WIILASHA TEAM 27 OO AAN WEEDIIYEY WAX’YAABO GABDHAHA SAMEEYAAN OO IYAGA KA XANAAJIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 649

  • @shariifmohamed7077
    @shariifmohamed7077 หลายเดือนก่อน +374

    maanta waa nus dhalashadayda qof like iisaaraay malahan💔😭

    • @user-dj3lg7tt8z
      @user-dj3lg7tt8z หลายเดือนก่อน +5

      Happy birthday ❤🎉 August dhalashadeyda weye ana 😂

    • @sihaamshariif61
      @sihaamshariif61 หลายเดือนก่อน +2

      Dhalsho wacan😊🎉❤

    • @user-lb6ws8ir2v
      @user-lb6ws8ir2v หลายเดือนก่อน +1

      Hppy birthday🎉❤😊

    • @AmAm-m3k
      @AmAm-m3k หลายเดือนก่อน +1

      Happy birthday August ❤❤😘🤩😍

    • @SahraMohamed-ic9ee
      @SahraMohamed-ic9ee หลายเดือนก่อน +1

      Happy birthday❤🎉 august dhalasho wacan❤❤❤

  • @Hassan-jesto
    @Hassan-jesto หลายเดือนก่อน +125

    Nabi muxamed caleyhi salatu wasalam Shaqsi ka naxaris badan adunka maso marin ku sali ❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +1

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru หลายเดือนก่อน +2

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @Asad-hagio-2
    @Asad-hagio-2 หลายเดือนก่อน +198

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +3

      ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤

    • @BarliinShire-zl6pk
      @BarliinShire-zl6pk หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw

    • @IkraanCabdilaahi-w6o
      @IkraanCabdilaahi-w6o หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw❤

    • @NashaadFeisal
      @NashaadFeisal หลายเดือนก่อน +2

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤️🫶

    • @CaraboClahi
      @CaraboClahi หลายเดือนก่อน +1

      Scw

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 หลายเดือนก่อน +74

    Gabar asturan oo qaawan yes Arrimahenna u r my hero. Team 27 mostly waa noocaas. Truth must be told. 😮

    • @truthhurts2085
      @truthhurts2085 หลายเดือนก่อน +3

      Hoos kasii ayuu kusameeye😂

    • @user-eb3bv6bf3k
      @user-eb3bv6bf3k หลายเดือนก่อน +3

      Haa wllh runta u sheege si sarbeb ah

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i หลายเดือนก่อน +359

    Goormaad ogaatay in hadii commentga 2jeer farta dhac dhac looga siiyo uu like saarmayo bal hada tijaabi😅😅😅😅

    • @ahmedbm6875
      @ahmedbm6875 หลายเดือนก่อน +7

      hada😊

    • @zimshi_jarmy9807
      @zimshi_jarmy9807 หลายเดือนก่อน +3

      Hda lkn hda ku celiyo mba celismayee😂😂

    • @user-bf2ru3eq5i
      @user-bf2ru3eq5i หลายเดือนก่อน

      @@zimshi_jarmy9807 mxd iiga ceshanee 😅

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah หลายเดือนก่อน +3

      Hada adiga leba I shegay😂

    • @Samiaaahmad
      @Samiaaahmad หลายเดือนก่อน +1

      Adile ishegay😂😂

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 หลายเดือนก่อน +96

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢

  • @Sahrayaan
    @Sahrayaan หลายเดือนก่อน +163

    kokodeena❤
    princessteena❤️‍🩹
    boqoradeena🥹❤️
    Karti Bdnteena🖤
    Qalbi wanaagteena🫶
    Miskiinteena🤗KofoKofo❤

