daawo guusha somaliland muuse wuu kadhabeeyay aqoonsiga waa saxiixaya & iskaashi militariga itoobiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

ความคิดเห็น • 28

  • @abdurahmanjama1645
    @abdurahmanjama1645 3 หลายเดือนก่อน

    Wakaas caqliga iyo sida ay u fikiraan iyo sida ay u hadlaan markey qaadka aad u soo cunaan. Maashaa Allaah!! Waxaasaa marqaan ah.

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 3 หลายเดือนก่อน

    Iidoorow Laacaano Samir iyo Iimaan Allaha idin ka siiyo

  • @Sirad47
    @Sirad47 3 หลายเดือนก่อน

    Midnimo midnimo midnimo ayey kaga dhegtay mana garanayaan meel loo maro iyo hab looga shaqeeyo.
    Adeer qastigiinnu maaha midnimo Soomaaliyeed wixiinnu waa qas,kharbudaad iyo xaasidnimo soomaaliland la daba socotaan.
    Adeer iska samra Somalilantagtaye Allah ha idinka cawilo.

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 3 หลายเดือนก่อน

    ingriiskaad dhabarka ku xanbaari jirteen waa lahayaa sawiradii black and whiteka ahaa

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 3 หลายเดือนก่อน

    Aqoonsi Aqoosi Inta Cirku idiin jiro buu idiin jiraa

  • @FarhaTresor
    @FarhaTresor 3 หลายเดือนก่อน

    Ictiraaf la waaye
    Sideed yeeli

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    Nagtan waa nag edeb daran lasaanod mah I yadah leh idor Qadhmun waxay wax ku fahman waa xabadah

    • @Sirad47
      @Sirad47 3 หลายเดือนก่อน

      Ku qaraar ka daba qayli Isaaq ilaa qiyaamaha. markaad gaadhi wayday waxna qabsan kari wayday.

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 3 หลายเดือนก่อน

    Basaasiin iyo oromo afka soomaaliga baratey 🤡 soomaaliyey haku kadsoomin 🤡🤡

  • @abdikarimfarah780
    @abdikarimfarah780 3 หลายเดือนก่อน

    ADIGUBA SAWDIGII TUURTA KUSIDAY MAAHA!!!!

    • @Sirad47
      @Sirad47 3 หลายเดือนก่อน

      Turtu waa dhawdahay adiga wabiga ayuu kaaga tallabi jiray, maantana waad doonaysaa inuu kuusoo noqdo.

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq 3 หลายเดือนก่อน

    Raggu markuu jabo waxaa lagu gartaa Dumarkaa hor carrara

  • @mohamedadammohamoud1972
    @mohamedadammohamoud1972 3 หลายเดือนก่อน

    Yaan Laydin Qabiileyn Intiina Somaliland’er ka ah Qaranimo Hoos yaan la’idiin dhaafin 😅

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 3 หลายเดือนก่อน

    Aqoonsigu waa interest 15 sanadood ayaad lahaydeen hal aag ayaa petrol laga qodayaa oo aad Ku habsanteen musuq maasuq sidee Ku helaysaa wax hawl yar

  • @FarhaTresor
    @FarhaTresor 3 หลายเดือนก่อน

    Waryaadheheen
    Waar qofku haduu
    Waasho illeen lama
    Karo
    Ictiraaf maahee
    Waxan ay doondoonayaan waxa
    Weeye gumaysi doon

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 3 หลายเดือนก่อน

    Sida kubada in loogu ciyaaro soomalilan waxa keenay inay raqiis yihiin dadna ugu liitan diciifna yihiin soomalilan ayuu arkay itoobiyana teedii ayaa haysata

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 หลายเดือนก่อน

      Isaq land aqliga halas waye wayo waa dad cuqdaad qawo wiligod beyn ku nol riyo ku jiran

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 3 หลายเดือนก่อน

    Midkani ma ahlu qubuur baa? Mase marfash baw dulfadhiyaa?

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    Doqon idor hoyadadih iyo somaliland bah was ina gumed idor waxaa ku cilay waa ragih kah so cayriyay lasaanod bah kah so horeyah doqon idor kan waa hegoh oromoh

    • @Sirad47
      @Sirad47 3 หลายเดือนก่อน

      Cadhadaada ku baqti oromaa kaa gobsan.

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 3 หลายเดือนก่อน

    Hal nin oo Darod ah ayaa Iidoortii afka ka wada wasay.Axmadoow Axmadoow Axmadoow bay ku waasheen.Nacalaa jilicsanaanta idi kaga yaal Tufuuuu.

  • @MustafeSalaad-yg1tr
    @MustafeSalaad-yg1tr 3 หลายเดือนก่อน

    e

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😢😮😮😅😅😅😊😊😊😊

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 หลายเดือนก่อน

    😂😢😮😅😅😊😊😊

  • @amiinaali779
    @amiinaali779 3 หลายเดือนก่อน

    Reer ictiraaf kuwaashay 😂
    Ssc Khatumo ayaa idin qaawisay😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