Deg Deg RW Xamze Oo Shaaciyey In Ay Tahay S/Land M/Gobaleed, Xasan Sh Shirqoolay Abiy Ahmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk❤waa sax MW xasan shiiikh Maxamuud iyo R wasaare Xamse Cabdi Bare cadogiina ha jabo guuleysta Mashallah Somali guul iyo gobanimo gacmo buuxa inshallah ❤❤❤

  • @tebiniyotusmo
    @tebiniyotusmo 9 หลายเดือนก่อน +2

    Itoobiya so mall and
    Guuul guul

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 9 หลายเดือนก่อน

    Good job keep going xamse ❤❤

  • @ahmedcali8798
    @ahmedcali8798 9 หลายเดือนก่อน

    Muuse cid wax ka qaadaysaa ma jirto isagaa u san dheer somaaliland guul waxba yaanu wakhtigu idinkaga lumin

    • @YFC-lo9nj
      @YFC-lo9nj 9 หลายเดือนก่อน

      Ma “somaliland” buu u sareeyaa mise Hargeysa?

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 9 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliduvwaxay tidhaa,dameerka aan guudkiisa saaranahay dhuusadiisu waxba I yeeli mayso.

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhh wariye ka beenbadad kani ma arag wallahi maxaa yeelay waxuu jecelyahay ayuu war kadhigaa 😂😂😂😂😂

    • @hadiya605
      @hadiya605 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 maa aragtay

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 9 หลายเดือนก่อน

    Wigiiba ha Carano waxaanu ku qasbi doonaa inuu somaliland hoos yimaado walhii ithopia ayuu ku meeraysanaayaa walhii anagaa fulinta leh waxba kama badali karo hasan sheekh heshiiska somaliland abii waa gulayste wlahii
    Guul ithopia iyo somaliland ❤❤❤❤

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 9 หลายเดือนก่อน

    ⛔️ ⛔️ ⛔️ War DJIBOUTI ha la iska ilaaliyo inta MR. GEELE uu madaxweyne ka yahay danger ⚠️ ⚠️ ⚠️

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 9 หลายเดือนก่อน +5

    Waa run tuulo ayuu maamula muuse

  • @GuledAxmed-zs7pt
    @GuledAxmed-zs7pt 9 หลายเดือนก่อน +1

    #Garaad TV
    Runta & beenta kala saar

  • @ahmedcali8798
    @ahmedcali8798 9 หลายเดือนก่อน

    Garaadlaawe somaaliland guul

  • @ETHIONEWS-i6f
    @ETHIONEWS-i6f 9 หลายเดือนก่อน

    somaliland ethiopiaa guul

  • @ABDIKANISHARIF
    @ABDIKANISHARIF 9 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @AHussien-j4r
    @AHussien-j4r 9 หลายเดือนก่อน

    Uu ciyey

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 9 หลายเดือนก่อน +1

    oday tuulo haystaa lughaya iyo saylac maaha tuuladiisii mana bixin karo

  • @DahirDouhour
    @DahirDouhour 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wwwww 🎉🎉🎉❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹🇩🇯🙏

  • @nasraismail6061
    @nasraismail6061 9 หลายเดือนก่อน

    Etiopia dandasi toos ah beey, kuwaada? Somaliya

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 9 หลายเดือนก่อน

    Badda dheh biyaha waxaa layidhaahdaa kuwa wabiyada, dooxyada, durdurada iyo durdurada wariyahan afsomaliga mayaqaaniin miyaa?

  • @AadanFaarax-rs1br
    @AadanFaarax-rs1br 9 หลายเดือนก่อน

    Hadaanu nahay ummadda soomaaliyeed Iskandaa Badayada oo Uma ogolin bada jabuuti inay itoobiya Iskandar soo gasho waayo was bad soomaaliyeed

  • @XaawoCali-m1g
    @XaawoCali-m1g 9 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 9 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya 🇪🇹🖕Bad Ma Lahan Illaahna Ma Siin Muuse Biixi Iyo Isaaqna ma Siin Karaan Itoobiya Bad.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 หลายเดือนก่อน

    Kidaab ina xasan dhiiqo beeneta umada kadaaya keligii taliyaha jabuuti waa ninka rogaya soomaaliya isagoo usoo maraya xasan dhiiqo😳

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 9 หลายเดือนก่อน

    Muuse Baahi Ma Aqliguu Ka wasanyahay

  • @abdirahmanhassan6056
    @abdirahmanhassan6056 9 หลายเดือนก่อน

    Beenaleh xasan qoslaye kenya wasirka duurjogta aya qabialy badhyo culus iyo QDw xasidiin 😂😂😂😂😂

  • @MimilakiHussein
    @MimilakiHussein 9 หลายเดือนก่อน

    0:11 😮

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 9 หลายเดือนก่อน

    QAWARIJTI SHABAB ISKU DHIBAY DAWLADA AYAGON DHAQAN CELIN LA MARSIN AYAA JAGO SARE LOO DHIBAYAA TASI DAWLADA QALAD WEYN KU TAHAY WAA HIIRSHABELE DULMIGASI LAGU HAYO QABILKA MESHA AY KA MAREYSO

