Garabka isbadel doonka Xisbiga Kulmiye oo ku dhawaaqay inay dhisayaan Murashax Cirro.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 62

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    War kaas ubgaa aniga oo baa boo o baa boo waa buubaa badaan galaa😂😂😂haa hee haa hee wadani well come the to hard of somali land government & the president c/raxmaan c/laahi ciro❤❤❤ ha eegine like ta ku boob👍👍👍

  • @AbdirahmanWarsame-r3b
    @AbdirahmanWarsame-r3b 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maasha allah guul wadani

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wadani waa badbaada somaliland shanta sano ciro guuleyso

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashalla gobolka Ragga wallee Waa geesiyo Qaran weeye Maanta dalku badbaado Qaran Ayu Raba waa xaqiiqa weeye saxa 😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅👍👍👍❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allahu akbar guul wadani ❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fursada Kaliya ee Xisbiga Kulmiye taageerihii kuhanan karo waa in labadalaa musharaxa🙏
    Waa ragii ugu ildheeraa Xisbiga Kulmiye 🙏

  • @Md-waagub
    @Md-waagub 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤Masha allah so dhawada

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kulmiye idiin mabaahna qabta meeshaadnoontaan guul iyo gobanimo xisbiga kulmiye

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dalka Hala Samatabixiyo Reer Somaliland naw, Hawlwaynbaa Inootaala, Allah Ha Inoo Fududeeyee.

  • @alishuladhige
    @alishuladhige 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wow soo dhawaada Sxb kay agaasime abdinasir iyo teamkiisaba

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shaqo wacan ✌🧡👏

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Agaasime hore abdinasir salam 😊

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa lakala baxayaa
    Waa ognahay in lacag laydinku faraqay Cadow qarsoon ayaad ahaydeen socda
    Muuse ayaa soo noqonaya. Ha dhow ha ooyina 😩😩🤥🤥

  • @DrCabdiraxmaanCaawiye
    @DrCabdiraxmaanCaawiye 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muuse waa la ogyahay fashilka u uhorseeday somaliland

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War kulmiye way udhamatay oday wasaqa muuse badala

  • @SafwanMxmed
    @SafwanMxmed 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hambalyo hambalyo❤❤❤❤❤❤

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    maansha allah guul guul guul wadani guul insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    GARABKA XAMAR IYO CIRRO FAQASH DOONKA AH

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xamarbuu tegayaa maxaad ka bedeli waana la dooranayaa😂

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa sax somaliland aanbedbaadsano qarankeena codkuna waa craxmaan.

  • @maxamedaxmed3597
    @maxamedaxmed3597 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaad hargaysa ugaga dhawaaqiwaydeen ??????

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muse waa burburiyaha bulshada wada nolool ee somaliland waa kalidii taliyashii aduunku soo nacey .? kulmiye wuu dhacay

  • @ismaildaud8099
    @ismaildaud8099 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Intad tugadi laga diday musuqmasuqa isku soo urursaten ayad rabtan inad dadka maskaxda kaga ciyaartan isbadal doon kulaha

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Siyaasi walba oo xabiib ah markuu Xisbiga Kulmiye kujiro, Muxuu tuug unoqdaa markuu kubiiro Xisbiga Wadani🙏

  • @SuleimanTukaale
    @SuleimanTukaale 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul wadani

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Fartay wn edy

  • @mohamoudhorre3222
    @mohamoudhorre3222 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wax aad Kala tagaysaan ayaan jirin

    • @mohamedmuuse-ck5gm
      @mohamedmuuse-ck5gm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa xisbigii badidiisa maxaa hadhay waan Ka xumahay

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    DUUFAANTA ISBEDEL DOONKA . MUUSE MARLABAAD LA DOORANMAAYO . DALKA NAVAD KU WAREEJI

  • @Aniop45
    @Aniop45 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    INT HALKAN FADHIDAA WAA DABADHILAFTAA XIRSI YAA DHAGAAYSANAAYA HORE AYAAY U FASHILMEEN❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯💯💯💯💯💯✌✌✌✌

    • @Aniop45
      @Aniop45 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤🤍💚KUWANI WAA DHARGIGII KULMIYE LAGA ERYAY EE KU FASHILMAY XILKII LOO DHIIBAY AMA WADANI KU BIIRA AMA UCUD KUBIIRA DAN KULMIYE INIKAMALAHA WAAYO WAALAAYDIN ERYAY WADANI WAA CID WALBA OO LERYAA WAXAAY KU BIITAA WADANI QAAD WAAY NAA ❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Halakay manta gaadhay Somaliland waligeed May Gaadhin Muuse Wuu soo noqonayaa taa ku biyo caba dalkaa u baahan Muse !

