NINKA WANAAGSAN MAXAA LAGU GARTAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 143

  • @ahzabali3718
    @ahzabali3718 3 ปีที่แล้ว +28

    Raga Og Waa ciil tirayaaL
    Mamo malyuun kuso dhawoow Lafta Geela badha 🇬🇲

    • @hodanigal1289
      @hodanigal1289 3 ปีที่แล้ว +1

      Maansh alaah ilaahey haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤😁

    • @AyanAli-dr6lm
      @AyanAli-dr6lm 3 ปีที่แล้ว

      Walaal anigana ogadeen ee raadiyo ciilban qabaya

    • @AyanAli-dr6lm
      @AyanAli-dr6lm 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hoodougaas7845
    @hoodougaas7845 3 ปีที่แล้ว +10

    Raga Ogaden Naag Nasib leh ayaa hesha. Viva Dumashiyaal🥰

    • @ikranikran5606
      @ikranikran5606 3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 3 ปีที่แล้ว

      RAGA HARTI NAAGTII HESHA NIN BEY HESHAY WAA NA NAAG NASIIB BADAN BALSE MAAMA MALYUUN INEY RAGA MAJEERTEEN EE GOB KA AHAA BOQORTOOYADII GUURSATO AYEY AHAYD BALSE NASIIB KAA ADEY KUU TAALAA VIVA HARTI WEYNE 😘😘😘😘😘😘😘
      VIVA HARTI ❤❤❤❤❤❤ KISMAAYO ASALIYA HARTI AYAA LEH BAADIYO IYO BALAD VIVA HARTI JUBOLAND 😘😘😘😘😘😘😘😘 VIVA MAJEEREEN VIVA 😘😘😘😘😘😘😘😘

    • @hoodougaas7845
      @hoodougaas7845 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sadiyaali9508 Kismaayo Ogaden ayaa iska leh Baayo waxba Harti haku gabanin. Cida tahay sheeg, aniga MJ ah ayaa leh Kismaayo Ogaden ayaa leh😏

    • @khadijahassan9390
      @khadijahassan9390 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hoodougaas7845 waa sidaas ina adeer 👏🏽qoftan kakoreeyso waxan leyahay see dareeme xagee moordaanslag😂😂😂

  • @fnn7642
    @fnn7642 3 ปีที่แล้ว +7

    Mama malyuun kusoodhawow familkada labaad alogadeen🇬🇲

  • @sarahdumarland
    @sarahdumarland 3 ปีที่แล้ว +1

    MMS Dumarland Queen 💖💖💖👑👑👑👑😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdirahmanmahadfaraah7946
    @abdirahmanmahadfaraah7946 3 ปีที่แล้ว +6

    Malyun maansha alle aad iyo aad ayey labiska taqana xarago qurux

  • @kawazarmusse3095
    @kawazarmusse3095 3 ปีที่แล้ว

    Mabrook mabrook, your happiness and stability has always been important.

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 3 ปีที่แล้ว +1

    Mama malyuun. Nairobi ayaa imaaday Marki aad timaato waana ku so salaamaya. Insha Allah. Asxaabta. Mama Malyuun. Telefoonkeda iso qoro. Mms waa kugu Farax sanahay markasto hore u soco. 🌹❤️🌹

  • @mzleila
    @mzleila 3 ปีที่แล้ว +1

    Mabrouk queen malyun. Im so happy for you😚😙

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 3 ปีที่แล้ว +5

    Doqomada qaraarka haayo ha ujoojin queen 👑

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha kuu barakeeyo guurkaaga iyo ninkaaga fiican, HAMBALYO walaaley.
    Xoogaa ka gaabso waa tolkaaye.

