Laylinta Banii aadamka | Falsafada Michel Foucault |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 722

  • @NJawte
    @NJawte 4 ปีที่แล้ว +41

    Buug ayaan mar ka akhriyay, "in aad 1000 maaddo mid walba 1% ka taqaan ayaa ka wanaagsan in aad maaddo keli ah 100% taqaan." Mahadsanid walaal Cumar.

  • @saarmedia7662
    @saarmedia7662 4 ปีที่แล้ว +31

    Hadaan wiil dhalo waan kugu magac darayaa insha allah isoo duceeya in illahay wiilal iyo gabdho siciida isiiyo thanks

  • @sahalyare9605
    @sahalyare9605 4 ปีที่แล้ว +202

    My favourite channels
    1: OGAANSHO
    2: GARAADSO
    3: Radio buloxubey
    4: sahanka xogaha
    Isheeg walalow kuwakale oo fecan

    • @mascuudidris1054
      @mascuudidris1054 4 ปีที่แล้ว +7

      Dirisle abdi😂

    • @shuceybmaxamuud8
      @shuceybmaxamuud8 4 ปีที่แล้ว +3

      Dirisle abdi 😗

    • @bathramustaphe5166
      @bathramustaphe5166 4 ปีที่แล้ว +23

      Ogaalka dunida
      Ali khadaab
      Dadwaynaha
      Dhiirigalye
      كلهم ماشاء الله 🤗

    • @ahmedsaqawemaki2766
      @ahmedsaqawemaki2766 4 ปีที่แล้ว +18

      Mubarak Hadi
      Waa channelka ugu fcn dhamaan chanallada somaliyed waa sida aan aaminsanahy Isku day in aad ka faaiideysato

    • @sihaamkhadar2874
      @sihaamkhadar2874 4 ปีที่แล้ว +6

      Suhayb sajid medi
      Dhiirigaliye
      Intakale wll wan wadgnaa

  • @abdihakimnour3096
    @abdihakimnour3096 4 ปีที่แล้ว +4

    Runtii waxyaabaha aan ku raacsanahay waxaa ka mid ah:
    1. soo yareenta waqti waxbarasheedka aadka u dheer, tusaale hada dalka aan joogo ee uganda qaab waxbarasheedkiisa waa 7 sano oo waxbarasha hoose ah iyo 4 sano oo waxbarasha sarre ah oo lagu daray 2 sano oo aad wixii aad ku taqasusi lahayd baranaysid, tusaale hadii aad rabto in aad cilmiga beeraha barato waa in aad barato dhamaan culuumta seyniska ah labadaas sano. laakiin dalkeygii marka aan joogay waxaan arki jiray 4 sano oo dugsi hoose ah 4 sano oo dugsi dhexe ah iyo 4 sano oo dugsi sarre ah markaa ma aysan jirin meel uu ardaygu ku baranayay waxa uu mustaqbalka damacsanyahay in uu diyaariyo.
    2. Dhaliisha kale waxa weeyaan marka aad eegto soomaaliya iyo qaabka wax looga barto waxaad arkaysaa arday jaamacada kasoo baxay oo aan awoodin in uu halmaado oo ka mid ah maadooyinkii uu 4 sano soo dhiganayay aan si wanaagsan uga faaiideysan karin kuna shaqeysan karin hadii danto ka hortimaado, waxaana ugu wacan waxbarashadiisa aasaasiga ahayd oo aan aad u dhisneyn. Tusaale aniga Dugsigii aan waxbarashadii hoose iyo dhaxe iyo sarre ku dhigtay waxa uu ahaa mid wanaagsan marka aad ka eegto dhinaca tayada waxbarashada tusaale dugsiga sarre waxaan dhigan jiray maadooyin badan sida:
    _ luuqada carabiga ah oo aniga aan wax kusoo bartay dugsigeygii hoose dhexe, luuqada carabiga waxaan u baran jiray qaabkan
    ١. النحو و الصرف
    ٢. البلاغة و النقذ
    ٣. النصوص الأذبية
    ٤.المطالة
    ٥. القراة و التعبير
    intaas waxa ay innaga iskuulkeena u ahayd hal maado oo la yiraahdo luuqada carabiga. Sidoo kale maadada tarbiyada waxaan qaadan jirnay
    ١. الفقه
    ٢. التوحيد
    ٣. الحديث و الثفافة الإسلامية
    ٤. التفسير
    Waxaan uga jeedaa waxbarashada aa saasiga ah waxa ay u baahantahay tayo. marka aan fikirkayga ka dhiibto waxaan dhihi lahaa halaga dhigo qaabkan talo ahaan:
    1. Dugsiga hoose 6 fasal
    2. Dugsiga sarrena 4 fasal
    Fasalka hoose halagu qaato maadooyinka aasaasiga ardayga ha dhigto fasalkaas hal sano 2 dii bilba imtixaan halaga qaado bisha 10 aadna imtixaankii waynaa halaga qaado.
    markii uu dugsiga sarre dhameeyana ha galo A level ama Upper secondry Certificate oo labo sano ah taas oo uu ku barano waxa uu rajaynayo in uu barto.
    ka dibna degrea ga halaga dhigo 3 sano marka laga reebo culuumta caafimaadka qaybta qaliinka iyo daawaynta iyo injiniyeerada qaybteeda dhismaha iyo cabirka.
    waxa ay ila tahay in aduunyadu arki doonto qaladaadka ku jira waqtiga waxbarashada aa saasiga ah ee maanta dunida ka jira....
    Waad mahadsantahay
    أخي عمر إشار
    وبالله التوفيق

