SAFARKA AAKHIRO SHEIKH KENYAWI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Muxaadaro ka hadlaysa Safarka Aakhira looga socdo waxaa inoo so jedinaayo sheikh maxamed sheikh ibrahim (kenyawi ) Illah ha dhowro

ความคิดเห็น • 745

  • @cumarbarkhadhassan8992
    @cumarbarkhadhassan8992 5 ปีที่แล้ว +23

    Mnsha'allah sheekh illahay hakaa jisaai siiyo wnaaga aad nasoogadhsiisay iyo diintena mcn eed sida fiican noofahan siisay illahay jana fardawsa hainaga warabiyo adiyo dhaman umuda islamka oodhan aamiin yaarabi

  • @ayaancolow331
    @ayaancolow331 5 ปีที่แล้ว +16

    Illaahay baan kabaryayaa in uu nagu sugo xaqa aniga iyo waarid keey iyo oowlaadeyda iyo qofkasta oo muslima aamiin yaa allaah

  • @جلاداسطوره-ص8ك
    @جلاداسطوره-ص8ك 5 ปีที่แล้ว +11

    Sheeq maxamad maash Allah waxaan rawaa su aala inaa ku weediiyo xajka bila moxrin ma aadikaraa 👍❤

  • @prettyfarhia8985
    @prettyfarhia8985 5 ปีที่แล้ว +22

    Ilahow jidka wanagzan nagu hanuuuni aaamin aamiin

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa allah tabaarakalah sheikh Ilahow kaa ajarsii adun iyo aaqiro Ilahow culumada somaliyed cimriga u barakee Amiiin yaarabi raxman raxiin

    • @hooyohalima5040
      @hooyohalima5040 4 ปีที่แล้ว

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🏆🏆🏆🏆🏆🌐🌐🌐🌐🌐🌐🏆🏆🏆🏆🏆🏆🌐🌐🌐🌐♥️♥️♥️♥️♥️

    • @zaki_abro
      @zaki_abro ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @kowsarahmed9386
    @kowsarahmed9386 4 ปีที่แล้ว +5

    Aamiin aamiin yaa Rabi Allah kuxifdiyo sheikh Kenyawi allahuma aamiin

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 5 ปีที่แล้ว +29

    Jazaakallaahu khary S H kenyawi ilaaheey Haku Xifdiyo sheekhow AAMIIN Yaa Raabi

  • @munohagaf9612
    @munohagaf9612 5 ปีที่แล้ว +6

    mnsha allah sheikh alle ha kaa abaar lamiriyo waanadaada anagana hanagu an faco ku wii qaatana hanaga dhigo alle fadhigaaga janatul fardowzo ha ka dhigo

    • @xaawoxasan7021
      @xaawoxasan7021 4 ปีที่แล้ว

      Maasha Allah Sh alaah haku xifdiyo

  • @abdinuur8768
    @abdinuur8768 4 ปีที่แล้ว +2

    ASC ha ujoojone dadka qadka ee ka soo horjeedo akharka in aad garsiineeyso jisaakulaahu qeer sheekh don’t to stop keep going Illahey haku xafido

  • @ridwanabdullahi1987
    @ridwanabdullahi1987 5 ปีที่แล้ว +45

    Masha Allah sheik I love u for the sake of Allah may almighty God grant us the highest rank in jannatul firdowse ameen ya raab allahuma amiin

    • @Alasow.folgawe33
      @Alasow.folgawe33 4 ปีที่แล้ว

      Ok i

    • @Solo-mh5cm
      @Solo-mh5cm 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameen🥰🥰

    • @ibraaihimaadancalifornia4590
      @ibraaihimaadancalifornia4590 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😀😀😀😀😀😀😀😀😀💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗

  • @ademaxamad4888
    @ademaxamad4888 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah halaku xafido sheekh kenyawi danbigeena alaha dhaafo alla hanasoohanuuniyo dhamaanteen Aamiin

  • @abdallasiin5471
    @abdallasiin5471 5 ปีที่แล้ว +31

    Ajar iyo xasanaad
    Allah ha kaa siiyo 🙏

  • @amishroyalty2368
    @amishroyalty2368 5 ปีที่แล้ว +23

    Ya allah no hagaji safarka akhiiro🤲🤲🤲🤲

  • @hadiyazzz816
    @hadiyazzz816 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan jeclaanlaha raka intiina xun inaad Ku daytaan. Sheekh kinyaawe farxad hakunoolado sakak caruurtisa iyo xaskisa ale hadaayo markastle waxaan Ku ducystaa inaantako qahira ilaahay hamikayka ilaahay hayromiiyo sheekh kiniyaawe wax xun kuma tuso ilaahay adika xaskaaka iyo caruurtada aamiin aamiin aamiin yarabe. Kudayda sheekh kinyaawe

