Gabar Soomaali ah oo lagu dilay Kuala Lumpur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @ayanomar8111
    @ayanomar8111 2 ปีที่แล้ว +5

    Inaa lilaah wa inaa lilaah raajicuun Ilaahay ha u naxariisto marti la jecelyahay ilaahay ha ka dhigo ehelkiina samir iyo iiman alah ka siiyo anagana ilaahay gadaasheed nama fidneeyo.

  • @zahraashhajji6252
    @zahraashhajji6252 2 ปีที่แล้ว +2

    Gbdhan wan aqanaa wlh wxn ku noleen malesia 2019 ilaahey ha unxristo cwaa kama sexan kro 😭😭🤲🤲

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto gabadha
    Wlhi way u qalmasay magaceeda dahab ayay ahyd
    Dunidan maanta dadka wanaagsan kuma noolaan karaan

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, allaha u naxariisto walaasheen eheladeedana samir iyo iimaan allaha ka siiyo,waxaan safaaraddeena kaulalumbur ku boorin lahaa in aysan ka harin dambiilahaas,ardayda halkaas wax ka baratana waa iney dadaalkaas qeyb ka noqdaan sidii gacanku dhiiglahaas cadaaladda loo hor keeni lahaa. Voa waad ku mahadsantihiin ka warqabka dadka soomaaliyeed ee ku dulman meelo badan oo dunida ka mid ah, hadii dalkeenu dowlad wanaagsan helo way yaraan lahayd dhibaatada ajaaniibtu dadkeena ugu geystaan meelo dalka ka baxsan.

  • @me__hana_tt1778
    @me__hana_tt1778 2 ปีที่แล้ว +1

    Alah h u naxariisto aamiin

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha uu naxaristo 😥 😢 😭

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha u naxariisto

  • @abdiabdilahi8331
    @abdiabdilahi8331 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haw naxariisto

  • @FadumaCrisaq
    @FadumaCrisaq 2 ปีที่แล้ว +3

    Alaah ya arxam
    Waa gabadheda
    Oo waxan ahay abtiget rumad

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma nin Donaya dilay wll ax ax

    • @fahiimacali9110
      @fahiimacali9110 2 ปีที่แล้ว +1

      samir iyo iimaan alle haydika siiyo😭

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 ปีที่แล้ว

      Naag baad tahay sidee baad abti u noqotay ?

    • @cabdisalaanwarsame9448
      @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว

      Walal qof dumar magaciis ayaa kuu saaran sideed gabadha dhimatey allaha u naxariistee abtigeed ku noqotay, tacsi iyo ciyaar meel ma wada gasho.

    • @FadumaCrisaq
      @FadumaCrisaq 2 ปีที่แล้ว

      @gabar somaliyeed
      See camal aniga aya leh
      Faduma@ waa gabadheyda

  • @yaasminabdirahman8607
    @yaasminabdirahman8607 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxaristo

  • @Mn_9000
    @Mn_9000 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay how naxariisto
    Nacaladna ha ku soo degto
    Gacan ku dhiiglaha
    Ciraaqiga ah.
    🗡🗡🗡

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhalinta uaara gabadhaas lacagba ku bixiya

  • @Qardhawi730
    @Qardhawi730 2 ปีที่แล้ว +1

    Sunbxana allh

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 2 ปีที่แล้ว +1

    Ha qoslinana raga ajaanibta nooh pls

  • @AliOmar-iv5fb
    @AliOmar-iv5fb 2 ปีที่แล้ว

    Waar uga aara ninkaas khashinkaa soomaaliyeey gaar ahaan kuwa Malaysia jooga

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaab