Ninkani meel uma socdo; kulahaa ururka Horseed soo saara hadduu doono ha i mucaaradee. Guusha doorashadu meel bay isaga sii taallaa. Waar ninkani meel uma socdee nabaddiina ilaashada. Waa talo Huwan ka timid 😂😂😂
Wax nasteexo oo u hayaa Samaroon majirto ee waxu doonayaa in samaroon u codin wadani. Ninka doonaya inu iibiyo bada iyo beriga Awdal aya leh Samatar ucddeeya!!!!!! Samatar u codeeya waa kulmiye u codeeya weli miyaa maqasheen Ahmed Ismalil Samatar oo ka hadlaya bada iyo beriga Awdal ee Muuse siinayo Ethiopia!!!!!!!!!
Soo digii Xalay ku Khudbadeeyay Labada Codba waa Kulmiye Taa Waxaa kuu Raacda Gudoomiye ku xigeenka Labaad C/casiis lbada Codba Waa Kulmiye All Been Waynaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
HILLAC mantaa wuu soo baxayaa inchallah
Muuse waa NIN BUUXA GUUL SOMALILAND 👏👏👏👏🙏🏿Alxamdulilaah NABADA YAA KU DAASHA DAASHOODA OON SOMALILAND AHAYN💞💞💞👍🏾👍🏾👍🏿👍🏿👍🏿❤️❤️👏👏🙏🏿🙏🏿
Masha Allah Guul Madaxweyne MUSE Bixi iyo SAAJIN Guuuuuuul
KULMIYE Guuuuuuul Ciidamada qaranka Guuuuuuul
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MUUSEY UCODEYNAYAAN REER AWDAL HILAAC KULMIYE HORSEED WEYGUULEYSTEEN GUUL SOOMAALILAND
Sax weeyi hilaaac
Guul guul Sland
Mashallah
WAA MUHIIM MADAXWEYNE BIIXI LASOO SAARO IYO AXMED ISMAACIIL SAMATAR ❤
Reer awdal maanta bixio cod fican ka heeli meysid
Waxaa loo Kala codeynayaa reer awdalow soomali iyo soomaaland mid Ka doorataa muse guul
Waa runtii baa kadhacday muuse guuul
Mikrafoonka afkada uraayo kaqaad
Guuuuuul iyo gobonimo somaliland qaran jiraa kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye ❤❤❤❤❤❤
Waa hanjabaad maaha qasab in muuse idiin hanjabo wixii aad dhigtay baa yaala waar dadku waa ku nacay kahortag qarankaa dhacye
Maya matihid warbal waxa uu ku hadlaayo daya ma ahay madax wayne ma ihi maya maya kkkkkkkkkkkk
😂😂🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿💞👏👍🏾👍🏿🦾❤️❤️❤️🙏🏿🙏🏿💪🏾💪🏾💪🏿MAANSHA ALLAH LAAQUWATA ILAA BILAAH
Ilaahaytaqaan
Taas macnaheedu waa kulmiye iyo Ina Kaahin waxba nagama gelin hadaan doorkaa helo madax wayne
Yusro dhaawwun
Waar awdal naf umahayside waadigii ugaaska rasaseeyey ee waxaa cod ku helimaysid warkaagan waa lava dharagsanyahay awdalana waa dad aqoonleh
Ina kaahinoow ku quuso waakaa ninkii aad wadatay
Ninkani meel uma socdo; kulahaa ururka Horseed soo saara hadduu doono ha i mucaaradee. Guusha doorashadu meel bay isaga sii taallaa. Waar ninkani meel uma socdee nabaddiina ilaashada. Waa talo Huwan ka timid 😂😂😂
Harti muuse guuul hurdaye dhaaawun
Wax nasteexo oo u hayaa Samaroon majirto ee waxu doonayaa in samaroon u codin wadani. Ninka doonaya inu iibiyo bada iyo beriga Awdal aya leh Samatar ucddeeya!!!!!! Samatar u codeeya waa kulmiye u codeeya weli miyaa maqasheen Ahmed Ismalil Samatar oo ka hadlaya bada iyo beriga Awdal ee Muuse siinayo Ethiopia!!!!!!!!!
Haa marka codka LA rabo rer awdaltaa badata o saw tii aad no sheganysen somaliland anoga ah dadki calanka iyo hesta xitaa hoolka dugsiga Sare ee Sheekh cali jawhar lagu dhisay somaliland sawta intas Naga xigsatan somaliland idinko Qabyalada iyo jahilnimo u hooyo ah muuse Abal kuma lha reer awdal iyana wayba igu sacab dumayan 4 bilod ka dip waa lydin yabaa waana lydinka gar hayaa hda dhawnhee ururkena so sarano
Kulmiye maturty kulmiye ninki lahaba nacay
Ururiska.iyo.jyoonis.midkee.waa.midkee.makadoornimo.dhalad.guulaysta.
Hadaashe maxaad hele 😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
Markaybaqday
Wd Na ceebays years ilaahay naguma kaa soo celiyo
Guulayso Madaxdayne 🙏
Benttaa😂😂😂
Munaafaqa eega
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kan waa benale ugaaskii awdal rasaseyay
Dhagarqabe😅muuse😅tagoo😅tag
Soo digii Xalay ku Khudbadeeyay Labada Codba waa Kulmiye Taa Waxaa kuu Raacda Gudoomiye ku xigeenka Labaad C/casiis lbada Codba Waa Kulmiye All Been Waynaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
GUUSHU WAA KULMIYE HILAAC HORSEED INSHA ALLAAH GUUL SOOMAALILAND
Baddii awdal mee 😂😂😂
lagu baraye nagabaydh
Camiraada muusaa leh codayntana c/raxmaan baa leh 😂😂😂
Been maaha 😂😂
Kan waa benale
Beenaale lagu Baray ee Naga Baydh kkkkkkkkkkkm
KULMIYE &HILAAC GUUL