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 3 ปีที่แล้ว +1

    mashalalah mama Malyuun talo fiiican ayaa siisay qofkasta anxiety ,depression and bipolar qaba ha guursado waa daawo cilmi nafsi ayaa ka hadashay maam Thank you kuma fahmayaan

    • @june6206
      @june6206 3 ปีที่แล้ว +1

      Bari odey an jaar ahayn oo dadka dabiibi jirey sheekh ahaa ayaa wilkisii weynaa xanuunsadey markasuu u dhisay gabadh dabiibi loo jeenay oo xanuunsaneysa weyna caafimaaden labadiiba caruurnabwey dhaleen lkn xanuunada maskaxda qaar qooq ba la socda markaa xanuun kasta na dawoeyo guurku

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 3 ปีที่แล้ว

      @@june6206 hhhhh xanunadas kalinimada kafaidestn lkn wa shayatin waxas gurkoda xta wusameya we uqarsanyhn Allah kasaro

  • @halimoali5951
    @halimoali5951 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah waa muduuc wanaagsan labiskaaga aad Buu u qurux badan yahay beautiful color Masha Allaah.

  • @kiincadeey5667
    @kiincadeey5667 3 ปีที่แล้ว +1

    TH-cam magaca kaa badaal marwo mama malyuun kuu Qoor

  • @marymacabdirxamndagancabdi1326
    @marymacabdirxamndagancabdi1326 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninka fican wa ninka dulqadka badan wa ninka gacnta furn

  • @hareiandaud546
    @hareiandaud546 3 ปีที่แล้ว +6

    Yes true biology wax badan ayu kahadlaya oo kusaabsan biniaadimk such as human biology influences and interplay of many diverse fields such as: genetics , physiology , anatomy , evolution , epidemiology , anthropology , ecology , nutrition , population genetics , and sociocultral influences .

  • @hijrayusuf728
    @hijrayusuf728 3 ปีที่แล้ว

    Malyuuneey. Wa caqli badantahay qofkii aan ku qirin waa xasad marmar waxaa ka hadashaa wax yaalo inta caqliga u saaxiibka ah kaliya fahmi kraan aniga hada kaliya kuma orane malinta soo gashay oo ugu horeeysay waxaan iri alla geesisanaa lakiin haday cadow afkii galaysaa sababtoo ah naag somaaliyeed oo ceebaha raga soo sheegi karta oo ku dhiiran karta way yatahay malin taas bay burush xaarle marinaayaan lakiin hoos dumar og baa jira dumarka dhiban mashaallah illaahay ha ku xafido ha na cafiyo guri kasto islaam ah oo dhismaa in lagu farxo walaalkaa wuxii u korda waa wajib diini ah waana runtaa qofka illaahay ka cabsanaaya naftiisa wuu dulmi uma ogalaanayo in la xisaabinaayo bu ogyahay .

  • @amranlateef900
    @amranlateef900 3 ปีที่แล้ว +1

    Mama hore u socoo wlcm to Ogaden pple madaxa nosaranyahy 👸👸👸👸👸👸

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ale ha ku adkeeyo guurkaga mom malyuun waxan ku leeyahay nimcadada qarso cadow baa jira markii horena kusoo dhibateyey ale haydinka qabto cadowga jecal dhibkaga hore u soco mms💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @AyanAli-dr6lm
    @AyanAli-dr6lm 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah yes you are beautiful inside and outside mom malyun

  • @kaltoumahmed8241
    @kaltoumahmed8241 3 ปีที่แล้ว +1

    Mms Maanshaa Allah u dhaha, u a duceeya in ilaahay guurkeeda uga dhigo miday ku degto, Guurkii a guur khayr, gurigii na, guri negi, guri negi guuloow ka yeel 🥀💓😍💋

  • @namiin3034
    @namiin3034 3 ปีที่แล้ว +2

    Congratulations I hope he calm's you down inshaAllah

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa ilahay mahadii magacii biriq ahaa eed noo bixisay haduu naga hadhay.
    Mudo koobanba hanoqotee.
    Adeer waa kafakataye ka gudub.

