ความคิดเห็น •

  • @fathi_mahadiil8659
    @fathi_mahadiil8659 หลายเดือนก่อน +13

    Noloshii dhantalned way so dhamatoo samirkaygi dheraa dheftiisi waan helay 🤲23/8/2024 waxan midowne gesigan rag ka calmade AMX love you mudane ❤

    • @Asmaaahmed-jc9eg
      @Asmaaahmed-jc9eg 16 วันที่ผ่านมา

      Allaha is ku kiin barakeeyo wll

  • @rahmoabdullahi
    @rahmoabdullahi หลายเดือนก่อน +18

    Heestaydiii 2024 sanad farxad iyo muragabo kala kulmay😢allaw sanadkan soo scdo riyadeyda ii rumeyo😭🤲

  • @shugriomar9421
    @shugriomar9421 หลายเดือนก่อน +6

    2021😢2022😢2023/8/25. ayaan iska diiray nolashi dhantalayed alx wakhtigaas ayan ku lumiyay qof xun oon isbadalaynin qof xuni isma badalo. alx haada qof wanagu biyo dhigay ayaan helay qalbi helaay dhigiso nafta rux udhiibtiyo jcl an dhamanaynin. nasib i dhinaban mudobayna inshaa allha dharartan sugayo 5/1/2025❤❤❤❤💝💝👰‍♀️👩‍🍼🫂

    • @shukridhaqane8127
      @shukridhaqane8127 9 วันที่ผ่านมา

      Sorry samiyeey❤nolol wey dambeysa

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 15 วันที่ผ่านมา +2

    2024 nolol cusub wadan cusub ayaan bilaabay riyooyin kayga inan ka rumeeyan rabaa 3 or 5 sano kadib hadan nolado heestan wan ku soo labanayaa 😭❤️

  • @RoodoMaxamuud-pw4lg
    @RoodoMaxamuud-pw4lg หลายเดือนก่อน +5

    😊😊😊 Gorman nacabka isaga busidona hestan iso duceya 😊😊😢

  • @IfrahMohamed-m5c
    @IfrahMohamed-m5c หลายเดือนก่อน +9

    Alaa ma ana layqaday xaladayda kahadlaysa. the best singer in somali faysal munir keep going inabti

  • @muxudinkahiye4496
    @muxudinkahiye4496 หลายเดือนก่อน +6

    2010 😢awookay mcn ayan wayee 2013 😢muruga 😢kal aya iifushaye ayeyo ayan wayee Allah hau naraxhayisto 😢 2017 abyo aya Lee gurusadaya anigan muruga aya iguso habsatay waan cidilyo ani iyo abo mcn Allah ha idayo 😊 ❤ 2019 Nairobi ayan ka shaqnaye waan isfhma weyen 😮 2025 inshallah waxan rajainaye in aan guul karo 😊

  • @Asmacabdicilmi2233
    @Asmacabdicilmi2233 หลายเดือนก่อน +29

    2010😢2017😢2020😢2021😢2022😂hooya inoolayd❤😢 2023😢kii igu xumo mom mcn baan wayeey 😢😢2024weli bogtii waay igu taal😢😢2025 wakhtiigisa waaynu sugayna inta ilaa midka aha 😢😢insha allah waxan so boqon doona anigo faraxsan maalin malmaha so socda ka mida😢😢liketa hayla dhafiin😢❤

    • @istaahiLMaxamed-ji6cd
      @istaahiLMaxamed-ji6cd หลายเดือนก่อน +1

      Amiin Amiin wll 😢😢

    • @CuradiiHAhmettjama
      @CuradiiHAhmettjama หลายเดือนก่อน +2

      Rabiy haka farxiyo wall i.n 😢

    • @rahmoabdullahi
      @rahmoabdullahi หลายเดือนก่อน +2

      Rabi waxaad ku faraxdo haku siiyo wllshy😢🤲

    • @AnasHashi-xo6zv
      @AnasHashi-xo6zv หลายเดือนก่อน +2

      ale haku sahlo midkad ku dagi laheyd wll

    • @Nawaalmubaarik11
      @Nawaalmubaarik11 หลายเดือนก่อน +1

      farxad waarta wlshy Asma Abdirhman Elmi❤boqoradeeena

  • @Awale.british
    @Awale.british หลายเดือนก่อน +5

    Noloshii dhantaal nayd
    Waysoo dhamatoo
    Samirkaygii dheeraa
    Dheeftiisi waan helay..
    9Sano waxan sugayay dheefisi waan helay alxm..