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 4 ปีที่แล้ว +8

    Ogaansho always motivation with me
    Thank you very much😍
    Have great day anyone...

  • @Amin-zs4ve
    @Amin-zs4ve 4 ปีที่แล้ว +26

    My favorites TH-cam channels
    1.Ogaansho
    2. SuheybSaajidMediaPro

    • @SomaliBusiness
      @SomaliBusiness 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Amin Aminkey - MaashaALLAAH kanaalada afka hooyo lagu hadlo wee bateen. Alxamdulillaah!!!

  • @yuufey1505
    @yuufey1505 4 ปีที่แล้ว +13

    Waan ku raacsanahay👌
    Hal imtixaan ama dhibco yar aad keentay ma ahan in lagu xukumo noloshaada.
    In aad dhibco wanaagsan keento waa wanaagsantahay, laakiin ma qeexayaan waxa aad tahay.

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 4 ปีที่แล้ว +8

    aniga dugsiga sare waxaan dhameye 2017kii ilaa.hda jamacd kuma birin waxna sabb u ah darajada aan.ku basay oo ah 60% waa niyad jabay runtii lkn sandki hore ayaan goansaday inan isdhibin hda waxan joga dalka turkyga insha allah waxn rajenayaa inaa sanadkn jamcda ku biiro
    marka ka hadlo wadnki imtixanada ardada laga qaado waa qeexitaano la xifdiyo oo marmar xitaa waxaa dhacdo ado suashi saxay oo cabiray in lagaa qaldo sbb in sida uu buuga ugu qoran yahay ada uqorin
    sidaas darteed waxaan ku talin lahaa in imtixanada laga dhigo baritano activity IQ iyo waxyabo la mid ah
    asc.

  • @KingHamada1
    @KingHamada1 4 ปีที่แล้ว +29

    Omar akhi from 2016 up to now imadana sarin love commentiyadeda mise ma aragtit Miyaah 😩

  • @arahman3655
    @arahman3655 4 ปีที่แล้ว +107

    Wllhi waan u baahnaa fiidyawgan .
    Qofkii sugayy fadlan like iisaara 👍

  • @jabrafx6112
    @jabrafx6112 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan ahay Macalin Xisaab , waxaana Aaminsanahay in Qofka qabkiisa iyo Maskaxdiisa ay ka qiimo iyo mug weyntahy in aan kaliyo ku qiyaaso maadadaas an dhigo in uu wax yar ka keeno , mana ku dhaleeceeyo , lkn in ay aqriska badiyaan an u jeediyaa .
    Mahadsanid Adigana

