DEG-DEG XAALADA SOMALIYA O MEEL XUN MARAYSA, HISHIISKA MASAR TURKI IMAARAD & DAGAALKA ITOBIA,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 129

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 หลายเดือนก่อน +5

    All Somalian peoples united
    This time must

  • @FalisOmar-d8l
    @FalisOmar-d8l 2 หลายเดือนก่อน +8

    Somaliya guul cadow allah kaqabto ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somalia aad shegay so waa teeh dhulka Ethiopia 🇪🇹 yaaleh guul Ethiopia 🇪🇹

    • @ababejama7505
      @ababejama7505 2 หลายเดือนก่อน

      Dee itoobiya naagihiina ayaad ugyan jireen walaahi amxaarda dmeeraha ayay wasaan kuwaasi inta nin somaliya noolyahay dhul somaliyeed maqaadan karaan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน +7

    CIIDANKA SOOMAALIYEED WAA IN UU NOQDO 10 Millions

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 2 หลายเดือนก่อน

      10 million ma Somaliland ayad uu samsysanaysa Nairobi na wad dhisatan masakiin

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน

      @@maryamdirie6842 10M adiga maxaan kaaga da maysan Somali ayaad ila tahay ee Ethiopia Ayaan u damaynsan caadi iska dhig wlhi meel la dego Nairobi ayaan oogu be nahay dhul shisheeeye weligay ma degin 10 Bari ka badan ma joogin meelahaasi uraaaya dhulkayga iga bada somaliyeed

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 หลายเดือนก่อน +13

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed, , Ee Qadarinta Mudan Legend Abwaan Cabdifaax Boodhari, JUMCA MUBARAK , Wàa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Adigaa Dhameeyay, Oo Meel Fiican Dhigay, Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +5

    guul guul guul iyo gobonimo shacabka soomaaliyed iyo ciidanka soomaaliyed wadanka daacad u ah wa in kacdoonka buluugga soomaaliya kacurto xamar

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +3

    kacdoonka buluugga soomaaliya haxoogeysto muqdishu kabiloowday guul iyo gobonimo lagu xoreynayo soomaali inshaa allaa oo soomaaliya soomaali baaleh

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +2

    itoobiya iyo somali diid allah burburiyo aamiin guul somalia aamiin

    • @AyanAbdi-hc3re
      @AyanAbdi-hc3re 2 หลายเดือนก่อน

      Idinka idinku noqay habaarku💀💀💀🤮🤮🤮🤮

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye iyo Isaaq waa ku wada socdaan Burburinta somaliya.

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 2 หลายเดือนก่อน

    Ar somaliyeey wadankaan dowlad iskusheega yashaan maleh wadhaxalkiinii jihaad naguwajibay alaah Akbar ✊

  • @HDheere-ju8em
    @HDheere-ju8em 2 หลายเดือนก่อน +2

    Itoobiya way qaadan bad soomaaliyeed inta gurguurte xukunka joogo. Way ogtahay in dalku baylah u yahay

  • @Zeytun1
    @Zeytun1 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey kacaa o dhidhiya awey wiilasheni geesiyasha ah ee damiirkale wadanka hala badbadiyo oo utaliya wa inaan isracno somaali bid ah noqono guul insha allaah 🦾🦁

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 2 หลายเดือนก่อน

    Salaan sare A, boodhari darwiish darwiish dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin kulis hooskasii kahabay

  • @SiciidoAbdirisaq
    @SiciidoAbdirisaq 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahow Somali ugargar cidina uma maqna ceela uma qodna

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +2

    idoor wa idoor fawsiyo wa soomaali diid ee xasan sheekh wuu kusugay

    • @jamalfarah708
      @jamalfarah708 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂wakhtiga ummada odhan adcayasan. Ya kurabaa. Fauziya walacunaqabatay, Hassan Dhiqo ba diday, qabyalad iskadayya

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 2 หลายเดือนก่อน

      Edeb yeelo

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aaamiin soomali aloow isu soo hanuuni

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      Somalidiid goblamay ayad tahay​@@TewodrosBethlehem

    • @fadumoabdi5595
      @fadumoabdi5595 2 หลายเดือนก่อน +1

      Baastar​@@TewodrosBethlehembaastar oo maafiyo mooryaan caynayso dadka soomaaliyeed waxaan u makaynay inaad tahay itoobiyan bartay soomaali ama mid gaal raac waxa tahay cadaw laakiin waan ku sugayna

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo dalka halaga badbaadiyo ilaaha waxa badbaadiye warbadan waxabo tarimaaye hadii cidi u naxaya jirito🥹

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah subxaanallah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 หลายเดือนก่อน