  • @AyaanDaahir-zc2zy
    @AyaanDaahir-zc2zy หลายเดือนก่อน +4

    Ninka kaaliyhaa ee aan fana uu aaqaano iilhay ciimrika haku dheeryo wllo qalbiyan ku duceyee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NaciimaNuura-n4d
    @NaciimaNuura-n4d หลายเดือนก่อน +4

    Hees mcn weyan m.a huuno heestii jigjiga dhasheediyay maad so cusboniisid plz 15 august na hees lagama hayo reer jwxo way ku dhuryaan 🥰🙏🏽

  • @AminoCabdirashid
    @AminoCabdirashid หลายเดือนก่อน +7

    qalbi helay dhigiiso murugti ka dheel maday wuxu helay mantaba nafta ruux u dhiibto jacayl aan dhamanen July 10 2024 qofkeyga ayaan helay ❤

  • @AhmettNani
    @AhmettNani หลายเดือนก่อน +10

    Finally heesteydii
    Codka 💯
    Ereyda 💯
    Muqaalka 💯
    Al fanan Faysal muniir✅

  • @Amina_624
    @Amina_624 หลายเดือนก่อน +3

    Qalbi soo dhibtoodoo muda badan la dhaawacay Ruux baa ku dhaartoo dhayay nabaradii hore 8sano buuq ka baxay wlhi alx 2013 to 2022 /waxaan barte qof I dhaye aloow idaa ❤my❤ilaa hada 2024 alx ❤️❤️habeena ima dhibin 2 sano 2022/2024

  • @farhiyamahamed4227
    @farhiyamahamed4227 หลายเดือนก่อน +4

    Yaaab ilaa goormee mobile 📱 tabal ah faysal muniir searching intaan ku qoro heesihiiis daawanaa tuuugii mobile keygii xadooow meel xun ka bax oo balaaayo ku aragtay

  • @CuradiiHAhmettjama
    @CuradiiHAhmettjama หลายเดือนก่อน +5

    Noloshii Dhantaalneyd Wayso Dhaamto Samirkeygi Dheera Dheeftisi wan Helay i.n Wa rajyna labo week kadib inu illhy riyadeyda ii rumeeyo aan noqdo Marwo farxsn Rabiyiw ii rumee😢😢😢

  • @CaashoCabdi-u5x
    @CaashoCabdi-u5x 16 วันที่ผ่านมา +1

    Samirkaygii dheera dheeftisa wa dhawdahay insh Allah 2016 ila 2024🎉❤

  • @faysajaamac9379
    @faysajaamac9379 หลายเดือนก่อน +4

    wakhtigii loo baahna ayey timi heestan😫👑❤

  • @Boy11-m3u
    @Boy11-m3u หลายเดือนก่อน +2

    Wixi aan dhaawac somarey aan soosabrey maan ayaan heley bedel aan aduunka saarnen Marwadeyda Ikraan ilahay haka raali noqde Rali baan kahay macan 2023 😢 2024 ❤👑👸

  • @nourahmedhalanewakiil_caas433
    @nourahmedhalanewakiil_caas433 หลายเดือนก่อน +2

    Axyaa Al Fanaan Faysal Muniir Mulaxamiiste Iyo Musician Man Tayo Dhadhan Leh Good 👍 👏 Job Bro

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 หลายเดือนก่อน +3

    Dhawicii igu bilowday 2012ila inta dhawac jacayl ayan lanoola lkn se 2024 July ayu nasibkaygii ii hagagay waxabad moda inu Faysal ani cawa iso hesay

  • @shukrishacni7796
    @shukrishacni7796 หลายเดือนก่อน +10

    Inasha allaha mar dhaw riyadeeda ine irumowda rajena ilahow dhaman muslimiinta qof walba dhibka heesta ka dul qad 😢😢

  • @MaxamedCabdi-s9r
    @MaxamedCabdi-s9r หลายเดือนก่อน +2

    Al fanan faysal muniir sandan kan waa sanadkeenii zxq ❤ allaw sankanadka xiga cafimad nagu gadhsii

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal หลายเดือนก่อน +5

    Al-fanaan Faysal Muniir guuleyso bro, meel lagaala xiriiro iisheeg waan ku raadinayay waayadaane?