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa sax, in dalku kusoo ururo Hargaysa iyo Berbera dadka jecel ayaad tahay🙏

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 qabyaaladi ma sidan ayay kuu indho tirtay subxaanalh muuse anaa la reera kanasoo horjeeda wlhi anoo dumara wsr xishod

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa in muuse bixi la dhadhansiiyaa guuldaro xanuun kulul oo u dhiganta tii uu 7sano marsiiyey

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xisbigawadaniwuudhacayaa

  • @mohaaminali9564
    @mohaaminali9564 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Intan waalagu shugtay

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    waxa meesha fadhiya dhamaan waa xil baahaya qaar waayey wixii lajaqaayey tii siiranyo iyo kuwo xilqaadis ka cadhooday

  • @aarenuur
    @aarenuur 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waala kala shikiyey😂😂😂😂😂😂

  • @_faatax
    @_faatax 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa oboma waxaa hawshaa keenay ana saaka markuu odaygu sii baxayey ayaan xogagaal iska dhigoo qolo asxaabtaan ku lahaa odaygii wakaa duulay ilaa addis ababa
    mise caruur byy ii dhex fadhiyaa aaabo aabo ku lahaa imaanka laydinka qaad

  • @KhadraJama-x5i
    @KhadraJama-x5i 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    muuse juudaan way u dhamaatay

  • @SuadKab
    @SuadKab 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xirsi iyo Maxamuud xaashi kooxdoodii sidii siilaanyo Xirsi u galay ee u afgambiyay oo kale ayay sameyen ilayn washaqadi xirsiye cidaad doontaan ku biira laakiin shacabka ayaa u hiilin waxaanan leeyahay sidii Turkiga loo in qilaabay ayay rabaan in ay xukuumada u in qilaabaan shacabku haw hiiliyaan qaranka iyo Muuse biixi Waa tuugtii lasheegaayay ee lalahaa bisha October ayay is casilayaan wasiiro iyo agaasimoyaal .walaahi shacabka ayaa ogol Muuse biixi Dalka ha loo gurmado oo tuugtan is urursatay shacabku hawjawaabaan .insha alaah ilaahaybaa u hiilin qarankan liicliicaya ee an ictiraaf haysan ee cadawgu isu soo urursaday waxayba raban in ay burburiyan.

    • @aliqawrahofficial6554
      @aliqawrahofficial6554 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      anaga oonan ahyn reer somaliland ayaa og in siijiritanka somaliland ku xidhan yahay maanta is bedel SIDAy doontaba ha noqote

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SIDAANU XOGO KUDHO. MM tv NO SHEEGEN GUUSHA DORASHADU WAA MADAXWEYNE MUUSE

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FHUSO WEYNAYAAL HUWEN JABTAY GUUL SOMALILAND

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isbadal doon illay ha unaxariisto shekaddii isbadal doon oo fashilmeye iyo.

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    UU SONOQONAYAA MUUSE. INSHAA ALLAA WIXII ILAHEY DHISAYAA WEYDHISMAAN WIXII ILLAHEY DUMINAYAA WEYDUMAA HADAALINA

  • @SucaadSucaadmahamedabokor
    @SucaadSucaadmahamedabokor 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxiinanoo dhan waxa isku kiin dhaama Xildhibaan Qodax

  • @cfychannel9561
    @cfychannel9561 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhul gariir

  • @SafwanMxmed
    @SafwanMxmed 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ApdiQaniAxmeD-r7d
    @ApdiQaniAxmeD-r7d 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sodhawada

  • @mohamedaden7778
    @mohamedaden7778 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bal dadkan eega baahan eega hada sanad xilka kamay maqnayn

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenbadana taageerada uu haysta maxay tahat kkk waa funy

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale beenaale beenaale beenaale

  • @SafwanMxmed
    @SafwanMxmed 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😜😜😜

  • @mohamedsharif1266
    @mohamedsharif1266 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk

  • @suberh8985
    @suberh8985 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bundukheyga hayska leh
    Waxa loo duduwayaa
    Inuu yoolka dacalmaro
    Xisbiga kulmiye sidaa waxba ku yeelimeysaan