    Naagatq aniga waan ogaa inya ku warkacadabeyeso soomaaliya weligay mataagerin xasan dhiiqo lkn naagata inuu kareebaya tartanka waan ku farxaya waayo inya qabyaaladesato tahaya waan arkaya 😉

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 2 หลายเดือนก่อน

    HSN SHEIKH waligiis wadankiisa kama uusan Nixin inuu wadanka xaraashto ayuu rabaa meelkasta guri ayuu kadhistey inay Somali kalatagto ayuu rabaa

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaadeen waa inay qabsadaan isaaq.iyo dhamaan xeebaha Urur samaale iyo Isticmalaya shaadhka Abiy Axmed

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 2 หลายเดือนก่อน

      Hooyada uu sheeq🤔

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 หลายเดือนก่อน

    ASC Abwaan Boodhari
    Qofkasoojeda
    Hargeysa iyo
    Burco
    Qofka Soomaali inuwax uqabto ama daacad unoqdo kasuga waa sheeko khaldan kkuligoo xamar waxay ujoogaan lugoyada Soomaalia kalagoynta qarxinta iyo baaba'a Soomaalia

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadweynahu haday midoobaan dowladkusheegan waxba maqaadikareen ee halakaco Odaygaan Xasana meel haloogasoowada jeesto. Dhulkeenu beecmaaha.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 2 หลายเดือนก่อน

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND. ??? ITOOBIYA. MAXAY. LA JOOGTAA YADAA. TEEDA. U YAABAN. OO. JABHADO. YAR YAR. BAA. KA ADKAATAY. OO. WALIGOOD REER. YURUB BAA. CAAWIN JIRAY. GOORMAY DADD. NOQDEEN

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan gaalo ayaakensatay waxalagula heshiyey kow inuucidamadii quruxda badnaa baabi'iyo kadibna shacabka iyo dhalinyarada waxna laayo waxna gaajo iyo cuna qabatayn kulayo kadibna aytahriban badahana xarashto sigala madowda inagu hareraysani dhulkena bad iyo beriba uqabsato Soomalina uu qabiilo isugudiro xasan madherge madamqade shaqadii gaaladu udirtay wuugutey isagana meesha laguhayo isgoo asalmadorshe ah oo sida jaariyada loo amrayo
    ilaahoow dalkeenii quruxda iyo barwaqada badnaa
    Diirato Jadiid iyo gaalo nooga badbaadi
    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +1

    xasan sheekh wuxu ubedelay wadanki furin shisheeye nuklitarka iskuweydaarsado ee kacdoonka buluugga soomaaliya haxoogeysto

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 2 หลายเดือนก่อน

    Forget about Somali unity boss that is harder than uniting Palestine with Israel

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaasad wax ka ma ogid fowsiya waxaa kelifaya cadhada xasan sh iyo jabuti

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 หลายเดือนก่อน

    XALKU WAA WAXI AY ISKU AQLI YIHIIN XASAN SHEEKH INEY
    FAHANSIIYAN MEESHA KA TUURAN MISE SAAS HALO NOLADO GUMEYSI FULEYNI IYO NACASNIMO IYO MUNAFUQNIMO KU MAAMUSHAN DALKA.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 2 หลายเดือนก่อน

    ITOOBIYA. JABHADAHA KA DHEX DAGAALAMA. BAY. AWOOD U WAAYEEN

  • @kaltoonabdirahman7704
    @kaltoonabdirahman7704 2 หลายเดือนก่อน

    Fozia dhiigedo biyoo Maa haa waaxba waxaatusten

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo isaga ayaa dalka iyo dadka jabinaya maxaa masar nookeeney turkiga miyuu kashakiyey haduu kashakiyo asayaase haku soodarsado masar ayuu dalka keenin haduu allihii allayahey

  • @User_19567
    @User_19567 2 หลายเดือนก่อน

    Qeer Allaha kusiyo Boodhari

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Soomaalidu ma dhimatay anagaa dhulka naga difaacanaynee hubka Waa helay aye hanaga dultago cultus ma tanner

  • @minursa02
    @minursa02 2 หลายเดือนก่อน

    Ciidaan ka Masaar markey caaqta so saaran Somalia, waa hubaal in khawaarijta laidiin ku hubeen.

