Cabdi wali Ibraahim Bishaaradii Nafteydaay Xasuustii Shey mire dacar HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 304

  • @sheikhadamchannel9112
    @sheikhadamchannel9112 4 ปีที่แล้ว +14

    Inta jecel inuu codkiisa macaan quraanka ku aqriyo like ii saara

  • @xasancali5905
    @xasancali5905 4 ปีที่แล้ว +157

    Kan yar walaaahi waaan taageeeraaa wxn daawanayaaa heestan 1:09 habeeenimo wxn ku sugar ahay hargaysa xaafada jigjiga yar ilaa tartankiisii waaan daawanayay aadbaan u salaamayA

    • @bilaalyarevlogtv2594
      @bilaalyarevlogtv2594 4 ปีที่แล้ว +3

      Sxb ana iminka ayaan dawanayaa sacaduna wa 20:30 Habenimo maxa ino dhexeyaa aduunyo is cayrsaneysaa barafkuna idheer yahay😂😂

    • @ahmedabdi9245
      @ahmedabdi9245 4 ปีที่แล้ว +4

      Walahi wiilkanyar caddaalad ma hilin wuxuu ahaa no.01 .

    • @cabdulahibiriq2510
      @cabdulahibiriq2510 4 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Abdi
      somalilnd muu cadaalad
      kahelayaa

    • @haashimbare4936
      @haashimbare4936 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdulahibiriq2510 kkkkk

    • @xasancali5905
      @xasancali5905 4 ปีที่แล้ว

      @@bilaalyarevlogtv2594 halkeed joogtaa sxb ma yurub

  • @maxmuudnoor4987
    @maxmuudnoor4987 4 ปีที่แล้ว +74

    Talo nin reer burco ah ku siinaya
    Waliga heesaha hore qaadaysa waa in aay noqdaan fanaanita cumar dhuule shay mire dacar and Ahned yaasin digfeer and ahmed mooge
    Maxmed mooge heesaha qaar waa keeni karta sidoo kale maxmed saleeban Tubeec isna qaar waad keeni karta in kasta aay adagtay hadana qaar fuduud baa jira iyo sadaad darbi
    Se waliga ha isku qaadin ama ha isku dhawaan hees aay leeyin fanaaninta codka wayn sida maxmed ahmed kuluc and xasan aadan samatar and hanuuniye and Saalax qaasim and muuse ismacil qalinle and ahmed cali cigaal iyo ahmed gacayte
    Heesa haaga cusub na qaar midho wacan xulo mid kasta ha iska qaadan hada doonto 5 bilood ba ha ku ku qaada to ina hees cusub soo qadide ha ku dagdagin abwaan midha xun
    Waayo fanaaninti hore waxay ku soo wada baxeen hees ba heestay ka shidantay ka muusig wacantay ka laxan wacantay ka erayo miisan nuxur wacantay baa ilaa manta lagu dhagaysta
    Talada meel ku qoro waxa noqon fanaan ka muqdisho cuna qabatayn ku qabsada noqone
    Salan sare reer muqdisho

    • @Aduunka252
      @Aduunka252 4 ปีที่แล้ว +2

      War talaa siisay adigase fanka wax weyn baad ka garanesaa sxb fananinta aad u xushay iyo kuwa aad uga digtay waa sax wey kala cad sareyaan fanaanintenii hore codka maxamed Yuusuf iyo maxamed nuur giriig wuu soo dhaween karaa

    • @marwaanmahadsaman3933
      @marwaanmahadsaman3933 4 ปีที่แล้ว

      waa talo wanagsan hade kale waxa qabsan finalke waxa ku dhahay hees aan ku habonayn ayo qaaday

    • @markalemidnimo3859
      @markalemidnimo3859 4 ปีที่แล้ว +3

      Aad dhuuntiisa isba waa ka war hayaaa nin qalinle iyo X.Aadan isku doonan uma ega