  • @saidawehliye3464
    @saidawehliye3464 4 วันที่ผ่านมา

    Feysal Muniir Heestan Musigeda si fiican u garaacday

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 20 วันที่ผ่านมา

    Qalpi soo dhibtoodoo
    Mudo Badan La Dhawacay
    Wuxu dhabar Adaygaba
    Ruux baa Ku Dharto
    dhayay nabaradi hore
    Nollshii Dhantaalnayd
    Way Soo dhamatooo
    Samirkaygii Dheera
    Dheeftisi Waan Helay
    Dharaartan Sugayiyo
    Farxadi Ifka Oo Dhami
    Anigay I Dhinac Taal
    Dhabna Waan u Ladaya
    Qalpi Helay Dhigiisoo
    Murugtii Ka Dheelmaday
    Wuxuu Dheefay Mantaba
    Nafta Ruux U Dhiibiyo
    Jacayl Aan dhamaanayn
    Nasiib Ii Dhinaa Hada Dhabobo
    Sharf Tayda Dhawriyo
    Dhayahaygi Wanhelay
    Dharaartan Sugayiyo
    Farxadi Ifka Oo Dhami
    Anigay I Dhinac Taal
    Dhabna Waan u Ladaya
    Faysal muniir❤🎉❤

  • @BurunoBuruno-f7y
    @BurunoBuruno-f7y หลายเดือนก่อน +1

    Faysal la.antiis siduu fanka noqon lahaa💯👑

  • @AsmaAbdiSalamali
    @AsmaAbdiSalamali 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wallky ❤cade ❤❤farad igu nollow

  • @AbdirahiimYousuf
    @AbdirahiimYousuf หลายเดือนก่อน +2

    Noloshii dhantaalneyd wey soo dhamaateyyy Faysalka Duula what a Music😊

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 หลายเดือนก่อน +4

    2012😢2013😢2014😂2015😢2016😢2017😢2018😢2019😢2020😢2021😢2022😢2023😢2025😢 hal qof baan u maray waan sugaya anoo faraxsan inshallah 2025❤

    • @Haaaajiracabdle0249
      @Haaaajiracabdle0249 หลายเดือนก่อน

      Alle waxd ku farxd geliya qali kuu waydinaya

    • @salmanura5109
      @salmanura5109 หลายเดือนก่อน

      @@Haaaajiracabdle0249 aamiin wll
      mahadsanid dhamaanteenba

  • @manoqaali
    @manoqaali หลายเดือนก่อน +15

    2023 2024💔😭 ilaahow qofkeygi saxda ahaa o qeyrka igu jiro isii waan daalay ilaaahow

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc หลายเดือนก่อน +2

      Waxaad tiraahdaa kuu khayrku iigu jiro Insha alaaah

    • @manoqaali
      @manoqaali หลายเดือนก่อน +1

      @@MawlidRashid-rn5xc haye walal

    • @jarmalyareproduction7360
      @jarmalyareproduction7360 หลายเดือนก่อน

      Insha allah waad heli hadaa tahay qof qalbi wanaagsan

    • @RuwaydaMuhumed
      @RuwaydaMuhumed หลายเดือนก่อน

      ​vvvv

    • @cabdullahiyahyeali162
      @cabdullahiyahyeali162 หลายเดือนก่อน

      Markaad adi fcnto ayaad heli...
      Kuman dhihin qof xun ayaad tahay... lkn somali hadi aa nahnay waxaa jcl nahnay qof fcn lkn anaga ayaa xun... waxaa arki qof asiga xun hada neh raafinayo qof fcn...

  • @daganmomo
    @daganmomo หลายเดือนก่อน +1

    Qalbi helay, dhigiiso Murugti ka dheel maday, wuxu helay mantaba Nafta Ruux u dhiibto, Jaceyl Aan dhamanen 14/Augt/2024 keygii Alle haka dhigo😢🎉

    • @kaltuunali3449
      @kaltuunali3449 หลายเดือนก่อน

      Same ❤
      14 Aug 2024

    • @daganmomo
      @daganmomo หลายเดือนก่อน

      @@kaltuunali3449Alle kheyr heynagu daro abyo😢

  • @laylakaafidaahir7026
    @laylakaafidaahir7026 หลายเดือนก่อน +3

    heestaydii hadan helay❤️💯👏💪

  • @safiyaqueen-bi2dm
    @safiyaqueen-bi2dm 18 วันที่ผ่านมา

    Samirkaaygii dheraa dheeftiisi waan helay ❤

  • @CabdulahiMaxamed-i7c
    @CabdulahiMaxamed-i7c วันที่ผ่านมา

    saxib inolowo abdka

  • @xogsoorchannel2807
    @xogsoorchannel2807 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka kaliya aan kuxeranahay pic legend 🎉🎉