  • @ismahaanxuseen6586
    @ismahaanxuseen6586 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhimashada waan maqli jiray hebal ayaa dhigtay iyo heblaayo dhimastay intaas waxba kama arki jirin lkn waxaan aaminay dhimashada xanuunkeeda wiil aan sheekeysan jirnay o naxariis badan markaa xanuunsado dhib iqabsado iga soo duceyn jiray masjidka i dhiila gali jiray igu qasbay inaa quraanka iyo xadiiskiisa inaa barto o idhahy anigaa dhiibaayo qarashka aan bartay wuxuu idhahay waa ku guursanaa sanadka cusub 2020 ah imaanayaa i.a lkn mxaa dhacay 😭😭 2019 bishii ugu dambeysay markiii la gaalay ayuu xanuunsaday isbitaal ayuu galay qoraalkii ugu dambeeyey e isoo qora wuxuu igu dhahay ismahaan waan xanuunsanayaa isoo duceey iska key cafi anah waa ku cafiyey waan uduceeyey masaakiin wax siiyey lkn 14/2/2020 ayuu dhintay yaa allah waan ka naxay waligee sidaas uma nixin allah unaxariisto wuxuu idhihi jiray mar walbo weeseeso quraanka aqriso salaada waqtigeeda ku duko masaakiinta wax siii 😭😭😭 ilaa hada ma iloobin mar walbo waxaan u sadaqeeyaa allah janada galsho

    • @imaambukhaari
      @imaambukhaari  4 ปีที่แล้ว

      Allaha u naxariisto qof wanaagsan ayuu ahaa adigana samir

  • @ruuneyofficial4953
    @ruuneyofficial4953 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah sheikh kenyawi Allah haku naxariisto adun iyo akhiro

  • @nimcoibnujaamac8165
    @nimcoibnujaamac8165 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah sheekh jisa akela khayra illaahay ha inaga mid yellow adoomaha uu jecel yahay oo jantul fardawsa aclaa ku kulma ee kitaabkod midta laga siiyo aamiin aamiin

  • @faadumoismacil853
    @faadumoismacil853 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashllha tabarkaallah maxamed ibrahim cali alla hku bareekeyo

  • @adoontiiallaaysucaad8660
    @adoontiiallaaysucaad8660 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah wlalahey khyrka nala jacel jazakallah khyr alle haidin jeclaado culimadena alle hanobarakeyo allow na ofso adu rali naga ah amiin yarabi allow abahey mcn unaxarso o hoygis janada kadhig yrabi yaraxman illahow inta dhimaty dhan unaxariso o udambi dhaf

  • @sahroabdiqadir7677
    @sahroabdiqadir7677 6 ปีที่แล้ว +14

    masha Allah sheikh allah haku dhowro

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 ปีที่แล้ว +13

    Mansha allah sh kanyaawi

  • @bisharoardon1937
    @bisharoardon1937 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlh ilahow naga dhig kuwaad u naxariisatay ma nihin kuwo camalkooda jano goynkaree😢🙏🙏🙏

    • @axmedcusman3018
      @axmedcusman3018 5 ปีที่แล้ว

      allaah shikha ha barakeeyo sida uu dadka ugu dadaalo

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 ปีที่แล้ว +46

    MashaAllah JazakalAllah qeyr shaikh ilahey dartiis ayan kuu jeclahay ilahey janatul firdows hakugu abaal mariyo shukran

  • @saeedjeceelow8047
    @saeedjeceelow8047 4 ปีที่แล้ว +2

    ربي يحفظك 🤲 و يسعدك يا رب 🤲
    جزاك الله الف الف الف الف خير ياربي
    Ilahy Haku xafido sheekh kenyawi
    Janada ilaahy hanagu kulmiyo insha Allah🤲

  • @abdinassirsheikhfarah8583
    @abdinassirsheikhfarah8583 4 ปีที่แล้ว +4

    ماشاللة يا الشيخ محمد الله ىبارك في
    Wlhi wax badhan wan ka faiday may Allah protect from the evil Amiin Amiin may Allah put in jannah Am always a good and ma name is fardowsa Abdinasir Alle haku dawro hana ku xafidho Amiin Amiin ma Allah protect the whole Muslims I.a Amiin

