iska ilaali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @MaazimOfficial10
    @MaazimOfficial10 ปีที่แล้ว +18

    Maama alle dartiis baan ku jeclhay allaha shurfo cimri dheer cibado suban allaha ku siiyo🤲🏼

  • @hafsaali3387
    @hafsaali3387 ปีที่แล้ว +58

    Maamo ducada aad bey kaga qaldantanthy ina saxato kurajeynaaa اللهم صلى على محمد وعلى ءال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ءال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى ءال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ءال ابراهيم انك حميد مجيد maamo saan u aqriso

    • @safachannel6306
      @safachannel6306 ปีที่แล้ว

      Mama hodan waan ku bahnahay xageen kahela

    • @kadanaliisa9998
      @kadanaliisa9998 ปีที่แล้ว

      Xasbiyallaahu ladii laa illaaha illaa huwa calayhitawajaktu wahuwa rabul carshil cadiim.

    • @dccgzvhesbsbbr5893
      @dccgzvhesbsbbr5893 ปีที่แล้ว

      الله يسعدك ويحفظك

  • @nasriinismaciil4732
    @nasriinismaciil4732 ปีที่แล้ว +2

    Alahuma sali cala muxamad,
    Wacalaa ali maxamad
    Kamasalayta calaa iibraahiim
    Wacala alii ibraahiim
    Alahuma baarik calaa muxamad
    Wacalaa ali muxamad
    Kama baarikta calaa ibrahim
    Wacaala ali ibraahiim
    Filcaalamiin inaka xamiidu
    MAJIID

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 ปีที่แล้ว +6

    Habo mcn gabdhaheena canada jooga anaga na dhiiri gali siiba gabdhaha ku cusub wadanka wanku jeclahay hooyo waana ku daawadaa dhiiri galisa ii tahay wllhi Saan kuu Bartay Hal video ima dhaafo

  • @inshaallah5228
    @inshaallah5228 ปีที่แล้ว

    May Allah great you and Ahead janto fordowsa❤❤

  • @zaynabqurux5419
    @zaynabqurux5419 ปีที่แล้ว +7

    Thnks mama ilhy haku xafido 💯💯💯💯💋💋💋🥺🥺🥺🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 ปีที่แล้ว

    Allaahu masalim calaa
    Nabiyunaa Mohamed
    Wacalaa Aalihii muhamed
    Kamaa saleytu calaa Ibrahim
    Wacalaa Ibrahiim inaka xamiidun ma jiid

  • @maamomacaan3423
    @maamomacaan3423 ปีที่แล้ว +3

    Alaahuma Sali calaa maxmed
    Wacalaa Ahmlii maxmed
    Kama salaytaa calaa ibraahim
    Wa calaa Ahli ibraahim
    Inaka xamiidul majiid

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 ปีที่แล้ว +4

    Hodaneey gabadh qowlfican baatahay oo diinta jecel ducooyinka oodhan TH-cam ka buxan walaal dib ujaleec saliga nebiga inaga so xooji

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 ปีที่แล้ว +4

    Asc hodan abaayo waa ku salaamay
    Aaahu musala calaa muxammedin wacalaa aali muxammedin inaka xamiidun jiid.
    Kamaa salayta calaa ibraahiima wacalaa aala ibraahiima inaka xamiidul jiid.
    Alaahu maa baarik calaa muxammedin wacalaa aala ibraahiima inaka xamiidun jiid. Kamaa baarakta calaa ibraahiima inaka xamiidul majiid

  • @mariamohamed2030
    @mariamohamed2030 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo macaan isoo jawab plz inaad icawiso baan doonayaa hadey macquultahay 😪

  • @leylaadawe1825
    @leylaadawe1825 ปีที่แล้ว +2

    mash alho wlhi tictook soo weydiyey yutubkga aad ku jclhy hooyo mcn

  • @Farhia-Hussein
    @Farhia-Hussein ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah samidey waye Mama sharaf leh oo qalbi wanaagsan

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว +1

    Walahi mom runtaad sheegtay xishoodku waa wax muhiim ah noloshan waa qurxiyaah ,lkn anigu waxan awoodeyna waa inaan aroos ka ciyaaroh ,Allaw ha igu kalifin ,mahadsanid mom ,dhiirigalisaad noo tahay 🧕❤️❤️💯💯👏👏

  • @iamqueen4778
    @iamqueen4778 ปีที่แล้ว +5

    Mamadayda wllhi markan ku argo wan farxa videoyadada wan xiiseya 🥰😘🫂🥺

  • @jamiiloabdi8532
    @jamiiloabdi8532 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin yarabii

  • @miskixasan7773
    @miskixasan7773 ปีที่แล้ว +1

    Maalmo Masha Allah illhy haku daayo qof adag batahy

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 11 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIN

  • @hooyofitness3752
    @hooyofitness3752 ปีที่แล้ว +3

    We love you sister 🥰🥰 ilahaay janada ha idinku kulmiyo aamin

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @ifraahmohamed6034
    @ifraahmohamed6034 ปีที่แล้ว +2

