FILMKA XAARANTA BISHA RAMADAAN KA FOGOOW XAARANTA RAMADAN DHAMAATEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
    • Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
    • Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

ความคิดเห็น • 20

  • @kkfldlldkkfldlld4539
    @kkfldlldkkfldlld4539 3 ปีที่แล้ว +3

    5;09 sooraan hada ma xalalbanu hayna😂😂😂😂😂😂

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +2

    Sooraan iyo Jawaan 😂 😂😂 😂

  • @CabdiqaniModobe
    @CabdiqaniModobe 3 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @engsaedahmeddarejo8135
    @engsaedahmeddarejo8135 6 ปีที่แล้ว +3

    Hada kuwa soomana ma oga
    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @saacidcabdigaab3703
    @saacidcabdigaab3703 ปีที่แล้ว

    Baastada cunoow halibka ninkaan leh hhhhhhh aloo kuunaxariiso

  • @yusufmohamed1250
    @yusufmohamed1250 6 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhh aad uma somani

  • @jamacabdi6630
    @jamacabdi6630 6 ปีที่แล้ว +2

    markaan baasto cunaayo, jawaan baan dawadaa' lols, watching him eating makes me eat more like him...

  • @mounamounamoussa4363
    @mounamounamoussa4363 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismacilmaxamed7181
    @ismacilmaxamed7181 3 ปีที่แล้ว

    Waw

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk

  • @axmedjama859
    @axmedjama859 8 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @ccasiiskayse328
    @ccasiiskayse328 6 ปีที่แล้ว

    zxp yaasin ragan rag lala heshinkaro mahe mxd cidhibtad Ku haysay ugu hayn weyday zxp waa lava fatal

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +3

      Sooraan iyo Jawaan
      Magacooda oo kaliya ayey dadku ka helan
      adna waxad leedahay balbaladhshe aya cidhib ku qaban kara
      Hadalkooda iyo Afsomaliga ay hayaan ayey guryo ka dhisteen oo London UK ku tageen heer ayey gadheen nimankani adero

  • @naimamahmud7135
    @naimamahmud7135 6 ปีที่แล้ว +1

    Akhas siday u cunayan ayanka waswisay

    • @ninbanaandegay7132
      @ninbanaandegay7132 6 ปีที่แล้ว +3

      naima mahmud
      Dumar baad ka tahay meel
      Rag wax ku cunayo
      Ku waani waa sahalo waxoodu
      E Ciidan wax cunaya wali ma aragtay

    • @naimamahmud7135
      @naimamahmud7135 6 ปีที่แล้ว

      Aar Siciid inadeer ragu sidan waxba uma cunan

    • @hassanhussein6592
      @hassanhussein6592 6 ปีที่แล้ว +3

      In laga wiswiso waa ujeedada laga leeyahayba riwaayada weelka iyo baastada biyuhu dhex cararayaan ee cad iyo qaabka loo cunayaba waa dhibta haysata xaarancunayaasha

    • @sultanhanga
      @sultanhanga 6 ปีที่แล้ว +2

      naima mahmud DoqonYaY Waxn aktarin weye

    • @asadlionish
      @asadlionish 6 ปีที่แล้ว +2

      Anuu waxaan layaabay digsigu yaraa oo haddana waxa ku jiraa badanaa kkkk