Walalkey zacki wankusalamay walal aniga rer comment maihi balsi manta waxan igaso hadalsiyay waxawaye 🌙🌙🌙🌙 bisha wayo bishi hore ee damaatay ayado madowatey camal ayey damaatay hadana midaan dhalatay ilaarag bal iftiiin dhan malahan waxan jogna zaman aaqiir qawiladan isdagaalayo bal ilaarka iyo dariska is dagaalayo walal video kasosamee bal in ey dadka Dan ilaarkeen iyo in an kaligeey arkaa shukran✋✋
Saaxiib zaki hadaadan habeen walba noosoocimaamadeen sooy sooy
Aad iyo aad baad umahad santahay waxaan dhoor jeer kaaga wacay tiktook gacnta gali balse nasiib uma yeelan laakin caawo baa nasiib yeeshay mahadsanid♥️♥️♥️🙏🙏
Kkkkkkkkk
Singal ama lasoo furin soy soy😂😂😁😁😂
Soy soy
@Zaki Bin Xaaji Marba Hadi adan share out ii samen SOY SOY😅😆😂
Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
Like 👍 saar ❤SCW
Scw
Scw
❤
Scw
Scw scw scw scw
Waziir "S" waxaa lagawadaa GABAR LAGU GUDEY SUNI "F" waxaa lagawadaa GABAR LAGU GUDEY FIRCOONI🤣🤣🤣
"Haddii aadan fahmin waziir" [SOY SOY]🤣🤣👍🏻
Hahahaha balo ku ciyadhey
😂😂😂😂
@@anfacabdi6623 🤣🤣👍🤫🤭
Aboowow hooyada maa gabdhaha gudo😁
Si walboo Barnamijkaagu u qurux badanyahy Mar hadusan Emotional lahayn SOY SOY 😆 😂
S. zuna ____ F. fircooni😂😂
Ku saliya Rasulkena scw ❤️
Sikastuu u Qurux badan yahay mar haduuna Diin iyo Dabeecad lahayn SOY SOY😊😇
Sikastoo uqruxbadn yhy marba hdu Caan yhy soy soy🤣🤣🥰
Saas,weye
Marba hadan waziirka 1 million garsinayn sooy sooy 🥰🤣🤣
Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adiga Amusan ii saar😂
Hadaan duriyada ahayn Aduunka Sooy Sooy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hadaad 30sano wadan aheyn soy soy 😅
Inta qof ee maanta daawaday muqaalkan
Sooy Sooy
mahadsanidiin waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Hhhh Alla wasiirka cwa waa qoslay 🤣🤣Ane haley soo sameeyo kulahaa🙈🤣🤣🤣
Si walboo TH-camr uyahay mar haduu wasiirkaa aheen sooy sooy 🙋♀️😂😂
Saz wayeee hhhh
Soy soy
Mar Hadaysan: (S )ahayn means: SUNO GUD
(F)MEANS FIRCOONI😂😂✌️
WAZIIR MAIGA HAYSAA😂😂
😂😂😂
Nabiga aan ku salino scw scw scw💯❤️
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
Scw scw scw scw scw
𝗦𝗰𝘄
Scw scw scw scw scw scw
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
dheh
sxp
Waziir istar maha ee waa ismahaan qofta falimka iyada darted aan ufirsano
Waziir🔥💯
Haa
Anig ku sameyna wasiirka 🦁ila soco 🙈
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anina waan paaa
Waan rpaa englishkaas
@@daaxuurname1247 soo booqo #sahantoosan
Lkn ingeen kaa soo raacaa waa adigaa idhahayee isoo raac
(S) waxuu ulajeedaa sunno.
(F) waxuu ulajeedaa fircooni.
