Bastar doqonaha waye cimraan waayo u dhacdhac badanyay wanu xanaaqaya isgoo gabadh cayay oo hab qaladanku cayay ayuu isagu wxa fudud ku xanaaqaya gob baatin team enjoy specially ayaaniita iyo iman from hargeisa I support all of them
Walhi cimran kibir ayaaniita iney gabar wanaagsan tahay halkaan ka ogow shalay markii ow lahaa ma qabeysato ma shanley sato saan waxkabedel wey qaadatay warqadi waxeyna kujawaabtay waa talo walaalnimo wana waxow arkay ayadoo nuskiis ah wll nimo u qaadatay ayoow aso nin rag ale kadhigay ka cararay waqadi looqoray hhhh ayaaniita waligey waa kuu soo duceynaa in ale dul qaadka kuu siyaadiyo
Mac sor marka adiga dadka cey neysid wad jeceshahay somahan marka tokada laga ar sado wa is xanajiye fur ee baq aamina nag nol thy ayanita ayada maskin waye marki laceynayo wey iska qosle 😢😢 qalbi wanagsan ayey ledahy
Ceeb ceeb ayaa mesha ka dhacday waxaa idinla joogo dad ajanabi ah wax fiican ma aha . Waxaa la isku atagayaa si pesonal ah marka la wada shaqeynayo waa la is ixtiramaa, camera ayaa idinku socoto waa ceeb , wuxuu ahaa barmamij fiican oo isku badaley dagaal , qofka waa in uu dulqaad leeyahay ,imaan wax ka badal shekadan guul ayaan kuu rajeynayaa 🎉 Many thanks Keep going Imaan 👏 👏 👏
Waa istubidh ma naagodbaa maxaa raga ka soo dhexsaaray I hablaha ucaaya dee ha adkaysto markiisa horaa loo yiri wax dheer Dhug ma leh adkayso dhadhan yahow
Dhiman Dhiman markaan dhahayey kan been maan sheegin eeyga bar naaga ah qoraalka uu soqorey part 1 aniga uqadan wayey isla maanta tuu soqorey ma aamaney ahyd duliga aflagaado uu asi bilabin cid aflagadeysi majirto muxuu gabadha uu u aflagadeya haduu asi sida dumarka oo kle xanaqayo istupidka maran waryaaa marka hore jiljileca raga uma ficne sida raga lagu yaqaano isaso.adkey kaftanka sobaro markas dadka soo dhexgal nacasyo aan laga nacasane funking waxid😏😏
Wax kuman baa lobahan yahay ee mxy u cayasa wiilka sabato ah cimran wx run ah bu shagay siday tahay lee bu shegay wiiilkas lkn in wax yar oo aqli ah ay ku qurxiso baa fcnyd
th-cam.com/video/KjxMDu4kRmM/w-d-xo.htmlsi=z-JtZv_oYHaUoIg3
Waakan ciwaankeeda ❤❤❤ 👆🏻👆🏻👆🏻
Asa. Walaal iimaan amiin ayaantan waan yaabanahay maantana yaabkeeyga yaab aa ii sii raacay waxaana goaansaday in qoraal kuu soo qoro maadaama aad tahay nin rag ee gabar masuuliyadeeda qaadi kara dabcan hadalkeeyga waa fahmi kartaa aniga waxaa I dhibaayo in aan arko ayaaniita oo Bohol ku dhici rabata waa gabar yar oo meel qurbo ah joogta walaaloow macaamoow horta salaan iga gaarsii salaan ka dib walaal macaan waxyaabaha qaarkood dan kuuma aha maanta si cad ayaad u qaabneed labada muuqaal aa duubtayba cabaayada waa qafiif surwaalkana si xun ayuu kuugu dhagnaa walaaleey macaaneey super women aaba eheedee maxaa ku helay degnaashihii aqlaaqdii xigmadii waxii dhan daad miyaa qaaday abaayo waa ogtahay muuqaaladan in eey yihiin taariiq kaa hari doonta iyo danbi aan dhamaad laheeyn abaayo qof muslin aa ilaahay kaa dhigay oo qiimahaaga waad ogtahay xikmadna waad u leedahay ee ha ilaawin inaad dhoorto jirkaaga ilaalisana aqlaaqdaada waa aragtaa gabdhaha kaa waaweeyn sidee isku dhooraayaan hadii xitaa kuwa fasahaad ah aad aragtid adiga karti iyo awood yeelo waligaana inaad qof fiican isku badashid ma ahee qof xun ha isku badalin intaad nooshahayna sidax wax ka carar... balwad iyo maalayacni iyo qaawanaan inta aad nooshahayna sidax wax ku carar oo dagdag ku gaar ... Wadada Allah swt iyo cilmiga diiniga iyo dunyawigaba iyo waanada waalidka wanaagsan ... Adigoo raali ah iga qaado waanadan