  • @ahmedmohamoud3126
    @ahmedmohamoud3126 หลายเดือนก่อน

    Wonderful, international artist Mr. Faysal Munir ( Faysal cabdisalaan Cali): heesaa, laxamiste iyo musician. Waa fanaan dhamaystiran qarnigan lajooge ee 22aad

  • @Rahmamohamed-xk4ko
    @Rahmamohamed-xk4ko หลายเดือนก่อน +2

    Samirkaygiii Dheera Dheeftiisii Waan Helay 8/9/2024 ❤

  • @ZeinabHaji-t9e
    @ZeinabHaji-t9e หลายเดือนก่อน +1

    2024 wil aa waxuu isiye bos walal wanagisa qalbiga ka ogsoni waxuu sabab unoqde inaa meshaa jogo kanoqdo qof la ixtiramo oo waxa uu irumeyo hadafyadaa lahay qer allow kusiiye

  • @GacalAbdi-bi3xb
    @GacalAbdi-bi3xb หลายเดือนก่อน +4

    Hees waa dhaaftay tan ani maa laigu talagalay wakhti farxad an kujiro ayuu soqaaday❤

  • @marwo2285
    @marwo2285 15 วันที่ผ่านมา

    Waan rajaynayaa inan samirkayga dheeftisa helo wallhi calool xumada iyo xanunka aan daremayo ma malayn kartid 9 sano reerkan dhisayay en dhib iyo dheefba ugu so samray akhiiran wu dumay illahayna waa ka markhaati inan kibir ku dumin 🥹💔

  • @amalKajaramalkajar
    @amalKajaramalkajar หลายเดือนก่อน +1

    2024/8/31
    Xasuus ❤ Najmayyyy

  • @ladnagurayo9442
    @ladnagurayo9442 14 วันที่ผ่านมา

    Tan hees lama dhihi karo walhi ❤❤❤

  • @AmiinaCabdi-un9uk
    @AmiinaCabdi-un9uk หลายเดือนก่อน +2

    2017😢2018😢2019😢2020😢2022😢2023😢2024💝❤️

  • @kaltuunali3449
    @kaltuunali3449 หลายเดือนก่อน +1

    Finally heestaydii way timid ❤

  • @nimcosaleeban3173
    @nimcosaleeban3173 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahow qof kaygii isiii😢

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 หลายเดือนก่อน

    Musician Muniir Our Legend Go forward Come back 🎹🎸❤ guulayso Brother

  • @marianfarah8070
    @marianfarah8070 หลายเดือนก่อน +1

    Waw jacelku ha waaro ma aniga iga hadlaysaa

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare หลายเดือนก่อน +1

    Hees wey dhaaftay lagayaab 🥁🎹🎸🎧🎙🏆

  • @MaxamedCiise-f9p
    @MaxamedCiise-f9p หลายเดือนก่อน +1

    Faysal keep going

  • @FaadumoFarxaan-p6o
    @FaadumoFarxaan-p6o หลายเดือนก่อน

    Maalin un waan qaadin Heestaan 😢I.A

  • @farxiyocabdala1752
    @farxiyocabdala1752 หลายเดือนก่อน +1

    2018😢2019😢2020😢2021😢2022😢2023😢2024😢💔Allow Wali Xagaga kama Quusan adan kutala sarte qofkeyga saxda igu aadi yaarapi😢🤲

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 หลายเดือนก่อน +2

    Alx wllhi guulaha iisoo carfaya waan sugi la,ahay.

  • @mustafasaalax8384
    @mustafasaalax8384 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxan xasuusta 2020💔2021💔2022💔2023💔💔
    Sanadkaygii
    2024 ❤❤❤❤🎉iyo eraya oo aad moodo in ay aniga iga hadlayaan
    Alxmudu lilaah calaa kuli xaal ❤❤

  • @UpdyrahmaN_Love
    @UpdyrahmaN_Love หลายเดือนก่อน +1

    My fv singer faysal c/salaN (muniir)🎉❤ 20/08/2024

  • @abdikafibarreibrahim636
    @abdikafibarreibrahim636 หลายเดือนก่อน

    Muniir is back what a song
    VOICE 10/10
    MUSIC 10/10
    MELODY 10/10❤

  • @SugroOmarmahamed
    @SugroOmarmahamed 27 วันที่ผ่านมา

    heestan waa heesta kali ah een qaadi doono markaan ugaaskayga aqal galno insha allah🎉