Waa taasaa jawaabta saxdaa legend 🙌 lee fahmi kara
Zaki eebow soow iga mahesatid legend isoodhaha
Marba Hadusan H.g Aheyn Soy Soy😩💔😂👋
Wll qabiilku ma fiicna ee iska dhaaf
Ramadaanka nabad allah nagu gaarsiyo inta muslim 😭🤲🤲🤲
Amiin 🤲
Marba hadaa team Zaki bin hajji aheen sooy sooy 🤪🙋
Soy soy casigawad haka dhicin😂😂😂😂😂keewaaye kaas hayley dooliga😂😂
Team zooy zooy love isaara😂👊
ASC wllshay mcn, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 2da boqol EE kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ok
@@suldaanwasaaye8742 milyan goor mahadsanid walaalo ❤️
Marba haduusan comments ku dhiigle ahayn soy soy ✋😂😂
That's the wound 😂😂
haduuna barmaajku ahayd aragtida dad weynaha sooy sooy 😂
Si kasto ii jeceshahay hadad naago badan tahy soy sooy io si kasto aad u qurux badan tahy hadaadan aqoon qimaha dumarka ay leeyihiin soy sooy 🤣🤣🤣🤣
Legend Zaki ku i Wataa Ani 🙌
Sikastoo iQuiz badanyahay Maria haduu salads tuga min soy soy🤲❤️🥰
Qofka u Horeeyay daawashada frist pin 📌 iisaar saacatol wazir
Qaliya Codsi Ayaan Wadnaa Kaliya Wax Kale Kaamarabno Kaliya Nosar Subscribe Waa Codsi Allha Kusharfo Adiguna❤
Sii walbo aay u Quruux badan tahay hadey balwad ledahay sooy sooy😂😂
(S) : waa sun Gud (F) waa : fircooni waziir 😂😂
😂😂😂😂😂
[S} waa Suna [F] waa Fircooni😂😂😂🎉🎉🎉
Ar waziirka dhib badanaaa😩😂😂
S.Single Mar hadii lasoo f.furay Soy Soy 🤣🤣
Hadad Manchester City fans aadan aheyn sooy sooy😁🤣🙌
Si kasto aad TH-camr utahay hadu San ahayn Zaki bin xaji sooy sooy
S(suno) F(fircooni) wasiir 😂😂
ASC wllshay ayan, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 2da boqol EE kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️❤️❤️❤️❤️
Fircooni ❌❌❌
@@amalismail7772 mxaa loo soo gaabiyay aa la dhahay s io f
Sacdio hadey ahey oo faadumo tahay sooy sooy 😂😂😂 wiziir waa sidaas
S= Sunni
F=Fircooni
Sidaas Weeye Wasiir 😂
😂😂😂
ala maxaad laacib thy 😂😂
😂😂😂😂🤌🤌 waa kenty walaahi
Wuxuu ka wadaa walal f iyo s waa xara magac gabdho ah hadaa tahay waan ku rabaa hadii aad tahayna ku marabo waaye wllo waan kuu soo qoray wixii kaa hooe baxdo walallahaaga ayaa joogaan waan mahadsanahay
ZAKI LEGEND NIO WA IZKA TAGERAA BRO🤣❤👋
BARTAA SAN KA SALAMEY WASIR🍻
Hambalyo farxiyo lama filaan guurkii qeyr wacan
Zaki bin xaji wlh funny tahay soyosy kulahaa
Sooy sooy ,qoralkan xasan soya woow ka xanagi,kkkkk
Sooy Sooy 🤣🥰💜
Hadii aadan wax fahmeyn waziir soysoy😂😂
qoftan la socdaay sooy sooy
armeey i aragtaa raali ahaaw😁
Socday wllky😂😂✌️
S: suno
F: fircooni
wazir sooy soy 😂
THE LEGEND 🦁🇸🇴🖐
Sxb hadaad maga qoslin karin zoy soy
Zaki bin xaaji anuu tiktok ma haysto laakiin wixii update ah adaan kaala socdaa 😁
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱،،
Wasiir hdaadan hameen walpa xog noosoo gudbineen soy soy😂😂😂😂😂
Siwalaba ay uqurux bdn yihiin
Hadey video kan lek subscribe and Shere
Dhihin so.......kudarsada 🤣
Si kasto kista 💵 u heysto marbo hduu af xun yahy sooy sooy😂💔💀 xalay baan ina saartay ey wilsha dhan igu kaceen💔😂😂
(S) means Somali🇸🇴
(F) means foreign ☝️
I think that👏👏👏
Good challenge and so funny🤣🤣🤣
🤣🤣🤣 ma uu ka wado sidaa ee waa S-Suno iyo F-Fircooni
Ayuup kaarlo soo waydii s means suni f fircooni 😂
Si walbu u qurxan yhy mar haduusan somali ahayn 😂❤
𝐬𝐨𝐲 𝐬𝐨𝐲
ASC wllkay qali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.
