IIDAADI OO KU GUULEYSTAY ABAAL MARINTA DIYEESHAHA MAJAAJILISTIYAASHA ADAA FUURI DOONEE DAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 217

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  6 ปีที่แล้ว +130

    🙏🏽 Markasta Waxaan U Taaganahay Inaan Idiin Farxad Galino Hadaad Nagu Cusub Tahay ✅Subscribe ✅🙏🏽 Like, Share ✅ & Comment🙏🏽 Inta noo xiistay farta taaga🙏🏽 ✅

    • @craxmaanhalooyeelo2103
      @craxmaanhalooyeelo2103 6 ปีที่แล้ว +1

      Najiib iidaadi usheeg hadoo canada imaado anaa kusoo dhaweeyayo

    • @ahmedqanimuqdishawi3491
      @ahmedqanimuqdishawi3491 6 ปีที่แล้ว

      Najiib iiddaadi astaan shaqo ka siiya wll

    • @abiiboss7219
      @abiiboss7219 6 ปีที่แล้ว

      ☝️

    • @iskaxaaji7476
      @iskaxaaji7476 6 ปีที่แล้ว

      Iidaadi khamiis mu wata

    • @doxamediachannel924
      @doxamediachannel924 6 ปีที่แล้ว

      Msha alh wariya najiib nin ween iyo kabtan idaadi iyo mudey wan idin tageraa nosobadiya iddi

  • @somalianankush2314
    @somalianankush2314 6 ปีที่แล้ว +217

    Team idaadi like radis ayan ahay ha iga xasdin wllke iyo wlshy

  • @mahdiabdielmi1635
    @mahdiabdielmi1635 6 ปีที่แล้ว +70

    Hhhhhhhh iidaadi daraad aan bus isla sooraacnahy walhi xaafada waan dhaafi gaaray

  • @dur-durmedia4148
    @dur-durmedia4148 6 ปีที่แล้ว +70

    iidadi bis le rabna Anka wax kle marabno inti igu racsan like sar

  • @abdikafimoha9779
    @abdikafimoha9779 6 ปีที่แล้ว +64

    Mudey iyo Najib wa dadka kli sharaftisa tusay Idaadi👋😘

    • @abdirahmaanbashiir1157
      @abdirahmaanbashiir1157 6 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi Mudeey io Najiib Wllnimada io Sxbtinimada Raga Ayeey Wax ka Yaqaanan Cadka Raga Uu leyahayna Waa mid Alle ku maneyatay Alweys Ayagoo Idaadi U shiday magaalka beey Hadana Magiciisa io sharaftiisa Dhoraan

    • @moinafarodiidofficial4759
      @moinafarodiidofficial4759 6 ปีที่แล้ว +2

      sxb taas anaaa kugu raacay. sxb

    • @laaskacaanaha7255
      @laaskacaanaha7255 6 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmaanbashiir1157 jareer taan foosha xun iyo cadcadaanka way ka xunyihiin
      Team Idaadi Abti

  • @qalbidahabmedia3259
    @qalbidahabmedia3259 6 ปีที่แล้ว +99

    Iidaadi markuu Najiib ama muudey lajoogo si fcn ayuu u shactireynaa inta ila fahantay subscribe iisaara

  • @bulshomediashow2664
    @bulshomediashow2664 6 ปีที่แล้ว +22

    Muidey io najiib saad iidaaadi usharafteen alle ha idin sharfo idinkana inta amiin dhahday like igu shupa boqrtyo

  • @luqmanjanuzaj3565
    @luqmanjanuzaj3565 6 ปีที่แล้ว +40

    Baaba jeey o cunay o soconaayo kulaha iidaadi inta jecel like iisaara

  • @abdiazizahmed
    @abdiazizahmed 6 ปีที่แล้ว +66

    Inta iga dambeeyso oo #IDAADI TAAGEERTO LIKE ISAAR

  • @harunyare191
    @harunyare191 6 ปีที่แล้ว +78

    War idadi Ragan rag udhama lawaa 👑🤔 qofka ugu horeya WA Ani Like ta iska riix

  • @muusetube8009
    @muusetube8009 6 ปีที่แล้ว +59

    Haadaad adoo fiirsanaayo commentigeyga aqrinaYso like izaar✋🇸🇴

  • @yunismohamed2522
    @yunismohamed2522 6 ปีที่แล้ว +24

    Nuce lph wllh
    Idaadi nio kenya waxba haku so laban mogdisha ku kala kacsan shafta fican ka helee
    Inta igu racsan like ha ila dhafinina

