Abwan Araale Oo Heley Xisaabta Misaanka Maanasada Somalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Abwaanka Ayaa ku guleystey inuu Helo Qaacidada maansada iyo sugaanta Somaaliyeed.

ความคิดเห็น • 6

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 ปีที่แล้ว +2

    Gaariye ayaa bilaabay misaanka maansada

  • @balbaala
    @balbaala 13 ปีที่แล้ว

    thx for thris video it's a big benefit!
    by the way ,who is singing the intro song?

  • @nadiirhassan5138
    @nadiirhassan5138 11 ปีที่แล้ว +5

    gaariye ayaa helay oo ninka caraale la yidhahda wuxuu sheegii wayay xiliigii uu qoray gariiye wuxuu ku qoray xidigtii oktobar oo cadayn ayuu uu haysta lakiin ninkanii cidii uu yidhi cadayn ayay ii yihiin way ka gabsadeen oo waxay yidhahdeen ma ogiin

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 2 ปีที่แล้ว +1

    waxba taa lagu daalimaayo miisaanka maansada gaariyaa helay ....way qaldanyihiin ama qabyaaladbay kutaageerayaan dadkale caraalaa wax helay ....iyadoo lays hor fadhiyo ninka markhaatiyadii uu qabsaday hadana yidhi yaan lawaraysanin ...inuu beenaale yahay cidwalba way ucadayd ...

  • @mohammedahmed-ix1dp
    @mohammedahmed-ix1dp 4 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan qabaa inuu caraale ahaa ninka leh miisanka maansadaa waayo buug dhan buu qoray halka gaariye 6 sadar ku qoray xidigta October

  • @jamacsalaaad9910
    @jamacsalaaad9910 5 ปีที่แล้ว

    labada abwaan waan dhegaystay dooddii dhex martay waxaad moodaa in abwaan gaariye kalsoonidu kamaqtahay xaga cadaynta waxaad moodaa labada midba hal daliil buu keenay mana jirto cid kala xukuntay