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer 10000kun oo ciidana anaga oo reer Awdal ah ayaa udiyaara hubka nalasoo gaadh Jabuuti kasoo daji hadiikale Xasan dhiiqo dalka isagaa xaraashaya

  • @yasinbasha5381
    @yasinbasha5381 2 หลายเดือนก่อน

    CIIDANKII WAYDINKII waata ad beelo kadhigteen wixii daaroodow SOO dhaqaaq aad dhahdeen meelkusheeg

  • @minursa02
    @minursa02 2 หลายเดือนก่อน

    Cabaad weeyne, Qaaniinyo Qaaninyaa ka fujisaa, Koonfureey Fouzia ineey khaaldaneed baa fahaansiseen. Ma waxaad ka fileyseen iney idhiin si duulqaadato, Hashaqeeysatee daaya.

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 หลายเดือนก่อน

    Beeeeeeeeeeenaaaaaaaaaale

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 2 หลายเดือนก่อน

    Boodhari hooyo waa reer baoow yaa kule . Allah inoo sahlo.

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 2 หลายเดือนก่อน

    Masar ayga wabigood nilka wax ka qaban lahed oo difacan lahed aniga maxey naga difaceysa yahuuda Nola dhibi raba San u jedo ilhey hana badbadiyo wa nolatashtay

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน

    KULI ANAGAY NOO HOOSOOOSINAAYAAAN EE ETHIOPIA AAN ISKA CELINO WAX KALE MA JIRO HADHOWNA WAY KAAAGA BIXI CARABTAAN IYO TURKI LABADUBA

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow Dawladahaan Korkeena Ku hirdamaaya Allow Naga Qabo?? Xasan Dhiiqo Asaga Waxaan Oo Dhan Wadanka U Keenay ?? Bal Yaa Yirih Amxaaro La Fariiso Oo La Hadal Maxaa Yeelay Waa Adiga Oo Gurigaagii & Shaatigaagii Gorgrton Ka Galay??? Waxaan Oo Dawladood Maxuu Ugu Wacanayaa?? Hal Dawlad In Ay La Gasho Hishiis?? Baa Ku Filan & Soomali Oo La Kiciyo Oo La Yiraahdo Ilaashada Wadankiina Ayaa Ku Filan Maxeey Tahay Waxaan Oo Wadan Uu Wadanka Ku Soo Hogaayo??? Wa Taas Dawladnimada Xasan Dhiiqo??? War Soomaliyeey Kaca Oo Wadankiina U Kaca?? Oo Ka Ilaashada Wadankiina Amxaarada Kala Qoqoban Ayada In Ay Burburto Wax Yar Uga Dhiman???

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 หลายเดือนก่อน

    Hadu durdur io dabaalgalo dofar weligi madaahiro
    Qof reer eydoora hakasugin inugaalo kafogado .oxumokadaahiro
    Alxaqiiqa wasaas ✅

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 หลายเดือนก่อน

    Weligeedba iyada iyo kuwa ku haybtaa ee Xamar xildhibaanada ka ah ba waxay u oloolaynayaa siday u goosan lahaayeen dhulkaas! Qolyaha ka dambeeyana weynu ognahay! Dudumo kama maydhmo boodhka dushee reerkananina waa uun sidaas!

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 หลายเดือนก่อน

    Nin aduunka da la heshiis ah aduunkii wadanka isugu keenay damlku dadbuu leeyahay muxuu maatocaanaleh nooga dhigayaa

  • @mohamedaden2350
    @mohamedaden2350 2 หลายเดือนก่อน

    Asc bodhari Gabay baraarujin ah uu leeyahay sugaal cabdule wax ka soo dheh

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 2 หลายเดือนก่อน +1

    Because xasan NFD wuxu u haystaa dhu daarood so he doesn't care

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน

      Meel walba dhul D5 ayuu u haystaa in ay leedahay DAAROOD way hurdaan war guursada ka kaca soomaaliyeey idin isku duuban

  • @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc
    @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc 2 หลายเดือนก่อน

    Bodhari iyagu ma dubanadabaa anagun miski laku ciyaaraayay

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 หลายเดือนก่อน

    Walee meesheedii baada dhigtay waxaan sugnaab rag somaliyeedow idinkoo gabdhihiina ayuu gorgortanka soo gaaray miiska ina wada keena la idinku dhahaa.siyaasi somaliyeed waa wada fashilmay...ee dhalinyaro dalkiin difaac ayuu idinka rabaaa

  • @AbdikadirOmer-sc7ec
    @AbdikadirOmer-sc7ec 2 หลายเดือนก่อน

    XALKA AYAA KUU SHEEGAYA WAA IN UU DHACO KACDOON .GAADHA DARAF ILAA DARAF SAAXIIB HAKU WAREERIN MIDAAS AYNU KA SHASHAYNO DHANWABA KALAGU QADO. HADALBAY DAY SAN WAY DEE.

