiidhi somali naa waaya ku tiidhi rali noqo aniga waaxaba ku mahayo weeyan

    • @simanruxii298
      @simanruxii298 หลายเดือนก่อน

      perdon garane waxey kudarte noshega bal 😂😂

  • @nadiramoud6516
    @nadiramoud6516 หลายเดือนก่อน

    Waxa weji waxba kuguma haysto adiga 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 หลายเดือนก่อน

    wISI BII WAA RUNTII BAADH ADIGUBA WAA SIDIISA

  • @bilaaal5881
    @bilaaal5881 หลายเดือนก่อน

    Hadalkda wuu qaldan yahy waxan Kora muhiim ma aha maxa kwadaaa

  • @amiroabshir
    @amiroabshir หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 หลายเดือนก่อน +2

    maya wiilkas cilmi buu idin baray waa run xaarka dad baarta anaiga waxna idinku darya haduu madoobado sida dhuxusho dhaqaso u tag dhaqtarka hadu biyaha dul sabeeyo dhaqso u qabo dhaqtarka wa runtiis ama ha barto ama ha ka dawado yiurube wa xaqiiqa wana mahadasan yahay lakiin inu saxarda yidhahdo bay ahayd anabiga waan soo qoray lakin dad ayanba fahmay saxaro maxa la dhaha odhanya waa xaqiiq w axa idin shegay waxanse filaya inu youtube ka dawaday anu baran hau bartay waa idin sharxi lahaa marka wax ka duwan kaas uu idin tusay hada ragto u tag dhaqrta waxa jir miyar oo googooan wax badan cafimadkaga ka baro wuuna sxan somalida qar ba amiyi jooga oo ka soo dawanaya aan fahmayn waxas marka qof u shega wa sax hadii la wayay dhaqtiritii somalida oo shegta oo dadkooda cawiya idinku waxad youtube ka barteen u sheega dadkii ceeb maha sabbtoo ah cowrdiina wa ka hadashan calooshiina ka hadla

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 หลายเดือนก่อน

    Dumarka xijabta maxay wadamada galada uyimaden hadii ayna is qawinaynin?Qof asturan xaflad ma adi karo miyaa?Xaflada iyo qawanatu ma isku xidhanyihin?

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan หลายเดือนก่อน +1

    Qalby waa Habar tahriibki lagu so garaacay qalbiga madow👽xashiishki ay cabeysay ayaa qabtay🤣 xijaabka ayeey caay ka dhigeysa Gabadhan khadro la dhoho waligeed ayeey xijaabneed

  • @HabonAhmed-v4o
    @HabonAhmed-v4o หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @mohamedshukri3894
    @mohamedshukri3894 หลายเดือนก่อน

    Adiga shoshal midea waad kujirta gabadhaas dha khafiifa xiran maad araktey

  • @appleshkika3269
    @appleshkika3269 หลายเดือนก่อน

    Cid walpa Comment aragta wan salamayaa 🙏mAqsii

  • @MedabdiSaad
    @MedabdiSaad หลายเดือนก่อน +1

    Anu adi waxba kuma hayo

  • @malyunbishar5602
    @malyunbishar5602 หลายเดือนก่อน

    The hijabi girl thought all somali girls wears hijabs how will she know they would be naked
    And everybody never thought s somali girl will go that extend and is a shock wave that everybody is trying to think somalia is not that 100% muslim because of some ladies taking the fashion style of non muslims

  • @user-jp4rr8un6o
    @user-jp4rr8un6o หลายเดือนก่อน

    Idirisow wllo dadka social media ku jiro ma dad diintii iyo dhaqankiiba kaday miyaad noshegeysan in aay yihiin marhadaad hijaabkii lacambareynaayo waxaan kunolahay dal aay kaalo mamusho hadanah xijabkeyga xur ayan uhay hadeey xaflad tahay shaqo amabo shirarka gormo noqday mid laga xishodo amabo leysku caayo Allah kacabsada dumarka dhaqanka iyo diintabo katagay ha usacbinina ee runta ushega dhocishan qalbi laleyahaynah awalbo oroma ayeey aheeyd

  • @Houssein-z5w
    @Houssein-z5w หลายเดือนก่อน +1

    Galbi elle parle france

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 หลายเดือนก่อน +1

    Darisle

  • @SaaraYusuf22
    @SaaraYusuf22 หลายเดือนก่อน +1

    AQLi MeY QapTaa hada QaLpi oo gawadha hadey saxipTeed cazuunT3 m3Ydiidi leheed

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 หลายเดือนก่อน

    QOFTAN SIGAARKII MA JOOJISEY

  • @iddogaming-w9n
    @iddogaming-w9n หลายเดือนก่อน +2

    Baddooda ka bax dirisle

  • @mawofifisaleh2731
    @mawofifisaleh2731 หลายเดือนก่อน

    Pardon, j'ai rien contre toi😅😅😅
    Rali noqo, waxba kuguma haysto

  • @mannaadde7421
    @mannaadde7421 หลายเดือนก่อน

    Woqtı walba wa xıjawan tahay gwdha sıda la yırı

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 หลายเดือนก่อน +2

    J'ai rien contre toi waxa laga wada dirislow.
    Anigu waxba kuguma hasyto wata ayaduba ay ini macnaysay blse mad fahmin

  • @aabdallaahmed170
    @aabdallaahmed170 หลายเดือนก่อน

    Adiga lidi kuguma ihi ama kaama Soo horjeeso Je rien contre toi means aniga lidi Kuma ihi #khadra #qiyaas hijabkeeda kama Soo hor jeeso

  • @mohamedamjoba7882
    @mohamedamjoba7882 หลายเดือนก่อน

    Je rien contre toi, Somalie {ani waxba Ku ma haysto adiga}

  • @Houssein-z5w
    @Houssein-z5w หลายเดือนก่อน +1

    Pardon ,excuse moi je rien contre toi. Sorry , excuse me I have nothing against you. Voila traduction

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 หลายเดือนก่อน +1

    🤮🤮🤮🤮🤮🍾🍾🍾

  • @nimayusuf3579
    @nimayusuf3579 หลายเดือนก่อน

    Waxba kuma haysto adiga

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 หลายเดือนก่อน

    🤮🤮🤮🤮💩💩🤮🤮🤮

  • @Nimcosiciid-f6u
    @Nimcosiciid-f6u หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