Deg-deg! Ninkii Dilay Cabdi naasir Dahable Oo La Kashifay Dawlada Somalia Oo Dambigii aasaysa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2024
  • Deg-deg! Ninkii Dilay Cabdi naasir Dahable Oo La Kashifay Dawlada Somalia Oo Dambigii aasaysa...Maxaa gaabis ka dhigay cadaalada Helida Abdinasir o Muqdisho lagu Qashay 18/02/2024.
    Kadib 2 week e ugu horeeyy o Abdinasir dilkiisu Aduunka gilgilay. Waxa yimiday in sida Somalia caadada u ah la iska ilaawo marka laga tago qoskooda o quulubtu horayso o u Abdinasir u ayaa Indho iyo arag, iyo aniga o Ilaa maalin kaas aan habeen seexan hurdo dhamaystiran . 4 habeenimo e saacada Uk ayaan inta badan call ku bilaabaa Taliyaha Hogaanka Baadhista (CID) Somalia ( Muhiyadiin Ahmed) o Hada u muuqda in la aamusiiyay lacagna la siiyay iyo Abdifatah o ahaa taliyihii case ka gacanta ku hayay Ilaa bilowgii o hadda marka u casekii bislaaday la badalay si aan xaqiiqda loo ogaan iyo xildhibaana kaso jeeda somaliland o qaar ka midi ahi Ilaa hadda si hagar la,aan ah noola shaqynayaan.
    7 cisho ka hor ayaa la sugayay in report caseku soo baxo hasa ahaate waxay bilowday dawladii Somalia in
    dad kii afka qabato.
    qaarna lacag ku fangarayso.
    qaarna xilkiii kaqaato.
    Kuwii Somaliland kaso jeeday e Caseka lo xidhayna ay ku bilowda jidh dil silsiladayn iyo saqda dhexe in biyo ku shubto.
    Maxaa keenay tan.
    1...gaabis badan o ka yimidy tolkii wuu ka dhashay Abdinasir (AHU) taas kow ka ah wax kasta marka loo eeg somaalidu sida ay u nooshahy. dawladii Somalia wxy nooso adeegsatay kuwii ugu dhawaa si ay anaga lacag noogu aamusiyaan ( iyaga o leh madaxwaynaha idin doonaya, hana warwarina dawlad la ictiraafsan yahay o jeebaduhu u buuxaan ayaa howsha gashee) iyagana waxa lasiiyay lacag ka dib markii aan CID Somalia ka dacweeyy eedaysanihii si ay kiiska gacanta ugala baxaan Somalidu waxy ku maahmaahda "Duq ninkii lahaa dabada hayaa ma kacdo."
    2...dawlada Somaliland o ay soobaxday liidashadedii iyo munaafaqadeedii o ninkii isaga o nool ay eryeen maydkiisii soo galbiyay.habaso galbiyaane aan Ilaa hada wax gacana ka gaysan baadhista dabagalka iyo tacsida reerka midna. Afbuuxdana ku yidhi wax aan idiin qaban karno maleh e orda raadsada haayadaha human rights u dooda, ilay waxay ka baqayaan in Xasan sheikh ka jaro caanaha yar e ay la dhuuqaan iyaga on Shabaka waxba ka siin. Walhi si sharaf leh ayaad u qaadan lahyd 10kun e cashuuta ah e diyaar kasta o hawada Somalia so gasha laga qaado hadii Alle awoodad ku tuso.
    Waxa taas nagagsii daran in caseka lacag lagu raadsado Awrkoodana ay ku kacsadaan.