  • @abdikadirahmedomar2768
    @abdikadirahmedomar2768 6 ปีที่แล้ว +27

    Shiikhaal nimo like igu saara iidaadi isku cid nahayee from kaxda

    • @deeqaluul9499
      @deeqaluul9499 6 ปีที่แล้ว +2

      Waa ku saaray wallalo Shiikhaal waa dad sharaf leh dhan walbo allow calaf igu dar

    • @abdikadirahmedomar2768
      @abdikadirahmedomar2768 6 ปีที่แล้ว

      @@deeqaluul9499 mahadsanid deeqa luul

  • @maxamedamiinahmed6675
    @maxamedamiinahmed6675 6 ปีที่แล้ว +7

    Hore u socda Najiib And Muday ninkan iidaadi Idinka Lee Fahmaayo Wallhi Rageedi Tihiin 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽✊

  • @boyaansciise5057
    @boyaansciise5057 6 ปีที่แล้ว +11

    Idaadi bra ragan xushmat ayey ku hyaan Ee ciyaalka aqli lixsaac yaasha ah ka har nio ragaa wngsn najiib iyo mudeey la saco wlhidaa wakugu fana maja jilahyna Muqdisho ugu shidan aya tahay hore usoco bra salaama Aqyaarta 🖑

    • @hodancabdi2586
      @hodancabdi2586 6 ปีที่แล้ว

      Mashallaah wlhi waa wilashan aad bay uxishmeyaan ciyaal lixsaac yaasha inuu iskaga haraa fican

  • @luckydeskipper1569
    @luckydeskipper1569 6 ปีที่แล้ว +6

    Wlh saxib najib hadii aad aragtid farintaan runtii adhiga iyo mudey wlh professional interviewers and reporters ayad tihiin idaadi runti marku idin lajogo sifican ayu uhadla kuwaan kala waay walayaan maixtiramayan that's the different between other channels. ...waxaa idin soo daweyo jamuuni 👏👏👏

  • @ifrahibra6493
    @ifrahibra6493 6 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi najib iyo mudey idadi wey sharfn waresigoda qatr inta le.jog walalow

  • @mamadaalomedia1319
    @mamadaalomedia1319 6 ปีที่แล้ว +12

    Kulahaa baba jey aalabitar ayaa ka dhigaa waa iga qoslisiiyey iidaadi

  • @sabiriinabdullahi1514
    @sabiriinabdullahi1514 6 ปีที่แล้ว +12

    Thank barbaarta media show inta KU riran like iisaara

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 6 ปีที่แล้ว +11

    Favourites muday idaadi en najiib 👌

  • @abdiazizahmed
    @abdiazizahmed 6 ปีที่แล้ว +30

    #Abukar qooley
    #Maxamed goobe
    #Ibraahim elaay
    #Nuur weershe
    #Jaamac tuug
    #Abdikariin jareeer
    #Edo xaawo jiis
    #Fardowso wiilo
    🤣🤣🤣🤣🤣 IDAADI MAGAC FIICAN MAYAQAAANO MIYAA😂😂😂😂

  • @abdellrazik
    @abdellrazik 6 ปีที่แล้ว +9

    iidaadi markuu Najiib iyo Muudey lajoogo way dhaqaaleeyaan wayna daryeelaan si nadiif ah oo asluub kudheehantahay ayayna muuqaalada ula sameeyaan. lkn kuwa kale iyagoo caayayo ayay duubanayaan wax daryeel ahna masiiyaan.

  • @khalidmohamud357
    @khalidmohamud357 5 ปีที่แล้ว +1

    Intii reer kismaayo ama maqashe kismaayo like ta isaara. Shukran

  • @hd-filimaf-somalia6593
    @hd-filimaf-somalia6593 6 ปีที่แล้ว +8

    Najiib iyo idaadi alah yacizak👌♥️👌❤️👍

  • @AhmedAli-wt2rq
    @AhmedAli-wt2rq 5 ปีที่แล้ว +1

    idaadi mesha madadba lacaynayaa kubad Shaqadaa maha pro intaa iguracsa like Saara🎶🎶

  • @naymalaki7899
    @naymalaki7899 5 ปีที่แล้ว

    iidaadi wan ku taagera iyo bahda barbaarta media me love

  • @kornelrabile5411
    @kornelrabile5411 6 ปีที่แล้ว +3

    "Hadaan ku ciyaari waayo shaaftan ku kacaa" 🤣🤣😂🤣
    Iidaadi nin qulubtena kasbaday

