اللهم إني أشهدك إني بريء من السكوت ومن هدآ الخذلان .. وإن كان باليد حيلة ما تأخرت " اللهم أنّ الأرض أرضك ،والجند جندكً، والأمر أمرك وانت القويّ العزيز فانصرهم أهلنا وخواتنا في غزة 🤲🏻
Markii ìraan ay weerareysay israa,iil bishaar soo ma'ahayn ninkii garabka laga waayay maxay kufalayaan bishaar maa dib u xasuustaan inuusan fiicnayn oo iska daayaan sunniyiinta ciddii gaalada israa,iil la dagaalamaysa ma hor istàagaayaan waana u hiilin doonaan gaza inshaa'allaah
Asc Nadaara wax dan ah Israel in aay Nafisto uguma Jirto Muslimiin ta waayo waxaa dhex da ka baxaa Falastiin iyo Xamaas laakiin Shiico waa dhib Badan tahay Sunigii ayeey argagixiso ku tilmaamee Xaal ma dhawo ilaaheey Reer Falastiin Nabad dag dag ah ha u keeno Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin Xisbulaah, Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
nimankaan shiicada mexey u dhimanaayeen falastin bey garab taagnaayeen milyankaan sunnida ah ee falastin hareer dagan ma difaacayaane yaa u maqan masaakintii yaa rabi
Palestin sow iyagaba suni ma ahan mareykanka iyo yuhuud dhabar jabinta aad bey ugu dheereyaan.mida kale mar walba waxay isticmalaan suni bes ma arkeysid nin Shia ah oo la adeeg sado markii hal ama labo laga reebo
اللهم إني أشهدك إني بريء من السكوت ومن هدآ الخذلان .. وإن كان باليد حيلة ما تأخرت " اللهم أنّ الأرض أرضك ،والجند جندكً، والأمر أمرك وانت القويّ العزيز فانصرهم أهلنا وخواتنا في غزة 🤲🏻
Afkaga hooyo ku qor
Amiin
Aamiin adigana Allaha kuxafido
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤please ❤️
Scw scw scw
Allha guuleeyo xamaas iyo suniyiinta kadgalamysa suriya allha lajiro yaarabi
lknnnsuniga hadey sogalan hubki xisbulahi aya go ayaa 😢
@NADAARA warka saaka EE siiriya waa igu socdaa suniyiinta guul mar kasta
Aloow kuwa dulman ugargaar yaarabi xamaas iyo suuriya yaa allaah🤲🤲🤲
Inta Muslim ah oo dhan Aamiin yaa Allah
waa lisku jabiyey suni iyo shiico waa iidii mareykan iyo yahuud waa tiktaarkii labaad oo islaamka lugu burburinaayo illaahow jabiy mareykan yahuud aamiin asc
saa u mooda maha arinta xookada suniyiinta dagaalkan hade ku gulaysato Israel iyadana dhaga laga garaaca dhulka suuriya qayb ka mid ah aye haysataa
Walaikumsalam macalinkeena Nadara aloow Inta musliminta dhiban dhibka Ka Ebe ha Ka qaado aloow ducodayda u aqbal ameen ameen
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Iran iyo Turkey ALLAH HEESHIS KHEER QABO HA DHAX DHIGO CAALAMUL ISLAM NAA AWOODODA ALLHA MIDEYO INSHAALLAHA
Bishaaro asad kibir badanaa qoor dheeruhu
❤illaahow islaamka guul sii aamin aamin aamin❤yaa allah❤
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
kkkk masar yahuud mareyka xal uma hayaan reer khasa illaahow ugargaar reer khasa aamiin
Sunniyiintan markay shiicada isdilaan kaddibna Isreal sobob aysunada kalayso ayaay laimandoontaa
Sad reality for the muslimiin
Wcs nadaara ❤❤❤.guul falastiin.gaza
Ilaahayow guul reer Palestinian qalbiga ayaa na xanuunayo marka aan arago video ka imaanayo gaza
Iiraan afaarahaan haka baxdo
Mahadsanid adeer nadaara sida aad marwalbo noogu tafatirto wararka.