  • @saxaneofficial2546
    @saxaneofficial2546 4 ปีที่แล้ว +12

    iLaahayoow daad cimigana ukordhi AamiinAamiin barakee Aamiin

  • @hodanmuuse6472
    @hodanmuuse6472 4 ปีที่แล้ว +10

    Ilahay ha barakeey

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 6 ปีที่แล้ว +49

    Bismillah Thank you very much for this, may Allah reward you in earth and after here ameen

  • @nuurasiciid4228
    @nuurasiciid4228 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh Alle adiga iyo umada muslimiinta rasuulkeena scw hayna kulan siiyo aamin aamin

  • @idilcabdi4848
    @idilcabdi4848 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah wallahy wan jeclahay sheekh keenyaawi illahay hakaa abaal mariyo sheekh

  • @cabdisalamccd7520
    @cabdisalamccd7520 5 ปีที่แล้ว +21

    Mashalah jazakalaah
    Allow camalkeena mid wanagsan nooga dhig yaa allaah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @rahmaahmed4317
      @rahmaahmed4317 5 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @ayaanmawlid7633
      @ayaanmawlid7633 5 ปีที่แล้ว +2

      Yaa rabi noo unaxariiso
      Allow towba nasuuxa yaa rabi nagu dil alow adoo na jecel na oofso yaa rabi noo naxariiso

    • @ayaanmawlid7633
      @ayaanmawlid7633 5 ปีที่แล้ว +1

      Yaa rabi hooyoday MCN unaxariiso
      Yaa rabi intii dhimatayna unaxariiso yaa rabi nacafi

    • @faizamohamed7788
      @faizamohamed7788 5 ปีที่แล้ว

      Amiin

  • @yusufyowle8944
    @yusufyowle8944 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah ilaahay haku dayo shikh

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 5 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllaah jazakallaah khayran sh kenyawi rabbi hakubarakeeyo

  • @khadarmohamed9212
    @khadarmohamed9212 5 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah sheekh kiinyaawi alle haku xafido aduun iyo aakhiraba

    • @ruqiyotakow384
      @ruqiyotakow384 4 ปีที่แล้ว

      maasha allah allahayow jidka wanaagsan naga hanuunu Aamiin

  • @salmancaydiid7038
    @salmancaydiid7038 5 ปีที่แล้ว +25

    Mashaa Allaaah Zheekh Keeyawi Allow Ku Barkeeee Adeer Mcn

  • @drmaansammohamed450
    @drmaansammohamed450 7 ปีที่แล้ว +32

    mnsha allh jazakalah khyr sheekh mohamed inraahim kenyaawi alleh hanagu anfaco muxadirada adigana alleh haka jazaa.imariyo

  • @umkhalil-r4k
    @umkhalil-r4k 10 หลายเดือนก่อน

    ❤😢😢😢yaa shiq maxamad iga rali noqo hanaga tagin ❤aniga alle darti ku jeclahay ❤ nabiga aan ku wada salino caleyhi salatu wa salam😢walalo somaliyed❤banahay haynacin❤

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 7 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah..walaalyaal aanu isku diyaarinu aakhiro

  • @mohamettcali5766
    @mohamettcali5766 5 ปีที่แล้ว +1

    mcha allH sheikh Kenyawi sheekh allH dartiis AyAAn kuu jeclahy AllaHu akbar

    • @munasaiid2496
      @munasaiid2496 4 ปีที่แล้ว

      Masaalha masaalha maasaalha

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว +4

    Walahi ban ku dhaarte Waa dhab aduunka dhan Haday ku cidleeyan oo allah kula jiro dhib arki maysid allah Iimanka Ha Nagu sugo allah Yaxfiduk sheekh Kenyawi

  • @maryamaisxaaq1967
    @maryamaisxaaq1967 6 ปีที่แล้ว +4

    imaamu mukhaari wllo aaaadbad umahadsantihiin sidad muxaadarada inogu soo gudbineysaa waxana idinka cidsanaa inad ino badisaan sheekh kenyawi iyo sheekh xasan ibraahim ciise muxaadaradoda waadna mahadsantihiin