    Layaab maleh o kuwii qaranka qoriga u qaatayba laasacanood ayaa wali lagu haysta. Waxayna noqdeen looma ooyaan. Marka ay waxan o kale yimaadaan hadii dawlada talada ahysaa ayna cid dadkeeda u hagar baxayn waxan odhan lahaa xuduudaha ha la isku furo shacabkana runta ha loosheego o Somaliland wax la yidhaa ma jirto haladhaho si dadku xaqooda uso dhacsadaan.
    3...Dhamaan dadkii kaso jeeday Somaliland marka laga reebo in yar o dadnimo iyo damiir ku hadhay iyana waxy bilaabeen afkoodii qadhmuunaa ee qabyaaladaysnaa kaas o cadawgu hada ka faaidaystay dhalinyartoodiina kulba mid laqalanyo.
    Waxa jira cases ka adkaa kan se laso saaray balse Abnasir waxa u wayay hiil iyo cid u hagar baxada o dhiigsa kaso saarta cadaawaha.
    Dilka Abdinasir (AHU) waxa u ahaa dhafoor taabasho lagu dhafoortaabanyo dadka reer Somaliland, marka la eego sida loo dilay
    waxa loo dilay
    iyo halka lagu dilayba intaba.
    Waxba iskagamy tirin dawlada Somalia dil kiisa waliba madaxdii uu u shaqynayy e masuulka ka ahyd ahaydna in ay masuuliyada baadhista caseka qaatan. Balse waa il laga arkay reer tolkay o magaca Somaliland Afka kagaso hadhay lnk ayna wxba uga hoosayn.
    YAA DILAY ABDINASIR
    Hadii aad rabto in aad ogaato ama aan farta kuugu fiiqo daalimka u Abdinasir Alle ha u naxariiste ila wadaagay saacadihii ugu danbeeyay dilkiisana masuul ka ahaa. Waa
    Ahmed maolin Hassan
    General director of Somalia civil aviation.( agaasimaha guud e Hayada rayidka ah e hawada Somalia)
    He is British citizen and lived west London with his family.( Waxa u haystaa dhalashada wadanka Uk waxana u kulanoola reerkisa galbeedka magaalada lodon.)
    Wajigiisuna waaka hoos ku xusan.
    Runtii qoraal kumaso koobi karo xogta qaarna uma baahnaba in halkan lagu qoro.
    Se waxan ka codsan lahaa cid kasta o damiir iyo dadnimo ku labantaay Somalilandnimadu ka dhabtay aqoon na leh in nala dagaal galaan.
    Iyo sidii aan u heli lahayn dhamaan document ki Abdinasir sida Laptopa kiisii iyo mobiladisii o xogbadan kujirto sida Hanjabaadihi iyo shirarkii kala duwanaa e maalmihii Abdinasir la mashkixinayay la galiyay.
    *Inta sidii cigaal shidaal col hortii jabay noqotayna waxan leeyay sida aad aniga qadarka igu sasabayso e aad igu aamusiinayso qadarbaa dhacee Samir iyo tani way qornayd, iyo adigu naftaada ilaali. waxan leeyay sida aad qadarka u aaminsantay dhimashada u Aamin o in aad maalinkaga dhaafayn qir meelkasta iyo goorkstaba. Dilalaka sidan u dhacana Alle waxa uu inoosheegay dariiqii loo mari lahaa aniguna taas ayuuban raadinayaa.
    * Kuwa la xidhiidhaya jamacadii Abdinasir e raba in ay bililiqaystaan dhiigisi sii qoyan

