ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Ogaysiis Ogaysiis fadlan team qasaal filimka komantiga kaxira ma akhrista karno gafka dadka xushmada xun ee Gabdha ku dhagan reerbaadiyayaasha from puntland
Umukhayrtan anigu waba ku haysta wa gabdh fariida oo kulul halka ka hay jilinka qli ❤
Soomaaliyeey.gabadha.kafuqa.umul.kheyr.iyo.gabadhaan.waa.isku.mid.sidaad.dadka.ugu.dHagtaan.ayaa.taqaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Flimkan inaan nacay u dhawdahay anuu umul khayr la.aanted ma daawan kree😢
Asc gabadha matalaysa Umul khayr ka xishoda fadlan 💖💖
Team umukheyr like saraa❤
Gabadha boska umu qeer kujirto qalbigeda ilaliya waryada
Xaynoosh intuu ka baxay warkiisa lama hayee Umul kheyr waanba ka war qabnaayee Allahana Caafiyo xaynoosh Meel noogu sheega isqgana Mahadsanidiin Cabdi Shukri iyo Teamkiisaba Waana idiin salaamay 👋
Wda wll❤❤
Umul kheyr wllhi wey Qaldnthy 😢
Hodon is kareeb umu khayreey saas aan kaa rabaa jileecii hore kabax umul Khayr ta cusub waa so funny from puntland 👍👍👍👍👍👍🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤣
Please and please Umul khayr keenaFilimkaan qashin buuba noqdaye😂
First one of me
Qoftaan umu khayr
Hodan masha Allah waa lacibka teamka qasaal
Wlh wan jecelahay ruwayadan ee haway caynosh iyo oumoulkher laba ba fixinayse
Umulkhayr flimka ku so baxeysay ayaan halgan jilitanka kuma fcno
Just what I wanted to say i miss umalqeyr walahi
Qofkii 8aad
Sarabaa loogalay cabdi shukri mac
team qasal horay usocda lkn daqiqadaha filimka ino so dheere abdishukriyow❤
Umu kherti hore kafican filinka marki hore mcnaa
Asc walalayaal gabadha umu mataleyso xishmeya
Allah qoftan ayaan halgan miyaa waa wadnaa halgan
@@shukrialioibrahim9429 haa
Wllo umulkhayr meeday manay so noqonba 😢
Filimkan madhax noqday ee umul khyr soceliya hadi kale naga dayo plse
Umul kheyrtii hore kusoo baxaysa meesha
Nio riwaayadan baastarsanaa habeena waad soo daysaan haben wd iska daysaan dad baa la socdee sidan wax ka badela
@@Somaliander Raali ahaa da
Umul Khayr funny sidaad u gashay Cabdi shukri waakahelay
❤❤❤❤❤❤
Ma matali kartee kasaaraaa
Umul kher no soceliya qoftan majilikarto boskeydi
Abdullah from southafrica
Xaynoosh awaay. Ruwaayadn kuma arkee
Qoftaan jilintaankeeda ma fadhiyo wlhi
Umul khayr ilahay hacafiyo sida laynoshegay why xanusaneysa
Warya cabdishukriyow hoyadaa duqda lafta dhabarkey kajebisey
Umu kheer tii horaa NonronedTanai waba xasid wayo gabdha cabdi shukri ee mucarad ku naqatay😅😅😅
Dee umulkher c shukrii waa diifaacii jiir teey
Waa run hanaloo soceliyo umulkhayr
Umalkhayr baa rabnaa mayna so noqon
Suleeeqo buuro maxa kuso haya adiga😂
Abaalaawayaal reerkii gabadhoodii ayxooreen u koriyey bay kuximoomboobeen
Hhh ninka codkisu wa caynkee hhh
Nagtan umalkhayr jilaysa ma taqaan sida loo jilo filim mida kle maxay Ku haysataa cabdi shugri
Filimka miyanad la socon wll
Guulaysta tiim qasaa,
Anaiga gabadhan mucarad kuma ihi ee umulkher ayaa ka jilin fican mataqano jilinkii umukheer
😊❤
Asc gabadha soomaaliyeed waa iskumid umulqeer iyo gabadha matalaysa
Sxb umalkhayr ku so celiya filinka
Ayan halgan halkii umul magaadhayse dhantaday kuwacnaydee qof waliba shaqadiisa haloodaayoGAADHIGA NINKII WADI OG EE GARAN HALLOO DAAYI