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 หลายเดือนก่อน

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 หลายเดือนก่อน

    120 milyan 😂😂😂😂 waa yuug iyo yamaanyuug waxay rabaan inay badda ba qalajiyaan yahuu

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 หลายเดือนก่อน

    Xusbunlaahi.Wanicmalwakiil Ilaahay
    Hanaga qabto

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 2 หลายเดือนก่อน

    FOOSIYO WALIGEEDBA SOOMAALINIMO WAA KU ROOTI CUNTAAYE WAA CADOW BAY KU TAHAY JIRITAANKA SOOMAALIYA EE WIXII DABIN NOO DHIGAAYA ILAAHAAY BAA KU MAQAN .

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 หลายเดือนก่อน

    Waad mutaysatay.nuug waa adigii xaqa lagu kari waayeye waligee cidladaas iyaad heehaabi doonta

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    WAR XASAN TOXEBEY DAL MA DAAFACAYO EE DHALINYAROY KACA OO DIBAD IYO GUDO BANAANBAXA OO AMBASSAD YADA ITOBIYA HORTOODO AADA OO KU DHAWAAQA DOONIMEYNO AMXAARADA DAGAALKA NUGU SOO WADA. DALALKA AFRIKA EE ISKA ERYEY OO ISKA DHICIYEY CADAWGA, WAA DALAL DHALINYARADOODU KACDOON XOOGLE GEYSATAY

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 หลายเดือนก่อน

    Doofaar maah daahiiro iidoor waah caadowgah koobad

  • @mabdllh1094
    @mabdllh1094 2 หลายเดือนก่อน

    Boodhariyow, saaxiib, Turkigu Itobiya iyo Somalia iyama away faa'idada badan (bad, berries, iyo iskuhallaynba) ka heli kartaa?

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 2 หลายเดือนก่อน

    Boodhari hadeerba waa lakufsadaa gabdhaha soomaalieed

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 2 หลายเดือนก่อน

    Masar falasatiin 10 tobanka milyan ee laxasuqayo may waxa uqabto fawofawo😂

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 2 หลายเดือนก่อน

    dhulaka kenya waa isaka raqiis kuwan dowalada sheeganayo wax weyan baaka qaladan inatey doonaan bey lacag yar ku helikaraan qofa reerkodana ku qoran karaan dada fayoow mahan yaanan ku daalin waxakan bilaa macaniga ah😡😡😡

  • @kaltoonabdirahman7704
    @kaltoonabdirahman7704 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland dhaga

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan sh wuxuu ku guuleeystay wax uu san ku guuleeysan madax weyne ka horeeyay oo ah oo ah?god ku ridida ,haadaan ka tuurida,qaranimadii iyo midnimadii soomaaliya

  • @CabdalaIbrahimceeje
    @CabdalaIbrahimceeje 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan maqli jiray nin aan talin jirin haduu raliyo nin aan tagi jirin baa tago reerkaan halaga qaado talada hadii kale wlhi meel aan lagasoo noqonkarin bey nageenayan

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 หลายเดือนก่อน

    Gurguurte wa låg Gocanthy in somali baabicoyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    doonimayno xasan dhiigo doonimaayno dabo dhilif doonimaayno ciidan shisheeye doonimayno soomaaliya in bodh laga kiciyo oo shisheeye iskuhardiyo ee soomaali wa xor

  • @snw9257
    @snw9257 2 หลายเดือนก่อน

    Foosiya kursiga Somaliyeed ma ibsan ee Xasan sheekh waydi ciduka ibsaday Boodhariyow?

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 หลายเดือนก่อน

    Fowziya waxa shaxda lajilay HSM Munafaq Tuuga dadki dalkii wada xarashtay,Cadowga Somaliya Ina Gelle oo ah ninka Somali xasiloni darada illa bur burkii dawladii dhexe kasoo qeybqaatay.

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 2 หลายเดือนก่อน

    Foziya weyshegtay inlodiday xasan shiiq ayaa Kenya dhulsiisay xilkas kubadashay

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    sorry in aad ku shektoh dowlad waxaa kah jirah xamar waxaa kah si daran kuwah dortay moryan

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi 2 หลายเดือนก่อน

    Duz calayk bilaa edeb

  • @foowsidirir
    @foowsidirir 2 หลายเดือนก่อน

    Hasha labada geed jecel midna gaadhi waydoo laba geed dhexdooda warabuhu ku gawracay

  • @FaayMacalin-sg1we
    @FaayMacalin-sg1we 2 หลายเดือนก่อน

    Wardad waxfahma hadaad tihiin xalka wuxukujuraa inkitaabka alle loosoo noqdo dastuurgaala qortay ne laga fogaado

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 หลายเดือนก่อน

    Turkey maxay guranaysa ama ay hadii wadankiba itoopiya qabsato

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk, Dinaagada ka baxda.
    War dad badan, ereyadaa culculus ma fahmaayaan, ee u jilci.