  • @hodanmukhtar74
    @hodanmukhtar74 4 ปีที่แล้ว

    Marwalbo ooo aan murug dareemo sheikh Kenyawi wacdiyadisa aya dhageystaaa si uu madaxa iigudago. I really love him for the sake of Alla . May Allah bless you sheikh

  • @beerlulaali5099
    @beerlulaali5099 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah hakaa jazaai mariyo,maasha allah

  • @leilamehbub948
    @leilamehbub948 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks for the remembrance may Allah reward I've really felt the mawaidha

  • @cashocabdiraxman8388
    @cashocabdiraxman8388 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah walaahi wax lagu farxo weeye shekh kenyawi allah ku barakeyo

  • @aasiakhadar5444
    @aasiakhadar5444 5 ปีที่แล้ว +66

    Maalinta aakhiro waxan markhaati ka ahy inad naso gaadhsiisay wuxu allh ku baray iyo sunihii rasuulka zcw

    • @haniadam4361
      @haniadam4361 4 ปีที่แล้ว +1

      Dd

    • @nafisoabdullahi2676
      @nafisoabdullahi2676 4 ปีที่แล้ว +1

      @@haniadam4361 ukñjjuj

    • @khadrodhaahir3325
      @khadrodhaahir3325 4 ปีที่แล้ว +2

      Scw

    • @sainabhassan9509
      @sainabhassan9509 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc

    • @hooyohalima5040
      @hooyohalima5040 4 ปีที่แล้ว

      🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hipoxams3666
    @hipoxams3666 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahow hana lummin ifiyo aakhirapa 😭😢😪🤲

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 ปีที่แล้ว +8

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته.🖤

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha alle haku barakeeyo if iyo aakhiroba

  • @raaxojano8724
    @raaxojano8724 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah sheekh jasakallaah alle danbi dhaaf ha inawada siiyo

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah sheekh kenyawi allaha kuxafido.

  • @hezelaswan7590
    @hezelaswan7590 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa run

  • @hodanaadangofadhe4486
    @hodanaadangofadhe4486 5 ปีที่แล้ว +7

    mnshallh mnshalh allow naga yeel yaaa rabi

  • @starnuurstar1272
    @starnuurstar1272 4 ปีที่แล้ว +5

    Maa sha alaah ilaahayganada haa nigeliyo nooloo intay nolal girto

    • @starnuurstar1272
      @starnuurstar1272 4 ปีที่แล้ว +1

      💗💗💗💗💗💗💗💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @sakeriyefamous2353
      @sakeriyefamous2353 4 ปีที่แล้ว

      M.a

    • @sakeriyefamous2353
      @sakeriyefamous2353 4 ปีที่แล้ว

      M.a shiikh keyaawi

    • @sakeriyefamous2353
      @sakeriyefamous2353 4 ปีที่แล้ว

      Alla cimrigiisa ha u dheereyo isga iyo culimada somaliyed oo dhan iyo somalida oo dhan allaahuma aamin

  • @nimcosuleiman1244
    @nimcosuleiman1244 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanalaaash ilaahayoow cadaabka naga badbaadi😭😭😭

  • @nafisoabdihassannafisoabdi6573
    @nafisoabdihassannafisoabdi6573 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha_allaah sheikh keenyaawi illaah dartiis ayaan kuujeclhy Alla hakuxifdiyo janadana Alla hakuugu abaalmaro.

  • @user-re6ch4jr6f
    @user-re6ch4jr6f 5 ปีที่แล้ว +38

    ماشاءالله الله يهنيكم ياشيخ كل عان انتم بخير كل سن وانت طيب الله يستر عليك

  • @zuhuurabdirashid6542
    @zuhuurabdirashid6542 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jasakallahu Khyr sh.kenyaawi ilaahay hakaa Abaal mariyo Ilaahay hanaga dhigo Kuwa ku kulma janada Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @abdilahiahmed3180
    @abdilahiahmed3180 4 ปีที่แล้ว +3

    ilahayo dad ko dhan cafi 😭

  • @bintuali632
    @bintuali632 5 ปีที่แล้ว +10

    Jazaakalah sheekh keenyawi alla khaatumada khayr hanoogu khatimo

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 5 ปีที่แล้ว +39

    man shalla wll waan kafaaidney hadii alle yidhaa
    chanelkagana alle ha barakeyo