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 หลายเดือนก่อน +6

      Jah

    • @kadra9957
      @kadra9957 หลายเดือนก่อน +5

      Masha Allah beautiful illaahay ha xafido ❤koko ❤️

    • @Sahrayaan
      @Sahrayaan หลายเดือนก่อน

      @@kadra9957 Aamiin❤️‍🩹

  • @user-xl7mm4sf5x
    @user-xl7mm4sf5x หลายเดือนก่อน +19

    Qofkii jecel nabi muxammed haku salliyo s.c.w ..من أحب النبي صل الله عليه وسلم صلى عليه

    • @Cabaascali-y6n
      @Cabaascali-y6n หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم ❤

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 หลายเดือนก่อน +17

    Kkk gabadhey sharaftaada ka fakir wlhi inta lagu wada qosla niyada laga karahsanaya imka gabdhaha teamka qayb ka mid ah wax aan ku dhaganayn moye wx kala ma xidhan wilashina wakuwa sida sarbebka wax ugu shegay

  • @AbdirahmaanAwoowe
    @AbdirahmaanAwoowe หลายเดือนก่อน +67

    Nabiga kusaliya (scw🤲)

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน

      ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤

    • @NashaadFeisal
      @NashaadFeisal หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤🫶

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f หลายเดือนก่อน +100

    7:24 inta layaaban waqtiga koko soo dhigte

    • @SohaibUpdyrahman
      @SohaibUpdyrahman หลายเดือนก่อน +5

      Xalaypa lagu yidhi 1m decemper ka sugaynaa

    • @Queen_ilhaan1
      @Queen_ilhaan1 หลายเดือนก่อน +7

      Saana nofican hadan team keda nahay soodahis wee dhamatay sanad cusuba nobilowday

  • @IlahaneyAhmedMohamed
    @IlahaneyAhmedMohamed หลายเดือนก่อน +63

    Koko waa gabadha aan ugu jeclahay

  • @user-fn1bs7cx3s
    @user-fn1bs7cx3s หลายเดือนก่อน +63

    Koko codsi waye gabdhaha kusosamey please 😊😊😢❤❤❤

  • @XamseMohammed
    @XamseMohammed หลายเดือนก่อน +148

    Team Koko one like

    • @RayaanZaciid
      @RayaanZaciid วันที่ผ่านมา

      Koko ilove you❤❤❤❤

  • @SundusAhmed-d1e
    @SundusAhmed-d1e หลายเดือนก่อน +58

    Koko ku jeclahy runtii Allah ku xifdiyo ❤❤😢

  • @muhudiinahmedali8050
    @muhudiinahmedali8050 หลายเดือนก่อน +49

    Anigoo kamid ah raga comments
    Wax yaabaha aan dumarka kunaco
    1. Gabdhaha surwaalka ku labisto ayagoo saako ame cabaayad helikaro.
    2. Gabdhaha qoorta banaysto.
    3.gabdhaha tinta banaysto.
    Inta igu raacsan like 😂

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 หลายเดือนก่อน +26

    Shayga ay gabdhuhu sameeyaan aan aduunka ugu nexbahay waa markii gabdhahu xijaabka ay ka tagaan waxaa ku waani lahaa gabdhuhu xijaabka tuureen Alle kabaqa xijaabka dib xidha.

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o หลายเดือนก่อน +46

    thanks kokadeena cawa ciyow baa noso gelisay videoga ❤️😩

  • @MuwaahibabdiAli
    @MuwaahibabdiAli หลายเดือนก่อน +37

    Koko part2: gabdhaha soowaydii inta igu raacsan👆👆

  • @Fatmaheehhee
    @Fatmaheehhee หลายเดือนก่อน +45

    Koko welcome back to TH-cam 😢😢 0like illaa 674k waxaan kuu rajeenayaa asad hagio lasoo barajee 2M OMG 😲 😀 insha allah 700k waad dadaaashay halkaa kasii wad dadaalka aad ka uwayn masha Allah aduu inta kuneceb ha ujoojin haku necbaadaan ama haku jeclaadaan anagu waxaanu nahay kuwii ku jecel aanu kusalino xabiib keena Muhammad Scw and I ❤❤❤