    Habo waan ku jeclahay horo usoco hodan qaaliyey

  • @nasteexomaxamed8278
    @nasteexomaxamed8278 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂😂 hodaney wllhi waa iga qoslisay kulaha ninkaan indhaha burburano malakumoodo loomoodo 😂😂

  • @qadracrisaaq4438
    @qadracrisaaq4438 ปีที่แล้ว +1

    Hoyadey Dhiiri galiso I love you To❤❤❤

  • @nasraanteno950
    @nasraanteno950 ปีที่แล้ว +2

    Maamo ilahey ha idin xifdiyo adiga iyo caruurtada

  • @anisohirsi7236
    @anisohirsi7236 ปีที่แล้ว +2

    Love you hooyo mcn 💋❤️👸

  • @fatuminaali9354
    @fatuminaali9354 ปีที่แล้ว +1

    Allah kuxafido mom

  • @raxmaabdi9884
    @raxmaabdi9884 ปีที่แล้ว +2

    Mamo Walhy xaqiiiq wnku jecelhye dar alleh

  • @khadraaweysibraahim9924
    @khadraaweysibraahim9924 ปีที่แล้ว +1

    Hbo mcn alle haku jeclaado dar allan kuu jeclhy wlhi

  • @maryamcabdirisaaq4411
    @maryamcabdirisaaq4411 ปีที่แล้ว

    Mama hodoney wa ku jeclhy 😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯

  • @anisaabdirahman5023
    @anisaabdirahman5023 ปีที่แล้ว +1

    Walhi mom wan jeclhy ilahay farxd wartaa haku siyo mom

  • @amranabdi3137
    @amranabdi3137 ปีที่แล้ว

    Mansha allh habo mcn hore u soco

  • @kowsarhaji1425
    @kowsarhaji1425 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah xasbunalah edo adkarta isku sax iyo saliga naabiga ilahey kabaaq

    • @safamustafe504
      @safamustafe504 ปีที่แล้ว

      Qofku wuu khaldami karaa

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 5 หลายเดือนก่อน

      Wey khaldan tahay mamada lkn wa mmo sacada diintana jecel allaha xafido rabigeed ku kalsooon❤❤

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 ปีที่แล้ว

    Maama hodan ilaahay haku xifdiyo qisooyinkada waa jeclahay ❤❤❤

  • @hodannour5893
    @hodannour5893 ปีที่แล้ว +3

    Ar maamo xfdeyda wayey hotel wehliye kasoo horjeedo wlhi

    • @hameed1640
      @hameed1640 ปีที่แล้ว

      Is ilaaali deee yanan kagudawan

  • @ibrahim5840
    @ibrahim5840 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo wlli waa iska kajeclahay runtiii iinolow mom

  • @Nimcoabdikaadir
    @Nimcoabdikaadir ปีที่แล้ว +1

    wan ku jclhy illahay dartii
    lkn iska sax ataxayaadka hbryr qaali

  • @najmaabdisamad2835
    @najmaabdisamad2835 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaarabi love you hooyo mcney ❤❤❤

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq ปีที่แล้ว

    Please noo sii Wad sheekadaas ku soo dar prt 2 mom alleh haku Xidiyo

  • @inshaallah5228
    @inshaallah5228 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo

  • @ShaRamCr826
    @ShaRamCr826 ปีที่แล้ว +6

    HOYO ALLOW KU XAFID ❤
    HOYO ANIG WAXN AHAY WIIL YARE WAXN JOGA GARESS WAX LA JOGA HOYO DE IO HABYAR TEYDI MARK ANIG MAR WLBA HABAYAR TEYD WAXEY IGU DIRA TAY HOYODE 😭😭😭 HOYONA MAR WALBA WEYA I HABAART😭😭😭❤

  • @hibaaq8441
    @hibaaq8441 ปีที่แล้ว

    Mnshlh hodaney mamo ku jecliyaaa

  • @faatuuzhmuuqdheer4515
    @faatuuzhmuuqdheer4515 ปีที่แล้ว +1

    Macha alh mamadan dhiri galin ayey igalisa markan dhagaysto allaw ku dhawr mamo

  • @Istar133
    @Istar133 ปีที่แล้ว +2

    Hoyo mcan please meel aan kalaso xariiro isheeg🥺🥺

  • @faizoxassan5472
    @faizoxassan5472 ปีที่แล้ว +1

    hooyo mcny inan kula so xiriran rapa aadban kugu xirnahay hooyo mcnto allow janada ku gee hooyo🥺❤️

  • @zahroabdukadir2094
    @zahroabdukadir2094 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo mcn wlh alle darti ku jeclahy 🥺

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว

    Carabta waxay dhahdaa alxubu bacda zawaaj lkn somalida waxay moodan guurka kahor

  • @fahiimomaxamed9826
    @fahiimomaxamed9826 ปีที่แล้ว

    Hooyo mcnto alleh haunaxaristo adigana alleh qalbiga hakuqabojiyo 😢

  • @salmocrahman8936
    @salmocrahman8936 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @sabirinahsabirinah7371
    @sabirinahsabirinah7371 ปีที่แล้ว

