Dood Kulul: Buuqii & dagaalkii Kulanka Baarlamaanka, Xildhibaano diiday Sharciga Cusub..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Raxmanku ha nigu hanuuniyo sidey danta dadka iyo dawladnimadu ku jirto. Guul midnimada iyo qaranka somalied

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    GOOD❤❤❤❤
    XILDHIBAANADA DIIDEY DULMIGA LASOO MALEEGAY ARDAYDA DANYARTA AH WAA AY MAHADSANYIHIIN WAAYO WAAJISKOOD BAY GUTEEN😊

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    WAX BARASHADU WAA SHAYGA QURA EE DALALKA CAALAMKU AY XOOJIYAAN UNA FASAXAAN ARDAY KASTA OO RABA IN UU WAX BARTO. MACALIMIINTANA WAA IN LA KORDHIYO

  • @ahmedisse344
    @ahmedisse344 หลายเดือนก่อน

    Sxb adigu isku jawaab waayo
    Adaaba caddaalad daro ku jooga baarlamaanka.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    IN PRIVAYE LAGA DHIGO TACLIINTA BAY DAMULJADIID SOO WADAAN‼️. HOY KA FEEJIGNAADA TUUGTAAS. MARDHAW LACAGBAA LA WEYDIIN RABAA ARDAYDA😢

  • @omardualeh7864
    @omardualeh7864 หลายเดือนก่อน

    Kuwan uma qalmaan inay ummada matalaan waayo akhlaaq xumo iyo istustus baa ka muuqda. muuqda

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    TACLIINTU MAAHA MID ILOMO AABA TAAJIR LEEYIHIIN😢. WAA IN ARDAYDA OO DHAN AY U FURNAATA IYADOO SI XOOGAN LOO TAAGEERAYO.

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน

    أسأل الله لي و لكم
    Waxaan ILAAHAY waydiisannay
    ضوء في ظلمة .. وركعة في صحة.. ودمعة في خشية ..فمغفرة ، فجنة .
    ILAAHAY waxaan waydiisanay :
    IFTIIN MADOWGA (Qabriga)
    Iyo Salaad aad Tukato adoo caafimaad qaba
    Iyo inaad ILAMAYSO cabsi ILAAHAY dartii
    WAA DANBI DHAAF , WAA JANNO
    ADEER XUSEEN

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    TUUG TUUG DHASHAY😡.
    SHALAY BAY AHAYD MARKII MACALIMIINTU KA BANAANBAXAYEEN SHAQADOOSII LAGA ERYEY😢

  • @ismailhassanjama8885
    @ismailhassanjama8885 หลายเดือนก่อน

    They have to show some respect and responsibilty!!!!!!!!

  • @ahmedisse344
    @ahmedisse344 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan buuqaya waa dad aan kala gararaney barlaman
    waxa uu yahay.marka waxaan ka codsanayaa gudomiyaha barlaman
    Indadkaan aqoon korrosion
    dheraada lasiiyo.

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r หลายเดือนก่อน

    Adeero WAXKA BEDELKA DISTUURKA DALKA LOOMA BAAHNA INWAX LAGABEDELO HABAYARAATEE CIDGAAR AH DANAHEEDA IN DISTUURKA LOOBEDELO MARABNO AMA DALAL SHISHEEYE WAXAY NAGU SOO DHEXTUUREEN HANAQDO AMA DANAGUDAHA AH HANOQDO SHARCIGA DALKA HA WASAKHAYNINA KOLAY WANAAG LAYDIINKAMA BARAN, EE GENDAR IYO KHANIISIINTA KUWA U OLOLEEYA AYAA IDINKA BUUXA EE INTA ILLAAHAY BAARLAMAAN XALAAL AH NOOKEENAYO ISKADHIGA SHARCIGA DALKA. CID IDINKA YEELAYSAA MA JIRTO EE WALAAQA WAXANAD WADAAN.

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanadda waaa iska ciyaaaal.waaayo ismaqal iyo Kala danbeyn ma jirto marka iska ciyàal

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน +2

    Musuq.kooxda.ayax
    Ooman.ee.dalka.kuhabsaday

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 หลายเดือนก่อน

    Xaar madhibayal xamadhawran Wang maxeersha xaqmdharan xalamacun an maxishoodan IN ba waxagaradah lakiin bada hal malay ba qurumiye

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    WAXAA LA YAABLE SIDA LAYSUGU HAWLINAYO IN DHAMAAN WASAARADIHII DALKU LAHAA EE DHISNAA LOO BEDELAYO ⁉️.

  • @abdiwahabmohamed7911
    @abdiwahabmohamed7911 หลายเดือนก่อน

    waxaan xildhiban ma istaahilane guryihina Ada ku dhaha

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 หลายเดือนก่อน

    Day care

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    DOQONIMADIISA ARINTAAN NOO MRIYA BUU YIRI. EE WAABA LAYSKU HAYSTAA EE MAXAAD DIB KA XALIN ???⁉️

  • @ahmedhaddad3852
    @ahmedhaddad3852 หลายเดือนก่อน

    6000 macalimiin la shaqo geliyo ma xuma laakiiin skuuulaaad horta dowlada ha sameyso

  • @ismailhassanjama8885
    @ismailhassanjama8885 หลายเดือนก่อน

    XIldhibaanka hadlaya xubnaha ka dambeeyaa Mashquul kale ayey ku jiraan. Bal eega: Midbaa sheekaynaya, mid ku hadlaya mobil, midbaa mid kale la sheekaysanaya. Siday u fahmi karaan Khudbadda Xildhibaanka hadlaya? I am speaking about those 3-members sitting behind the speaking member.......

    • @mohajama7313
      @mohajama7313 หลายเดือนก่อน

      Looks like they are not interested in paying attention to the show in front of them but just came to get paid.

  • @yareomar4564
    @yareomar4564 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan waa fadhi kudirir waxba kama xayaan

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 หลายเดือนก่อน +2

    أسأل الله لي و لكم
    Waxaan ILAAHAY waydiisannay
    ضوء في ظلمة .. وركعة في صحة.. ودمعة في خشية ..فمغفرة ، فجنة .
    ILAAHAY waxaan waydiisanay :
    IFTIIN MADOWGA (Qabriga)
    Iyo Salaad aad Tukato adoo caafimaad qaba
    Iyo inaad ILAMAYSO cabsi ILAAHAY dartii
    WAA DANBI DHAAF , WAA JANNO
    ADEER XUSEEN