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 4 ปีที่แล้ว +39

    WAXAAN FAYLASUUFKA KU TAAGEERSANAHAY IN WAKHTI LU MIS TAHAY IN DHAWR SANO LAGU BARO WAX AAD DHAWR BILOOD BARAN KARTO

  • @ashrafhero2124
    @ashrafhero2124 4 ปีที่แล้ว +3

    1)OGAASHO
    2)DADWEYNAHA Channal
    3)RADIO BUULA XUUBEY
    4)MAANTA
    5)TANAAD
    6)OGAALKA Channel
    7)SAHANKA XOGAHA
    8)MAANMAAL
    9)YISLIM OMAR
    Msha Allah Channaladaas channelo wax tar leh aan maalaa yacni eheen ku dhisan cilmi waxan dhihi karaa maskax
    quudiyaal keep going dhamaantiin & kiwa kalo aan ka tagay ayagana wanaagsan

  • @ahmedabdi14
    @ahmedabdi14 4 ปีที่แล้ว +10

    The first one
    Masha allah wll omar

  • @zakidfarah5752
    @zakidfarah5752 4 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi like weyn bu uqalma allah hakubarakeeyo wll omar inshar

  • @maan4e89
    @maan4e89 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll OMAR 💯
    Mowduuc aad ii Quseeya,

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a akhii al karrim keep going.

  • @بسماللهالرحمنالرحيم-ل4ل
    @بسماللهالرحمنالرحيم-ل4ل 4 ปีที่แล้ว +9

    جزاك الله اخي العزيز.
    Wlhi anigoo wali furin maqaalka ayaan ka helay.
    Mxaa yelay falsaladaha aad baan u xiiseyaa
    Inta ila qabta👍

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa Marka aad Hibadaada garatid Mahadsanid Cumar

  • @anasahmed.4815
    @anasahmed.4815 4 ปีที่แล้ว +3

    Macalinka iskuulka waad igala qiimo bdn thy omar inshaar
    Inta igu raac san 👍 liketa haila dhaafin

  • @ridwaancabdicali2859
    @ridwaancabdicali2859 4 ปีที่แล้ว +32

    Qiso yar baan idin kaga
    Sheekaynayaa markii
    Aan yaraa aad baan u
    Waxbarasho jeclaa
    Waanan maskax furnaa
    Uuladaydii yacni koobaadkaygii iLaa sideedaadkaygii kaaalinta koobaad ayan gali jiray heer wxn gaadhay kursiga imtixaanka aan ku galayo laysku Layn jiray si aan ucaawiyo ardayda mana faanayo lkn xaqiiqo jirta ayay ahayd waxaa dhacday In iskoolkii aan
    Ka tago meel kalena u
    Guurnay iskoolkiina iga
    Khasaaro dhibaatoyin
    Yimiday darteed 2015kii
    Ayaan waayay imtixaankii jaamacada
    Waxan markaa dhiganayay iskool ku
    Yaalla Ethiopia markii
    Horena wxn dhiganayay
    Iskool ku yaalla somaliland kadib waanan niyad jabay markaan waayay jaamacadi reerkayagina wxy yidhaahdeen iska
    Xamaalo sidii baan ku
    Xamaal galay 2015kii
    Ilaa imika sidii baan
    Ushaqaystaa alx wxnan
    Rajaynayaa inan waxbarto sababtoo ah hibo ayan uleeyhy inan waxbaran karo aqoon noocay doonto
    Hanoqotee inan barto naftayda Anfaco bulshadana anfaco inzha allah aqoon
    La barta waxa ugu fican
    Aqoonta diinta islaamka
    Inzha allah waanan baran
    Doonaa hadaan noolahay
    Qisadaa wxn uga socday
    Qofku haduu iskoolka ama jaamacada waayo
    Micneheedu maaha inad
    Tahay saaqid ama qof
    Aan waxba aqoon wax
    Waad baran kartaa waliba wakhtigan aad
    Bay ufududahay inaad
    Wax isbarto adigoon
    Jaamacad iyo iskool
    Midna tagin dhalinta
    Fursada u heshay inay
    Aqoon bartaan dalka
    Hajoogaan ama dibada'e
    Ogow qaarbaa waayay
    Jaaniskaas aad heshay
    Wxn kugula talin lahaa
    Inaad aqoonta diinta
    Aad iyo aad ubarato
    Tan maadiga ahna wixii
    Ku anfacaya ka baratid
    Wabilaahi tawfiiq 🙏