    • @rahofarah29
      @rahofarah29 4 ปีที่แล้ว +3

      HaY ❤❤❤

    • @nouhismail1674
      @nouhismail1674 4 ปีที่แล้ว +1

      1 asc wll waan ku salamay wll ilaahay ha ka jisaaisiiyo akhiriyo iftiinkaba aamiin aamiin wll rabi janada hainagu kulansiiyo wll aamiin aamiin insha Allah 💘❤💓

  • @yahyejamac8256
    @yahyejamac8256 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah ale hakaa jasaaisiiyo shekh kinyaawi

  • @qamarqasinxaashi2140
    @qamarqasinxaashi2140 5 ปีที่แล้ว +5

    Rabiyow janada naku kulmi ina islamka ah

  • @honeyadan6531
    @honeyadan6531 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah Sheekh kenyaawi Allaha kaa raali noqdo Amiin

  • @adnaadnaadnaadnaadnaadnaad9353
    @adnaadnaadnaadnaadnaadnaad9353 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalaheeyga isooduceeya muradban leyhy in Allah ii sahla

  • @nastehomusse6316
    @nastehomusse6316 6 ปีที่แล้ว +3

    maanshlaah nabi muxamed scs scs scs scs allha nagu anfaco adna allha kubarakeeyo

  • @shankaronahmed5101
    @shankaronahmed5101 5 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah jazakallahu kheyr sheikh

  • @barwaqoabdi8392
    @barwaqoabdi8392 3 ปีที่แล้ว +1

    MashAlllh my shiikh Alle haku dhawro

  • @maryamaisxaaq1967
    @maryamaisxaaq1967 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allah sheekh kenyaawi ilahy dartii baan kuujeclahy ilahy haku xafido janada allaha inagu kulmiyo

  • @roukiaayan8318
    @roukiaayan8318 4 ปีที่แล้ว +21

    ربي ان لم تغفرلنا وترحمنا لنكونن من خاسريين ilahow no naxriso

  • @zuurabintumuse7760
    @zuurabintumuse7760 5 ปีที่แล้ว +5

    mnsha Allah sheikh kenyawi ale hakudhowro

  • @maryanahmed624
    @maryanahmed624 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Allow kuu xafiid

  • @AsmaBashiir-g9i
    @AsmaBashiir-g9i 11 หลายเดือนก่อน

    Sheeekh waxanka codsana inad isoo ducayso waxa igu adag salada subax iyo salatu laylka ❤❤😢

  • @ridwaanhassan8151
    @ridwaanhassan8151 6 ปีที่แล้ว +2

    Macha allah jazakalah shekh kenyawi alle haku xfdo yaaa shekh

  • @maryancaliabshir8106
    @maryancaliabshir8106 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku bara keeyo inshaa Allah jannada iskuna keeno 😪😪😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodandaud2158
    @hodandaud2158 3 ปีที่แล้ว

    Allow noo haagji safka aakhiro 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 5 ปีที่แล้ว +6

    Asc..wall.kay....mansha.
    Alaah❤💛🧡💜💚💙💕🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 4 ปีที่แล้ว +2

    September/29/2020 mahadsanid Sheekh allh haku xafido aakhiro iyo aduunba amiin

  • @Thepm1
    @Thepm1 7 ปีที่แล้ว +52

    Masha Allah IMAAMBUKHAARI waa ku mahadsantihiin muxaadaraaadka, Illah ha idinka Abaal mariyo insha Allah mar waliba waxaad so tabisaan muxadaraad taabanaayo Nolosha anaga iyo dadka nala mid ah aad iyo aad ayaan idinku xinahay waana idinka mahadcelineynaa shukran Asc ww wb

    • @imaambukhaari
      @imaambukhaari  7 ปีที่แล้ว +8

      Somali Social Activist waa ku mahadasanatihiin sida quruxda badan aad noo dhirigeliseen. muxaadaraadka aad jeceshihiin waa naga so codsan kartaa Idinka iyo asxaabta kale oo nagu xiran wcs wr wb

    • @moeyd3673
      @moeyd3673 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed overall I will not

    • @moeyd3673
      @moeyd3673 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed overall I am going through a few do

    • @moeyd3673
      @moeyd3673 6 ปีที่แล้ว

      +Mohamed Love to hear that the only one that I can be a good

    • @moeyd3673
      @moeyd3673 6 ปีที่แล้ว

      +Mohamed Love you and the nal, but it is a

  • @abdelikaa8984
    @abdelikaa8984 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah shekh fican waaye

