Tonight is my first night to be here. Heestan 1985 intaan Xamar katagaan Waqooyi aaday, taxi Dadsun ah oo airportka naga qaaday u saarnayd, mana siideyn ilaa uu meeshaan ja duuban karo i geeyey. Cajaladaas mudaan hayey waxii Xamar bay iga lumeen waxaygii oo dhan. Mahdsanid Gorgor Media.
ايام زمان أيام الطيب والقلوبالصالحة ❤❤❤❤❤❤اخوكم من جيبوتي
Tonight is my first night to be here. Heestan 1985 intaan Xamar katagaan Waqooyi aaday, taxi Dadsun ah oo airportka naga qaaday u saarnayd, mana siideyn ilaa uu meeshaan ja duuban karo i geeyey. Cajaladaas mudaan hayey waxii Xamar bay iga lumeen waxaygii oo dhan. Mahdsanid Gorgor Media.
Axyaa a hees heeskan waa ku hayystaa axmed cali cigaal
Waayo waayo CAJIIB xaqiiq waa hees aad u macaan. Waaberi legendary mr cigaal
Waaw hees cajiib ah
Xusuus waayo way
Kama Dego banaankoo
Cergaabadii LA boo ban
Buntukha u sitaa,waayo waayo,kulmiye 1990kii
Ahmed the legend
Heestani qaraami maaha
Heestaan markasta oo aan maqlo oday adeerkay ah ayaan so xasuustaa oo markasta qaadi jiray
Wawawwaw axma cali cigaal
Waad mahad santihiin Gorgor media
Mahadsanid sxb
Hees xusuus mudan
Yees