👍 Thanks 🙏 nadaara 👍🙏
Masha’Allaah waakaa maanta laga guulaystay suuriya. Isha’Allaah wa bi’idnillaah mar uunbay guulaysan doontaa xamaasna
Guuleyso Mr Nadaara 👑
Illaahow ugargaar muslimiinta meelwalba ey joogaan yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Guul mujaahidiinta alow jabi yuhuuda iyo inta la socoto aamiin yaa rabi
Wcs wrxm nadaara tv
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
Marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo nasrigii ayaa biloowdey allow guuleey umada muslimiinta meel walba ay joogaan aamiin
Hadan nahay muslimiinta wankaxunahay sagaalada kasocda bariga dhixe ialaahay.hakaqabojiyo aamiin.aamiin.aamiin.yaarabi.😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Yaarabi ugargaar muslimiinta Yaarabi cadowgan baabie
Asc Nadaara Tv Aad baan idiin salamayaa abdullahi m.cashara adiga iyo Hawl WADEENADA N.tv ❤❤❤❤❤❤
Markii ìraan ay weerareysay israa,iil bishaar soo ma'ahayn ninkii garabka laga waayay maxay kufalayaan bishaar maa dib u xasuustaan inuusan fiicnayn oo iska daayaan sunniyiinta ciddii gaalada israa,iil la dagaalamaysa ma hor istàagaayaan waana u hiilin doonaan gaza inshaa'allaah
🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Iraan maxaay kaqadeysa turkiga
Allaha guuleso falasatina
Ilama aha sunigaan in uu yahay midkii israa'iil ilaali lahaa ee waa kii beytul maqdas xurey lahaa inshallah.
waa runteed iiraan dagaalkaan wadabin waxaanalarabaa islaamka in laiskudiro gaaladu maogolo islaamku inuumidoobo
Islmamkee mashico
Iiraan sida ay u xasuuqday sunniga suuriya iyada iyo xisbullahi ma ogtahay horta ma Muslin bay Dan uhaysaa
🥺🥺🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN AAMIIN REER FALASTIIN
ALLAH HAKA JOOJIYO
XASUUQA AY KUHAYSO
YAHUUDA URAYSA AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Pleas shiico sunny iwm Naga daaya .
Tiisa daryeela tu kale Ku dara nimankan ciil bay qabeen ilaahay ha guuleeyo
Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Rushku haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allow ugar gaar walaalaheena reer Palestine 🇵🇸 iyo guud ahaan muslimiinta ku nool caalamka
ILLAHAYOW UMMADA ISLAAMKA ISKU SOO HADEY.
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Thanks again
Ilaahoow sunigaguuleey yaarabi
Waxa la yidhi lafo geel iyagaa la'isku, jabiyaa islaamkii ayaa madaxa la'isku galiyey. Allaamma aslix baynahum yaabi Amiin Amiin Amiin.
Wcs nadara soobobsii hishiishaka qasa waxaan qalbiga uroon allahkadhigo
❤ Shiico Waa Ku Daysay Sxb
Machaallah
ilahayow nnabad keen yuhuud baan kusii jeednay hadana ma shiico iyo sunni baa no timid yaa rabi aaway dhibaatadii reer falastin
Asc Nadaara wax dan ah Israel in aay Nafisto uguma Jirto Muslimiin ta waayo waxaa dhex da ka baxaa Falastiin iyo Xamaas laakiin Shiico waa dhib Badan tahay Sunigii ayeey argagixiso ku tilmaamee Xaal ma dhawo ilaaheey Reer Falastiin Nabad dag dag ah ha u keeno Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin Xisbulaah, Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr
Wcs waraxmatullaah wabarakaat
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
❤❤❤❤❤❤❤ sxb waad ku Mahadsan tahay dadaalkas
Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV Galabnimo Talaada/Tuesday
Asc ustaad Nadara
Warar aaaaad u qiimobadan. Allaha kubarakeeyo Cabdulqaadir Nadaara.
Meeshoow maraykanka iyo turkey layiraan ayaa guulaysanaa sida taariikhda laga bartay
Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu
Suniga maanta waxay ku heesayaan,shiicooy ANBA DHAMAY QARAARKEE WAA INAAD DHA DHAMISAA SHIICOOY
Aahaa iiraan iyo turki so nato against iiraan what a plan well done
Laba Daran Middooro
Waxay U Baahan Tahay
Go.an Gesinimo Leh
Waanu Qaatay Go.aankas
Urdugan , waxanu waayi doona
Zxbo Adag , Sida Russia iyo Iiraan
Allaw sahal U muuraha😢
Alla haguulayo turkiga iyo suniyiinta inshaa alaah
Allow rabiyaw raxmanw raximaw muslimka bogooga burcad iskumari Allow isreal iyo maraykan masibada ay wadan iyaga kuceli yaa allha yaa raxman 😢😢😢😢😢
Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu Nadaara.