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 9 หลายเดือนก่อน

    Muxuu hayaa kulahaa ithopia waanu la dagaalimi doonaa iska dheh somaliland baanu la dagaalamaynaa habadalina Warkee 😂😂😂😂

    • @Phinksa
      @Phinksa 9 หลายเดือนก่อน

      Go🐎joogcade

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 9 หลายเดือนก่อน

      @@Phinksa diyaar insha allah waa kii kheyrka iyo aqoonsiga inaaha allah diyaar baanu u nahay dhimashada somaliland walhii

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 9 หลายเดือนก่อน

    Waligiinba hadla anagu ficilka waanu naqaanaa ku xumayn somalia aanu ku xumaynu ayaanu u hirgalinaynaa xataa bilash ayaanu ku siinaynaa walhii waxba kama badali kartaan turkey baad la cararaysaa wax hakuu qabto dee waakaase xataa dj boutique hakuu qabato walhii

    • @abdiqadiraden1335
      @abdiqadiraden1335 9 หลายเดือนก่อน

      WAR. ANAGAA WASNA. SOMALILAND. DHUL. ISAAQ LEEYAY SII DEE
      AWDAL RAG BAALE
      ABAARSOY

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdiqadiraden1335 hadaad xiniinyo leedahay halkan igala hadli maysid ee markaan fulinaayo ayaad ila hadli doontaa anigu sida dumar ma caytamu ee waxaan aqaanaa sida wax loo fuliyo ficilkiisa mida kle hadaad nabad ku joogi waydo dhulku ma guuro ee dadkaa guura

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 9 หลายเดือนก่อน

    Matadii dhamatay oo idinku daashaye wada hadla oo heshiiya qube iyo qaboow baan ku dalnaye iyo tahriib noo tudha alena ka baqa dhiig waa xaran

  • @libanhashi7743
    @libanhashi7743 9 หลายเดือนก่อน

    In dagad lasiiyo bataatanba maha tan somaliland kabax anaa ku siinaayee waa khalad

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 9 หลายเดือนก่อน

    Biyaha badda Somaliland maxaa kadhigai biyaha Somalia.dee faqashtu weiku waasheen Somaliland.Somaliland wei kirein aqoonsina wei heli.maxaad samein doontaan you terrorists?

  • @abuismacil6648
    @abuismacil6648 9 หลายเดือนก่อน

    Xamse waa miskiin xasan u shaqeeya

    • @hassanaliharbi8587
      @hassanaliharbi8587 9 หลายเดือนก่อน

      Wat u mean HE is prime minister right??that's his JOB ,,,,lol

  • @Ahmed-i5n8o
    @Ahmed-i5n8o 9 หลายเดือนก่อน

    Broadcaster u r tilling a laying news u r evil shaa broadcaster u r shaa believer of iran 😂

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 หลายเดือนก่อน

    Xasan gurguurte weligii ma wuxu raadinayaa ciidan debedeed oo wadanka difaaca ciidankii wadankana ku xasuuqay koonfur

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 9 หลายเดือนก่อน

    Xayawankas hawiye xasen tukgas foshoxun dilla xasen xollo dayukas tukgas foshoxun dilla

    • @Phinksa
      @Phinksa 9 หลายเดือนก่อน

      Ormo afsomali bartey

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 9 หลายเดือนก่อน

    HAWIYOW WAXAA IDIN DHIMAN KELIYA INAAD QABIILKA DIIN KA DHIGATANKOLAY ASALJINA YAHUDI MADOW AYAA EHEYDEEN BANAA KA AYAA IS KEENTEN.

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 9 หลายเดือนก่อน

    Beenaale beenaale dhalay qashin

  • @King-lp1my
    @King-lp1my 9 หลายเดือนก่อน

    Dameer ciyey hada ma hargaysa tuulo noqotay?
    Calaamadaha aakhiru sabanka waxa ka mid ah ogaadeen
    Itobian CID ku caayaya
    Hada waa reerka keliya 93sano itoba oo qudha maahe macal kinya gumaysato ee ku faraxsan
    Inay kabo qaad noqdaan
    Ogaadeen waa reerka malas geeridiisa bacadka utaagna 7casho e lahaa ma dhim
    Jigjiga amxaaro aya qaadatay
    Intaas o dhan iyado ninkan degaankisa ka jirto sidu cid kale u eedayn karaa?
    Degaankisa ayaa arin u baahan
    Hadii kale dameeruhu ha iska ciyaan
    Warka aad sheegaysa been bu u badanyahy
    Bada iyada ku jabte
    Hawadana qadar ayaaba idinku furtay ina muuse idinka gacan sareeyey
    Marka beenta ku noolada
    Ileen run ma waajihi kartaan e

    • @Phinksa
      @Phinksa 9 หลายเดือนก่อน

      🐎🐎 goojacade

    • @YFC-lo9nj
      @YFC-lo9nj 9 หลายเดือนก่อน

      Isaaq, haduunan u nacamleen lahayn gaal futo cad (ingiriis), mid futo madow (xabashi) baa loo hubeen lahaa.
      War Nabi Maxamed SCW ku sali, oo dad kaaga ka mid noqo.
      Bal meeshaad dowladii kacaanka ku gaadhay dib u eg iyo silica aad ku jirtay 32 sano.
      Subxaanalaah.