Ha oran ka ugu wanaagsan. Lakin dheh waa macalin wanaagsan. Amba waxan u arkaa macalin wanaagsan. Kanaalkayga soo booqo hadaad doonayso inaad TH-cam wax ka barato. Mahadsanid walal.
@@abdishakurhussein6564 Waxan uun ka diiday in hal qof hawada la geeyo. Waxay ixtiraam darro ku tahay macalimiinta kale ee dadaalaya. Maxamed waa macalin wacan lakin. Khayr Allaah ha siiyo si wacan buu wax u dhigaa.
Yaa salaam waa macalinka ugu wanaagsan ee Physics dhiga dhamaan dhulka Soomaalida
Mnsha Allah macalinka ugu wanaagsan phy somaliland allah hakaa jasaa isiiyo macalin aqoontaada aad nooga faa iadaysay.
Ha oran ka ugu wanaagsan. Lakin dheh waa macalin wanaagsan. Amba waxan u arkaa macalin wanaagsan. Kanaalkayga soo booqo hadaad doonayso inaad TH-cam wax ka barato. Mahadsanid walal.
@@Waxkasta Anagu noo wnagsanyhy Adeere maxd ugh didaysa macalinka dhiiri galinta
@@abdishakurhussein6564
Waxan uun ka diiday in hal qof hawada la geeyo. Waxay ixtiraam darro ku tahay macalimiinta kale ee dadaalaya. Maxamed waa macalin wacan lakin. Khayr Allaah ha siiyo si wacan buu wax u dhigaa.
@@Waxkasta haa McalimntuH Dhamntod Way ino dadaln Alle Ha karaameeye
@@Waxkasta kanalku waa keee wll
Maclin USES maad dhigin
Mise lama soo galin miyaa.
Waa la dhigay wll from Al Huda Secondary school
macalin ale haku baarakeeyee maya useskii iyobackground radiationkii