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 ปีที่แล้ว +1

    walalayal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiin

  • @saynabaadam8768
    @saynabaadam8768 3 ปีที่แล้ว

    Siwalba xaaladu ha ahaatee mabruuk ayaan ku leeyahay queen mms

  • @xalimocabdi8993
    @xalimocabdi8993 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Alle haku barakeyo mama malyuun 🥰❤🥰❤♥️🙏 keep going from Addisabab

  • @umwaseem2681
    @umwaseem2681 3 ปีที่แล้ว +2

    Waligaa soomaali sirtaada ha u sheegin

  • @munajama9258
    @munajama9258 3 ปีที่แล้ว

    If they understand what you understand we would go far

  • @hani8826
    @hani8826 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah. Ka qarso yane lags arkin malyuun cali🌹♥️♥️♥️🇸🇴👍

  • @ayanail6459
    @ayanail6459 3 ปีที่แล้ว

    Queen 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑💯💯💯💯mansha Allah you're right ✅

  • @mahadalle8644
    @mahadalle8644 3 ปีที่แล้ว

    hambalyo abwaan dhiirane gudoomiyaha indhocadeeys university iyo maamo malyuun suuban caruuska iyo caruusada sanadka maashaa allaah

    • @idluula5113
      @idluula5113 3 ปีที่แล้ว

      Are you sure that her husband is abwan dhirane

    • @mahadalle8644
      @mahadalle8644 3 ปีที่แล้ว

      @@idluula5113 ask Mr .dhiirane

    • @idluula5113
      @idluula5113 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadalle8644 😂

  • @anisa837
    @anisa837 3 ปีที่แล้ว +2

    MASHALLAH illaahay habarakeeyo

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว +4

    Maanta waafanini bearing waa biriq

  • @iswaqabdulahiibrahim7260
    @iswaqabdulahiibrahim7260 3 ปีที่แล้ว +6

    Raga ogadeen nagah weey bahadilaan mana yaqanaan ee iska dhaaf aniga wiil uu dhalay ee idhibaateyeen

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo raaga somaliyed dhaan isku mid waaye qabil kaliyah ma ahan ee xumaanta ayaa alle u dhaliye iska guurso lkn micnaha ay u guursanayan ma yaqaan raaga Somalidu raaga somaliyed shawadoda ayey ku qabil yihin

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 3 ปีที่แล้ว +1

      Iswaq cabdulahi
      Guurku wa nasiib qabilwalbo ninxun iyo ninficanwa leyahy haduu midxun ku heley ma ahan in ogaden dhaman xunyihin .waad ku khaldantahy yaase wanagsan noo sheeg.

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 ปีที่แล้ว

    Reer wacays wuxuu uqabo rag hala xisaabtamo. Viva gurey wacays

  • @aminafarid3521
    @aminafarid3521 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku barakeeyosister, weligaa ha sheegin, waan kugu raacsanahay

  • @solekhashuwa
    @solekhashuwa 3 ปีที่แล้ว +7

    May Allah bless your new marriage, farxad ku noolow.

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว +3

    Waale waa igeesisanhyayh ninkaas

  • @aminaali1943
    @aminaali1943 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah afkaada amaan kaagama horeyso horey usoco

  • @Samira-Hassan124
    @Samira-Hassan124 3 ปีที่แล้ว

    I'm happy for you my queen ❤

  • @aaminaaragsanabduqadir2221
    @aaminaaragsanabduqadir2221 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep Going queen

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana allaah kkkkkkkkk waxay tiri wuxuu yiri baaro wadho xasbilaah wanicma wakiil

    • @bintuhassan3915
      @bintuhassan3915 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa laga wadaa 🤣🤣😅😅

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxbay nin ka Hiv Maka bartay horay ka baro horayna ka guurso

  • @ijaabomahamed2284
    @ijaabomahamed2284 3 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa rabbii

  • @Adlin0186
    @Adlin0186 3 ปีที่แล้ว

    Mama malyun walhi waxa tahay fariid walhi fariid masha allah geesiyad

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 ปีที่แล้ว

    Mama malyuun hooyo qaaliya ayaad tahay mabruug mabruug kun jeer mabruug ilaahay guurkiina guur khayr qaba oo aad farxad kuwada noolaataan haydiinka dhigo.

  • @fadumoisse3035
    @fadumoisse3035 3 ปีที่แล้ว +1

    Cid.gursatay .male maqaxideda bayku shidanaysa walae . Malyun wa fariid . Kkkk

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 3 ปีที่แล้ว +2

    Inuu dhinac walbo kaa qanciyo ayaa lagu gartaa ninka fiican.