    • @mariam-nw6pk
      @mariam-nw6pk 4 ปีที่แล้ว

      Thank you fo u advice

    • @amal5342
      @amal5342 4 ปีที่แล้ว

      Waad ku mahadsantahay talada insha allah,
      Wll adigana Allah ha kuurumeeyo hamigaaga 🌸🌸

    • @hiboaxmed8440
      @hiboaxmed8440 4 ปีที่แล้ว

      Masha allh
      Sheeko aad u cibro badan
      Ilahay wax khyr qaba ayaan ku waydiinaynaa
      Hamigaaaga ka dhabeee yaanay ku saamaynayn Deegaaan ee hakuu iftiimo yoolkaagu

    • @najmamuhyadin7950
      @najmamuhyadin7950 ปีที่แล้ว

      thnks wll taladaaad nalasoowadaaaagtay

  • @faysaahmed9255
    @faysaahmed9255 4 ปีที่แล้ว

    shukran wllo omer inshar runtii iskuuladu cuqdad nafsi ayuu nagu hayaa wllhi

  • @liirociise566
    @liirociise566 4 ปีที่แล้ว +1

    I love you ogaansh ❤

  • @maxamedcalimocow4559
    @maxamedcalimocow4559 4 ปีที่แล้ว

    wax aan ku raacsanahay hab waxbarshada qarnigaan jirto in ay tahay waqti lumis.
    mahadsanid mcln cumar inshaar.

  • @suldaanidiriismedia4068
    @suldaanidiriismedia4068 4 ปีที่แล้ว +11

    Macalikay cumar inshaar ❤️

  • @shaqalecabdikariim7123
    @shaqalecabdikariim7123 4 ปีที่แล้ว

    عمر انشار أنت ما رأيت أحسن استاد

  • @abdirazak2399
    @abdirazak2399 4 ปีที่แล้ว

    Mowduuc muhiima Ustaad Omar inshaR Wax badan AYan kafikiray mowduucaaN waana xaqiiq

  • @abdirahmaan1233
    @abdirahmaan1233 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah thanks pro keep going pro

  • @ruun0293
    @ruun0293 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ogansho, runtii wax barashada iskulka marka laga imado jamacadu waxay ad u mashqulisa qofka xata waxa laga yaba ina bel darayso chanceyo badan oo aad ka mashqusho..
    Lkn markast madama uu adunkenu sa ilahy u qadaray xaliyan,aan ku dadaalno ina xoga sarno waxn jecelnhy

  • @OilandGasChannel
    @OilandGasChannel 4 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij wngsn thanks ogaansho

  • @FactsForYou2025
    @FactsForYou2025 4 ปีที่แล้ว +7

    Asc asxaabta OGAANSHO kuso dhowada Kanalkan cusub ee WANAAG inshlh muuqalo wax tarleh oo aad ka faidaan ayan idin so gudbin doona inshalah ♥️💯

  • @abdiaziizeditphoto3723
    @abdiaziizeditphoto3723 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll cumar

  • @strongman7795
    @strongman7795 4 ปีที่แล้ว +3

    One

  • @farhaanfarahadamduco9698
    @farhaanfarahadamduco9698 4 ปีที่แล้ว

    Marka kowaad rabi ayaa mahad leh marka labaad omar inshaar waad mahadsan tahy wlloh
    Waxay illa tahay in sida aad sheegtay muhiimadu ahayn in waraaqdaan laguu keenay ee dhowrka qof qoroon aan lagu cabiri karin aqoon taada iyo noloshaada

  • @fadumamaxamed3990
    @fadumamaxamed3990 4 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsenid macalin wan so gayay❤️❤️👌

  • @saciidadam3830
    @saciidadam3830 4 ปีที่แล้ว +5

    ❣Ogaaaasho❣
    Omar inshaar waaa qof kle aan wax badan ka faaido

  • @sammawadde3553
    @sammawadde3553 4 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad runtii wax badan ayaanu kaa faadinay kama xiiso dhaco muqladada