  • @hodancabdi2586
    @hodancabdi2586 6 ปีที่แล้ว

    Najiib iyo mudeey wlhi dar alle idin jeclahy wilkan sidad ula dhaqantan ayaan aad uga helay Mashallaah

  • @xasancadoow6090
    @xasancadoow6090 6 ปีที่แล้ว

    Iidaadi waxaan ka codsanayaa in uu mar walbo najiib iyo muudeey iyo xasan top iyo ismaaciil kaliye wax la jilo inta kale waa sharafta iidaadi ku dheel, viva iidaadi iyo barbaarta media

  • @mamadaalomedia1319
    @mamadaalomedia1319 6 ปีที่แล้ว +11

    Wwww captn ii daadi salan sare

  • @husseenafrah505
    @husseenafrah505 6 ปีที่แล้ว +2

    waa ika badshey ninkan idaadi
    kal iyo laab tageero ween ku ahay xamar ii joog waku nuure bro
    ✋✋✋✋✋✋✋

  • @somaliathlet1906
    @somaliathlet1906 6 ปีที่แล้ว +12

    Waaw idaadi oo lawaayay oo lambar cusub ku soo laabtay

  • @axmadcabdullahi873
    @axmadcabdullahi873 6 ปีที่แล้ว +14

    Wxn ahay qofka ugu horeyo hdd videogan dawate liketa ha iga ilowin

  • @hassanelmi9304
    @hassanelmi9304 6 ปีที่แล้ว +1

    Viva iidaadi 👍👍👍👍

  • @somalia_
    @somalia_ 6 ปีที่แล้ว +11

    iidaadi magac uu sheegay dhan waa dad walan😀

  • @kajsi9709
    @kajsi9709 6 ปีที่แล้ว +8

    hhhhh walee aniga wan layabay Like isaar ayaa la yabay îi tafsiir bal aniga baadiyo ayan ka imaadaye

  • @Coolvibe97
    @Coolvibe97 6 ปีที่แล้ว +7

    Frist one .. like ha ila dhaafin Waa dhalashadaydiiye 🙌🙌

  • @hanadslo3333
    @hanadslo3333 6 ปีที่แล้ว +2

    Iidadi 10 ma u qalma👍❤

  • @fathisalah5713
    @fathisalah5713 6 ปีที่แล้ว +16

    Asxaabeey liketa maxaaa laga helaaa bal aan idinla arkeee iisaara ana 💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @yarantarerka3282
    @yarantarerka3282 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah wa hadiyad qaliya thank you barbaarta media😘

  • @shekhismailaadan3024
    @shekhismailaadan3024 6 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo wcn barbaaarta media i support u. Idaadi haladhaqaaaleeyo

  • @moviescenes1288
    @moviescenes1288 6 ปีที่แล้ว +4

    Idaadi iyo Ajakis please 🙏👌🔥💯

  • @mohamedmajidho4253
    @mohamedmajidho4253 6 ปีที่แล้ว +2

    Nimankaaas niman udhaama ma jiraaan wlh si fcn by ushafran like sar inta ila argty

  • @simansitaaraa722
    @simansitaaraa722 6 ปีที่แล้ว +1

    Muudeey iyo najiib waa dad habdhaqanka yaqaano wllh cunta dalba ayey dhahen halka durdur aay shaax maalin u diiden allha idin sharfo barbarta media🙏

  • @Abuceyda
    @Abuceyda 6 ปีที่แล้ว

    Masha alla mudey iyo najiib idaadi ha la owgado walhi xaamr waxbadan ayaa is ka ga badaleen

  • @ciiseimbomba9353
    @ciiseimbomba9353 6 ปีที่แล้ว +4

    Iidaadi nin adag keep going pro😋🙏

  • @jaabiralimohamed6858
    @jaabiralimohamed6858 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidaadi
    Najiib aadan Najiid
    Iyo muudey ayaa isku so baxa
    Legends

  • @mrblack2623
    @mrblack2623 6 ปีที่แล้ว +4

    Viva idadi

  • @eazyzzymode
    @eazyzzymode 6 ปีที่แล้ว +1

    Muudey iyo najiib sharaf bey leeyihiin wlh
    Waa nimanka keliya oo iidaadi sharfa 😍

  • @fartuunali8884
    @fartuunali8884 6 ปีที่แล้ว

    najib iyo mudey iidadi waa qurxisan 👌👌👌

  • @aavlogs6683
    @aavlogs6683 6 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back idaadi 😍😍😍