    • @hassanmohamedadde407
      @hassanmohamedadde407 4 ปีที่แล้ว

      Ninkaagaa reer burco walaahi talaad bixisay

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว +44

    Naf kuu baahan baan ahay barbarkada ila qabo zaki😭💔❤iso noqo bbe ar iiso duceya hesaha nuucaan ah markaan dhageysto soo xasuusta jaceylkeygii iga tagay inuu ilaheey iiso celiyo asxabeey ducada igu soo kaba😭❤

    • @officialabshir7608
      @officialabshir7608 4 ปีที่แล้ว

      I.a wahelesaa

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว

      Inshaa alaah thnks wll

    • @moeali3452
      @moeali3452 4 ปีที่แล้ว

      Allaha Ku sahlo dacad nimo ka muqato

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว +1

      @@moeali3452 aaaamiin thnks wllkey mcn❤qof kasto waa daacad ee siduu rabo uusan heleynin biniaadamka

    • @samiircaaqilchannel4717
      @samiircaaqilchannel4717 4 ปีที่แล้ว

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว +26

    Lakiin dartaa xamar waan ugu soo laaban donaa😀❤❤❤❤❤horay u soco my bro cabdi wali dar alaa kuu jeclahay heesaha aan jeclahay uun baad qadaa inaa isku dooq nahay💔😭❤❤❤

    • @xasanmadax1009
      @xasanmadax1009 4 ปีที่แล้ว +1

      Shukaansiga kadaa wiilku waa inan yar kkk miyaa sasa baneey saa kk

    • @darishore814
      @darishore814 4 ปีที่แล้ว

      Adna wax ku shukaansadaa alaha kuu sahlo waa ooman tahee ilfuur

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว

      @@xasanmadax1009 anigaba ma anigaa duq ah cunug yaroo asga ineey kasii yartahay laga yaabo ayaan ahay lakiin aqoon la aan waa iftiin la aan😃😃😃

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 aaaaamiiin adiga nin rag ah ma tahay oo mais hubtaa wax maisku heysaa aan ka shaki baxo saad u hadleyso naag iila egtahaye

    • @xasanmadax1009
      @xasanmadax1009 4 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 kkkkkkk

  • @نبميزعينبن
    @نبميزعينبن 4 ปีที่แล้ว +5

    yaaa salaam wlhi bilhai shy miree darc oo yar weyee al fanan cabi wali hore u socoo sxb👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏

  • @mohaawaale3839
    @mohaawaale3839 4 ปีที่แล้ว +36

    Cabdiwali waaiga codsi zho mantay kuugu dhowdahe zhp qali kalaabo halkaa zhp yaan mustaqbalkaga lagaga ciyaarin
    Codka maxaadiro noogusoqaad zho

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 4 ปีที่แล้ว +7

    Libaaxa codka🗣️
    Cabdiwili Ibrahim kinggeero🙏 waan ku aaminsannahey👏
    Waa xaqiiqda fanka qaaciga
    Ama kabanka🎻🎸🎤

    • @abdinasirnaale272
      @abdinasirnaale272 4 ปีที่แล้ว

      Waxaan ku raaxaysanayaa codka Cabdiweli iyo gacanta walaalkiis Maxamed Ibrahim oo kabanka ku farayareysanaya.

  • @waayahadunidalyrics5283
    @waayahadunidalyrics5283 4 ปีที่แล้ว +27

    Cabdi wali min bilaaw ilaa dhamaad waa Ninka dhadhan goniya iigu yeelayay tartankii ay labaad ka dhigeen lkn wali waa inoo nomber one taageerahaaga koowaad kingeero thanks any way
    Codsi hadoo jiro cabdi wali waxaan ka codsaneenaa heesta sheymire dacaar Jaceyloow Bari Galbeed Xagee baad naga xigtaa Sidaan dareemayo asagaaba taageero u ah shey mireeee

  • @hassanhussein6189
    @hassanhussein6189 4 ปีที่แล้ว +7

    Ugaaz hore soco
    Playback fanaan ah kuma gaaro 🙏🙏🙏 respect ayan kuuhayaa

  • @qumanabdi7215
    @qumanabdi7215 4 ปีที่แล้ว +33

    Saaasaaa lagaa rabaa saf kamar heesihi hore ileen hada mahelesid abwaan kuu sameyo ereyo fcn oo kuqalmo taagero lamber one

