ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
❤❤❤
hbr gdr oo dhaan ma xuuna halqoof oo xuun dardiis Yaa dadka loowada cayiin doofarkaas sayid Cali ah hala doogto waxa xaraan caadi ah ilahow rabiyow sayid Cali gaw kaasi walashen luul abdiazis nah janadul fardowso Aclaa ilahay ha ugu biishaareeyo insha Allah sayid Cali waa la,doogan doona insha Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilaheyow marxumada luul xaqeeda usoo dhici amiin yaarabi
Sayid cali xamar iyo hawiye haday ku badbadiyeen akhriyo qabilmajiro alle ka cabso cadayso alle huu ku dabi dhafayaa besha shiikhal alle ku hadha
Subxanallah illh halaga baqo sayid cali hala dilo hadii kle inkaar baa idinku dhici
Juumca❤mubarak zaki yarisow❤
masha allah geesi sugo cadalada allah sugo taas ayan cidina ka baxsan karin alle cid walba waa ku filan yahay
Scw scw scw ❤❤❤❤
Inshallah ninkas diilaga ah kor iyo hos wu dhiimnaya diilga
Xasan sheekh baa maalinka qiyaame qoorta loosoo qaban doona! Hadii farmaajo joogi lahaa mar hore ayaa dhagarqabaha la qisaasi lahaa!
Kiiskan waa liska ilobay intu ku danbeeyay Aniga waan ilobay walh daacad aye iga tahy cadaalad xaal qaado dad qabuurta faqaayo moryaan ah maa cadaalad lagasuga Adeer iska ilow cadaalad majirto iska sabar tii allh aya meel utaalo
Salallahi Alleyhi wasalim
XASAN TUUUG AY KADNBEYA 😢😢
Sayid cali waa in latogta
ADEER CABDILCAZIIZ ISKA ILOOW INAA CADAALAD KA HESHO MOORYAAN XAARAAN KU NAAXAYAL WADA AH.MA WAXAA KA SUGEYSAA MID QABUURAHA FAAGTEY GATAYNA UMADA ISLA LAHAA.
Kuwa xaaskooda iyo caruurtooda intay dileen hadana uxaqsoori waayay ma somali ayay uxaqsoorikaraan
Iilahay ayay cadaaladu agtisa tallaa
Soomliya cadald ma taaloLuul soo noqan meyso diyda caruurta ha loo qaado
Cida hortaagan xaqa. Lagu leehaya dilaaga waxay halmaameen tabar yarida insaanka waxayna inkireen awooda alawayne kulina waa sanbiilayaal raga ale
Cadaalad ma jirto wadankeena ee allaha awooda leh dowlada daacad ah oo dadka diintaba wadankaba .Aabe c/casis yuusan tagin maxkamad dambe alle maxkamadiisa lagu xisaabtama
Waa dawlad mooryaan
SUBXANALLAH 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢
Ani hadu illa dalan laha aniga aya tirka gen laha illaahey halaga cabsado
Subxaanalaah
Sheydan ba qadey reerkisi bu baabiyet
Ninkaan weli mala toogan miyaa? Waa yaabee
sax waaye
ADUUN WEEYAAN WAR ISKA DAAYA QABYAALADA HADAAD ADUUNKA UGU HIILISAAN QABYAALAD AAKHIRO LAGAMA YAQAAN QABYAALAD RABI KA BAQ MADAXWEYNA XASAN SHIIKH MAXAMUUD SHACABKA U KALE XAQSOOR QABIILKA UU KA DHASHAY SAYID CALI HADAAD ADUUNKA KU DIFAACDAAN AAKHIRO YAA DIFAACAYO SAYID CALI ALE KA BAQA RABI BAA KALE XAQSOORAAYO LUUL CABDICASIIS IYO SAYID CALI
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
❤❤❤
hbr gdr oo dhaan ma xuuna halqoof oo xuun dardiis Yaa dadka loowada cayiin doofarkaas sayid Cali ah hala doogto waxa xaraan caadi ah ilahow rabiyow sayid Cali gaw kaasi walashen luul abdiazis nah janadul fardowso Aclaa ilahay ha ugu biishaareeyo insha Allah sayid Cali waa la,doogan doona insha Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilaheyow marxumada luul xaqeeda usoo dhici amiin yaarabi
Sayid cali xamar iyo hawiye haday ku badbadiyeen akhriyo qabilmajiro alle ka cabso cadayso alle huu ku dabi dhafayaa besha shiikhal alle ku hadha
Subxanallah illh halaga baqo sayid cali hala dilo hadii kle inkaar baa idinku dhici
Juumca❤mubarak zaki yarisow❤
masha allah geesi sugo cadalada allah sugo taas ayan cidina ka baxsan karin alle cid walba waa ku filan yahay
Scw scw scw ❤❤❤❤
Inshallah ninkas diilaga ah kor iyo hos wu dhiimnaya diilga
Xasan sheekh baa maalinka qiyaame qoorta loosoo qaban doona! Hadii farmaajo joogi lahaa mar hore ayaa dhagarqabaha la qisaasi lahaa!
Kiiskan waa liska ilobay intu ku danbeeyay Aniga waan ilobay walh daacad aye iga tahy cadaalad xaal qaado dad qabuurta faqaayo moryaan ah maa cadaalad lagasuga Adeer iska ilow cadaalad majirto iska sabar tii allh aya meel utaalo
Salallahi Alleyhi wasalim
XASAN TUUUG AY KADNBEYA 😢😢
Sayid cali waa in latogta
ADEER CABDILCAZIIZ ISKA ILOOW INAA CADAALAD KA HESHO MOORYAAN XAARAAN KU NAAXAYAL WADA AH.
MA WAXAA KA SUGEYSAA MID QABUURAHA FAAGTEY GATAYNA UMADA ISLA LAHAA.
Kuwa xaaskooda iyo caruurtooda intay dileen hadana uxaqsoori waayay ma somali ayay uxaqsoorikaraan
Iilahay ayay cadaaladu agtisa tallaa
Soomliya cadald ma taalo
Luul soo noqan meyso diyda caruurta ha loo qaado