Asc
Galab wanaagsan akhii
Waa sheeko qatara
lafomaroodi iyagaa laiskujabiyaa maantay shiico iyo suni in lookalaboxo ma ahayne inyahuuda lawadaweraray ahayd
Run suniyiinta caqligiibaa ka tagay
Turki ma wuxuu isku bedeley Emarets, Sunni haduu, u hiilinayo yaa ka hortaagab Falastiin ,muxuu dad hor leh u qaxinayaan.oo Cadawga ugu hiilinayaan
IRAN qorshu Shiica fidin ah bay wadaan iyo iney dhalan badalaan dadka Suniga ah.
Asc Nadaara waxan daremaya in Iraan qubmos lo tuuray. Oo larabo in lo marmarsonayo sidi reer galbeedku ku werari lahayen Iraan
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Suniyiinta suuriya markay qabsadaan suurita itagaa difaaci doona falastiin bi, idnillah
Suni iyo shiico lama joogo waqtigeedii waxa la joogaa waqtigii la iska dhicin lahaa Israel iyo maraykanka
Musliminta suniga ah ilaahay ha ugargaaro
Iiraan hadey suuriya timaad waaba fursad Isra, iil ay rabto meel gacanta Isra, iil ay gaarto waa iida Isra, iil
gaal oo dhan wuxuu rabaa in islaam la baabiyo ayaguna suni iyo shiico baa ka sheekaynayaan cajiib allaah naxaristiisa mooye waxaan joognaa quus
Anaga waxaan rabnaa shiica,ma rabno sunni israaiil u daneynaa,kuwa Qallijka ayaan rabnaa inay shiica qabsato.
Kuwaana haddii israaiil u danaydoonaan ilaahay garabkooda ha ka baxa.
Libaax ayaantaan siyaaradii luuqa Soo fiiri lagama hayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Warka DHAN siyaaradii luuqa aad Soo dhigi jirtay aa ka xiiso badan
Rer galbed waxay raben wa in iran ,russia,iyo turkey usku dhacan,Wana bilabatay
😢😢😢😢
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah
Laakiin shiicadu waa hiil walaal xaga gaza
Allahayow maxaa wax isku muuq muuqda...
❤❤❤❤❤❤
Asc guulsta xamaas
Turkiga iyo israeel iyo Zuniga rer galbeedka wey jabayaan iga
Suuriya waa inay xukunka suniyiintu qaataan sida ciraaq ay shiico u qaadatay majority rules lkn taa iiraan ma ogola oo shiico keliya ayey wax la rabtaa sidaasna wax lagu heshiin karo maaha
Suniga dhibkiisu waa munaafaqiin calooshooda ushaqaystayaal weeeyi dhamaantood
Shiicada oo dhan Iraan ilaa iyo Ciraaq waxay rabaan in ay xasuuqan markale suniyinta Turkey kaliya aya uu hadlaya
Kkkkk xaawaare caadi aheen
Khayrkuba wuxuu ku jiray suniga oo la badarjari lahaa waa munaafaqiin cad mawqifna ma haystaan xataa kuma heshiinayaan
Isreal hadday tagasro siiso mucaatadka seria waa qaaro suni Qassa uma danannin doonaan IRaan ayaa u heelinayso Qassa wa Qassaaro Siniga
nimankaan shiicada mexey u dhimanaayeen falastin bey garab taagnaayeen milyankaan sunnida ah ee falastin hareer dagan ma difaacayaane yaa u maqan masaakintii yaa rabi
Falsstiin alle ayaa lajiro alle ayaa badbaadin doono falastiin
Turki sidiisaba waa lagu shaqeestaa
Nadara hadeey iran aqli badan leedahay maweerari karaan turkey waayo NATO ayeey chaanis utahay oo waa waxaay sanado badan raadinayeen
Haye Iiran ma waxey u soojeedisey dagaalkii yahuuda Turki… ma waxey moodaa iney u hanjabi karto Turki… waa sheeko waalan
Falastin cidaa taageerta ha haguullasto
Arduqan wa nin hadalkisa iyo wax qabadkisa ay islaheen
Waxaa cajiib ah in shiicadu u hiiliso qasa iyo lubnan halka Sunni u hiilinayo yahud.
Palestin sow iyagaba suni ma ahan mareykanka iyo yuhuud dhabar jabinta aad bey ugu dheereyaan.mida kale mar walba waxay isticmalaan suni bes ma arkeysid nin Shia ah oo la adeeg sado markii hal ama labo laga reebo
Cadawga iyo munaafiqiinta Allaha naga qabto