    • @hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
      @hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 4 ปีที่แล้ว

      Anaa jooga

    • @qumanabdi7215
      @qumanabdi7215 4 ปีที่แล้ว +1

      Hal abuur ma itiri ma iga hubtaa inaad usameneso ereyo fcn

    • @hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407
      @hal-abuurkhaliilcabdimuuse2407 4 ปีที่แล้ว

      @@qumanabdi7215 haaah zhp waan usameynayaa

    • @qumanabdi7215
      @qumanabdi7215 4 ปีที่แล้ว +1

      Shugran walalo erayo layaab leh oo in badan kafikirte usamee

    • @qumanabdi7215
      @qumanabdi7215 4 ปีที่แล้ว +1

      Xagee joogtaa walal mida kale meshan waa puplic ma anaa lamberkeyga so dhigi karo

  • @HassanAli-pq7ru
    @HassanAli-pq7ru 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw waaw🙄 fanaan Abdiweli dadaalka sii laba jibaar🕺 guuleyso ayaan ku leyhy.😍

  • @nimcomohamed5234
    @nimcomohamed5234 4 ปีที่แล้ว +3

    👏👏👏👏👏👏 Kal iyo Laap hore uzoco Abdi wali ibrahim mohemd Mzha allh Saan Lee uwad 👏👏👏👏👏❤🌹

  • @daadiriabdi4505
    @daadiriabdi4505 4 ปีที่แล้ว +8

    YAA SALAAAAM
    C/Wali wallahi sxb Legend aya tahy wan ku aaminsanahy

  • @anisaanfac440
    @anisaanfac440 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah allaah ha daayo aad ayuu cod macaan yahay masha allaah fanaankeena da da yar allaah haku xafadi

  • @abshirdanood7577
    @abshirdanood7577 4 ปีที่แล้ว +10

    Manshalaah Axsan Fanaan C/weli Ibrahim kingeero walahay waan Tageer Cod , Laxan , waa Fanaan Diyaarsan Garabkaaganu Nahay sxb Horay Usoco Gulayso inshalaah

  • @dekodagan7747
    @dekodagan7747 4 ปีที่แล้ว +5

    WllO apdi waLi keep going TlHi Wxs tHy halyay zoo kacaYa fankii dib ayad uzo nolayzaY heztan waa heztii an abdi wali ku bartaY wllO cod aYaa kaaazo purqanaya😍

  • @cagayareshow1468
    @cagayareshow1468 4 ปีที่แล้ว +2

    Mucjisadii fanka somaliyeed waaye ninkaan sheey mire dacar raadis uma baahno🙏🏻👏🏻

  • @nasteexakhalifnasteexaruun5382
    @nasteexakhalifnasteexaruun5382 4 ปีที่แล้ว +6

    Alaa cizaak 👏👏👏👏👏👏🙏👌👌👌👌👌❤️💯🌺 nice voice.keep going brother ❣️

  • @shukrixareed5935
    @shukrixareed5935 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah c/wali ibrahin ❤❤🔥🔥nafta kugu qanacsan kingeero

  • @aishoabdulkadir5059
    @aishoabdulkadir5059 4 ปีที่แล้ว +1

    Walalkey qaliya horey uso heso hore lee so noley waan ku tager sanahay abowe qali hormar wacan

  • @mohamedabdi347
    @mohamedabdi347 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah pro c/wali keep going

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว +5

    Kooxda Musicga tumaysa Maantaa iigu horaysa Amazing
    Music qaaraami ah oo sidaas u dhamaystiran yaa tumi kara 2020 ??? Car waakaase xataa Hargeisada kabanka qalalan la ordeysa ka keena

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 4 ปีที่แล้ว

      Caac Hargeisa gaadhimeysaabe inaga fadhiista.