  • @mahadalle8644
    @mahadalle8644 3 ปีที่แล้ว

    first lady of indhocadeeys university malyuun ali oo hada mabacii u badalatay mrs abwan dhiirane magaa odaygeeda bay qaadatay

  • @aniita948
    @aniita948 3 ปีที่แล้ว

    Kismayo dorasho ayaa soo dhow kasoobax mama

  • @ilyasfarah5070
    @ilyasfarah5070 3 ปีที่แล้ว

    Sax mamma runtaa waaye wallahi

  • @Ayaa-jj7fr
    @Ayaa-jj7fr 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ruunta aya kuugu jeclhy

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว

    Intad dalka ad tageysey meel ad Kismayo ad ugu Qureexon tahey lama araag xaata markad joogtey Nairobi Kismayo ayaad ugu qureexon tahey marka waxaan umalenaya Kismayo in ay tahey meel fiican

  • @mahadalle8644
    @mahadalle8644 3 ปีที่แล้ว +1

    odaygaagu waa abwaan dhiirane gudoomiyaha indhocadeeys university

    • @susaan5050
      @susaan5050 3 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂yaa kushegaay

    • @hafsaabdirahman9973
      @hafsaabdirahman9973 3 ปีที่แล้ว +1

      @@susaan5050 kkkkkkk Maka yaabtay baaro waro dhiirane lee dhihi wlee

    • @mahadalle8644
      @mahadalle8644 3 ปีที่แล้ว

      @@susaan5050 yaa kale oo aad u malaynaysaa

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 3 ปีที่แล้ว

    Mamo nin fiican hadaad heshay cidina kuguma haysatee qarso oo dadka haisaga sheegin ama keen halagula arkee . Weekan odhan nin nin mowduuc kale la imaad. Naag karmeed baadtahaye topic kale pliz..

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 3 ปีที่แล้ว

    Mama malyuuun show nin uunbaaa ka maqnaaa wataaa qaboooobday maansha allaaaah akakakakakakakkaka

  • @nawalneyrus8887
    @nawalneyrus8887 3 ปีที่แล้ว

    Mj wa lagu yaqan kufsiga iyo saqiir waska wa waxay asal u leeyihin. Wa run taa iyagaa ku waley oo victim kaa dhigey ha shegan mj.

  • @raewinters8723
    @raewinters8723 3 ปีที่แล้ว

    Miit xununsan oo sheegtaa ah ayaa kuu guursadey ee ma ah Ogaadeen ee Ogaadeen kaa daa afkaada 😎

  • @nacimobbekhalif880
    @nacimobbekhalif880 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @whynot5194
    @whynot5194 3 ปีที่แล้ว

    Alxm ninkeyga inta ku jeclaaday waa inta shegtay allaha ii deysto❤

  • @nasramohammed2626
    @nasramohammed2626 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninka ku guursaday ma jinba hadii aan lagaranayn hadii aan la arag hadii aan lamaqal

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 ปีที่แล้ว

      waa daahir calasow kkkk

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 3 ปีที่แล้ว

    Maama malyuun ninka raxay ugursatey 😂😂 wacadi isku raxaysta. No promble

  • @Qorlex
    @Qorlex 3 ปีที่แล้ว

    Walahi Waa runtaa kaa kuu keena ugu xun

  • @hodancabdi7450
    @hodancabdi7450 3 ปีที่แล้ว

    alle haku daayo maamo

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaaha

  • @idileyabdi3946
    @idileyabdi3946 3 ปีที่แล้ว +2

    asc 🙏🙏🌹🌹❤️❤️💋💋🤲🤲

  • @marianmohamud7917
    @marianmohamud7917 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @marianmohamud7917
    @marianmohamud7917 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhi was runtaa

  • @hsh1147
    @hsh1147 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma burus baa. mise waa biriq

  • @zahrafarax5697
    @zahrafarax5697 3 ปีที่แล้ว

    Mama

  • @lulmohamedjama9497
    @lulmohamedjama9497 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo guurkaga malyun

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว

    Kismayo Iska joog waad ku qureexontey

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 3 ปีที่แล้ว

    Don't let him use you to come to America.