Imaan farintaan ayaanita iga karsii abayo sii kasto utahy qof dulqad ama uxitarma badan thy ha ogaalan in Mel bulshado kubadantahy lagugu bahdil sababta dadka oodhan waxey arkan uuna dholcdeenta ogalaye ma oga waxd qalbikag kujira indadka wanjiso ma xuma ee qof kasto qimahaga karaneyan inaad kafogta ayaa larab teyda kale Queen qosolka inuu kubato lama bahna rag dhexdood marwalb qimahag uuna karo huno thanks from Queen 👸 ♥
Wllhi waa run hadalkaagasi Waxey dareemi kro alle ogeh intaana waxay uu dhoola cadanyaaa yaan lagu dareemin oo frxd ku dhaaf isleeday lkn qalbigeeda ayuu sameyn kuyeelanyaa erey walba gabdhan maxuma ii rgg laga dul Bahdilo waayo waa gabdh wey Qalbi jilicsantahey 😢
Waxan kaftan le waye cimran xanaqa joji adbo gabadha wa caysey weyna ku ixtiramtay hadaysan dulqad lahayn isla malintii wey ku cayn lahayd ayaaniita wa gob wllhi 😊
Imaan adiga gabadha dadka qaar aad kusoo dhiseysid iska dhaaf oo gabadha kudul wareeg waa miskiin ixtiram bdn afgaaban happy iska ah hadey sida ayada dad u ixtirameyso aysan u ixtirami karin dadkas ha iskukenin nio waa inad naftirkaa adiga imaan ah aad fahantaa gabadhaas dadka ixtiramayo io dadka kle maba uqalanto gabadha sidaan nio sidan wax kabadal naftirka uilaali qaligeda yan hosta lagu aflagaden waqti walbo garabkeda taagnow 😊
Bastar doqonaha waye cimraan waayo u dhacdhac badanyay wanu xanaaqaya isgoo gabadh cayay oo hab qaladanku cayay ayuu isagu wxa fudud ku xanaaqaya gob baatin team enjoy specially ayaaniita iyo iman from hargeisa I support all of them
Walhi cimran kibir ayaaniita iney gabar wanaagsan tahay halkaan ka ogow shalay markii ow lahaa ma qabeysato ma shanley sato saan waxkabedel wey qaadatay warqadi waxeyna kujawaabtay waa talo walaalnimo wana waxow arkay ayadoo nuskiis ah wll nimo u qaadatay ayoow aso nin rag ale kadhigay ka cararay waqadi looqoray hhhh ayaaniita waligey waa kuu soo duceynaa in ale dul qaadka kuu siyaadiyo
Ayaan qofkaan ku ixtiaamin ha ixtiraamin please wll waku saxanthy abyo wayo qaniinyo qaniinya kafujisa hala adkeesto noh 😮😮😮
Ayaniita wa gob gobdhashay😊
Allah is one❤
Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad❤❤❤❤❤ salalaahu calayhiwasalam❤❤❤❤ salalaahu calayhiwasalam❤❤❤❤ salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam salalaahu calayhiwasalam ❤❤❤
Team enjoa ka saraa cunugan naacaska eeh ee cimraan la dhahayo
THE REAL SUPER IMAAN AMIIN😊😊
Ifrax iyo musa jcylkoda caajisu noqdy barnamishka ka reeba 90ka calaa cal mute ah marabne dadka kle shidan 😂 najma neh rag badan rabaa safka ku baty iyada neh is boojenosa 😅❤
Walalayal mxad ogatiin qof walbo intu dulqadkisu laegyahy ayan guushisu tahy illhey Qur'anka wuxu ku leeyahay إن الله مع الصابرين m.a allah walsheena ayan wax walbo oo ladoho xaga fiican ayay obadalaneyse m.a wax walbo oo loarku wax hadi aad xaga fiicn oo badasho wxu nooqdha wax fiicn
Hadey ayada xaga fcn wax ka eegto ayada kolked hadey wax ficil ah aysameyso mise hadal ficil ah aykuhadasho xaga wanaagsan lagama eegayo miyaa micnaha waa laxanaqa 😢waxas waa ixtiram daro
@@deeqodeeqo7311
Waba aragany somaahan war xiita warqada maysan turin gemkan iyo ki kahoreyee war dadku maislasina sidha 5 faar okalee😮
Allah is one
Dardaran nin Weyn nin❤ehel din ah my slman injoya ❤❤❤❤from mama qaliji ool sln sare ❤❤❤❤❤