saaxibkaa kaaarlo waydii isagaa xarfahaa bixiyay (s) iyo(f) qaarklaoo badan😂😂 hadii kale sooy sooy
Si walpa Ha U Calool waynaate Mar Haday Xaliimo Tahay Soy soy 😂
ASC wllkayga qali, waxaan joga France waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️
Haduusan saki daawan sooy sooy 😂😂😂
Mar hadeysan single foolxumo aheyn 😂😂😂😂
Si walboo uqurxoon yahay marba hadii ushabeel nagood yahay sooy sooy😂😂✋✋
😂hadi aad warersan tahy sooy sooy
Gabdha xilibanka ma ahn istare ee waa ismahan sarakishow😃🙈
Wasiir melihi loo datay hdan hayn. Sooy sooy 😂
Si kastoo u qosol badan thy _____hadii aadan xumeyn soy SOY soy
Si kastuu u qurux bdn yahay marba hadusan ixtiraam diin dabeecad laheyn sooy soooy 👐
Si kasta uu barnaamijka u wacan hduu eheen aragtida bulshada
Zoy zoy🏃♀️🙌
Hambalyo Hambalyo ustaad farhio lamafilaan qoyska cusub Allaha barakeeyo
wuxu ka wada mar hadey suraqurux aheen 😂fanaxweyney😂 soy soy😂😂😂😂
Si kastuu u qurxan yahy hadii uusan real madrid iyo goat CR7 taageerin sooy sooy🤣🤣
Naag si walboo Ay uqurxbadanatahay hadee daweced lahayn soy soy 😆😆😆👋👋👋
Zaki ahdaan mar walba vido noo soo galinay soooooy sooy
Soy soy zaki bin xaaji 😂😂😂
Team gaab is muujiya yaaq waziirka wuu noo tashade 😭
Siwalbo uu yruber uyahy marba haduu ahy wasiirka soy soy wasiirkeena hanoolaado😍🤣🤣
Waziir hadan naga qoslisiineyn sooy sooy 😀😀
Wasir ana fahmay
"Mar hadayna s yacni (single) soy soy f (family) 😂😂🤣🤣🤣
(S) waa suni (F) waa fircooni waziir see waaye sooy sooy 😎😂
Waziir 06:43 mar hadeesan ( S ) eheen micnaha ( Suno ) eheen ( F ) Micnaha ( Fircooni ) sooy sooy Saasaa u fahmay yaa ila mid ah Qaraabo 🤣🤣🤣🤣
Kkkkkk cashar cilmigisa watah
Walalkey zacki wankusalamay walal aniga rer comment maihi balsi manta waxan igaso hadalsiyay waxawaye 🌙🌙🌙🌙 bisha wayo bishi hore ee damaatay ayado madowatey camal ayey damaatay hadana midaan dhalatay ilaarag bal iftiiin dhan malahan waxan jogna zaman aaqiir qawiladan isdagaalayo bal ilaarka iyo dariska is dagaalayo walal video kasosamee bal in ey dadka Dan ilaarkeen iyo in an kaligeey arkaa shukran✋✋
Mahadsanid wasiir, iskaabulooy sooysooy🙈
Hada than nabiga kusalineynen scw soy soy
Waziiir Yarka Soo qoray S &F waxaa uuu kala jedaaaa 2gabar buuu shukaansadaaa Magacyadooodana Ka soooqaado safiyo iyo fartuun Wxuuu qaatay safiyo waxuuuna burshay Fartuun ok waad fahantay
Wasiir waa is ahaan gabadha ee ma ahan istar istar waa xirsi sxbkiisa
Shaqo walbo aad noo dirto waa inaaa soo sameynaa Wasiir eeee adiga leee yaalagu weynin 😂
Sxp waziir zaki hadiiba aadan somali joogin soy soy🤣🤣🥰🥰🥰
Wasir istar ma ahane ismahan dheh😂😂 mise sooy sooy ina kudhahna rabta,😂
S: waa gabar Suni. F : waa gabar fircooni ,
Wasiir see cml hee challengega wba kuso biirirabeeee😅😅😅
Heduuba faarex lugo baaato yahey sooy sooy 😂😂
Suni & fircooni waziir sifiican utaqaanaa isdabaali
Si kastuu lacag u leeyhy haduusan saraakiisha ku jirin zooy zooy🖐
TH-camr waziirka zaki haduusan aheyn
SOOY SOOY😁
Aragtida dadweynaha haddii aanad soo gelinayn Sooy sooy
(S)for Suni
(F) for Fircooni.
Wasiiiir dhiiqo wye s waa suno fna waa fircooni iska ilaali🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Mar hadey suno aheen soy doy fircooni cml 😂😂😂