    Mamo sideydo klaa daacad iska thy❤ayeydeyna wthy🥰🥰

  • @hadyafaisal3297
    @hadyafaisal3297 ปีที่แล้ว

    Hooyo Macan runtii qisooyinkaga wanla amakagay sidad noodhirigalisayna wadkumahadsantahay hooyomacan islasocodwanagsan hooyo ankahelaybatahayee

  • @amishqali7903
    @amishqali7903 ปีที่แล้ว +1

    Love you mam ❤

  • @hindamohamud1078
    @hindamohamud1078 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku jeclado hooyo mcn

  • @khatra-2023
    @khatra-2023 ปีที่แล้ว

    Wanku jecelnahay sidoo kle mami love untoo ❤

  • @carafoclahiahmed2353
    @carafoclahiahmed2353 ปีที่แล้ว +1

    Wcs hooyo mcneeyyyy

  • @moheshkhalid2636
    @moheshkhalid2636 ปีที่แล้ว +1

    Maamo allah dartiis kuu jeclahy ❤🥺

  • @aminasaed1783
    @aminasaed1783 ปีที่แล้ว

    Gabadha maskiinta ah mxd 100k u gaadhsiin weyden soomaliyey❤

  • @saakilabdirahim9755
    @saakilabdirahim9755 ปีที่แล้ว

    Wa qalad

  • @haliimoubdilaahi1853
    @haliimoubdilaahi1853 ปีที่แล้ว

    Amiiiiiiiiiiiin yaaaarbiii

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo hodon ilaahay haku barakeeyo 🤎🤎🤎

  • @ibraahim.143
    @ibraahim.143 ปีที่แล้ว

    The only mom i ever believe here markan ku arko hoyo so xassustaah

  • @mushtaqmahad7197
    @mushtaqmahad7197 ปีที่แล้ว +1

    M.a maamo

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 ปีที่แล้ว

    Hooyo macan nolasha kuma xumeyso ❤️

  • @najmomaxamed1196
    @najmomaxamed1196 ปีที่แล้ว +1

    musqushaba hdaa nin ku helaayo maxn udidaa mamo

  • @abdirashidmoha377
    @abdirashidmoha377 ปีที่แล้ว +1

    Side ku ogade inow video ka dube?

  • @hawamahad7659
    @hawamahad7659 ปีที่แล้ว +1

    Maaam♥️

  • @mushtaqmahad7197
    @mushtaqmahad7197 ปีที่แล้ว +2

    Nin aad is fahnsantihiin baa arooskiisa ka ciyaarikartaa 😂

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 5 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhh wa iga qoslisay runtii😂😂😂

  • @safwanawad2327
    @safwanawad2327 ปีที่แล้ว

    Mama xafidullh ❤❤❤

  • @nimcomohamed8291
    @nimcomohamed8291 ปีที่แล้ว

    اللهم امين يارب ماما

  • @dawladcabdiraxmaan3530
    @dawladcabdiraxmaan3530 ปีที่แล้ว

    Wcs hooyo mcn sidetahay ❤️😩😍

  • @hafsaahmed94
    @hafsaahmed94 ปีที่แล้ว +1

    WSC hooyo

  • @kadraarab1790
    @kadraarab1790 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍

  • @sadiyosharaf1318
    @sadiyosharaf1318 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa Rabi
    Hoyo mcn

  • @MaamAlma20
    @MaamAlma20 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @mukeyfmohamed4034
    @mukeyfmohamed4034 ปีที่แล้ว

    Hooyo🥰❣

  • @hairandbeauty1882
    @hairandbeauty1882 ปีที่แล้ว +2

    Mama nalka iska dami
    People can record you and put u on social media 😅

  • @baarliinmuse1891
    @baarliinmuse1891 ปีที่แล้ว +1

    Hapo iska daa TH-cam please tiinta baro saaan maku fiicneee

  • @sahrakayse723
    @sahrakayse723 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 ปีที่แล้ว +2

    Mmo sethy mmo wan ku jclhy

  • @naagwalan24
    @naagwalan24 ปีที่แล้ว

    Mamo aad Kujclhy 🥺allh haku dhowro shekoyinkaga qalbiga idajiyan 😊

  • @hamdaapdiaziz6495
    @hamdaapdiaziz6495 ปีที่แล้ว

    aamiin mama

  • @kadraarab1790
    @kadraarab1790 ปีที่แล้ว

    🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋🥰🥰🥰🥰🥀❤️💯💯💯💯💝👍

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 ปีที่แล้ว

    alamaxaawaalicas. meeshanisuguyimi. adna mawalaashaa. cod weyen AYAAD noobadashey.

  • @micrajhussein8861
    @micrajhussein8861 ปีที่แล้ว

    Wcs