  • @axmedxusen9489
    @axmedxusen9489 6 ปีที่แล้ว +2

    najiib nin rag waaye maasha allah sxb adiga muuday waxa tihin gob iidadi markad wareysaneysiin jecliyaa

  • @SOMWorld-gn1gk
    @SOMWorld-gn1gk 6 ปีที่แล้ว +4

    ronalda hudhey xerto aa
    idaaada waxba umareeban lacibki dhamay🤣🤣
    viva idaadi nolaw sxp

  • @WorldcupQualifier-zj7mi
    @WorldcupQualifier-zj7mi 6 ปีที่แล้ว +9

    Wani barya subscbed isaara

  • @farahmurtiile4555
    @farahmurtiile4555 6 ปีที่แล้ว +4

    iidaadi respect wlalkay

  • @ozmanbazhiir6588
    @ozmanbazhiir6588 6 ปีที่แล้ว +1

    iidaadi nin wayn xamar wuu ku naxay wlhi😍😍😍😍😍

  • @maymuuunali5249
    @maymuuunali5249 6 ปีที่แล้ว +1

    Thank u barbaarta. Idaadi adinjka u rooon 😍😍

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 6 ปีที่แล้ว +1

    iidaadi hadal madhibaayo
    nooloow, 💚💛❤💙💜👏✔

  • @abdirahman7716
    @abdirahman7716 6 ปีที่แล้ว +8

    ❌Iidaadi inta jecel lika This

  • @mohaaade17
    @mohaaade17 6 ปีที่แล้ว

    Idaadi muudeey iyo najiib wey sharfaan sxb ragaan la soco
    Ciyaal caqli lix saac ka har

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 6 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan ku farax sanahay muudey najiib iiaadi inda igu racsan like waa xakiina OK🤗🤗😎🤣😂

  • @sabirade2970
    @sabirade2970 6 ปีที่แล้ว

    Mudey iyo Najiib waxgarad inaatihiin way iska muuqataa keep going brothers

  • @zakariaalizaka6091
    @zakariaalizaka6091 6 ปีที่แล้ว +8

    Iidaadi mayaraaday mise indheheega waayeh cwa cunug yar cml😂

    • @mohamedabdalla3441
      @mohamedabdalla3441 6 ปีที่แล้ว +2

      Timaha buuu iska soo jarey bro

    • @zakariaalizaka6091
      @zakariaalizaka6091 6 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdalla3441
      Haa qarash aa kubaxay mii odayga 😉😉

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 6 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi iiDaDi he so funny 😂

  • @bashirmahamud9468
    @bashirmahamud9468 6 ปีที่แล้ว +1

    War Najiib iyo mudey iidaadi sharaftiisa adinka ayaa sifican u yaqaano ee dadka kale yuuna la sameyn video inta igu racsan like

  • @omarabdi599
    @omarabdi599 6 ปีที่แล้ว +4

    Idadi fan ku haya

  • @abdizalanahmedsaid8867
    @abdizalanahmedsaid8867 6 ปีที่แล้ว +6

    Team Idaadi👌❣

  • @alvaroyamani3251
    @alvaroyamani3251 6 ปีที่แล้ว +5

    🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 6 ปีที่แล้ว +6

    Like 💗

  • @cadeabdirahman5036
    @cadeabdirahman5036 6 ปีที่แล้ว +4

    MuqaLkaan mar Hore waaye
    Waa Malintii JaceLka aduunKa 👈👈👈

  • @shamimabdirahman4468
    @shamimabdirahman4468 6 ปีที่แล้ว +7

    Iidadi marku najiib ama mudey lajoguu shactira badanyahay ya ila arkay nh

  • @yusufabdullahi1566
    @yusufabdullahi1566 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh iiidaaaadi magacyada oo tiriyo aa jirin aaab ku qoslaa wlh 😂😂

  • @dahirdada4751
    @dahirdada4751 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidaadi legend 🙏🏽

  • @nuurkuulow2974
    @nuurkuulow2974 6 ปีที่แล้ว

    Najiib iyo mudey waad sharaften ii daadi wuuna idiinku qanacsan yahay raga kale marka uu LA jogo Sidan Uma hadlo wuuba ku ciyaara balse idinka wuu idiin labashala wuuna idiin ku qanacsan yahay hore usocda asaxabta baba Jay alpitara waye kulaha iidaadi bro nolow

  • @cabdixakiinahmedmaxamedahm9727
    @cabdixakiinahmedmaxamedahm9727 6 ปีที่แล้ว

