HG MAREEXAAN VILLA SOMALIA (5284)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 46

  • @Rahma-m7c
    @Rahma-m7c หลายเดือนก่อน

    Aamin ya allaha 🤲💗🤲🤲🤲🤲🤲💗💗💗🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 หลายเดือนก่อน +3

    Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Allaah cenqaabtaad usoo dadaje tuugtaas

  • @mohamednunow-q4n
    @mohamednunow-q4n หลายเดือนก่อน +1

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @Cumaroow1
    @Cumaroow1 หลายเดือนก่อน +2

    Damuull Al-qushaash iyo Xasan dhiiqo Xasan Gurguurte

    • @A14a14aSamsung-o3u
      @A14a14aSamsung-o3u หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc หลายเดือนก่อน

    Soomaliyi. Intay. Hadlayeen. Ayey. Habsaameen

  • @AliBule-q8z
    @AliBule-q8z หลายเดือนก่อน +1

    Macalimu ADAM (ILAAH ha ku XAFIDO insha allah❤

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน +1

    1:37
    Xasan Xil8gaa wuu dhaafay.
    Baydan ka 🇺🇸 buu, Bareejo ku hayaa.. Madaxiisa buu ku socdaa. Sarci DF kuma socdo.
    Waqtigii Aqoon Celina, Jamhad USC ah buu Ku Maray.
    Aqoon Calinta Uu yaqaan waa, Tii Jamhadeen ta iyo Urur urur.

  • @FA-by8wp
    @FA-by8wp หลายเดือนก่อน +3

    Yaahuu habaarka iskadaa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน +1

    3:37 Aamiin hadaa dhaho. Ma Danbi baa. EEBE baa ba u jeeda.

  • @firdowsaaamin5360
    @firdowsaaamin5360 หลายเดือนก่อน +3

    ASC Wll lambarka borogaramka iso dir
    Qisoyika lagu sogudbiyo

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay wuxuu yiri. Munaafiqiintu haday dhexdiina kubataan way idin qaybinayaan... wayna isku kiin dilayaan

  • @Yare-vy6jg
    @Yare-vy6jg หลายเดือนก่อน +2

    wamaxay habaartanku naga daa habaartanka

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน +1

    1:24 2bo jeer ba Aamiin.
    . Hadaan 100kun Oo kale leeyga, Aqbaleen, Lakiin Aaq8ro haa.
    Lakiin EEBE waxaa ka baryi lahaa.
    Xasan Tuug iyo GEELE. inuu, Aduunka, Nooga soo saaro. inta u hartay, Dhaxalna ka dhigo 🙏.

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 หลายเดือนก่อน +2

    Wanku salamey kaabaha lugeeya

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia halkaas waxaa dhigay wadaad iyo isim iyo. Munaafiq

  • @AliBule-q8z
    @AliBule-q8z หลายเดือนก่อน +1

    Asc (codsi macalimu iisoodir Nombarka porogaramka SMC fadlan thanks

  • @abdulahi219
    @abdulahi219 หลายเดือนก่อน

    Allahu yaadikuum yaa ahahl Somaali 😂

  • @axmeddhageey9013
    @axmeddhageey9013 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaas runta ayey kahadashsy wlhi

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน +1

    Kornel. Marexan Cidma aminayo somali ah. Ha u baqin. 5.sano farmajo waa kays bartey

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 หลายเดือนก่อน +1

    Saciid farax shirdoin. Iyo gurguurte laysmabs tuso... dab iyo baasiin.. saacid shirdoon mamatali karo mareexan.. anay eedaday dhashay oo adeerkay dhalay. Ma dhacayso. Saacid .

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb หลายเดือนก่อน

    Raisul wasaare yuulka ayaa ahaa nin adag oo shaqadiisana garanaya

  • @xasancade1323
    @xasancade1323 หลายเดือนก่อน +1

    Asc aadan

  • @axmeddhageey9013
    @axmeddhageey9013 หลายเดือนก่อน +1

    Dal ba ayow yaakuleh ban maqlijiray

  • @XajiMaxamad114
    @XajiMaxamad114 หลายเดือนก่อน

    Macalinka lugegeyo afkaaga kadaa puntland ma ahan shinbiro konfureed hawiye iyo hooyadood hadey sooraacaan oromo puntland waa dowlad gob ah

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar หลายเดือนก่อน

    Hasan wuxuu ka hoos shaqeeyaa maskaxda Mareexan wuxuu la sameynayaa amarka Xasan Sheekh waa haddii Xasan uu yiraahdo Raxanweyn ka saara dhibka ay ku raacaan Xasan waayo hadda waa madaxweynaha Soomaaliya oo kursiga ku fadhiya dhammaan dowlad goboleedyada Soomaaliyeed si uu hadalkiisa u sii wado si xamaasad leh ma awoodaan u istaagaan sidii hay'ad madax-banaan oo hore loogu socdo dhisidda dawlad xoog leh ayaa ka horreeya geeddi-socodka tallaabada sharciga ah.

