Maxaad u guursan weyday haday i dhahaan waxan dhahayaa maxaad u dhimanweyday adigu markay dhahaan Allah markuu nadilaan dhimanaynaa aniguna markuu Allah ii qadaro ayaan guursanayaa
wcs abayo ani muqdisho jooga waxa ka imaday gobol marka gobolka aado dadka xafada waxe ii dhahan mad guursatid ilmahi yar yara oo ado joogo la dhalay aa guursaden adi maxa ku hayo ani wax xasusta ان الله يحب الصابرين ilahey waxu jecelyhy saabiriinta ❤😢
AlA wa ta ihaysataa 24 jira 3 wiil oo yar yar hysta xata walahey waxy idhan tan wa goblanty wiil Lee wadaa naya adi de gabdho maba dhalysid 😂😂😂 maxa ka galy bal hada uurki 4 aad leyahy ilhow gabadh cafimad qabta oo bariya isii
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
Wcs eedo qaali
Subhanallah 🙏🙏🤔💖💖💖
Alla Samneelka 😢wn naxay wlhi anigoo qisada wali daawan like aniga I horeeyy❤
Walee ceeb looma dhinto illahow fadeexadaas camal haana dhex istaajin😢
Waana kula soo gaadhney❤❤❤
Mahadsanid nadhiirigileso ❤❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته كيف حالك يا اختي الغاليه ❤
Mahad sanid macaney sanodhiri gelisid❤❤❤
Sida kujeclnahey Allaha kuu jeclaaado ayaaaneee❤❤❤❤
😘😘😘
Asc abayo ayaan qurux waa ku salaamay qisooyinkaka waa jeclahay noo soo badi qisooyinka carabta mahadsanid quruxey farxad ku nolow isha cadowga alle haka haayo adiga iyo caruurtaataba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaaney abayo guuleyso noloshu kuma xumeyso ❤
Scw ❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤
Hormar wacan abayo
Ilhy haku xifdiyo adi iyi carurtda abyo dhiiregelintada wanjiclhy😊
Nabsigu Masoo Daaho , Hbbt Hore u soco Somali Maryoley Warkooda Kabax 😂
Wcs ayaaney duhur wanaagsan ❤ intaa iyo in kabadanba waad Naga mudantahay qalbiyeey ilaah ha noo kaa daayo sidaan kuu jecelnahay si kadaran ilaah hakuu jeclaado abaayo ilaah Haku xifdiyo love you abayo boqraneey ❤👸🫶
Shukran xbbt 😘 ♥️
Always remember like and share ❤
Wcs walaal mcn ❤❤❤❤
Gabar hooyaded jogin hee gabdhaha kale ka liis weeyn😂😂😂
Maxaad u guursan weyday haday i dhahaan waxan dhahayaa maxaad u dhimanweyday adigu markay dhahaan Allah markuu nadilaan dhimanaynaa aniguna markuu Allah ii qadaro ayaan guursanayaa
Walaaley waalidkaada afka saas u adag hakula hadlin wxaa dhahdaa InshaAllaah
Wallaal waalidkay ma sheegaayo waa dadka soomaaliyeed walaal aniga caruur waan haystaa Allxamdulillaah waxaan nacaa dadka dadka ku mashquula
ALLAHU AKBAR allahu AKBAR
Wcs abayo masha Allah
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW
❤❤❤❤❤
🎉❤
لا حول ولا قوة الا بالله 😢
Sawirka subneelka wa wax kale
ilahey hana ilaliyo gabdho ❤🎉😢
وعليكم السلام والرحمة الله وبركاته ❤❤❤
😢😢😢😢
😢😢 الله ❤❤😱😱😱😤😤🤲🤲🤲☝️☝️☝️
That true people always say something negative
wcs abayo ani muqdisho jooga waxa ka imaday gobol marka gobolka aado dadka xafada waxe ii dhahan mad guursatid ilmahi yar yara oo ado joogo la dhalay aa guursaden adi maxa ku hayo ani wax xasusta ان الله يحب الصابرين ilahey waxu jecelyhy saabiriinta ❤😢
Wsc abayo qali ❤❤❤😊😊
Curfi
Wcs ayaan indhayarey mahadsanid❤koley ma commenti badniyee likata kulama dhaafo abyo❤
Wcs walashay Ayan qurux ❤❤❤❤
Wuxuu ahaa imaamu shaafici
Xikmaawu ayuu ahaa
Wiilkiisa ayuu tusayey in aaan bani aadamka la raai galin Karin...