  • @user-fv7fb5px1y
    @user-fv7fb5px1y หลายเดือนก่อน +29

    Team koko sundus ayanle 400k kutura hoyo weye plz cawa wax idin kacodsay oo keliya😢❤ ilove dhamantiin❤

  • @KeenadiidAhil
    @KeenadiidAhil หลายเดือนก่อน +19

    Aniga waxan ugu necbahay
    1- gabdhaha heesaha iskasoo duuba waliba ayagoo qoorta ee qaawan thy saas ee thyna ee iskulasii saxa thy
    2-gabdhaha carabka banaanka uSoo bixiya marmarna bushinta qaniina
    3- gabdhaha markey video iskuduubaayaan iswareejiya
    4-gabdhaha xafladaha markey joogaan qeyliya

  • @muunarashiid2317
    @muunarashiid2317 หลายเดือนก่อน +7

    Wale hablihi 27 runta lo shegay tagay iska dhisayen iyaguna wa dhibsaden subhanallah inad is asturtid illahay darti allena wuka rali noqonaya dadkuna way ku sharfayan.

  • @nimcomohamud9683
    @nimcomohamud9683 หลายเดือนก่อน +29

    Waa dadkii nebigu sheegey swc wuxu arinaheena sheegey
    Yad isku qaawisan gabdho 😢

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 หลายเดือนก่อน +28

    Wllhi ased waa runtiisa aniga xitaa waa necbahay gabdhaha surwaalkooda la,arko waa necbahay😂😂ased is funny 😂😂😂

  • @user-zd3ho3cf8q
    @user-zd3ho3cf8q หลายเดือนก่อน +22

    Gormee kugu danbeyse inaad kacantada ku qorti saliga nabigena muxamed scw scw scw

    • @Guuuuuuu678
      @Guuuuuuu678 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +19

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-xk2xf1bc3u
      @user-xk2xf1bc3u หลายเดือนก่อน

      اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 หลายเดือนก่อน +14

    Gabadh asturan haddana qaawan haddalkaa ayaa Boqol Eray u dhigma Arrimaheena Nin raggeed

  • @AishayaasinAishayaasin
    @AishayaasinAishayaasin หลายเดือนก่อน +33

    aar kokoy cawa soodhaqsatiaa sidan hben walpa noka dhig pls❤

  • @samiro3074
    @samiro3074 หลายเดือนก่อน +28

    Koko cawa waad soo dhakhsatay ❤

    • @FarduusSalax
      @FarduusSalax หลายเดือนก่อน +8

      Karti badan Koko buulle🎉❤

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 หลายเดือนก่อน +22

    Ku Saliya ❤️Nabigeena Maxamed❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @noraqueen8274
    @noraqueen8274 หลายเดือนก่อน +15

    Plz team koko 2malin bisha kadhiman aan ku tuurno 700k waa codsi😢😢😢🎉🎉🎉

  • @AbdullahiChannel-t3f
    @AbdullahiChannel-t3f หลายเดือนก่อน +69

    Team Samia One like😊

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 หลายเดือนก่อน +38

    Jacelykeygii koko cawa ciyow noso galisay❤❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman หลายเดือนก่อน +16

    Koko saamiya fav youtupers😢 hore usocda abayo

  • @SalmoSiman-cs5tx
    @SalmoSiman-cs5tx หลายเดือนก่อน +19

    Koko cawada wakahayaa video gaan wayo hawenada kale waad idhafri jirtay sidakele 700 boqol xawyar yaa nogu Dhiman dhaqsada si aan udabal dagno😊

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan หลายเดือนก่อน +12

    Koko waa naa ciishey😂😂please gabdhaha keen nooh

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 หลายเดือนก่อน +9

    Ceyda u r right iska ilaali gabdhaha jirkooda bannanka soo dhigayaan. What kind of example ayeey berri caruurtaada u noqonayaan??? 🤔