    Kooxda iidaadii gar iyo gardaraba wan kuwadna iidaaii😂😂😂😂😂😂

  • @abdulabukar6540
    @abdulabukar6540 6 ปีที่แล้ว

    Barbaarta walle iidaadi waad u roontihiin horay u socda Salaan sare dhamaantiin asc

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 6 ปีที่แล้ว +9

    love you gays

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 6 ปีที่แล้ว +2

    Iidadi hadiyad wngsan la gudonsiyey👑👑🖒

  • @siciidqaasin5872
    @siciidqaasin5872 6 ปีที่แล้ว

    Asxaabta marwalbo waanku xirnahay

  • @ilyasmohamed4355
    @ilyasmohamed4355 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkk haddan banooni ku ciyarin shaftaa ku kacaa wlhi qosolkoo iga dhameyey

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 6 ปีที่แล้ว +1

    Idaadi he’s a back inta ku farxade soo laabashada Idaadi like ila sii mara

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 6 ปีที่แล้ว +1

    Eglan show, Idla qudbasiru kuqabo kulaha,... Wara Iidaadi wax badan ayu ogayahy😂😂😂😂.

  • @cabdicabdi7612
    @cabdicabdi7612 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk daacad ayaan u qoslay hadaad adna ku qososhay like ii saar😂😂😂😂😂😂

  • @abdikamalmohamedaden9545
    @abdikamalmohamedaden9545 6 ปีที่แล้ว

    Barbarta iyo idaadi 👏👏👏

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 6 ปีที่แล้ว +2

    Barbarta ninkaas iidaadi numberkiisa isoo sheega please wlhi shaafto usoo tuura waa nin qalbi fiican majaajiliyste ah

  • @maymunabdirisaq6681
    @maymunabdirisaq6681 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy si daacad ah Aan u qoslay🤣🤣🤣 iidaadi keep going1️⃣0️⃣ Messi❤️

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 6 ปีที่แล้ว +3

    Inta idaadi tageerto haye de like ku shukeya hee

  • @farahmurtiile4555
    @farahmurtiile4555 6 ปีที่แล้ว +2

    hadaan banoni kudheli wayo shaftan kuradsanaa kulhaa😂😂😂
    magalada ma kulabisan karaa kulha

  • @tawaneyare7624
    @tawaneyare7624 6 ปีที่แล้ว +1

    abuukar qoley wlhi cawa waaa iga qosliyi idaadi hhh

  • @manka9043
    @manka9043 6 ปีที่แล้ว

    MrkaH kaztH wn idin ku xiranhy ani Ah kiiko 💎

  • @yariisoow1735
    @yariisoow1735 6 ปีที่แล้ว +1

    ninkan inta uxiisatay👍🏽

  • @kundollarmedia8992
    @kundollarmedia8992 6 ปีที่แล้ว +1

    Iidaadi waa balan hadii Canada iigu imaado xalfad aa Kuu dhigaa I’m promise that

  • @abdirahmaanbashiir1157
    @abdirahmaanbashiir1157 6 ปีที่แล้ว

    Najiib Wllky Nin waxaa Thy Sxbtinimada Wanaaged Alle ku maneyztay Idaadi Horay U soco Brada Maalin Waxaa dhici Doonto Lii balamiyo idaadi
    Sheekada waxaa ugu jeclahay
    Markuu abahaa qabtay uu leyahay Asoo waxaa arkay Jiwaan ku dhax jiro Ciic Neef muu qabaa is dhahay kulahaa😅😅😅 Big Men Idaadi

  • @yufamoha779
    @yufamoha779 6 ปีที่แล้ว

    Najiib waa rageeda iidaadi wuu qiimeyaa kuwa kale koob shaah uma shubaan

  • @abdixasan5322
    @abdixasan5322 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi qosly kubad maciyartaa ladhahay haa yala ciyartay fordowso wiil xawo jiis jamac tuug kkk saki sagraad kkk

  • @MaqribLabiste
    @MaqribLabiste 6 ปีที่แล้ว

    Qofkii iidaadi dartiis usoo galay like iisaar😂😂😂😂😘😘

  • @foziali8493
    @foziali8493 6 ปีที่แล้ว

    I love this guy

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 6 ปีที่แล้ว +6

    Subscribe i saar hada wadani tahay.

  • @mohamedamiin5750
    @mohamedamiin5750 6 ปีที่แล้ว +6

    Qofka ugu horeyo like haleysaro

  • @cjabarhassan482
    @cjabarhassan482 6 ปีที่แล้ว +4

    Iidaadi wiil blo