Ogaysiis Ogaysiis fadlan team qasaal filimka komantiga kaxira ma akhrista karno gafka dadka xushmada xun ee Gabdha ku dhagan reerbaadiyayaasha from puntland
Umukhayrtan anigu waba ku haysta wa gabdh fariida oo kulul halka ka hay jilinka qli ❤
Soomaaliyeey.gabadha.kafuqa.umul.kheyr.iyo.gabadhaan.waa.isku.mid.sidaad.dadka.ugu.dHagtaan.ayaa.taqaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Flimkan inaan nacay u dhawdahay anuu umul khayr la.aanted ma daawan kree😢
Asc gabadha matalaysa Umul khayr ka xishoda fadlan 💖💖
Team umukheyr like saraa❤
Gabadha boska umu qeer kujirto qalbigeda ilaliya waryada
Xaynoosh intuu ka baxay warkiisa lama hayee Umul kheyr waanba ka war qabnaayee Allahana Caafiyo xaynoosh Meel noogu sheega isqgana Mahadsanidiin Cabdi Shukri iyo Teamkiisaba Waana idiin salaamay 👋
Wda wll❤❤
Umul kheyr wllhi wey Qaldnthy 😢
Hodon is kareeb umu khayreey saas aan kaa rabaa jileecii hore kabax umul Khayr ta cusub waa so funny from puntland 👍👍👍👍👍👍🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤣
Please and please Umul khayr keena
Filimkaan qashin buuba noqdaye😂
First one of me
Qoftaan umu khayr
Hodan masha Allah waa lacibka teamka qasaal
Wlh wan jecelahay ruwayadan ee haway caynosh iyo oumoulkher laba ba fixinayse
Umulkhayr flimka ku so baxeysay ayaan halgan jilitanka kuma fcno
Just what I wanted to say i miss umalqeyr walahi
Qofkii 8aad
Sarabaa loogalay cabdi shukri mac
team qasal horay usocda lkn daqiqadaha filimka ino so dheere abdishukriyow❤
Umu kherti hore kafican filinka marki hore mcnaa
Asc walalayaal gabadha umu mataleyso xishmeya
Allah qoftan ayaan halgan miyaa waa wadnaa halgan
@@shukrialioibrahim9429 haa
Wllo umulkhayr meeday manay so noqonba 😢
Filimkan madhax noqday ee umul khyr soceliya hadi kale naga dayo plse
Umul kheyrtii hore kusoo baxaysa meesha
Nio riwaayadan baastarsanaa habeena waad soo daysaan haben wd iska daysaan dad baa la socdee sidan wax ka badela
@@Somaliander Raali ahaa da
Umul Khayr funny sidaad u gashay Cabdi shukri waakahelay
❤❤❤❤❤❤
Ma matali kartee kasaaraaa
Umul kher no soceliya qoftan majilikarto boskeydi
Abdullah from southafrica
Xaynoosh awaay. Ruwaayadn kuma arkee
Qoftaan jilintaankeeda ma fadhiyo wlhi
Umul khayr ilahay hacafiyo sida laynoshegay why xanusaneysa
Warya cabdishukriyow hoyadaa duqda lafta dhabarkey kajebisey
Umu kheer tii horaa Nonroned
Tanai waba xasid wayo gabdha cabdi shukri ee mucarad ku naqatay😅😅😅
Dee umulkher c shukrii waa diifaacii jiir teey
Waa run hanaloo soceliyo umulkhayr
Umalkhayr baa rabnaa mayna so noqon
Suleeeqo buuro maxa kuso haya adiga😂
Abaalaawayaal reerkii gabadhoodii ayxooreen u koriyey bay kuximoomboobeen
Hhh ninka codkisu wa caynkee hhh
Nagtan umalkhayr jilaysa ma taqaan sida loo jilo filim mida kle maxay Ku haysataa cabdi shugri
Filimka miyanad la socon wll
Guulaysta tiim qasaa,
Anaiga gabadhan mucarad kuma ihi ee umulkher ayaa ka jilin fican mataqano jilinkii umukheer
😊❤
Asc gabadha soomaaliyeed waa iskumid umulqeer iyo gabadha matalaysa
Sxb umalkhayr ku so celiya filinka
Ayan halgan halkii umul magaadhayse dhantaday kuwacnaydee qof waliba shaqadiisa haloodaayo
GAADHIGA NINKII WADI OG EE GARAN HALLOO DAAYI