  • @asmaali9940
    @asmaali9940 หลายเดือนก่อน +21

    Wakaa asad idin ku nacay surwaalka ee wiilasha ka qarsada surwaaladiina😊

    • @husniabdi3474
      @husniabdi3474 หลายเดือนก่อน +1

      Marka kubkagaga ma tusee😂

    • @asmaali9940
      @asmaali9940 หลายเดือนก่อน

      @@husniabdi3474 mya dee saaka dheer bay soo xirani

    • @Nada_115
      @Nada_115 หลายเดือนก่อน

      Haye

    • @XayaatCalinuur-iv6oo
      @XayaatCalinuur-iv6oo หลายเดือนก่อน +1

      Iyagu ba ka hadlaya😂😂 ma fahnsna

  • @cnaasirbarre9622
    @cnaasirbarre9622 หลายเดือนก่อน +29

    Team Koko fens like itabta plz❤❤😂

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah หลายเดือนก่อน +7

    1:Gabadha dharka ku dhagan qaato
    2:gabdhaha dharka wato misana qaawan sax
    3:kuwa heesaha dhagahadlka iska so duubo❌❌❌

  • @hoodoahmed6308
    @hoodoahmed6308 หลายเดือนก่อน +8

    Mansha Allah koko sasan ka rabna videos noocan oo anu asad ka maqanayne oo unique ah

  • @TasliimMohamud
    @TasliimMohamud หลายเดือนก่อน +17

    Gabar dhar kudhagan xirato ma Sundus io amiiro ku dhaga hdloyaa😂

    • @user-yu5bd4xk2y
      @user-yu5bd4xk2y หลายเดือนก่อน +4

      Haaa wlhi

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b หลายเดือนก่อน +7

      Gabdhaha team27 dhan baaa ka siman dharka la isku dhajiyo maxaaa labadan kaliya ku kooobay ,sundus koko amira ,ladan kuli waxba hakala reebin

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf หลายเดือนก่อน

      Naa koko iskuma dhahiso nahaabad yahey ladana amiro lee sas sameysa koko surwal halaf an ku dhegnen bey xirata​@@Juusto-o4b

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 หลายเดือนก่อน +1

      Haayeey waad haysaa

    • @TasliimMohamud
      @TasliimMohamud หลายเดือนก่อน +1

      Kooko io kiiki holof holof xirtaan

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. หลายเดือนก่อน +8

    Koko shukran caawa waad noo soo dhaqsatay😊😊❤❤

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f หลายเดือนก่อน +12

    Ceyda maanta amiiro ayuu uwacdiye lkn wxaa fiicneed inuu hoos ugu sheego😂😂😂

    • @Maria-om1vs
      @Maria-om1vs หลายเดือนก่อน +1

      @@user-pb8vh9ms2f war amiira idin ka carrtay amiira kibir badan mise amira nin maskiin ku ciyaaraty😂😂