  • @samiiracudoon4072
    @samiiracudoon4072 4 ปีที่แล้ว

    Suhayp sajid media ogaansho yasir muqtar
    Mashlh uftiiin noso baxay❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️

  • @umujureej3950
    @umujureej3950 4 ปีที่แล้ว

    Ogaaansho waad mahadsantahay,

  • @mahamedaamiincllahiibrahim6570
    @mahamedaamiincllahiibrahim6570 4 ปีที่แล้ว +35

    1= ogansho
    2= Suhayb saajid medio
    3=tanaad
    4=Maanta
    5=yaslam
    Kuwa kaloo fican hoos ku soo qor siaan khayrka kula faaido wll

  • @abdihakimnour3096
    @abdihakimnour3096 4 ปีที่แล้ว +2

    Ogaansho waxaan jeclaan lahaa in aad sidaan unique u noqotaan kana soocnaantaan janaalada kale ee aan bulshada macnaha ugu fadhinin, waad haysaan ha sii deynina halkaa ka haaya mahadsanidiin.

  • @njboatman5049
    @njboatman5049 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxay dhalinyaro badan oo aduunka wax ka badali lahaa ay ku xukuman yihiin xabsi daayinka ay ku xukumeen dadka dajiyay wadadan go aaminaysa guusha iyo guuldarada. Waxaan ku raacsanahay fikirka ah in cilmiga iyo awoodo ay lidig ama ka soo horjeed isku yihiin. Wa bilaahi tawfiiq

  • @ahmedmbare5062
    @ahmedmbare5062 4 ปีที่แล้ว +3

    7/1/2020
    11:40 AM
    RUNTII WAAN WAAFAQSANHAY ODAYGAN FAKARKIISA WAANA 👍👍

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 ปีที่แล้ว +1

    @Ogaansho waaa qayb kamidda noloshaydda💞👊💕🙏 Alleh ha ku barakeeyo💞🙏

  • @nuseybah7
    @nuseybah7 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid aad iyo aad

  • @midnimotv9010
    @midnimotv9010 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @husseinomar2521
    @husseinomar2521 4 ปีที่แล้ว +7

    Asc aniga fakarkeyga ma jiro qof damiina, laaki in waxaan la ogeyn waxuu ku fiicanyahay. Hadii la weydiiyo majaalka u ku fiicanyahay la helaayo

  • @saleebaanmaxamud5687
    @saleebaanmaxamud5687 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo mahadsanid thanks

  • @nuurdiinmuuse3313
    @nuurdiinmuuse3313 4 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro

  • @islamicchannel1617
    @islamicchannel1617 4 ปีที่แล้ว

    fadlan asxaabey channel-keyga hala soo booqdo, waxaan kusoo gudbiyaa culuumta kala duduwan mahadsanidiin.

  • @cabdirisaaqcumar1222
    @cabdirisaaqcumar1222 4 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamuj aan aad ugu bahaananay cumar inshar mahadsanid exam aroorta gelayaa guul rajeynayaa wanan necebahay waad hooseysaa

  • @Hasan-xr1mf
    @Hasan-xr1mf 4 ปีที่แล้ว +3

    You made my day 😍😍

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir4478 4 ปีที่แล้ว

    Cumar wll mahadsanid inbadan

  • @abdikafiabdullahi1893
    @abdikafiabdullahi1893 4 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan oghy in somalia ee minhajyada eeba u kala soocneyn waxa arkee adigo 2aad ama 3aad aad ku so qadatay hijrada nabiga scw ayaa 5&6aad ku qaadanee dhalashadii nabiga scw waan yaabi jiray wllhi fikrada feylasuufkan maa mid aan ku qancay oo cadaalad ku dhisan qofka bini aadamka wa in hal maado lagu xukumin laga yabee in uu yhy kan mustaqbalka wax iqtiraaci doono intas ka dhibanaya fikradeyda.

  • @mohamedabdulkadirmohamed6612
    @mohamedabdulkadirmohamed6612 4 ปีที่แล้ว +1

    Cumar mahsanid sxp Dadaal wacan

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +3

    وعليكم السلام ورحمة
    OGAASHO......