  • @blackgrial491
    @blackgrial491 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaw Fananka sanadka wllky m.a codkaaga allaha ku xafido

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 4 ปีที่แล้ว

    Hore usoco Cabdiweli waa ku tageeraa runtii Fanaan baan ahay Fanaan kula midaan ahay

  • @faadumoqaaali5184
    @faadumoqaaali5184 4 ปีที่แล้ว +1

    King abdiweli gul ku rajaynaya fanka aduu kuu baahnaa
    Hdn maanta leeyhy lcg wlh mel sare ku gayn lha lkn
    Weli waxaban bartaa😭
    Shaqo ma hayo garabkga abwe

  • @maslaxmideye5
    @maslaxmideye5 4 ปีที่แล้ว

    M.a Abdi wali Ibrahim hormar WCN wll codkaga illhey haku xafido

  • @nafiso7959
    @nafiso7959 4 ปีที่แล้ว +3

    Ayyy Ayy wilkan wan tagera horu soco pro

  • @abdulkadirabukarhassan7791
    @abdulkadirabukarhassan7791 4 ปีที่แล้ว

    Maa sha allh fanaan da'yar Inbdn boqorka codka kuu saxiixay ani wllka
    Horu u socd wcn ku taaageeesanhy
    🙏🙏♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏

  • @cabsidaallekudadaal3959
    @cabsidaallekudadaal3959 4 ปีที่แล้ว

    Cabdiwali yare talo aan ku siiyo iska ilaali heesaha abwanada isku sheega oo bilaa micnaha ah hadhaw fananimadada meel uga dhacayaan, waxad ku ficantahay heesaha hore sida shay Mire cumar dhuule mansha Allah

  • @Nuur3939
    @Nuur3939 4 ปีที่แล้ว +2

    waaad heysaa mesha kasii wad dadalka new shey mire dacar #keep_#going

  • @edabsaninaahmet5601
    @edabsaninaahmet5601 4 ปีที่แล้ว +1

    Abdi wali Ibrahim fanaan da yar hore u soco bro

  • @ahiraa1438
    @ahiraa1438 4 ปีที่แล้ว

    Afkaga caano geel iyo malab lgu qabay wll cabdiwali keep going bro kuwa qaska ku hayo fankeni ku ciyarayo ishoda alle kyuma tuso

  • @ahmedmoktar
    @ahmedmoktar 4 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo Shaqadeeyda Jooga Baa Daawanayaa Cabdiwali Horey U Soco Wlalkeey❣

  • @mohadeoscar8929
    @mohadeoscar8929 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw legend cabdwali fanki hore Ada so noleyay fanan cod mcn live fanan uhesi kro wu yaryhy

  • @Yusufbeesani
    @Yusufbeesani 4 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwwwwww cabdiwali fanaan usoo baxay soomaalida keep giong zxb mcn

  • @KISTATV
    @KISTATV 4 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan larabay number one ka cabdiwelli. Inshallah Mogadisho waan kuugu Soo booqan doonaa. Bahda KISTA TV. Hor usoco saaxib

  • @riyoofficial3086
    @riyoofficial3086 4 ปีที่แล้ว +2

    Fanaan da.yar oo aad u codmacaan runtii hore usoco yariisow

  • @Muhanadabdulkadir
    @Muhanadabdulkadir 4 ปีที่แล้ว +3

    wow m.a saaxib hormar wacan ayaan kuu rajeynaa i.a noolow sxb igu weyn

    • @saynabahmedabukar4682
      @saynabahmedabukar4682 4 ปีที่แล้ว

      Wllo wiilkN hdaa aqoon gooni u leedahY iku xer plz waa codsi wxN isdhahY inaa thiiN sxpo isku dhaw hdaaN qldaneeN

    • @Muhanadabdulkadir
      @Muhanadabdulkadir 4 ปีที่แล้ว

      @@saynabahmedabukar4682 insha allah anaa kugu soo xiriirin doono whatsapp igala soo xiriir 618730444

  • @Mohamett-143
    @Mohamett-143 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaw great artist inspire others pro kingeero you are legend