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 หลายเดือนก่อน

    Waar qurba joog maxaad samey sey 😂🙌
    Laxanka music iyo codka
    Waa sadex daa ka madnuucaa
    In lagu arko qof is ku koob sadey
    Ku dar ereyadiina libaax waan ku
    Aamin sanee horumar wcn boqortooyo
    Hasocoto hawshu

  • @deeqamuusehussein232
    @deeqamuusehussein232 หลายเดือนก่อน +1

    2023 ila maanta dhaawac baan ahay allow ruuxiy ruux dhaaama 😢

  • @nagaad1689
    @nagaad1689 หลายเดือนก่อน +2

    2018😢2019😢2020😢2021😢2022😢2023😢2024❤️‍🩹
    Ilahaw qofkaygii isii

  • @QARNISTUDIO
    @QARNISTUDIO หลายเดือนก่อน

    HAMBALYO MY BRO FEYSAL MUNIIR QOF NIYAD FIICAN LEH FULL XUSHMAD BRO 🙏🙏

  • @AmiinaCabdi-un9uk
    @AmiinaCabdi-un9uk หลายเดือนก่อน

    Dhawici igu bolowday 2019 ayn lanoola lkn se 2024 bishi julay ayu nasibkaygi ii hagagay waxd ba moda faysal inu aniga heesta iso qaday❤

  • @abdilaahiabdi3221
    @abdilaahiabdi3221 หลายเดือนก่อน +1

    Midhahaba intaan la gaadhin Musica iga gadan muuniirka duula

  • @ikranducale-sh6vf
    @ikranducale-sh6vf หลายเดือนก่อน +1

    Dheef jecl heesta ani maliga sameyaay😢

  • @zamzamsharafindhadeero7319
    @zamzamsharafindhadeero7319 หลายเดือนก่อน +1

    Illahow ayaamihii macana isoceli🤲😥😥😥😥😥

  • @suadali2598
    @suadali2598 หลายเดือนก่อน +1

    Qalbi soo dhibtoodood mudo badan la dhaawacat❤

  • @JawahirAHMED-e4s
    @JawahirAHMED-e4s หลายเดือนก่อน

    Malinta an arkay qofka jecladay nag kale iga gur Saday Malintas ogaday jecelka inow calaf ku ka wen yahy 💔😢😢

  • @nasrohashi5243
    @nasrohashi5243 27 วันที่ผ่านมา

    Waxaaan rajeyna ano faraxsan inaaa dib uso eego qoraaalkeyga caawa waa hbn talaaada sii baxeeso waa 10:15pm tariikhdu thy 10/9/2024 ilhow farxadaaan kaa rabo isiii adoonkaga ahay murug aad u weyn ima heesato caawa lkn farxad bdn oo naawilaaya wali ii romowin😢

  • @samiyafarxan6294
    @samiyafarxan6294 หลายเดือนก่อน

    Ma helin weli qofkaygi😢2015ila 2024😢

  • @SadaabdullahiAli
    @SadaabdullahiAli หลายเดือนก่อน

    Hees wkhtigedi timid klidii fanan faysal A salan Ali ❤

  • @AnasHashi-xo6zv
    @AnasHashi-xo6zv หลายเดือนก่อน

    ESH CALAA HEES AL FANAAN FEYSAL MUNIIR KEEP GOING BRO

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 หลายเดือนก่อน +1

    XABSIGII SHIQSIGA MIYAAD KA BAXDAY FYS.MNR.? U SOO DUCEE INTA INTA KU JIRTA WALI XABSI JEEBKA EE QULUUBTA IYO QALBIGA DHAAWACA💔🤟

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 20 วันที่ผ่านมา

    Fanaan farta kaxiidhan iga dheh

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el หลายเดือนก่อน +1

    Qalbi dhibtodo mudo badan la dhawacay wuxuu dhabar adaygay ruux ba dhayeey nabaridi hore