    • @namiin3034
      @namiin3034 3 ปีที่แล้ว

      I think she learnt that lesson already

  • @ahmedfarah3028
    @ahmedfarah3028 3 ปีที่แล้ว

    Baran o kidaa wanagiisa

  • @munaladan8252
    @munaladan8252 3 ปีที่แล้ว

    Kista utubka kaga.sodhacada kailaashoo nin isxaan maleh

  • @fardwsocadiweli6142
    @fardwsocadiweli6142 3 ปีที่แล้ว

    👌👌👌👌👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @faridawome2783
    @faridawome2783 3 ปีที่แล้ว

    masha all lwalash qali

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 3 ปีที่แล้ว

    Wale Mamo malyun qof fican waye ilahaye ha cafiyo shartana ilahaye haka qabto

  • @nurahjarta874
    @nurahjarta874 3 ปีที่แล้ว

    Xasan karate✌️🌹🇸🇴

  • @umwaseem2681
    @umwaseem2681 3 ปีที่แล้ว +1

    واقسم بالله ilaahada waa saxsantahay

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว +1

    Derwiish waa kaxishoona

  • @miskitagane1678
    @miskitagane1678 3 ปีที่แล้ว

    Ede ninka adiga ku guurasat wa nin adiga kala aah oo gees ah

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 3 ปีที่แล้ว

    Habarta odayga lasaar aan maqli jiray beryahaan odaygaaneey saarantahay dadkana kama yaqaano waa qasab aan kuugu baado taas Deniyaa horey uga diiday kan waa iqabaa eey leedahayna beri hadeey katagto kismaayo ama biriqeey kusheegee ama prank ayeey ahayd ayeey leedahay

  • @farahahmedjama6907
    @farahahmedjama6907 3 ปีที่แล้ว

    Iibso iyaba siqiir kay iibsadaane kkkkk

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว

    Kadheregta guus

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 3 ปีที่แล้ว

    Waa runtaan

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว

    Fuuqley faaqle

  • @kaphone6702
    @kaphone6702 3 ปีที่แล้ว +1

    Jkkkkjjjkkkjjjkjjjjh

  • @randomdotie1284
    @randomdotie1284 3 ปีที่แล้ว

    naaagihi aad ka caqli badisay. cawaa ha oyaaan kkkkkkkkkkk

  • @sahammasri6391
    @sahammasri6391 3 ปีที่แล้ว

    Wa nuntaaaa

  • @june6206
    @june6206 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk sidii ad raga soomalida ad u caayeysay unbad mar qudha cabsi darteed ad amaan kula Dhacdey na mms eey warkani kii saxdii Maha bal soo noqo horta

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว

    Derwiish would kafana

    • @kbmvelthy2666
      @kbmvelthy2666 3 ปีที่แล้ว

      darwiish mid bay faysal 50 waana isku kaadin jirey ufufufuuffufuf

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 3 ปีที่แล้ว

    Ruun qaliga

  • @rahmaadan5396
    @rahmaadan5396 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @ayaanbadan3122
    @ayaanbadan3122 3 ปีที่แล้ว +2

    Marku kufuro ba baalaha karifi hada wa sasabaneysaye😂ninkasoow isku badnow mamadaan aamin malahan

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 3 ปีที่แล้ว +1

    Okay you are newly wed, so why are you still stressed and telling us about your personal life.

  • @kaphone6702
    @kaphone6702 3 ปีที่แล้ว +3

    Naa ma dhuxuleystaa isagaan waxba cafinine?

    • @nawalneyrus8887
      @nawalneyrus8887 3 ปีที่แล้ว

      Kapt one
      War yaa dhuxuleste wadankisa xor ku jiifaa sidaadoo kale ceyr iyo tuugonimo mayaqansidaada ookale.

  • @ayaanali422
    @ayaanali422 3 ปีที่แล้ว

    Naa baax cajusyah sacaan nin nagu shekeneyso siidi gabar labatan jir dhilo naga fariiso

  • @TheMohadam
    @TheMohadam 3 ปีที่แล้ว

    Habartane mar nin guskiza ka shekenozo

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว +1

    Geesisanah ninka guursaday dhiiqo

  • @inhadeksiad6237
    @inhadeksiad6237 3 ปีที่แล้ว +1

    Guursaday dhiiqo