  • @cuntowanagchannel7464
    @cuntowanagchannel7464 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alah abdiwali ibrahim ina abo

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 4 ปีที่แล้ว +2

    manshallah keep going Abdi wali yare

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว +1

    Kingero fananki an tagerada wayn uahaa mashaalh hory usocoo suldan

  • @yahyehalgan4406
    @yahyehalgan4406 4 ปีที่แล้ว +3

    Abdi wali horey usoco baro like

  • @bukhaaricabdilaahi4872
    @bukhaaricabdilaahi4872 4 ปีที่แล้ว

    Abdiwali kingeero full respect

  • @hananwadaniofficial1287
    @hananwadaniofficial1287 4 ปีที่แล้ว +64

    Plz danbigada allah dhaafee quralkeyga hadad aragto subscre isaara plz waacodsi

    • @diyaaro68
      @diyaaro68 4 ปีที่แล้ว +1

      Shodhahaygii wankusaaraye adna dhackasii sxp

    • @amalmahamud4804
      @amalmahamud4804 4 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saarey abayo hanan wadani

    • @hawlulmgsronkonkoma6486
      @hawlulmgsronkonkoma6486 4 ปีที่แล้ว

      Waaku takeeraa kumanti walikey maqorin adika kuu soqoray

  • @qureshqali3222
    @qureshqali3222 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah codka Allah kuxafido wall qaliya

  • @mahadahmedmohamed2563
    @mahadahmedmohamed2563 4 ปีที่แล้ว +2

    KeeP GoiN c/waLi iBraaHim 👑

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi wali ibraahim fan nooleeye baa tahay
    Guul baan kuu rajaynayaa zxb

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 4 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi wali Ibrahim waan ku taagee walalkis masha allah

  • @mahadtakoy8659
    @mahadtakoy8659 4 ปีที่แล้ว +2

    AUN sheymire dacar . Youg man keep going

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaaaaaaaw
    M.a in aabo horey usoco
    Codkaaga kolkaan
    Maqlo cidiyaha umbaan qaniinaa bullahi
    Allha ku xafido💖💖💖💖

  • @bahjocadey4937
    @bahjocadey4937 4 ปีที่แล้ว

    sidaan ahay bukansocod wale xasuus bey ithy hestaan abdi weli tagero buxo baan kunahay horay usoco

  • @fatxiyoonisyoonis5191
    @fatxiyoonisyoonis5191 4 ปีที่แล้ว

    M.a m.a cabdi wali hambalyo aboooo guuulwacan

  • @cabdifitaaxcabdiraxmaan4668
    @cabdifitaaxcabdiraxmaan4668 4 ปีที่แล้ว

    Waa kanaa fanaan

  • @dahirabdullahi7590
    @dahirabdullahi7590 4 ปีที่แล้ว

    Wawa wllo tagero ayan kuu ahay runtii cod macan ayad ledahay keep going

  • @amimediachannel7052
    @amimediachannel7052 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha.allah hore usoco

  • @safiyashide3925
    @safiyashide3925 4 ปีที่แล้ว +22

    Xata heeso adi a ledahay qaciga ku so qaad sano kle❤❤❤

    • @eng.abdikanimohamedhussein6312
      @eng.abdikanimohamedhussein6312 4 ปีที่แล้ว +1

      Xagee laga helaaya erayo qaaciga kusoo baxaayo waxiyoo dhan barida lux beey noqotay 😂 😂

  • @safiasaafi7462
    @safiasaafi7462 4 ปีที่แล้ว +2

    Fananka sanadka 2020👌👌👌👌❤

  • @cashasaid2161
    @cashasaid2161 4 ปีที่แล้ว

    Waaaw mashable Allah heeata wacan soooqaaaaad sheymire dacar

  • @deeqocumar9659
    @deeqocumar9659 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alah wllo tageero buxdanku haynaa horay usoco 🖒🖒