waa ku taageera Horey usoco walalkey imaan amiin 400k 🎉🥰coming soon iinashaallah 🥰🥰🥰
Mac sor marka adiga dadka cey neysid wad jeceshahay somahan marka tokada laga ar sado wa is xanajiye fur ee baq aamina nag nol thy ayanita ayada maskin waye marki laceynayo wey iska qosle 😢😢 qalbi wanagsan ayey ledahy
Asaga marku dadka caynayo wuisla fcn yahy 😂😂😂😂
illahay cfmd khyr Qaba hakusiiyo Maariya I.a
Real wllhi nin aa lawada heesan waye🥺🤤Aaminadiiza le udaraN wu ilashan wu dhowrana❤❤
Maskin waye ayanita ❤❤❤
Qaybta sadexaad igu soo casuum broh
keep going wllkey imaan❤❤❤
Imaan ayaniita noo soo rali gali plzzzz wllky
Iman wll hadad aqriso comantiga setahy ❤🥀
Na aynee wa qawantahy😢plz qafif wye
Jah iiman iyo ayaan❤
Team enjoy idin jclhy dhmnn siba imaan iyo ayaniita iyo enjoy iyo amina
Ayan is not easy 😂🎉
Aqas cunugaan cimraana maxaa kaqaldan hush waryaa kaxishoo gabadha wax lagu kaftamo io wax kalaa jiree 😢😢😢😢
Waa bacaac doqon ah waxa oo la jareynaayo waa qalad oo gabar maskiin ah ka galay😢😢😢
Kkkkkkk amina gacan fudeed wlhi waxeda dhn waa funny kulha mdxa kasaari hhhhhhhhhhhhh ar amina🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣nolow huno
Ceeb ceeb ayaa mesha ka dhacday waxaa idinla joogo dad ajanabi ah wax fiican ma aha .
Waxaa la isku atagayaa si pesonal ah marka la wada shaqeynayo waa la is ixtiramaa, camera ayaa idinku socoto waa ceeb , wuxuu ahaa barmamij fiican oo isku badaley dagaal , qofka waa in uu dulqaad leeyahay ,imaan wax ka badal shekadan guul ayaan kuu rajeynayaa 🎉
Many thanks
Keep going Imaan 👏 👏 👏
Wow amazing keep going 🎉🎉😂❤❤❤❤
Cimraan gang buu iska dhigayaaa😂
The message to cimran 😂😂😂😂
Iman please Translate for this girls
Ayaaniita yarey adigana qosolka aaad isku dhibeysid intaad iska dhaaftid naagahas io nimankaas qofkii afka kula sogala ha usujuudin taarikh udhig hooyadaa madhalin iga dhaaf miskiinimada teeda kle kan cimraan ladhahayo siiba iskaaga fogaw waa nacas rabo sumcadaada io sharaftada dilo naya abadan amaan sii waxad faa ido ku qabtid majirto waa doqon rabo markasta inuu ku aflagadeyo bilaa ixtiramna ah wasqa ciilka iga hayo aniga hadaan ahan lahaa maanta asigoo cfmd qabo halkas kama tagi lahyn asiga lkin sorry 😞
Aad io aad wllhi wuba ixanaaqa asaga quraan mu aqrinaaye 2 partita uf 😢😮
Team enjoy iidan jclahay
iimaan😅Alright dhiig baa ka keentay badal ku samee
Qalad weye inaaat qofdaan caysooo team ejoa San Haag maaxan qofka xaaacaynin waxas walagaficanyahaaa wax lagukaftamo maaxan eee ninkaa ragaa sas haulaakafmin
Asc horta marka koowaad waan idin salaamay marka labaad waxaan jeclaystay inan lahadlo ayaaniita iyo cimraa ayaan wll waxaa tahay gabadh dulqaad badan oo ixtiraam badan bale qof aan uqalmin Hasiin cimraan waxaan leeyahay markaad adi gabadh caayaysay maad ogayn miyaa inay kaa aargoosan karto taamic naheedu waxa weeye markaaga adkayso dumarka qalbigooda waa la ilaaliyaa ama kaftan hakaa ahaato ama dhab hadana waxaan idin leeyahay isdejiya wuxu waa kaftan hore usocda dhamaan tiin from burco
Waxaan maxaa ka qaldan asiga gabdha markuu caaye wuu ku farx Sanaa had muxuu ku xanaaqay
Cimraan xoolo miya asi ino dad cayo wu raba lkin asi wax ladhaho marabo sas masocone
Www les meilleures🎉
Cimran waa ka qaldantihiin waa ninka kaliya naka qosliya Hala raali kaliyo
Qofkan dabecada laheen haduu xanaqayo maxa dumar ka daba dhigay😂