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar หลายเดือนก่อน

    Hadda waxaan jaleecay waxyaabaha Xasan Sheekh ku leeyahay xiriirka ay la leeyihiin Abiye Axmed oo lagu wado inay ku kulmaan Kampala dhawaan ma garanayaan waxa ay ka wadahadli doonaan haddii aan sameeyo waxaan kuu sheegi lahaa keligay adiga oo aan la ogeysiin.

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh หลายเดือนก่อน +2

    Mareexaan marti ma.aha ee isku xishoo

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar หลายเดือนก่อน

    Saacid oo naag guursaday ayaa dambi lagu waayay in ay isku xirmaan iyaga oo wada xiriiraya ma fahantay waxa aan ula jeedo eega halka ay ku fasaxeen mar haddii ay sharci tahay in la ogolaado soo jeedin marka la sheegayo in uu Alle na faray in aan samayno sida xeerka qasabka ah ee guurka waa in lagu dejiyaa xaflada dad badan ayaa isugu yimid iyagoo faraxsan tani waa waxa jacaylku u taagan yahay diinta Islaamka dadku ma haystaan wax fikrad ah.

  • @KamalAbukar
    @KamalAbukar หลายเดือนก่อน

    Waxaan u sheegayaa dhamaan qabaa'ilka dagan gobolka in aad hubka dhigtaan si aad ogolaansho ugu heshaan adeegiina idinkoo isku keenaya qabiil kasta haduu ka kooban yahay Mareexaan Raxanweyn qabiil walba oo ka soo jeeda gobolada Soomaaliyeed oo dhan waxaa si weyn loogu soo dhaweynayaa in ay ku wada noolaadaan Muqdisho. waxay keeni kartaa in siyaabo badan loo afgambiyo Xasan Sheekh oo isbaaro dhigtey maamul goboleedyada ka hortagaya carada qabaa’ilka ay ka qaylinayaan sababta uu goboladooda u xiray Xasan.

  • @sacdiyoshacni
    @sacdiyoshacni หลายเดือนก่อน

    abiy axmedow
    guul lagaaga dambeeyo guul kuma ma ahan rag nool wa xooda na dhintaan midaa maanka ku haay soomali hadda baran meysid waad ogtahy waa awooda dunida maamuli doonta maraan dheereen

  • @abdulahi219
    @abdulahi219 หลายเดือนก่อน

    Masar and itobiya both cannot subdue Somalis ee Somali caadaalad kuu dhaaqmaa ilhaay kaabaaqa yaa Somali

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkaan mweyne jabuuti ismaaciil cumar geelle baa been u soo sheegey oo khamri badan ay wada cabeen odeygaa xukun xoog ah ba jabuuti ku haysta hafmalyan ayuu xoog ku haystaa oo sonali ku shaqeeysanaya oo dhaqaalihii oo dhan ku haysta rikaato bankiyaashiisii ayey yaalaan xassan shiikh iyo ahmed nuur jimcaale kana dhaadhiciyey somali xoog ku qabso and dhaqaalihiinana aan qaaro 50mallyan xoog malagu kabsan karaa.habargadiraa aragto oo jini arag ah

  • @leylaqasimmohamed5547
    @leylaqasimmohamed5547 หลายเดือนก่อน

    Asc.Adanow wax la dhaha uccidere con 2 picione con un sasso

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh หลายเดือนก่อน

    War qadka Iska hagaaji dheh

  • @abdulahi219
    @abdulahi219 หลายเดือนก่อน

    Somali always get it wrong those politician who are mafia don't represent hawiya let alone Somali we need to fight them with all our means without getting into the trab of triablism otherwise we are dividing ourself

  • @firdowsaaamin5360
    @firdowsaaamin5360 หลายเดือนก่อน

    ASC Wll lambarka borogaramka iso dir
    Qisoyika lagu sogudbiyo