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed659 3 ปีที่แล้ว

    Qoomkan gaabagaan ee cajiibkaa ee yarkii helay maxay ahaayeen tolow masha Allah

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 4 ปีที่แล้ว

    Kan yar waa wuu tagay my legend waan ku taageeraaa halkaaa ka hay

  • @نبميزعينبن
    @نبميزعينبن 4 ปีที่แล้ว

    hora lo yidhi cadceed ✋ sacab la gumaa qarin karo sxbe hore u soco oo dadal fanan buxad tahee👍👌👏

  • @احمد12-ف1م
    @احمد12-ف1م 4 ปีที่แล้ว

    Waaw aad bada u coda macantahay hormar wacan

  • @istaryoonis6037
    @istaryoonis6037 4 ปีที่แล้ว +2

    Ww pp m.a cabdi wali kinGero hore osoco wllo

  • @Suleimansalba
    @Suleimansalba 4 ปีที่แล้ว

    👏👏👏axsan kingeero Halkaa kasii wad

  • @hibofundition7261
    @hibofundition7261 4 ปีที่แล้ว

    Horey usoco wll qaali

  • @fankuwaaudhalasho477
    @fankuwaaudhalasho477 4 ปีที่แล้ว +1

    Horumar wacan sxb

  • @mmdulyar2559
    @mmdulyar2559 4 ปีที่แล้ว

    Adeer horey usoco faanka hibo baad u leedahay

  • @hibaaqali2679
    @hibaaqali2679 4 ปีที่แล้ว

    Fanaan sare nolow wll abdi wali please soo booqo bogcadii fanka hargaysa iyo goobtii jacaylka batalaale aanu kugusoo dhaweynee
    From hargaysa

  • @sakariyeyalta8487
    @sakariyeyalta8487 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah fanaankan usoo baxay keep going sxp

  • @asmarelmi9156
    @asmarelmi9156 4 ปีที่แล้ว +2

    M.a bro hormar wacan

  • @fadnaabdulahijalato8077
    @fadnaabdulahijalato8077 4 ปีที่แล้ว

    Axyaaaa fanan Wlhi Waad iga Gadantahay
    2020 10 bari ayaa ka hartay tariikh Ayaa ku xusi doonTa 20 sano kadib ayan ilmaha Aan dhalay inzha Alllah kaga zhekeyn donaaa Adoo Waliba ah fanan caan ah oo fanka somaliyed baaalwayn ka GalaY zida xasan aaden samatar iyo tubeec
    Zhay mire dacar ok kle horey usoco Aboowe Qalia waxan Dawanayaa xiligaN 2:50 habeenimo😳😳❤❤❤❤❤ waynu ku jecelnahay Wlll hanbalYo❤❤❤❤❤

  • @juujuuchannel1713
    @juujuuchannel1713 4 ปีที่แล้ว +2

    I love you bro keep on going walal

  • @zhukriali9680
    @zhukriali9680 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwww masha alaah dhaha plz wllken hore u soco wll mcn 🙏🙏

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 ปีที่แล้ว

    Walala yaloow waan cusbahaye igu sacida laga

  • @kaamilbisle1749
    @kaamilbisle1749 4 ปีที่แล้ว +3

    Codkaagu waa mawhibo
    Bro horay usoco

  • @faationline4843
    @faationline4843 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanaankan dada yar horay u soco

  • @bilaayareofficialchannel2089
    @bilaayareofficialchannel2089 4 ปีที่แล้ว

    Axsan alfanaan Abdiwali Ibrahim mohamed iyo waliba adeer Mohamed ibrahim mohamed oo musiga ka qanciyay taageerayaasha fanaankeena da'da yar

  • @xasanlucky1436
    @xasanlucky1436 4 ปีที่แล้ว +1

    waaaw cabdi wali sxb wan ku tageraa❤❤❤❤❤❤

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 4 ปีที่แล้ว +2

    Big Fanaan

  • @mohamudabdi5567
    @mohamudabdi5567 4 ปีที่แล้ว +24

    Abdi wali ibraahim waa ninka qudha een ilaa tartankii taageero dartii macal barnaamijkii, sxb waa nin reer hargaysa ah oo kaasoo salaamaya boqortooyaddii arladdii Cusmaaniyiinta Cyprus salaan sare