  • @FaqiHassan-j1t
    @FaqiHassan-j1t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer kuguma raacsani ithoobiya waa in loo qorya uruursadaa iyaguba kuwa badan ayey hoosta kuwadataa joji warka ithoobiya waa cadow

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 2 หลายเดือนก่อน

    Walee waaqlaan ubaxayoo cidlaan weehaabayaa

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😅😅 Subxaan allaah Bismillaahi Rarxmani Raxiim
    Scw SWC.CWS SWC.CWS SWC.CWS SWC.CWS SWC.CWS SWC.CWS SWC.CWS SWC.CWS SWC.CWS SWC.CWS
    Calayhi salaatu wasalaam

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 2 หลายเดือนก่อน

    Foosiya futo wayn ha dhimato markaa fooiya futo wayn miyay waalatay akhii

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ma sha alaha wlkn abdifatah boodhari farintas iga garsi madaxweyna yashi hore iyo rwsr yashi hore shacabka somaliyad dal iyo diba jogan mantay dalka bad bado ayu ubahan yahay ninkan xasan gorgurde waxu u so raray somali dagalka masar iyo Ethiopia

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน

    habartan ku abtirsata argagixisada somalidiidka hargeysa ee habro bahal ilayn kursigan African union waxay doonaysay inay ugu ololayso madaxbanaanida argagixisada somalidiidka hargeysa ee habro bahal ???!!!

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 2 หลายเดือนก่อน

    Eey aan laga eey sanen baatahay ee madaxweynaha afka kalabax wax ciilan baatay

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 หลายเดือนก่อน

    Xaaaaaaasid

  • @BasraDeriye
    @BasraDeriye 2 หลายเดือนก่อน

    Fiqi waa kii yidhi ciidanka farmaajo tababaray waa maa Lee shiyaad famaajo tababartay

  • @mohammedkolan2799
    @mohammedkolan2799 2 หลายเดือนก่อน +2

    Boodhari Cashiqa ✌️
    Runta iyo xaqiiqda sileysan

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 2 หลายเดือนก่อน

    Foosiya futo wayn futo wayn xaarbaa cilin wayday

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 หลายเดือนก่อน

    Adigu soow kamaad tahriibin

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 2 หลายเดือนก่อน

    Umada somaliya wa maxay?😂😢😮

  • @marwosaid7990
    @marwosaid7990 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow naga qabo xasan maxaa cunaa?maxaa Liqaa?dhulka waa la boobay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qabiil baa hog nagu riday 😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉😂😂🎉

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaalada somalia 🇸🇴 meeshii ugu fiicneyd ayeey mareysaa marka somalia qiilqiil gasho weligeedba birmadkeedu masar ayuu ahaa caruur ayaad tihiin ee Taariikhda dib u raaca labadii goor oo Itoobiya isku dayday somalia iney qabsato masar ayaa ilaahey usoo adeejiyey waan labadii dagaal ee kala dhacay 1964 iyo 1982 maantana waa duulaankii sadexaad ee ogaada

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 2 หลายเดือนก่อน

    SHEEKO RAQIISA LOOMA BAAHNA KKKKKKK.

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 หลายเดือนก่อน

    Majerteen iyo isaaq waxey noqdeen hub lagula dagaalamo osomalia

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 2 หลายเดือนก่อน

    Moqoreyso waa taad dhulka marax u diideene

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa ka qabankarnaa

  • @AbdiSaid-pj1qo
    @AbdiSaid-pj1qo 2 หลายเดือนก่อน

    Soo dhowow bodhari

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน

    Reer banaadirku waxay dhahaan shimbir duul duulow badani madax abeesay isku taagtaa OKI Haa Haa Runtood weeyaan Reer banaadir
    We We
    xasan gurguurte xasan xumow oo boqolaal dawladood oo cadawgeena ah dalalkaas oo iyaguna cadaw isku ah dalkeena iyo
    dalkeena madaxa ka saaray 😡😡waan hubaa inay dalalkaas cadawgeena ah iyaguna cadawga isku ahi inay somaliya ku dhex dagaalamaan su,aasha is waydiinta mudanbaa ah ma xasan dhurwaa iyo jawaasiistiisa ayaa ku halaagmaya mise shacabka somaliyed ayaa lagu xasuuqayaa???!!!

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 Unukaaleh iyo Ilmo xasan oo dhan aya idin difacaya ee ka wareeg 😂😂😂maha