DEG DEG:DAAWO CAABUDUWAAQ YAA KA DAMBEEYAY DILKA SHARIIF CEER YAAMO|RAALI GALIN MUHIIMA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv หลายเดือนก่อน +5

    ADEER NIN HARTI AH OO CUMAR MOHAMUD BAAN AHAY HADII ARINTU SAAS TAHAY AGOONTA IYO HOOYADOOD LABADABA WAA LAGA GARDARAN YAHAY ADEER MAHADSANID THANKYOU!!!

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkii hiilka idiinku yimi yaad disheen gun guni dhashay hh😮😮

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 หลายเดือนก่อน

    Folio soolbaa kaa xiray

  • @Muxiyadin.cabdinadifKowy
    @Muxiyadin.cabdinadifKowy หลายเดือนก่อน

    Isagaa khaldan

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 หลายเดือนก่อน +1

    MAREEXAAN MARTI IYO MUDANE MIDA KUMA XEERININ SHARIIFKA EE WAAD KU CEEBOWDEEN. WIILKA IS LAHAA TOLKAA YAAD LA JOOGTAAN
    WAANA BAR MADOOW OOIDINKU TAALA. DADKUNA KALA TEGI MAAYEE WIILKA XAAL IYO XILOBA SIIYA MAREEXAANOOW..

  • @bby6
    @bby6 หลายเดือนก่อน

    Asaga wa nin gabadhana ilma D5 ah bay dhashay wa ceeb inu lahadlo brother

  • @museosman8296
    @museosman8296 หลายเดือนก่อน +2

    Waryaa sidee naag habargidira ugu dhishaa caabudwaaq nin ssc ah ama nikalaba taas difaac kuu noqon mayso waryaa ???????

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน

      Waxaan umalaynayaa in ayna tolkeen mareexan gartaqadan oo ayku adagtayhay in ay aqbalaan qaladkoda bini adamkana waxaa uxunka anqaladkiisaqadan

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน

    Marka isagamaba fiicnayn in uhadal ufuro ama ujawabo dadkasmaxasta ah lakin waxameshakamuqata in ay iyaguhawsha iyo qodqodka kenen oo ay kabacdina xajaduqaraxday

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน

    Maxaaba ukeenikara wiiltolkii uhiiliyey gabadhdumashidiis ah saw afdheeri iyo saa id ma aha runtii waxaqalbijab ah sida uu kalsoni uqabay tolkiina ugarabtagnaa iyo waxameshakasobaxay

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน

    Waxameesha kadhacay waynuwada aragnaa gabadha ayaa dandansatay oo kaxumayd hiiladiisa ciyalkiina lahadla ayaytidhi markiidanbena gacanqadba lagubilaabay

  • @Huruuse-o5c
    @Huruuse-o5c หลายเดือนก่อน

    Waa "dhaqan-xunyahay" Dhulbahantana ma metelo, ee isa soo dhaafiya!

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน

      Adigu idoor xun oo dhulbahante iskadhigaya ayadtahay xagaas iyo abaarso ayaaxalin kaagabaahan

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje หลายเดือนก่อน +1

    Wuu qaldan yahay maxa u geeyay dumar iyo ciyaal maxa afaarahas galiyay dadka wey isguursadan

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot หลายเดือนก่อน

    run madoonaysaa ceer Yarmouth wa nin dhaqan oo walan meel walba wuxuu moodayaa laascaanood ha iskaga tago caabud waaq that's solution from. buuhoodle

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน

      Anta kadaab waaxid habarmaxbus oo nefis raadis ah ayadtahay benta alaah kugucadab ordaaye

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน

    Waxaas waanacnac wiilkaasi haduuciyaalkas iyo hoyadod dhib ugaystey isagagardaran hayday iyagukuhaystan maxadtolka uguhiilisay iyagagardaran

  • @BurhanShuuke
    @BurhanShuuke หลายเดือนก่อน +1

    Beentajoji

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน +1

    waxas qiil noqon maayso ee mareexaan way ceeboben wiil yar oo tol jacal uguyimi bay ciyaal iyo naago kudiren wa dhaqan cusub

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    I wad shekadah kk hadah mah waxan dhaxgalnah nag iyo ciyal sorry

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    ninkan waba kasiya nac nac adeer aqoontu haday dadka dulmiyan wa laga jaraya midakale ninkan wuxu cadeynaya in mareexaan kudiren

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 หลายเดือนก่อน

    Waar mareexannaw nindad diley oo dembigii ugaystey uxidhan ayaad sidiila ogaa ugaqaylisen markiibawalaga jawabey ilaa garadadii iyo abnigii muxuyahay xaalkiinu