    • @sugaanmaal5778
      @sugaanmaal5778 4 ปีที่แล้ว

      Mohamud Abdi cyprusta creece mise ta turkey😂😂 xasuus cyprus

  • @rahmomuhudin8481
    @rahmomuhudin8481 4 ปีที่แล้ว

    Wow msha Allah C/wali keep going bro

  • @cabdiqanriberyoffecial5376
    @cabdiqanriberyoffecial5376 4 ปีที่แล้ว

    maasha allaah
    horay usoco
    adaa kuleh

  • @maryanruun9159
    @maryanruun9159 4 ปีที่แล้ว +1

    💝💯Kalsoni wll wan ku taganahay

  • @abdirahmanx2750
    @abdirahmanx2750 4 ปีที่แล้ว

    M.a abdi wali axsan cod taagero weyn ku ahay kaape horay usoco

  • @relaxationandrelief2792
    @relaxationandrelief2792 4 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka mogdisho 💚💚💚

  • @MMohamedMHassanindhageelle
    @MMohamedMHassanindhageelle 4 ปีที่แล้ว +16

    Codka: CabdiWali Ibraahim Maxamed
    Kabanka: (Walaalkii) Maxamed Ibraahim Maxamed.
    Bongaha: Eng. Cabdullahi Yariisow
    Gitaarka: Shariif Bakaari

    • @abdiwalikingeerotube5032
      @abdiwalikingeerotube5032  4 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid abwaane

    • @maariahahmedabdirahim3000
      @maariahahmedabdirahim3000 4 ปีที่แล้ว +3

      @@abdiwalikingeerotube5032
      Walalkay wiilka heesta qaadayo maa tahay . Waxaan ahay walal kuu damqanayso heesaha wax fcn ma ahan aduun iyo aaqiro waana kumustaqbal seejinaayay abwe ee iska dhaaf
      Mahadsanid
      Walal kuu damqanayo

    • @mustafeahmed2263
      @mustafeahmed2263 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiwalikingeerotube5032 taageero ayaan kuu ahay sxb, from France💖💖💖💖💖💖💜💜

    • @mustafeahmed2263
      @mustafeahmed2263 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maariahahmedabdirahim3000 maxaa halkan ku keenay hadaad damqanaysid,waxaad tahay wajiyo badan😂😂😂😂😂

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 4 ปีที่แล้ว

    Degmada kaaraan wa u hiilisay tartankiii wadnaha fm wixiii reer kaaraan ah gacanta ha taagaaan

  • @iqriinacadey3335
    @iqriinacadey3335 4 ปีที่แล้ว

    Kan yari waa cajiib
    Keep going huuno

  • @nahlaqueen111
    @nahlaqueen111 4 ปีที่แล้ว +3

    Bro wnku wataa hore usoco

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 ปีที่แล้ว +6

    Fanankena dada yarle hore usoco ❤

  • @mahadtakoy8659
    @mahadtakoy8659 4 ปีที่แล้ว +2

    Next heesti wadanoolaado nabad kuwaraa AUN sheymire dacar kaacodsanaaa saxib

  • @mahadtakoy8659
    @mahadtakoy8659 4 ปีที่แล้ว +3

    Those two men music 100% 🔥

  • @jamamarraje
    @jamamarraje 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan yarkaa inama caadi maaha 😍 👆

  • @shakirbulaale4289
    @shakirbulaale4289 4 ปีที่แล้ว

    Sxb horay usoco abdiwali

  • @cftxismail4781
    @cftxismail4781 4 ปีที่แล้ว

    Kingeero nin qaali nio walahi waxad tahay fanaaniinta samankan aabahood

  • @classictravelservices5564
    @classictravelservices5564 4 ปีที่แล้ว +1

    WAAAW CALEEG CALEEG YAA CABDU WALI HORAY SXP USOCO LPX

  • @fatimayussuf8515
    @fatimayussuf8515 4 ปีที่แล้ว

    Fanaanka sanadka 2020