Horta waa naxdin lkn yey cidna ku eersan nin kad wax udhashay ii aydnan kala go ay xitaa kafajignow oo waxba hakuqoran waa figradayda way kugu dhacde illahey haku dharabsaro lkn qaladka adigaa leh runtii 🥹🥲 allaha kuu saqiro calfo mayo asna illahey uma naxariiste
Been badanaa America hanti intaa leag guri dhexdii waraaqo la isku saxiixay la gulama wareegi Karo sheekada add sooqaadeysaan macquul in ay tahay iska soo hubiya. Xataa wadakeena ka ma shaqeyso marqaati la aan iyo nootaayo la aan.
Mayna mareykan joogin waxaas oodhib ahi siduu ugu dhicikaraa subxanallah
Wallahi Xayawan Xita Kama surtaqasha waxa dadka Qaar sameynayan‼️ Lakiin Alle Dhàalimka Wu qabanaya
Weligeed lama sheegin ama waa one in a million nin Soomaali oo naag curiyaan ka helo oo guursada oo wanaajiyo.
Gabadh somaliyeed un ba wanaaga laga helaa si kastuu u xunyahay ba ❤❤❤❤❤
Wa sanbacad haduu ilaahey kaga so celiyay na carabiyada yeysan ku sixrin
Abdiqadiroow Fadumo Tuur waxaan masii wadikarnee 🙈🙈🙈🙈🙈
Abdiqadir hurey o soco wll
Waan naxay wllhi subnaallah
Ax ax ax SubxaanAllah
Ilaahayow iyado wxeda kaso ceshety dhamee
Kla bar ayey imaree
May may
Allaha Cabdiqadir Dhibadanaa Ma adaa iska kayleh kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂
Matag baa i qabtay naxdin darteed 😭😭😭😭
War dalkaan maxu ladagi la.ayahy ba laleyahy
Dibka Naheysta waxay Marka Dib kuhelo Alle Albaabkisa Magaraacan, Alle Dhulmanaha Ducadisa Dagdag bu Uaqbala😭
Ax ax 😢 alla xanuun badanaa
Salam aleykum shekadan waxey natusesaa in ay dumarku aney aqli Lahaina mana dhegesaneyo
Inaalilaahi wa inaa lileyhi raajicuun dadka qaar baad moodeysa dhiig binimaadanimaba ku jirin
Qiso xanuun badan weeye
Wa qiso xanuun badan . Manta wan naxay , way kaso cesha taay malkedi . Wan ku wareeray qisadan
ma nin ayaa la aminaa acudubilaah 😢😢
Inalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun
Nin waa kaso kle lama arko xitaaa
Faarax adoo caafimaad qabo lafahaada uga baxsan wayday ado cuuryaana maxaa kuugaynaayo 😢
Bakhti dil nin somali
Anaka😢😢😢
Ragow wan cebesanahy runti
😊😊😊😊😊😊
Tan waali baahaysan
Walaahi waxan maqlijirey qofkani dhiig iyo uustoona maha
Jcl beel ma kasa jcln kara duliga
Faadumo. Ninka. InAy. Soo. Ceshato. Way. Ku. Khaldantahay.
aad iyoaad
Faarax mijo baasto naxariis haka sugun ani waan ogaa inuu dan leeyahay tan 10 caruura u dhashay ayeeykaga, cararaan qadarta
Waji male allow hano jabin😭
Wll dad fiicaan ayaa kujira kuwa gabdhaheena Soomaaliyeed niyada ka jabiya waa kuwa ALLE IYO RASUUL ka furtay.
@@mohamedahmed4511 wlh waa run aniga waaba yabaa marka maqlo nin somali silciyay 😢
You should get a lawyer and fight back
Sheekadani waxay kudareensinaysaa awooda saburka iyo dulqaadku leeyihiin hadaad cadhadaada xakamayso ood daacad noqoto
ROYALOW 😂😂😂😂Yaa na soo habaaray
Gabadh😢
Horta waa naxdin lkn yey cidna ku eersan nin kad wax udhashay ii aydnan kala go ay xitaa kafajignow oo waxba hakuqoran waa figradayda way kugu dhacde illahey haku dharabsaro lkn qaladka adigaa leh runtii 🥹🥲 allaha kuu saqiro calfo mayo asna illahey uma naxariiste
Waxasu surtagal maha😢😢😢
😂😂😂😂😂
Aadban uka xumahay inay ragi sas ubateen
😢😢
Faadumo. Ninkan. Mar. Hore. Ayuu. Ku. Furay. MiyaDan. Iimaan. Lahay. MAlahA. Waad. Sirxan tahay
Forgive you, not in 1 million years
Ninkaygi kulahaa. Kaas maninbaa waa Naaru jahannamee. Aacuudu billaah 🤦🏻♀️🤦🏻♀️
Dadnimada iyo dhiirananta wa lodhashaa gbdhn badanki ayada isugysaty
yaaaabkiii aduunka😡😡😡😡😡
😅😅😅😅😅
Kkkkk
When someone is a loser, you’re always a loser
Faarax tuuga nimo kama dhamato cudur ayu kaqadaya
ayagaa dhibka isku gaysta hadana ooyaya ama adkaysta ama ka jooga waaxay saan anagaa calol xanuun nagu disheen😢
Ala maxaa qoyan somali ka buuxda 😡😡😡😡
Been badanaa America hanti intaa leag guri dhexdii waraaqo la isku saxiixay la gulama wareegi Karo sheekada add sooqaadeysaan macquul in ay tahay iska soo hubiya. Xataa wadakeena ka ma shaqeyso marqaati la aan iyo nootaayo la aan.
BEEEEN GURIGA MEEL BAA LAGU SEXEEXAA