Cimraan wax laga xumaado ayuu sameeyey waxni waa kaftan io madataalo adiguba gabadha waad ceysay waxba meysan kudhihin ixtiraam bey ku siisay wayo hedaysan ku ixtiraami laheyn dadka hortooda kugu dhihi laheyd waxn mxaa usoo qorty lkn adi io doqonimadada ayee waxs ku dhaceen ciyaarta dadka waat ka qasyeen UF hadii aadn xananqaada xakamey karin team iska bax
What happens to him
that wasn't funny he needs an apology
❤❤❤maariya🎉🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Kaftan in u ka xanaqo maha isba u la kaftama sawmaha
❤❤❤❤❤🫶👍🏻
ILAAH. HACASFIYO. MARIA. MISKIIN
Cimraam maxa sas loyelay wiilka kaliya eega qosliyo👑👑♥️♥️😡😡😡😡
Qofka cimraan warqada u soqory waa ayo
Ayaanita
Masha alaah
keep going wllkey imaan
Wn yabee sayid ma iscadeyaa wye mxa kulelka hayo eysan dumrkii xta heynin wnpa ka yaby dawada iska dhaf ku leyhy
Cimran wad dhaqan xumntahay
War bastar wye cimraan
Somaliyeey dhalin yaradani waa is fahansan yhiine ka xishooda
Waa istubidh ma naagodbaa maxaa raga ka soo dhexsaaray I hablaha ucaaya dee ha adkaysto markiisa horaa loo yiri wax dheer Dhug ma leh adkayso dhadhan yahow
Nio carab iyo pakistan intee ka keentan😂
ᴛᴇᴀᴍ ᴇɴᴊᴏʏ ɪᴅɪɪɴ ᴊᴄʟʜʏ❤
❤😮 0:17
Inta gabadha ceyso and dideysa in lagu Cayo soomahan waxa tahay duli
Maqawst matishg Ayaan😂
Dhiman Dhiman markaan dhahayey kan been maan sheegin eeyga bar naaga ah qoraalka uu soqorey part 1 aniga uqadan wayey isla maanta tuu soqorey ma aamaney ahyd duliga aflagaado uu asi bilabin cid aflagadeysi majirto muxuu gabadha uu u aflagadeya haduu asi sida dumarka oo kle xanaqayo istupidka maran waryaaa marka hore jiljileca raga uma ficne sida raga lagu yaqaano isaso.adkey kaftanka sobaro markas dadka soo dhexgal nacasyo aan laga nacasane funking waxid😏😏
Ma,aragtay akhlaaqdu waa muhiim wllhi 😢
@@Bilkheyrcrahman2352 haa walhi ciilka iga hayo mamaleysan kartid warqada uu soqorey lee xitaa wuu xasuusan wayey part 1 video io part 2 aflagado lee soqorey ay iska qosleysey wayo waa qof dulqaad bdn edebdaradiisa tan ayada qortu kaxanaaqaa kwaran waxas waaba nin bilaa ixtiraam ah bilaa dulqad ah bastarka nacaska ah
@@Bilkheyrcrahman2352 wad kucil bahdaay bastarkaaa😂😂😂😂edeeb maqawoo runtiii
@@Fartun20225 Haa ciiluu igu dilay 2 jeer uu gabadha aflagadeye umajeedo lkn ayaan wey ka aarsatay kk dulmiga majecli
@@Bilkheyrcrahman2352 mdkle yaa dahy English igufasir🤣🤣🤣🤣🤣asaga Lee iscebeye sifcn yeshay xpipty gawadha lawa jeer cayee
😂😂😂😂😂😂 muxu dadka wuu aadakaso markaga nacabatahya
Imanaw inyar wiilka cimraan labada shaatiye jaalaha iyo orange iskadaa dheh wah everyday labadaasle xidhani wah 😏😉
😂😂ma aragte bastarka
Cimraan bastar wye
❤❤❤❤
Wax kuman baa lobahan yahay ee mxy u cayasa wiilka sabato ah cimran wx run ah bu shagay siday tahay lee bu shegay wiiilkas lkn in wax yar oo aqli ah ay ku qurxiso baa fcnyd
😂😂😂😂KO 🖐👏❤👉👉
Wasaq dheh cay miyu u reebtay ayan labadi video wu caynaye waxna meysan dhihin hadana wu xanaqa kawarn 😏😏
Wiilka inaa Saa loo caayo maficna cimraan sorry abowe 😢
Asaga lamaba caayine muxuu dumarka kucayayaa suvmbxnlllh😢
Ayaniita so ucaaye kalki hore ma arkin miya asi mawa lacayanbo
Waa laceynaa bastar nacaska waa wax uu asi bilaabey part 1 video waa aflagado hada wuu aflagadeyey sido kle sabab asiga horta sida dumarka oo kle mxuu uceytama dhadhanka waa laceynaa ma ahee timihisa ila cagahisa laceynaa ilaa uu ixtiramka dumarka uu kabaranyo bastarka
Sorry Abowe cimraan 😢 wey kubah dishay lakin dhibmalahan😢
😂😂😂
❤❤❤❤
😂😂😂