WARKA: Ceebta Ka Dhacday Jigjiga, Aadan Alaale Oo Xog Bixiyey, Jubbaland Oo Gumaadday AS & Xogo Kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • WARKA: Ceebta Ka Dhacday Jigjiga, Aadan Alaale Oo Xog Bixiyey, Jubbaland Oo Gumaadday AS & Xogo Kale

ความคิดเห็น • 22

  • @NourMohamoudFarah-mp7ke
    @NourMohamoudFarah-mp7ke หลายเดือนก่อน +2

    Ahey ah dhiig maleh soamlidu

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali หลายเดือนก่อน +3

    Kaaramara tv waxaan jeclaanlahayn inay wariyayaal idiin joogaan degaanka si,aad uheshaan xogta wadanka❤❤❤

  • @MohamedSaid-eq2tx
    @MohamedSaid-eq2tx หลายเดือนก่อน +1

    Wariki benta🎉

  • @HassanAhmed-sv2tc
    @HassanAhmed-sv2tc หลายเดือนก่อน +1

    Waa baaqigi naga hadhey noo keena han leyno weeyaan sheekadu

  • @MukhtaarDalab
    @MukhtaarDalab หลายเดือนก่อน +2

    Markahore.kaaramardha.TV.waa idinsalaamay. Sababtuu
    Xabashi.wado.4haada.xidhayo.waa sababta .mustafe cagjar ooayxukuumada.uu utaliyo.dhamaantoot.waa.xabashikalkaal.

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan uga xunahay xasuuqii Gabaciise,intii ku dhimatayna allaha u naxariisto intaa kadib
    Waxaan halgamaa Aadan weydiinay inuu wax nooga xuso wixii uu ka ogyahay Xasuuqi Wagaala ee dhacay sanadkii 1984ti ee Kenya Dadkeena ku Xasuuqday

  • @CumarSaciid-d1l
    @CumarSaciid-d1l หลายเดือนก่อน +1

    Sadka dheegasta wllyl sheer iyo laaykata sara

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 หลายเดือนก่อน +1

    Kaaramardha waxaa le qoladii Dadka jeel Ogaden ku layn jirey maxay xasuuq canfar kasheegi saw idinkii Dadka jeel Ogaden ku gumaadi jirey waa kuntii ummada kala gaabisay

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน +2

    Sxb waan idiin sheeganay in Madaxda Kulligooda ay sheegato Somali yihiin Inankaa yar ee qalin jabiyay ayaa looga dhigo doonaa Madaxwaynaha Jigjiga sabab SomaliGalbeed inta dhaanto ay ku sii jeedaan waa kaga shaqaystay arinkanna waa ay ku tijaabinayaan shicbka in laeego inay dhiig leeyihiin sxb Ciidankana walahi waa Amxaaro iyo Oromo laga dhigay Somali inay yihiin xitaa imika Jigjiga waxaa jira xisbi Amxaar ah oo Maamulka lagaliyay isa soo sharaxayana waxaad oo dil waxaa ugu wacan Ilay iyo Cagjar walahi waana in laga hortagaa oo layidhaahdaa waa inay Qof aan Somali dhalad ah ahayn ay kabaxaan isfhexgalka waa lagu soo gambanayaa tabarna walahi malaha lituu boliskana waa ina lawada badalaa oo Somali laqoraa waana talada Somalinimo aan u aragno walahi sxb🙏🏼🙏🏼🙏🏼 Sidoo kale dhacdada Somalida iyo Cafarta yaan la’aaminin Cagjar walahi khiyaanuu wadaa oo Shicibka yaynan hubkooda dhigin ciidan deegaanka ah oo ciise lagarayo siiba kuwa xoreeyay waa in laga dhigaa ilaalada deegaanada xitaa yaan la’aaminib Cagjar ciidan uu keeno walahi waa iga talo maanta Ciidanka Ethiopianka ayaa ka’dagaalamay meeshaas wayna ku jabeen maaha cafarta kaliyaata walahi yaanan layeelin in layidhaah wadada jabuuti tagta halaga baxo oo ciidanka Ethiopia haloodhiibo yaan layeelin walahi iyaguba dhulkooda ma’ogolaadeen in Somali ay sidaa ku samayso walahi foojignaada Somalay maanta cadowgu wuxuu keensaday qof Somali sheeganaya iyagana danagooda fulinaya oo dhiig Somali aan lahayn walahi foojignaada shicibow inshaAllah way jabayaan bi’idnillah guushuna Somali ayaa iska leh walahi waana qasab yaan loo joojin Ethiopiaka SomaliGalbeedna waa in laga fikiraa in dowlad ay noqoto diridhabena waa in la soo celiyaa ilaa Herer qasab walahi InshaAllah 🤲🏼💪🏼🤲🏼💪🏼💪🏼🤲🏼🤲🏼

    • @jamahussein6860
      @jamahussein6860 หลายเดือนก่อน +1

      @@IbiEntertainment Waa Runtaa Guul,

  • @MaxamedAbibmuxumad
    @MaxamedAbibmuxumad หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉 0:07

  • @NourMohamoudFarah-mp7ke
    @NourMohamoudFarah-mp7ke หลายเดือนก่อน +1

    Sida haday kadhacda casimadeeni jigjiga o xamashi katalinayso maxa no male ah

  • @CumarSaciid-d1l
    @CumarSaciid-d1l หลายเดือนก่อน +1

    Guuuul dds guuul dds

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 หลายเดือนก่อน +1

    Amxaaro caabud somali u xoog badan nin gaawan oo hilib geeriin ah cunaya ayaa jigjiga sidaas ku dhex samaynaya waa arin xANuun badan laandheere ogadeen waa kaas somaliyey ogaADA!

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 หลายเดือนก่อน

      Siilka HOOYADA marna Somali oo dhan BA degta dhaha mara ogaden

  • @user-rx8gc2pq1m
    @user-rx8gc2pq1m หลายเดือนก่อน +1

    Jahanama galaay beenta saw lagama jeel gooyo

  • @douffaalihassan8793
    @douffaalihassan8793 หลายเดือนก่อน +1

    GUUL Qomiyada Canfared Inshallah Amine Amine 🤲🤲🤲🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 หลายเดือนก่อน +1

    Waligey been intaa la Eg ma Arag balo ku dagtey beeney waa calaamada gaalinimada maxaa yeeley waxay beeniyeen Ilahay iyo rususha uu Soo direy Markaas waa midaas weeyaan natiijada beentu

  • @CumarSaciid-d1l
    @CumarSaciid-d1l หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx หลายเดือนก่อน +1

    Karamara maxay tahay karamardha baan naqaaane

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t หลายเดือนก่อน +1

    Waa kibir sidee looga ogolaaday in wado Afar haada xaflad lagu dhigto oo laxidho Ma hudheelbuu waayay uu kudhigto xaflada midakale Maamul goboleedada kale ee itoobiya Awood bay uleeyihiin dalkooda oromiya kamadhicikarto kamana dhicikarto Amxaaro iyo cafaba Maxaa bahdilay Somaalida kkkkkkkkk