    • @user-pb8vh9ms2f
      @user-pb8vh9ms2f หลายเดือนก่อน +1

      @@Maria-om1vs dharka ku dhagan iida saaid u isticmaasho nh

    • @user-yu5bd4xk2y
      @user-yu5bd4xk2y หลายเดือนก่อน +2

      Haaa wlhi

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq waa haysaa 😂😂😂

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 หลายเดือนก่อน

      Dhar isku dhajinta😂​@@Maria-om1vs

  • @MumtaazAhmett-d7u
    @MumtaazAhmett-d7u หลายเดือนก่อน +10

    Kokodeena sas kuwad hapeen walba xilli hore lee noosoodhig❤

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi หลายเดือนก่อน +18

    Naag surwalkeda la arkayo kulahaa asad dhiba badanaa😂😂😂

    • @YusraAbdikadir-rs8uy
      @YusraAbdikadir-rs8uy หลายเดือนก่อน +3

      Amiira lagu dhaga hadloya sami😂

    • @saabiriinaxmedmaxamed9551
      @saabiriinaxmedmaxamed9551 หลายเดือนก่อน

      Sundus wye oo surwaal kaliya ku socoto🤨🙄​@@YusraAbdikadir-rs8uy

  • @Ayaaat.Abdullahi
    @Ayaaat.Abdullahi หลายเดือนก่อน +10

    Ceyda amiira mic 🎤 u qaaatay😂kuwa dharka isku dhajiyo hadana dadka ku hormaraaayo😂

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b หลายเดือนก่อน +4

      Saaas rabto maad warka u fasiraneee sheeeeeko ,gabdha team27 kuli baaa dharka isku dhajiyeee

    • @Ayaaat.Abdullahi
      @Ayaaat.Abdullahi หลายเดือนก่อน +1

      @@Juusto-o4b waaa laga daranyhay sister yuu hiidka ku gaarin amira iyo sundus ugu daran 😂

    • @user-un9wr7hl2b
      @user-un9wr7hl2b หลายเดือนก่อน

      Team 27 mid an dharka isku dhajin kuma jirto ee amiiro ku walacday😂

  • @user-qd2oy9hp9d
    @user-qd2oy9hp9d หลายเดือนก่อน +20

    Malayga daremayaaa qofkii uku horeyay ee like sara😂❤

  • @IkraanSiciid-mv3bs
    @IkraanSiciid-mv3bs หลายเดือนก่อน +2

    majiro qof ka khayr bada nabi muxamed salalaahu calayhi wasalam❤❤❤❤

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l หลายเดือนก่อน +17

    Kooko waan ku wadanaa 👍👍

  • @user-fv7fb5px1y
    @user-fv7fb5px1y หลายเดือนก่อน +20

    Team koko sundus ayanle 400k plz kutura😢 waan idin jeclahay dhamantinaba😢❤

  • @Queensuniira
    @Queensuniira หลายเดือนก่อน +9

    Koko caawa xilli horaa soo dhigtey🎉❤

  • @NimoOmar-v7o
    @NimoOmar-v7o หลายเดือนก่อน +22

    Waa isharaf inaan noqdo qofkii igu horeeyay ee like saara

  • @NaziirRashiid
    @NaziirRashiid หลายเดือนก่อน +14

    Team ceyda one like

  • @AsmaAbdirashiid-c2v
    @AsmaAbdirashiid-c2v หลายเดือนก่อน +15

    Team Koko one like ❤

  • @user-uh6bj1lh9i
    @user-uh6bj1lh9i หลายเดือนก่อน +8

    Arimaheena iyo koko inta uxistay❤

  • @naimasaed8725
    @naimasaed8725 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdhihi team 27 caadi bay wiilashu idinku shegen e iska badala sida dharka dhajiska ah kuwa qawan iyo surweelkina inta lo jeedo

  • @AmaalFaarax-ff9vu
    @AmaalFaarax-ff9vu หลายเดือนก่อน +9

    Koko cawa wey soo dhaqsatay m.a hore usoco xppt❤

  • @KhadraCismaanghy
    @KhadraCismaanghy หลายเดือนก่อน +9

    Koko walal hablahana noogu soo samee hablaha team 27 oo dhan keen please❤

  • @RaxmoxasanMaxamed-kz2mg
    @RaxmoxasanMaxamed-kz2mg หลายเดือนก่อน +10

    Koko buule wan ku jaceylahy abaayo mcn walaa

  • @FardowsoIsak
    @FardowsoIsak หลายเดือนก่อน +5

    Kokoyey dadka dhan saaan isugu dhex jirtaan video isla sameynaysaan qatar waaye gooni goniga iska dhaafa❤