  • @wcdtube3267
    @wcdtube3267 4 ปีที่แล้ว

    Oģaansho horo usco wll Guul gobanimo aynkurajAyn inshalaah mahadsanid umada somaliyed waxbadan ayad uskordhisay

  • @canababdulahi1369
    @canababdulahi1369 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah 😍😍👌

  • @halimamohamuud6433
    @halimamohamuud6433 4 ปีที่แล้ว

    Wacaleykuma salaam war-raxmatullaahi wabarakaatuh ustaad Cumar inshaar. Alle ha kaa abaal mariyo sida wanaagsan aad barnaamijyada noogu soo gudbiso❤👏

  • @najmaali3911
    @najmaali3911 4 ปีที่แล้ว

    Waa mawduuc qiima badan wll omer in shaar

  • @apdirizakmohmet1983
    @apdirizakmohmet1983 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan idiin salaamiyaa walaalayaal

  • @abdimajiid5351
    @abdimajiid5351 4 ปีที่แล้ว

    Aadiyo aad baanugu raacsanahay
    Waa video aad iyo aad umuhiima fadlan weeleeya

  • @dayibmedia1452
    @dayibmedia1452 4 ปีที่แล้ว +1

    Ok thanks

  • @laacibsoojabay-eo3lt
    @laacibsoojabay-eo3lt 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan runtii waan taagera waana dhiirigaliyey soomliyed
    Sxb horey usoco

  • @khalidofficial5637
    @khalidofficial5637 4 ปีที่แล้ว

    Cumar inshar channelka waxaan ku xidhanahay 2 sanno hore u soco bro kacalika nolosha

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 4 ปีที่แล้ว +1

    RUNTII WAAN KA HELAY JANAALKA :-
    OGAANSHO.
    FADLAN SUBSCRIBE SAARA KANAALKA OGAANSHO .وشكرا لكم

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 ปีที่แล้ว +1

    Man sha allah omar in shar keep going huuuuuuuuniye

  • @farahomar2771
    @farahomar2771 4 ปีที่แล้ว +1

    Alx maanta aan ug horeya please isar love 👊👊❤

  • @hodanqeyloquute31
    @hodanqeyloquute31 4 ปีที่แล้ว

    Ogaansho 2 ogaalka dunida 3 dhirigiliye idaacada buula xuuwey shuceyb saajid media yislam omar maanta waan tageraa ♥️♥️😍🤐🤗

  • @ibrahimmahamoud5224
    @ibrahimmahamoud5224 4 ปีที่แล้ว

    waa runtii waa danbi ay galaan wasaaradaha waxbarashadu in qof noloshiisa lagu xidho imtixaan oo u dhacay waan ku raacsanahay

  • @kismawi
    @kismawi 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad

  • @cabdiraxmaancabdillaahi516
    @cabdiraxmaancabdillaahi516 4 ปีที่แล้ว

    MHD CUMAR INSHAAR WALAALO WAX BADAN AYAAN KAA FAA.IDEY

  • @adnanisaed6693
    @adnanisaed6693 4 ปีที่แล้ว

    Ogaansho hoyga aqoonta iyo xogaha macalin ishar alle haynoo daayo

  • @sahraabdi8877
    @sahraabdi8877 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waxan ahaan jiray qof aad u xariif ahayd kalmaha ugu saraysana gasha dugsiga ,kadib markay so gadhay imtixaankii shahaadiga ahaa abahay aad bu igu tashanayey iguna fani jiray lkn dhibta magaladan ka jirta ayaba ah in wasarada waxbarashadu garab siiso dugsiyo gooniya yacni dugsiga ay raban ayuunbay guusha siiyan iyo A da ,kadib imtixaankii ayaan galay waxanu noqday imtixaankii igu fududa abid lkn malintii natiijada anoo faraxsan ayaan tagay goobtii natijada oo filaya A lkn 😔😭garde C ayaa lay so dhajiyey abahayna mu egin dadaalkaygii hore iyo imticanadaydii hore lkn wuxu igu xukumay natijadii malinta axl maanta medicin ayaan barta waxanan rajaynaya guul maantana jamacada ana hogamiye ama honor u ah☝️☝️☝️🤲

