Dulayste & Luuq Luuq Galoow, Kashifaadaa Ka Dambayso😂😂😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 60

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 หลายเดือนก่อน +4

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @Ayanabdi7
      @Ayanabdi7 4 หลายเดือนก่อน

      Lanbarkan jigjiga lama heli karo misejna lagamaso jawabo

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 4 หลายเดือนก่อน +5

    Fadxiyaay qoyan waad la talisay ilahayow ku anfac iyo dulayste .

  • @Sahra881
    @Sahra881 4 หลายเดือนก่อน +7

    Cunug yaraa iga xanuunsan iigu soo duceeyo walaalo. Naqas baa hayo waqti dheer.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 หลายเดือนก่อน +4

      Allah SWT caafimaad Degdeg ah oo waara hakuu siiyo gacalo. Allahuma Aameen❤️

    • @Sahra881
      @Sahra881 4 หลายเดือนก่อน

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel
      Aamiin walaal thanks

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 4 หลายเดือนก่อน

      Hawada u badal oo meel kale gee hadii aad xamar joogto bada u dabaal gee, Allaha caafiyo cunuga yar.

    • @Sahra881
      @Sahra881 4 หลายเดือนก่อน

      @@nim5-r1v
      Aamiin walaal Sweden ayaa dagnahay 4bil ayuu jiraa iyaga waa garan la'yihiin cilada, 7 cisho isagoo jiraa buu naqas ka qabtay.

    • @Hassanwest
      @Hassanwest 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@Sahra881 allah ku caafiyo ilmaha yar meesha iska bax qolkan waa qol dambi ka socdo habeen iyo maalin dadka laku aflagaadeeyo qolka diinta wacdin galin ah ayaa laka qeebka kalaa walal

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 4 หลายเดือนก่อน +4

    Hahaha, wallahi inaad tii ugu dhacday baad ka sheekaynaysaa, I was the last person to find out, OMG, I really felt embarrassing instead of jealous, duleyste is disgraceful subhanalah . These people have no shame 😊.
    Waan qoslaa markaan xusuusto, 😂

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 หลายเดือนก่อน +3

      I am very sorry gacalo🥲I know, jealousy is the last thing on your mind in a case like this 😂

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mid iyo badh Waa hubaa😂😂😂😂😂, fathiya allow ku xafid❤❤

  • @AK-lk6hc
    @AK-lk6hc 4 หลายเดือนก่อน +5

    This night was full of laughter and joyful tears. Thank you

    • @Hassanwest
      @Hassanwest 4 หลายเดือนก่อน

      Assaulting people is not joyful please study 📚 you Deen fatxiya absiya she going misleading you again study 📖 you Deen

    • @AK-lk6hc
      @AK-lk6hc 4 หลายเดือนก่อน +1

      @Hassanwest
      who did she assault?! And what Deen do I study? Enlighten me

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 4 หลายเดือนก่อน +4

    Alla cawa qosolka iga dhamaday wlhi fatxiyay 😂😂😂😂😂

  • @munaa7
    @munaa7 4 หลายเดือนก่อน +5

    You should talk about Whizbi he told her I’m married and don’t have money, she was like I will pay my marriage and come to you. Qoyan is worse 😏

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 หลายเดือนก่อน +3

      I don't know who Whizbi is 😂

    • @munaa7
      @munaa7 4 หลายเดือนก่อน

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel
      Waa Somali singer haha

    • @Hassanwest
      @Hassanwest 4 หลายเดือนก่อน

      @@munaa7 she’s smart she’s pay her marriage because the end of day money comes go

    • @Hassanwest
      @Hassanwest 4 หลายเดือนก่อน

      @@munaa7 study 📚 your Deen sister don’t waste your times this lady always assaulting people calling names duleesto and qoyan her mission is this to break Somalia 🇸🇴 community don’t lose your Deen over her that’s my advice sister muna

  • @rahmaabdalla92
    @rahmaabdalla92 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qoyan soo dhawaysi maleh midgaranayo familykayga ah Addis ababa degenaayen family ilmo ka xanuunsan burco isku yaqaaneen bay caawiyen guri siiyen cunto siiyen gabadhi sidaas u dhawaysay ninkeedi bay naag ku dareen yaab

  • @asmacali111
    @asmacali111 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @mariasuldaan2217
    @mariasuldaan2217 23 วันที่ผ่านมา +1

    Videogan wa inan dawado markan cadhodo😂😂😂 habo wuxu la ordaya yaan lagugu sawirin weli waxbu radinaya

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 หลายเดือนก่อน +5

    Acuudu bilaah ma nin habeen guuraynayaan ayaa aamini lahaa waaba tuug.😂Haduu ku rabo muu ku soo doonto cidii uu doono ha ahaado ama waalaguu diidi ama waalaguu meherin