  • @qurayshaaxmed2512
    @qurayshaaxmed2512 หลายเดือนก่อน

    Samirkaygii dheeraa dheeftiisi wn helay tan heestaydii weeyi❤❤❤

  • @Sahrasalad2024
    @Sahrasalad2024 หลายเดือนก่อน +1

    Ww nice song 👑⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💫💫❤️🌹🔥

  • @xareedbileofficial3878
    @xareedbileofficial3878 หลายเดือนก่อน

    Waw macalin buuxa feysal muniir

  • @CabdulaahiCabdiraxmaankhaliif
    @CabdulaahiCabdiraxmaankhaliif หลายเดือนก่อน +1

    Eshcalaa Heess❤❤

  • @MaxamedcabdiSamed-fw5cm
    @MaxamedcabdiSamed-fw5cm 25 วันที่ผ่านมา

    Fesal sxb aad Ayan ku tagery hesta no fir😢

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale หลายเดือนก่อน

    Ayy feysal keyga waxan hes wey dhafeen😊😊

  • @FarduusSahal-z4v
    @FarduusSahal-z4v 2 วันที่ผ่านมา

    Hees wey dhaftey

  • @ikraanshekhosmanikraanshekhosm
    @ikraanshekhosmanikraanshekhosm หลายเดือนก่อน

    Tan aniga laygu tala galay yab❤

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 หลายเดือนก่อน +1

    Fanaankii fanaaniinta❤🎉

  • @nimcoilyasburlytv615
    @nimcoilyasburlytv615 หลายเดือนก่อน

    Umm let me leave this as a memory and come back couple of years. I hope my life doesn’t stay the same or It doesn’t get worse but change it better hopefully insha Allah but the song is not bad and it’s just song the words sounds good I fell like women doesn’t usually find what they want in life like man does is easier for men and this song may make you feel a little bit better, but it’s never reality when it comes to somebody who would come in your life

  • @Nasrakiin-u4r
    @Nasrakiin-u4r หลายเดือนก่อน

    Allow sandka sosocda ka dhiga kii riyadan leyhe i rumaba yaa rabi❤

  • @QueenDeeqa-o5e
    @QueenDeeqa-o5e หลายเดือนก่อน

    Jah anigey iga hadleysa

  • @SacdiyoAhmed-gb8us
    @SacdiyoAhmed-gb8us 17 วันที่ผ่านมา

    Fanan keygi thanks yaaqey❤

  • @ShakirAbdi-v6g
    @ShakirAbdi-v6g หลายเดือนก่อน

    2019💌2020💍👨‍❤️‍💋‍👨2023💔alx 2024 😢

  • @Khalidgamo
    @Khalidgamo หลายเดือนก่อน

    Maan iyo faysal wax kale weeyaan wlhi🔥🔥🔥🔥

  • @AckermannDawn
    @AckermannDawn หลายเดือนก่อน +1

    304 King Lodge

  • @ibrahimhassan1624
    @ibrahimhassan1624 หลายเดือนก่อน

    Our Hero F.muniir The Legend Go Up Bro

  • @janaraalhamzeyaremuqdudishfonf
    @janaraalhamzeyaremuqdudishfonf หลายเดือนก่อน

    Mlh abwaan Feysal munir hamblyo hamblyo hamblyo

  • @ilkacaze1546
    @ilkacaze1546 18 วันที่ผ่านมา

    Nolashii dhaltaalnayd way soo dhamatoo
    Samirkaaygii dheraa dheeftiisi waan helay
    Heestaan anigaa ayaa la igu talo galay malaha😂

  • @Jama143
    @Jama143 หลายเดือนก่อน

    Legendary muniir 🤏🎧

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 หลายเดือนก่อน

    ❤😂❤😂❤😂❤ waxaad sheegtaay runtah

  • @guledmohamedjibril2291
    @guledmohamedjibril2291 หลายเดือนก่อน

    faysal heestu way macaantahay ,balse musiga woxoogaa kunoqoshuu u baahanayahay,dib usoo tun

  • @IfraahAhmed-u9b
    @IfraahAhmed-u9b หลายเดือนก่อน

    Ay ay wey is keentay hesteydii 🎤

  • @AbshirMoha3470-sy4ri
    @AbshirMoha3470-sy4ri หลายเดือนก่อน

    Ani wali maxan ku heysta heesti aheed kaatagaye kuma goyn ❤
    Ina hada wan ka xiisa dhici lahay dhageysigeda

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale หลายเดือนก่อน

    Keep going boqorka codka❤

  • @drkey4285
    @drkey4285 หลายเดือนก่อน

    nasiib idhinaaba hada iidhaboobo sharaftyda.dhowriyoo dhayahaygi waan heelay😢 my F❤️🫶