  • @267-abdialiwarsame4
    @267-abdialiwarsame4 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah walal sare
    Cumar Inshaar
    Anigu wxaan kuraacsanahay inbadan inaytay waqti dhumis

  • @abdullahabdirashid7641
    @abdullahabdirashid7641 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad Omar for sure am in this situation that I finished highschool last year and scored 6 points yet my parent are arguing me to repeat and improve this grade but to me I see it as a wastage of time
    And by the way if I repeat I know that I will not be in class
    Eventually I don't know what to do besides my opinion of going to college and start my diploma course
    Please help with ideas my brother and sister
    Thanks all 👋

  • @dalkasomalia2329
    @dalkasomalia2329 4 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho Waa janaalka kali xog ama arimo sax ah kahadlo sidaan aniga aamisanahay bal idinka ama "Team Ogaansho" Maad igu raacsantihiin.

  • @hamzailyas2818
    @hamzailyas2818 4 ปีที่แล้ว

    Wn idin salamay Azxpta Ku xidhan ogaaansho

  • @channelkaummada6498
    @channelkaummada6498 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp omar inshaar waxan kaacidsanlaha inaad videoga kasoodiyariso faaidada ay leedahay wax akhriska badanaa waxaad nagu dhiirigelisa inaan wax badan akhrino jawaab wacan sxp omar inshar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahimoallim3165
    @abdullahimoallim3165 4 ปีที่แล้ว +5

    Muuqaalkaan wxuu sababi karaa in ardey badan ay waxbarashada fikrad qaldan ka qaataan احترمك بكل معني الاحترام يا استاذ ي

  • @apdirizakmohmet1983
    @apdirizakmohmet1983 4 ปีที่แล้ว +1

    اهل كل العرب و الصومالين

  • @kraliceamaluu5767
    @kraliceamaluu5767 4 ปีที่แล้ว

    Michel Foucault mey maclimintaa fahamaan ujeed kiisa wlhi imtixaanka waaa dhib iyo murugo ku soo dhamaata guul daro waa mar maraka qaar

  • @mrkassimabdalla9454
    @mrkassimabdalla9454 4 ปีที่แล้ว

    Walakey cumar inshar wanku salaami aniga run ahaanti waxn bilaabay waxbarashada sanadda 2013kii waxan field waxbarashada kujiraa 7sano hadda waxn ahay arday jaamcad dhigto marna macalin iskuul ah waxn ahy mclin xisaab ,physics ,chemistry, biology intaba yaqaanna intaas inan barto waxey igu qaadatay halsano haddane waxn jeclhay inan barto juquraafi iyo taarikh marka cilmiga ma aha halmeel oo lgu tooso ee waaa waxwalbo aad barto intad Noshahay

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 ปีที่แล้ว +1

    Xabiibi ogaansho🙏🏽

    • @SomaliBusiness
      @SomaliBusiness 4 ปีที่แล้ว

      fatmaa Abdi - اجمل كلام

  • @suldaanduureedd
    @suldaanduureedd 4 ปีที่แล้ว

    Cashar cahiib ah ayaan baranay manta ustaad omar thanks

  • @abdirahmantriplea5838
    @abdirahmantriplea5838 4 ปีที่แล้ว +1

    Sxp omar waxaan kuula talinaa inaad tafsiir kasii bixisid muuqaalada aad soo dhigto madaama dad carab ah TH-cam kaaka ay ku xiran yihiin afcarabi oo qoraal ah ugu tafsiiri muuqaalka aad soo dhigeyso
    Thank you my bro

  • @husseinafrica9488
    @husseinafrica9488 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going agaansho

  • @mohamedabdinasir4809
    @mohamedabdinasir4809 4 ปีที่แล้ว +3

    Walal wa mahadsanthy marka hore waqtigaaga sida aa no siisay waxa ka fcnthy qof lcg na siyay wllhi wll waxa codsan lahaa inaa ku so darto barnaamijka ma ogtahy waa oghay ine adagtahy lkn waxa raba malinta khamista ina ka shegeyso asxaabta mid ka mid ah khamiis waliba ka hadasho waayo ma jiro qof ka shekeya waqtigan aa ku jirno asxbta io tabiciinta wll wa ku mhdsnthy hda argto commentigeyga

