*Deeqa Axmed Geydh l Habeenkii Axdiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @mukhtaar_officiel
    @mukhtaar_officiel 9 หลายเดือนก่อน +13

    Heestan ila caruurnimadaydi ban dhagaysan jiiray xaqiiqdi waa hees iyo badh iga wale caawana diib baan uso xasuustay kuuwa diib uu xasuusan donow wan idiin salamaya iyo kuuwa aay markan ugu horayso dhamaan🎉😢 wa ibliis jacayl 😢

  • @SleepyCat-df7ez
    @SleepyCat-df7ez 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waan aaminoo arrin baan lahayn
    Sida ubad aan dhalay waan eegan jiry 😢

  • @barqaborgi7671
    @barqaborgi7671 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan culus iyo cod culus iyo laxan culus iyo muysig culus iyo erayo culus iyo video culus 👉thanks ❤❤❤👍👍👍

  • @omartallman1801
    @omartallman1801 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux dabiiciya masha Allah ❤

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestani xasuus marki jogay dalkagi Djibouti😭😭😭😭😭

  • @iqriishdahir7498
    @iqriishdahir7498 4 ปีที่แล้ว +9

    Kuwii omana 😒 aragtida san be ku ildogsadan 😭 aniguna anfaca kama oon baxe 😭ayantii waliba wan oyaya😭 😭 axadi maleh raguna💔 jaceyl wa iblees 😭 ayamaha nabsigu gormuu imaan 😭😭 hestan xasuus igu ledahay Wlhi

  • @niciimaxasan6325
    @niciimaxasan6325 ปีที่แล้ว +5

    2008 baan xasuustaa intaan mimari kusoo dirsaday aan ku shaqeen jiray oo walaalahayga yaryarina igadaba barteen

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed1282 3 ปีที่แล้ว +2

    Deeqa geeydh marwalba weey iska faraxsan tahay maanshaa alaah

  • @farxiyoc.qaadir7577
    @farxiyoc.qaadir7577 4 ปีที่แล้ว +7

    heestaan aad iyo aadbee xasuus lama iloowaan ah aniga ooyar ayaan dhageesan jirey 😍 shaqada guriga xitaaaa waanku qabanjirey

  • @nomoretalk7851
    @nomoretalk7851 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maantana oraah
    Aflagaado nacab
    Yey ii aheyd🥺

  • @abwaanshardiid260
    @abwaanshardiid260 3 ปีที่แล้ว +2

    I love this song and miss deka she is my favorite artist's in USA today

  • @ugbaadcismaan
    @ugbaadcismaan 6 หลายเดือนก่อน +2

    2024/03/29
    Kuwi oomana aragtida san bay ku il doogsadan 🥺

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 หลายเดือนก่อน

    Hablihii qalbiga wacnaa ee xalool xaadhna marka aad isku yar cadhotaan jaceylkooda heestan ku cabiri jirey dharkana ku maydhi jirey khamiista mid gabadha meel igu sheega 😢 😂
    Inatidey Deeqa dagan qalbi wanagsan nolow huuno ❤

  • @khadarabdilahi2070
    @khadarabdilahi2070 ปีที่แล้ว +2

    2008 Hargeisa ayaan wlaashay kula dhagaysan jiray

  • @ninwaxbadanog468
    @ninwaxbadanog468 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxa ku xasuusata 2009 Hargeisa gaadhi aan lahaan jirey mar walba aroosyada ku qaadi jirey

  • @nasriin2070
    @nasriin2070 3 ปีที่แล้ว +6

    Habeenkii axdiga balantii adkeed aqal reer galiyo iglaan bay aheed ❤️
    Ma ilawayee ubaax baan guraa soo ururiyaa ku ag daadiyaa 💐
    Kuwii omanaa aragtidaa sanbay ku il dogsadaan 🥰
    Anigunaa anfaca kama onbaxee ayantii waliba waan oyayaa 😭
    Axadi maleeh raguna jacayl waa iblis
    ayamaha nabsiga gormuu imanayaa 💔

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว +1

      Erayadii Abwaan Xuseen Sh Biixi

  • @dhiiboodhalaalbeautysalon8817
    @dhiiboodhalaalbeautysalon8817 4 ปีที่แล้ว +7

    Culimada alliyo kuwa aleesha rugi kuligood ma oga ma ogaan karaan sida amarku yahay xaqiiiq👈

  • @omaraliguedi-ql5ek
    @omaraliguedi-ql5ek ปีที่แล้ว +1

    Xasuus hore ilaa hada waan jeclahay
    9/5/2023💯👍💯

  • @osmanasma1964
    @osmanasma1964 6 ปีที่แล้ว +5

    woo nice song 😍💏💑🖒❤💯

  • @hodmangaraad6071
    @hodmangaraad6071 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus wlhi inan edaday dhashy oo nimco aadan halas layidha ayaa qaadi jirtay anigana ibartay warqad ayan ku qortay ana wiil aan daris ahayn ayaan baray😂😂😂

  • @hanady3509
    @hanady3509 4 ปีที่แล้ว +6

    Kuwa uduga foox ka ogaal warama Kuwa eegayee xidigaha wax tirin
    Culimada alliyo kuwa aleesha roga kuligood ma oga ma ogaan karaan siduu amarku yahay

  • @mawlidyowlac1244
    @mawlidyowlac1244 5 ปีที่แล้ว +3

    Nice deeqa

  • @saeb7257
    @saeb7257 ปีที่แล้ว

    Deqa macaan edoo

  • @ikranhussen8296
    @ikranhussen8296 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢

  • @umuilyaaz2395
    @umuilyaaz2395 ปีที่แล้ว

    heestan waxa dhageysan jirtay habadey mcn anigoo yar 2009kii oo wxay dhegaysanjirtay markay dharka maydhayso anna ilaa berigaa wan xiiseyn jiray wxan raadiya 12 sano kabacdi waniga caawa helay

  • @queensou8108
    @queensou8108 5 ปีที่แล้ว +3

    😍😍😍❤❤

  • @zuberabdi7560
    @zuberabdi7560 2 ปีที่แล้ว

    xasuus stil waching 13/03/2022

  • @abdifataxyare1970
    @abdifataxyare1970 ปีที่แล้ว

    Heestan 2009 ayay shidnayid

  • @morganhassan2312
    @morganhassan2312 6 ปีที่แล้ว +5

    Heestan sxbtay aya iiso tirday 2013 marakan xumeyay xasuus

    • @luckylizhane9049
      @luckylizhane9049 5 ปีที่แล้ว +5

      Oo hada ma faanbey katahay inad gabar walsha ah inad xumeysey waliba sii shegeysa Wale wadba iga damiir ficantahay Wale adokale adun kudulnool sorry hdlkan hadu kudhibo zxb

    • @sacadabdi1008
      @sacadabdi1008 5 ปีที่แล้ว

      @@luckylizhane9049 hhhhh

    • @badehali4404
      @badehali4404 5 ปีที่แล้ว

      lucky lizhane douli

    • @luckylizhane9049
      @luckylizhane9049 5 ปีที่แล้ว +1

      @@badehali4404 tnkz bro

    • @abdifatahabdi1349
      @abdifatahabdi1349 4 ปีที่แล้ว

      Neef neef adiga Ta Ku Jeclatay kaa daran

  • @FerhanAbdi-ex8gj
    @FerhanAbdi-ex8gj 10 หลายเดือนก่อน

    Habeenkii Axdiga 35.

  • @foosiyacumar3380
    @foosiyacumar3380 3 หลายเดือนก่อน +1

    20/6/2024 💔💔💔💔