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 4 หลายเดือนก่อน +4

    HADA KADIB WAA IN STATE ID LA WEEYDIYO

  • @Maryan-jf5ey
    @Maryan-jf5ey 4 หลายเดือนก่อน

    Asc habo masha allah halka kawad wa qosoka

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 4 หลายเดือนก่อน +3

    Farhia absiye you so funny 😂 😅Haha 😂😂😂😂

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nin abenso koriyow
    Axdi male xabashi du
    Laguaminaye

  • @Moonlight-cm3if
    @Moonlight-cm3if 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qoyan hadhow bay iska so jrtaa he chose me😂😂

  • @nimomohamed7188
    @nimomohamed7188 4 หลายเดือนก่อน +7

    Hello farxiya do you know that your husband look likes a French Chef who's name is Philippe. Etchebest.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 หลายเดือนก่อน +6

      😂😂😂😂My husband has a smaller nose and features but I see some similarities 😂 My husband is far better looking in person. Honestly, people stare at him and sometimes they ask us if he is someone famous😂which makes him feel bit shy because he is a very humble man.

    • @aichadjama1097
      @aichadjama1097 4 หลายเดือนก่อน +3

      Inyar wa la isku so socaya lakin habo fatiha husband IS much handsome than him

    • @lp1cz
      @lp1cz 4 หลายเดือนก่อน +3

      To me,They don't look that much except the bald head and the eyes ,Habo Fatxiya's husband is more goodlooking than him 😊,anyways u can't imagine how much inspiration u r to me and so many others habo, Lots of love 🌹🌹

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 หลายเดือนก่อน +3

      @@lp1cz thanks Habo for the kind words. I am so glad to an inspiration gacalo. Always remember, what you seek, is seeking you❤️

    • @samsambarud4376
      @samsambarud4376 4 หลายเดือนก่อน

      You are amazing and do give us hope that love of kheyr is hidden somewhere special.
      May Allah bless and protect us and may we gain the inspirational of kheyr to share in Akhirah as to gates of Jannatul Firdaus
      Aameen Ya Rabbi

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 4 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah you make me laugh habo

  • @n5tv351
    @n5tv351 4 หลายเดือนก่อน +5

    so funny 😂😂😂😂👏👏👏

  • @DanmarkEurope
    @DanmarkEurope 4 หลายเดือนก่อน +1

    shaydamaadan ka ducada ka aqbalaaya wan qoslay walahi qas qas kimika ah bay gadaysa ee iska ilaaaliya

  • @Roodaapdirisaaq
    @Roodaapdirisaaq 2 หลายเดือนก่อน

    Farxiya qoyan odhan halkan okle xuf bay ku dhaafasa 😂😂

  • @khadiijayuusuf6311
    @khadiijayuusuf6311 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc hpo fatxiya sethy❤

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 4 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂 nimanka nooca duleysta lagama ba reebi karo maskaxda ayuu dumarka ka qabsadaa.🏃‍♀️

    • @Hassanwest
      @Hassanwest 4 หลายเดือนก่อน

      Shame on you hiba assaulting people is not good she going to misleading farxiya absiya her job to break Somalia community 🇸🇴 calling people duleesti and qoyan so hiba study 📚 your Deen walal

  • @llubnahmed
    @llubnahmed 4 หลายเดือนก่อน

    I hate ma ogidido, ma garatay, ma fahantay 😂😂

  • @foozia426
    @foozia426 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs ya indeer ❤

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kolba dhulka waa shiimo soomaaliduna salaado isu tukasho madeyso ee dhankaada kaga jur dhulka shiimada ah.

  • @natashanimo7549
    @natashanimo7549 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😅🤣🤣😀

  • @niciimamowliid8738
    @niciimamowliid8738 4 หลายเดือนก่อน

    maxa la daawan wixiiba qosol baad ku kharibtee

  • @fadumoahmed5680
    @fadumoahmed5680 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 I can't stop laughing 😂 ❤❤❤

  • @IfraxIfka-u7n
    @IfraxIfka-u7n 4 หลายเดือนก่อน

    Hada kahor nin aan shukansanayay aya israacnay wuuba tilabo dheereyay wuuba iskasocda intaan kaharay asagon ogeyn ayan maqayad iska faristay cuntan dalbaday mobilkana waan kadansaday next day waxan ku iri walalo bye dooni maayo xiriir

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 4 หลายเดือนก่อน

    Wa lalatagay

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 4 หลายเดือนก่อน

    Walaahay was yaab

  • @mounahassan8637
    @mounahassan8637 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @adage3311
    @adage3311 4 หลายเดือนก่อน +1

    Don’t judge people! Who are you.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  4 หลายเดือนก่อน +6

      You must be Qoyan or Dulayste runtu dhibayso. Badh culture will be criticized whether you like it or not.