Stand Up Comedy Mataan 2020, Qosolka Aduunka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 75

  • @apdulahipashir9905
    @apdulahipashir9905 4 ปีที่แล้ว +9

    Wlh ninkan wa jeclahy stand up comedy kiisa 'xita waxaa usii dheer waayo aragnimo❤

    • @dahirsheikhdon3598
      @dahirsheikhdon3598 4 ปีที่แล้ว

      Reer Galkacyo cedar riverside ka buuxay ee shaqo la’aanta ah baa policekii dhagax kala daaley.

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 ปีที่แล้ว +2

    *odayga mataana commedy gisa wxn ugu jeclahay marku dhaho wa true story*

  • @fatumaabdinoor8187
    @fatumaabdinoor8187 4 ปีที่แล้ว +4

    Best somali comedy ali mataan

  • @ayanibrahim211
    @ayanibrahim211 4 ปีที่แล้ว +1

    I love your true story make's me feel good mash Allah nolow

  • @abdinasirmohamed4739
    @abdinasirmohamed4739 4 ปีที่แล้ว +4

    Sxbkay Atlanta makatagay

  • @nuuradinabdi1539
    @nuuradinabdi1539 4 ปีที่แล้ว +4

    WAR WAAD SOO HESHEEN MATAAN!!.
    TRUE STORY!!!!!.KKKKKK

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 4 ปีที่แล้ว +1

    Mataan nin sare, true story

  • @abdulkadiraliomar5441
    @abdulkadiraliomar5441 4 ปีที่แล้ว +4

    Nin culus oo la waayay welcom back

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 ปีที่แล้ว +21

    *Wll mcn hal **#subscribe** igu caawi*

    • @kulmi1
      @kulmi1 4 ปีที่แล้ว

      Waan ku saaray walaal adna ii saar mahad sanid

  • @kulmi1
    @kulmi1 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waan ku xiisnay Wellcome back

  • @shukriibrahim7468
    @shukriibrahim7468 4 ปีที่แล้ว +6

    I missed true story well came back .

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 4 ปีที่แล้ว

    Haddaan dheer Xuddur nahay dhagax ma tuurno, feer yeel-kadii! Balse, feerid iyo dhagaxayn-ba Soomaaliya waabay-ba ka dhamaadeen maanta, oo xabbad baaba dhafoorka lagaaga qabanayaa maanta!
    Maalinkii cid dhagax tuureysa, iyo tuug la arko, nabad baa soo laabanaysa!

  • @mohamedxabeeb9163
    @mohamedxabeeb9163 4 ปีที่แล้ว +2

    I' miss u wlh nolow mataan

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 4 ปีที่แล้ว +1

    Biliqadii soomaaliyo oo aan laisaga daba imaanin ey u maleeyaan walee baxar ey ku jiraan illaahay hana xifdiyo

  • @abukarmursal9373
    @abukarmursal9373 4 ปีที่แล้ว +3

    True story brother keep moving

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 4 ปีที่แล้ว

    Wlh mataan wixiisu wax kale waaye kkkk horay usoco

  • @blossom8569
    @blossom8569 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa true story.😂😂😂

  • @ashaahmed836
    @ashaahmed836 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk matan saaxiibbow Ilaahay ha ku xafido

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhh mn wacdaraa lagadhigay maalinta wlh runbey aheyd waa la isla dulmaray kabtey ma aragtay baa kadhacday gaaladiina intay mudaaharaadkii joojiyeenbey soomaalidii daasasho oogu dhaqaaqeen maryooley is jeclaada inshaa allaah

  • @adilh9772
    @adilh9772 4 ปีที่แล้ว

    Odeyga Camera 📷 position ka kasaxa. Meeq qaldan ayey u direen

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlh waa run soomaalida news kaa ba lagashegay tuuryada wax kula mida waa lawaayay cadaankii wey layaabeen 9ruux oo cadaan ah hal qof oo soomaali ah baa ka tuur ama halgaada badan kaaga darane midbaa wuxuu layaabay meesha ay gaarsiinayaan wuxuyiri weligey ma arag dad sidaan wax u shiidaya maan ogeyn kulahaa soomaalidu inay sidaan tuuryada oogu fiicanyihiin

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 4 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku xafido mr mataan

    • @alimatan2241
      @alimatan2241 4 ปีที่แล้ว

      Nin baa yiri Mataan waa beentii sedee Gabar 17Jir ah Gaari ku waada.Miyuusan Ogeen in15Jir uu America uu gaari wadikaro.

  • @muqdishaawiboyoffiacal3836
    @muqdishaawiboyoffiacal3836 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh mataaan 🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 ปีที่แล้ว

    Kkk ninka.somali igu qosolka badan yaab kkk

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 4 ปีที่แล้ว

    Hhhh you are right

  • @hanadyare7511
    @hanadyare7511 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa been waayo 17 years gabar jirto sidee gaari ku wadi kartaa.

    • @abdirahmanm6177
      @abdirahmanm6177 4 ปีที่แล้ว

      Hadalka hubso bro ceeb waye nin ween inaa dhahdo been waye malaga yaabo macalin baburwadista inuu u ahay gabadha oo awoowaha u yahay.

    • @hanadyare7511
      @hanadyare7511 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanm6177 bro rule ka ma taqaana couz'e waxaan saas kuu leeyahay 17 years gabar jirto miyaa gaari wadi karto ii sheeg.

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 4 ปีที่แล้ว +1

      Hanad Yare Yes way wadi karta hadii Ay garanayso sida loo kaxeeyo license way qadan karta

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 4 ปีที่แล้ว

      Hanad Yare maybe in Canada she can’t she got to be 18..