  • @abdullahicadar3124
    @abdullahicadar3124 หลายเดือนก่อน +10

    TEAM ASAD ONE LIKE 👍 👌

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu หลายเดือนก่อน +4

    Team koko waan dhaqaaqny wlhi cawa kokodeeen hory Bay u soo galisy❤❤❤❤

  • @Dhuuxadhiiga
    @Dhuuxadhiiga หลายเดือนก่อน +9

    Waaw masha allaah caawa waa soo dhaqsatay

  • @Saabiriicd7eg
    @Saabiriicd7eg หลายเดือนก่อน +7

    Team amiira qurux is muujiya😢😮hee

  • @Cabdixaafi
    @Cabdixaafi หลายเดือนก่อน +11

    الله اكبر❤

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf หลายเดือนก่อน +6

    Ceyda iyo asad 😂amiro mic 🎤 uqaten😂😮

    • @user-nq3vr6tv3t
      @user-nq3vr6tv3t หลายเดือนก่อน +2

      Naagaha oo dhan weeye amira kaliya ma aha been yaan la iskugu sheekeyn

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf หลายเดือนก่อน +1

      @@user-nq3vr6tv3t iyada unbey haystam wayo iyada ku dhex jirta 90ka waxasna ku arkan

  • @CabdiKamaalmaxamed.team27
    @CabdiKamaalmaxamed.team27 หลายเดือนก่อน +5

    Kokowey abyo kush kush aanoqotey😂😂😂 m.a sharaftaada allaha kuudhowro

  • @Sagal-1234
    @Sagal-1234 หลายเดือนก่อน +12

    Koko bullo ilove you so much ❤

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 หลายเดือนก่อน +10

    Ani waxaan unacaa kuwa lugta gedaal utaagaayo 😂😂😂

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 หลายเดือนก่อน +3

    Nag Dress gaawan wadhato Iyo taan Ragaa hortodha kuqososho sitha shuwo cml😮

  • @quruhx
    @quruhx หลายเดือนก่อน +7

    Tooto quruxdada wa said baryhan😍😭

  • @Archyusuff
    @Archyusuff หลายเดือนก่อน +21

    3month kadib 1m Inshallah 🎉❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 หลายเดือนก่อน +15

    Team koko bulle one like 👍

    • @KingAbdaa
      @KingAbdaa หลายเดือนก่อน +1

      Amiira

    • @Win-Finders
      @Win-Finders หลายเดือนก่อน

      ❤Hi Amira ,I hope your ok,plz like this comment

  • @xaajidaacad8006
    @xaajidaacad8006 หลายเดือนก่อน +10

    7:23 ayaan daawanayaa muuqalkan

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 หลายเดือนก่อน +13

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤️❤️🕋☝🏼

  • @AsmaKayse-f6q
    @AsmaKayse-f6q หลายเดือนก่อน +7

    First comment like isaara plz team Kiki bulle

  • @mohamedabukarhusein3631
    @mohamedabukarhusein3631 หลายเดือนก่อน +9

    Aduunka waxaan ugu nacbahay qaawanaashaha

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm หลายเดือนก่อน +13

    Guys wee soo dhaq sate dhiirigalinta waa xagiin

  • @cabdimaxamed4801
    @cabdimaxamed4801 หลายเดือนก่อน +12

    My sister kozar ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @suhaybaadan1509
    @suhaybaadan1509 หลายเดือนก่อน +7

    Anigu waxaan necbay naagaha intay lacagta raga ka dhameeyaan hadhawna jacaylka uga baxa 😂😂😂😂😂😂

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds หลายเดือนก่อน +5

    Wwwwww ina buulle. Oo. cawada. ❤ ciyow. Vediyo noo soo gili say❤

  • @user-ku8jx9wp9m
    @user-ku8jx9wp9m หลายเดือนก่อน +3

    Wale arimahena si sarbeb ah ayu wax idinku shegay gabadhaha team27 hada wax fahmeysin marki amina ugbad laga reeebo