  • @hodanmohamedfaarah8091
    @hodanmohamedfaarah8091 4 ปีที่แล้ว +5

    Jasaka laah shiikh ilaahow xaqa nagu sug xaqa nagu dil

  • @anabmohamed7815
    @anabmohamed7815 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah sheikh ajar alaah kasiiyo

  • @sacdiyoaadan1484
    @sacdiyoaadan1484 6 ปีที่แล้ว +24

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi

    • @aliibrahim9078
      @aliibrahim9078 4 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin

    • @xasanibraahim2735
      @xasanibraahim2735 3 ปีที่แล้ว

      Shiiqoo waxaan kaarawaa walaa sheey ayaa iga dhi matay xaamila

    • @xasanibraahim2735
      @xasanibraahim2735 3 ปีที่แล้ว

      Igu doceey Jana da ineey heesho urayaat leheet

  • @Htrill317
    @Htrill317 4 ปีที่แล้ว +13

    So poignant and beautiful, may Allah elevate our position in Jannah and write us on the VIP list ...🖊 📖

  • @nimconaasir195
    @nimconaasir195 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh alaha sharfo aduun iyo akhiraba sheekha maxamed kinyaawi wanaagna hakaga abaal mariyo inigana ha inagu anfaco wllalayaal dhmnteen

  • @fadumocali4559
    @fadumocali4559 4 ปีที่แล้ว +2

    Jasakulaah khayr sh kenyawi Alla ha KU xifdiyo

  • @mombasaboyz466
    @mombasaboyz466 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah 😊🤝🤝🤜

  • @kadishmaow9670
    @kadishmaow9670 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey daman muslimintaa Janoo hausahloo

  • @hani8826
    @hani8826 4 ปีที่แล้ว

    Aduun iyo aqiro allow noo naxariiso yaa rabbo. Sh. Danbigaga iyo kii waalidkaa allow dhaaf

  • @hindahappyofficial5924
    @hindahappyofficial5924 3 ปีที่แล้ว

    Yarpi NODHIB YARE SAFARKA AKHIRO🤲

  • @ayaanyussef3210
    @ayaanyussef3210 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allhaa shekh kiniyaawi allha haku xafido anagana illhay anagu sugo khayrkaa aaamin

  • @abdirachidahmed.yousufyous9231
    @abdirachidahmed.yousufyous9231 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alllllah alle ha ku xfdo sheekh

  • @sagalqalbi3880
    @sagalqalbi3880 7 ปีที่แล้ว +13

    Ma sha Allah ,my favourite sheikh allow dhowr

  • @yaxyecabdale5456
    @yaxyecabdale5456 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay ha ku barakeeyo sheekh kenyawi

  • @suhurajirreh369
    @suhurajirreh369 5 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaalah sheikh Kenyan kuli basin daaiqatol mot

  • @kaafiyaanomaxamud1048
    @kaafiyaanomaxamud1048 6 ปีที่แล้ว +27

    oh shiekh kenyaawi may allah keep ur entire whole body from the punishment of hellfire I LOVE U SO MUCH in the sake of allah if we won't see each other in the world i supplicate allah to meet us the most beautiful beside of prophet mohamed (s.c.w)

    • @hamdiabdi263
      @hamdiabdi263 6 ปีที่แล้ว

      Kaafiyaano Maxamud .

    • @fatumamohamed7239
      @fatumamohamed7239 5 ปีที่แล้ว

      jazaakallaahu kheyr sheikh

    • @munaahmed3550
      @munaahmed3550 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allh

    • @arkanhajji9492
      @arkanhajji9492 5 ปีที่แล้ว

      may Allah grant u janatul firdowsa ....i supplicate Allah dat we will see each other in janah. ..ameen thuma ameeen

    • @nuradhagjar9337
      @nuradhagjar9337 5 ปีที่แล้ว

      Caac

  • @mariyabinto5371
    @mariyabinto5371 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allha Ale haku barakeeyo walaal

  • @dayaxofficial7270
    @dayaxofficial7270 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah ilhy haku barakeyo shiikh

  • @alisouleimansouleiman8123
    @alisouleimansouleiman8123 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah cheikh Mohamed,jazakallah kheyr

  • @axlamabdi5374
    @axlamabdi5374 5 ปีที่แล้ว

    Maansha allah shiikh maxamed ibnu ibraahin jasakalaah anagana alle hanagu anfoco aamiin aamiin yaarabi