Dhulka oo barwaaqa ah baadkii intuu baxay balidiyo jidhaamaha dhulku biyo kusoo rogay bilicdaa ilqabashadu kama baaqi noqoteee bidhaan qurux wanaagey waan ku buseele baryo aragtidaadee naftu baadi doontee burcadii bilneydeee boholyoow awgaa. waaaw best fanaan abdifitah ahmed tacabir and burco is one my favorite city walaahi i wish in aan maalin uu n tagi doono safarkaygii ugu horeeyo soomaaliya burco.
Beryo Aragtidaadii
Naftu baadi doontee
Burcadii bilaydee
Baholyoobay Awgaa...
Home❤
bidhaan qurux wanaageey waan ku buseeleey , baryo aragtidaadii naftu baahi doontee , burcodii bilnaydeey , cf yare farxad ku war bro full respect
Burcadi bilneedey baholoobay aawga
waa hees macaan tuntii waaba ka helay
burcadii belaydeey bohol yoobay awgaa
Yaa salam
Reer Burco aad baan idin Salaamaya Salaan Gobeed from Xarfo 🙌❤
Burcadii bilnaydee boholyoobay awgaa❤
Burco hoygii halganka iyo hooyadii dalka
Xaruuntii Gobolka Raga
15/09/2022
Muqdisho gaar ahaan baar ubax
hotel nasiye qolka No 1
Xasuus wacan 🥰
Abdifitah Tacabir Fankii Fan Ahaa❤️
Burcadii bilnaydeey ❤
Ismaaciil,, you welcome Bro...
mansha allah afkaag cano lagu qabay c/fatax best song
Burco beledkaygiii wanku faanaa togdheer
Great legend buu ahaa abdifatah
Dhulka oo barwaaqa ah baadkii intuu baxay
balidiyo jidhaamaha dhulku biyo kusoo rogay
bilicdaa ilqabashadu kama baaqi noqoteee
bidhaan qurux wanaagey waan ku buseele
baryo aragtidaadee naftu baadi doontee
burcadii bilneydeee boholyoow awgaa.
waaaw best fanaan abdifitah ahmed tacabir and burco is one my favorite city walaahi i wish in aan maalin uu n tagi doono safarkaygii ugu horeeyo soomaaliya burco.
After 10 years matagatay burco sxb mise wali waaye ?
Ankara 2022 khuuriye
Abdifatax yare farxad kuwar abti
Love da song
Abdifatax you can really seng real good :-)
Bees wadani
somaalilanders farxadooda waye
bilal mohamed
Burco gobolkii raga