  • @rvweydo
    @rvweydo หลายเดือนก่อน +7

    Awwww Qofkii Uhoreyey noqdey🎉😂

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 หลายเดือนก่อน +9

    Asc asxabta koko iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow 😢😢😢😢😢

  • @BiiwaayeBy
    @BiiwaayeBy หลายเดือนก่อน +4

    Keeping to the going meesha aad rabtid laashaan guushaaada

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +3

    ❤Masha"Allah Kokodeena 🎉 Always Good Together With Asad👏😂Greetings To Both Of You🎉 Keep Going Sis🎉

  • @MuhuboCadday-so2bh
    @MuhuboCadday-so2bh หลายเดือนก่อน +4

    Mar drawled is dhahayey koko waylasodheerenaysa vidioka❤❤❤❤

  • @quanrihana1626
    @quanrihana1626 หลายเดือนก่อน +7

    koko gabdhaha soo samey😂😂

  • @alinurabdirahin4077
    @alinurabdirahin4077 หลายเดือนก่อน +8

    Waxaa jirto gbr oo team 27 ka mid ah oo saako ama cabaayad size keeda ah oo qaadan karin oo mid ka yar soo gadato oo surwaalkeeda muqdo markii la weydiiyana waxay ku jawaabtay ani waa dheerahay

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 หลายเดือนก่อน +1

      Maxa kagalay.marka amiiro kadhamaw noh😂

    • @iimaanCmahad
      @iimaanCmahad หลายเดือนก่อน +2

      doqon inaa tahay way cadahay 😂😂

    • @alinurabdirahin4077
      @alinurabdirahin4077 หลายเดือนก่อน

      @@iimaanCmahad ma sheege Marka 😂😂😂😂😂

    • @alinurabdirahin4077
      @alinurabdirahin4077 หลายเดือนก่อน

      @@Fathiibrahim5245 hye aabahey sxptiis🚨

    • @iimaanCmahad
      @iimaanCmahad หลายเดือนก่อน +1

      @@alinurabdirahin4077 waakaa na adaa ku sheegayaa gabar inaa niman waxay dhahaan ku caydiid waa akhlaaq xumo eeyahay🤣🤣

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 หลายเดือนก่อน +6

    Kokodeyda karti badan waa kujeclahay markaan vidiowgaaga arkey saan ufarxey❤❤❤❤

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 หลายเดือนก่อน +4

    Gabar team27wear nice Clothes taken advice ceyda

  • @SalmoAbdiwahab
    @SalmoAbdiwahab หลายเดือนก่อน +8

    Quruxdaydiii koko

  • @IlhaanSaleebaan
    @IlhaanSaleebaan หลายเดือนก่อน +7

    Team walba soo qabo walalo

  • @HoumeddararMouna-kq4hy
    @HoumeddararMouna-kq4hy หลายเดือนก่อน +5

    Cayda Farid ❤❤😂

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 หลายเดือนก่อน +3

    Ceyda Iyo arimaheena wn wa taaa. 😂❤🎉

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s หลายเดือนก่อน +3

    Asad walahi woo iga qosliye kulahaa gabdhaha surwalkooda la arkayoh asadow kubka in lafeedo jeceshahy nh😅😅😅😅 ceydana kulahaa kuwa dharka kudhaganyahay necbahy kow kabilaaw amiiroh sakoyinka kudhagan inee iskadhafto hadana adih aktaa marmareesoh soo adih dad matihid aktaada lamaraayoh iyo sundusba oo ayadoo dharka kudhagan ine soqadatoh soosocoh dhihi jirteh nio😂😂😂😂😂😂

  • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
    @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf หลายเดือนก่อน +6

    Ayy koko caawo noso dhakhsatay

  • @user-md1fl5tw4w
    @user-md1fl5tw4w หลายเดือนก่อน +8

    Team Koko bulle one like ❤