  • @ibraahimbuubuu2940
    @ibraahimbuubuu2940 4 ปีที่แล้ว

    Faylasuufka ra'yigiisa waa mid aniga iga hadlaya ama aan arkay heer dugsi,iskuul,jaamacad
    sida uu tilmaamyo blse الحمد لله waan ka gudbay ereyadaas cashrna wey ii noqdeen wayo
    (Mararka qaarn dhibka io cebeynta waa shey ku tusaya guusha)
    Wad mahdsan macalin or saaxiib ama mahdsantihiin ardada macalin inshaar

  • @israabdi1047
    @israabdi1047 4 ปีที่แล้ว

    Masha aalh

  • @naasir_ibra
    @naasir_ibra 4 ปีที่แล้ว

    Wanku racsanahay fakarkas sababto ah waxan waxbarashada schoolka iga gashay 4 sano o dugsi hoose ah 4 dugsi dhexe ah iyo 4 afar dugsi sare waxa la awooday kaliya inan nalagu siyo 6 sano wax barashada schoolka dhan kadibna 1 sano college ah dabadedna jamacad taqasusi ah ad bilabi karto . Lkn wan u cudur darena dalkena meysan jirin nabad galyo badan maskax nabad galyo heesata aya madali karta nadam jiray . Wanku salamay omar

  • @abdirahmanmahomed7977
    @abdirahmanmahomed7977 4 ปีที่แล้ว

    M.a Allah

  • @axmeddaahir600
    @axmeddaahir600 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaalkey

  • @iisamuhamudabukar5448
    @iisamuhamudabukar5448 4 ปีที่แล้ว

    aniga ahaan waxaan ku raacsanahay in ardayga maago ku dhacay uusan aheen qof anan waxba garaneen Alle ha u naxariisti ustaad geography noo dhigi jiray oo la dhihi saciid ruush ayaa dhihi jiray adaygeega ma dhaco sabbta hadey weydiiyaan maamulka wax uu ugu jawaabi jiray ugu yaraan wax uuu kasi wayey su aaasha war qada ku qoran balse ma garan waay nin maadada oo dhan

  • @sahrasaidfarah6140
    @sahrasaidfarah6140 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga damiin ayaan ahay sideey ii sheegeen macalimiin teeyda laakiin hadii laheli lahaa waxa qoraalka lagu baranaayo in afka la iiga sheego oo ficilkoodana samee la igu dhihi lahaa waxaan hubaa oo xaqiiqo ah inaan aad iyo aad uga fiicnaam lahaa qolo walbo laakiin aqoontii qoraal ayaa loo afduubay😭😭😭😭

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshaar👏👏

  • @somali_media47
    @somali_media47 4 ปีที่แล้ว +4

    School-keyga labaad " Ogaansho "

  • @50jir
    @50jir 4 ปีที่แล้ว +1

    100% fikirkaas wuu ila saxanyahy lkn mushkiladda jirtaa ah qofkaan maka dhaadhacsantahay inuu iskiis wax u barto

  • @sumayahussein7062
    @sumayahussein7062 4 ปีที่แล้ว

    marki ugu horese aa fikir ku kala duwnano sbbto ah
    1. aduunka isku system ma aha qofba waxa uu ku fcnyhy uu barana mechanic or artists or lawyer
    2. culuumta badan oo la isku barto iyado mid ku toosenin oo heer sare ka gaarin waxe qofka u sbbta inuu dhaxda ka baxo ma lihi qofka hal cilmi ha barto kuwa kale jahil haka ahado ani tusalo ahan ma jecli inaa dhaqtar noqdo lkn wax yar un waaka kasaa
    lkn wax walba isku barana ma fcno

  • @abshircabdi8766
    @abshircabdi8766 4 ปีที่แล้ว

    Page soomaalida aan ka taageero
    Page ka aan wax badan ka faaiidaystay walale cumar inshar hore usoco ku taageersanahay