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 4 ปีที่แล้ว +2

      Hanad Yare yea way wadi kartaa ani walashey iga yar 16sano jirtaa ayada wadata USA 🇺🇸

  • @abdifatahtv8805
    @abdifatahtv8805 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan kusalame mataan
    Nin culus aya tahay wlhi

  • @wadaninwm5334
    @wadaninwm5334 4 ปีที่แล้ว

    Dhab waye

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว +1

    Rageedii

  • @hodanyusufhassan
    @hodanyusufhassan 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlh waa run hadan somali nahay waa inaan garanaa danteena waayo america somalida qaxooti ayey kuyihiin marka somaliyey hala dadaalo

  • @yusufuk5499
    @yusufuk5499 4 ปีที่แล้ว +1

    Lol

  • @ahmedmohamud6496
    @ahmedmohamud6496 4 ปีที่แล้ว +1

    Channel kisa wa Ali matan ee subscribe hala dhaho.

  • @zakmukhtar8672
    @zakmukhtar8672 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilama adeerayaalow Mataan bililiqada ka daaya oo video yadiisa aa soo copy gareynedaan ka daayaa. Fadlan booqda page kiisa saxda th-cam.com/video/UTcZoAqIOmc/w-d-xo.html

  • @JCM.2560
    @JCM.2560 4 ปีที่แล้ว

    WEERO 😂😂😂😂😂😂

    • @AbshirAwad
      @AbshirAwad 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk xasuus weero

  • @somali5star323
    @somali5star323 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 4 ปีที่แล้ว

    Mr mataan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 ปีที่แล้ว

    Dhagaxtuurka laakiin aan kuu toosi yee reer qardhood kaa koobkiisa haystay

  • @abwaanqarnigawadani4058
    @abwaanqarnigawadani4058 4 ปีที่แล้ว

    Thankis

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 4 ปีที่แล้ว

    America meel isgumaysanjirtay weeye weliba waasideedii ee saas ogaada

  • @idleProm
    @idleProm 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaal isoo booqo
    th-cam.com/video/5k26sgPBW4k/w-d-xo.html

  • @ganacsadahacabdi5301
    @ganacsadahacabdi5301 4 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhh

  • @ibrahimfarah577
    @ibrahimfarah577 4 ปีที่แล้ว

    Man

  • @rabiileomar7395
    @rabiileomar7395 4 ปีที่แล้ว +4

    Mr true Story, ninkaan sheeko been ah ma sheego miyaa horta . Mise been buu run ka dhiga? lol Caadi maaha. True story waaye uu ku leeyahay, wax uu abuuray. Xitaa haday run tahay, qaab uu farsameyey sheekooyinka uu sheego uma dhicin. Xogaa shaaciro iyo halagu qoslo uu u farsameeyaa. Hadaba ma gudboon tahay inuu dhaho Sheeko run ah lol? Dadkan waydiinaynaa lol

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @akaashyare9383
    @akaashyare9383 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdi rizaaq matan suuqa siigaale oo moos ku iibin jiray 🍌 waa true story

  • @abwaanqarnigawadani4058
    @abwaanqarnigawadani4058 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @ayuubantos5934
    @ayuubantos5934 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh

  • @abdullahia2401
    @abdullahia2401 4 ปีที่แล้ว

    Qosolka aad saartay been waaaye wax lagama maqli karo

  • @abwaanqarnigawadani4058
    @abwaanqarnigawadani4058 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @hodanyusufhassan
    @hodanyusufhassan 4 ปีที่แล้ว +1

    Fist

  • @boonoboono6301
    @boonoboono6301 4 ปีที่แล้ว

    Asc mataan intii Somali jirto ilaa maanta Somali waa ma jiro wax ka sunsuri badan waan waa aawey inay dhahaan madow wey dulman yihiin .
    Somaida hada Ku haayan wadankiii
    4.5 ma guur sano jareer ,madhiwaab,iyo cunsururi Aan dhamaan ........eee runta uma dhawdid eee sisax u hadal raalina noqo.

  • @nuuradinabdi1539
    @nuuradinabdi1539 4 ปีที่แล้ว

    SYSTEMATIC RACISM!!!.
    UMMAD MARKAAD RABTID INAAD OGAATID DHAQANKEEDAA LAGA OGAADAA:
    MARAYKAN WUXUU AAKHIRO U DIREY 14MLYN OO INDIANS AH,
    MARAYKAN WAA KII MADOWGA KA GANACSAN JIREY,
    DAQANKIISUNA CIYAARIHIISA KA FIIRIYACIYARAHA MARAYKAN WAA:FEEDHKA,AMERICAN VOET BAL-ka,MUSAARACADA,GACAN JEBISKA,CAWBOY-ga WUXUBA WAXAY KA TURJUMAYAAN "ANAA KAA XOOG WEYN"".
    OK,LKN,SYSTEMATIC RACISM-ka WAXAA KA FIICAN RACISM-kaas TOOSKA AH SAA WAAD KU XISAABTANTAAYE!!.

  • @Tareey17
    @Tareey17 4 ปีที่แล้ว

    Can u stop 🛑 the fake laugh please

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 4 ปีที่แล้ว +1

    Social media waxa lo nacay besha darood been. Hadal an sax aheyn so post gareya siida xogmaal oo kale

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 4 ปีที่แล้ว +4

      Ader qabiil dhan maxa ku gartay ader dib isugu noqo ader fadlan kasar qoralkan waa xad gudub

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 4 ปีที่แล้ว +2

      Waxaa kugu dhacay xanuunka daarood miya walaal please 🙏 hospital ka kugu dhaw ada please 🙏

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @abdirahimhilowle5884
    @abdirahimhilowle5884 4 ปีที่แล้ว

    Lol

  • @cranka7600
    @cranka7600 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