Ayan indho weeyini intan ku furisnyi ayan biyihi igu fatahen
Dumarka qaar maxay u dulmiyan gabdhah ay hayan 😢 ax ilahay ubadkeena habadeen dad xuun
زواج عرفي ayee dhahaan
Ayaaneyyy dhiiriso🙏🙏
❤️❤️😘
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
abayo tas an ben ahen aniga kula hadlayo anigoo yar ayan gursaday waxan kusaleyaa maxaa is kaga jogi wedy wayo nin ayaa icadaby 5 cunug iyo aniga aniga abana uah hoyana uahnolasha dahn ayuu inacsiiyay walahi alx calaa kule xal
Ayaaney somaalida lalamid maahan adoon guur rabin baa lagu dhahaa guurso heblaayo wey guursatay markaasaa gabdhuhu kii kasoo horbaxa bey guursanaayaan
Ayaney Ani dadka wba ka aqrisani layixy dadka qarabadha wa ka dunta gursate quf ksto idxa Anina Inan wx barto raba
Warkooda kadhaga xiro
Adba.waa.fadhisaaye.sawabtaa.ani.iikara.kabeeyheeysid.mexeeytahy.dadka.qaar.caadiyeey.kuu.waalayaan😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
@QisasChannel dee.waa.run.waxaa.laga.yaaba.qofka waxaas.kudha.hayo.wuxuu.adi.kuweydiinaayo.inuu.asaga.haaysanaa.lagayaa.baa.ayagaba.weeyfadhiyaan.anaga.mexeey.nagarabaan😂😂😂😂
Kudarsee Hadaa Gabdha Dhashana gabdha Dhashoydi Ayaa lagudhaa Wiilba lagaa Suga Bal Wiil iyo Gabarbo ilaahey Sonabixiyo Hadaa Wiilal Dhashana Waxa ladhahaa Naag Wiilal Bas Ah Dhashay Gablan Waxma Dhaanto Gabar Alaha Kusiiiyio Ayaa Lagudhahaa Hhh Marka Bini Aadan Wuu un iskahadli
Alaa war laiskuma haayo ana gabar ayaan marwalba kuduceestaaa
AlA wa ta ihaysataa 24 jira 3 wiil oo yar yar hysta xata walahey waxy idhan tan wa goblanty wiil Lee wadaa naya adi de gabdho maba dhalysid 😂😂😂 maxa ka galy bal hada uurki 4 aad leyahy ilhow gabadh cafimad qabta oo bariya isii
Ayaaney Wlhy been maaha aniga 2022 baa ilmaha iigu yar ii dhashay hada sanadkii 3 buu kujiraa 2 ilmood oonka horeeyey oo isku nuugana waan dhalay hada qof walbaa wuxuu ileeyahay maxaa kugu dhacay Naa dhaqtar u cararar Naa maxaa kaasiya anaaba yaabay 😂
Hooyo 14 dhashay ey dadka dhahaan xaa kaga dembeeyeey cunugii 😂
Walacu isku si dadka uma soo maro
Been maaha walashay
Wlh beentaa maahan hooyada hadadan lajoogin ceeb oo dhan adiga dusha lagaa saaraa
𝗐𝖼𝗌 𝖺𝗒𝖺𝖺𝗇𝖾𝗒 𝖽𝗎𝗁𝗎𝗋 𝗐𝖺𝗇𝖺𝗀𝗌𝖺𝗇 𝗌𝖾𝗍𝗁𝗒 𝗂𝗇𝖺𝖺𝖽 𝖼𝖺𝖿𝗂𝗆𝖺𝖺𝖽 𝗊𝖺𝖻𝗍𝗈 𝗋𝖺𝗃𝖾𝗒𝗇𝖺𝗒𝖺 𝖺𝗅𝗅𝖾 𝗁𝖺𝗄𝗎 𝗌𝗂𝗒𝖺𝖽𝗂𝗒𝗈 𝖺𝗅𝗑𝖺𝗆𝖽𝗎𝗅𝗂𝗅𝗅𝖺𝖺𝗁❤
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