ความคิดเห็น • 96

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 วันที่ผ่านมา +4

    Allah how naxariisto

  • @L.B.I.A
    @L.B.I.A 2 วันที่ผ่านมา +3

    Allah ha u naraxiisto, Somaliland way kabaxaysaa qadaad weyn iyo irxamdarada, guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alle ha unaxariisto cabdinaasir dahable

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 2 วันที่ผ่านมา +2

    Illaahay ayaa soo daahirin xaqa

  • @abdis70
    @abdis70 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waanu ka Xunahay Su'adey, murugadana waanu kula qaybsanaynaa. Waxaan ka naxay gabadgaas yar ee agoonimadda ku soo koraysa.wey Cadaalad Xamar taalaa dhimatay.

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 2 วันที่ผ่านมา +3

    I don't understand why she didn't reported to the UK police and get a lawyer. So sad, Somali Somali who's Somali they're evil government, this is something that will never forgetting 😢.

    • @user-zl9zo5ru8w
      @user-zl9zo5ru8w 2 วันที่ผ่านมา +1

      Yes so sad

    • @khadram3457
      @khadram3457 2 วันที่ผ่านมา

      Inta dulman iyo intii dulmiga geysatay iyo inta ku taageri dulmiga ilaahay ba agtisa xisaabi taala taa nin ka dhuuman karaa ama ka fakan karaa ma jiro ilaahaw cadhadaada ban magan galay amiin

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 วันที่ผ่านมา +2

    Haadaay. Qaariyaan. Ilahay. Ayaanu. Ka. Qaarasooneen. Ilahoow. Kaashiif. Yaarab. Ma Caadoow. Baada. Kasuugasaan

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 2 วันที่ผ่านมา +3

    Somalilandneey somalia waa taa ama u niikiya ama jeclaada

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 วันที่ผ่านมา +2

    Goor. Say. Nooqo too a. Waa. Loo. Aari. Isha. Allah

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 วันที่ผ่านมา +2

    Illahay haw naxaristo marxunka waxa inagaga xun inamada xaqdarada ku xidhan

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa riyo in qof muqdisho jooga cadalad helo.
    Waayo waxaan aragna
    Dad every day dhib kaa cabanay

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc inaadeer isagu waa la diley mahdi guuleed iyo kuwa ilaa maanta ku. Sii socda sida Xirsi ciro. Maxamuud , Beenmadow miyaaney ku tamilo Qaadaney ???? Soomaaliland umada Mdaxda Ciidanka Qaranka guuleysta guuleysta guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 วันที่ผ่านมา +2

    If the man who killed him in 🇬🇧 the wife can open a cause against him and take him to court 😢. Also Somalilanders can support her with lawyers money.

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 วันที่ผ่านมา +1

    Miskin allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin amiin

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 วันที่ผ่านมา +2

    Waxay. Soomaaliidu. Naagu. Samaasay. Itoobiya. Naagu Uma. Samaana. Bool. Shiidak. Joojiiya

  • @user-ck6pz6my6t
    @user-ck6pz6my6t 2 วันที่ผ่านมา +1

    Well said ' Well versed 'I can't agree more with you. Ummada keliya ee aanu walaalo nahay waa Ethiopians. Waxaan tahniyadeynaya Heesti Amxaarka ee iga xiga Somalia.Heesta qofka kasta oo reer Somaliland ahi waa in ku faafiya meel welba.Caruurtana u fasila. Anigu Waxaan u turjuma non-Somalis,such as Europeans,Americans, and all Africans.

  • @mxmedadn4194
    @mxmedadn4194 2 วันที่ผ่านมา +2

    I feel very sad

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subhanaallah, this is so sad that somaliland don’t talk about him anymore.

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 วันที่ผ่านมา +1

    Cuqubadi halki lagu galay bay cawda ku hurudaa caruurtay ka laysaa ninki caano baas dhamay
    Kuwi ciijiyey saqiirka Aabihi Allah SWT ba kashifi inshaa Allah

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maashallah ❤😮

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilahay ha kashifo wixii dilay Abdinasir.

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha unxaristo amiin yaa rabi taseya leyahine wa walalehen kuse maha walalehen one Somalia wa one cadowga Somaliland Allah ha jaabiyo cadowga Somaliland

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 วันที่ผ่านมา

    😭😭Ilaahay ha u naxariisto, jannatul firdawsa ha ka waraabiyo!Hawiyoow gurigiina ilahay bi saqjamiin duliya oo dugaaga! Cadowtininmadaas ayaa ino dhaxaysa!!

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 วันที่ผ่านมา +2

    Waar. Waxa. Soomaali. Layiraahaado Maajiiro. Waayo. Iyaaga. Inatay. Isayeeleen. Ciida. Kaale. Mayerliin. Haadana. Soomaali. Baay. Kaaga. Haadhay. Qiiro. Jabaan. Oohiinta. Yaxaasaka.

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 2 วันที่ผ่านมา +2

    Warniyohow iskadaa nacnacda aad kuhadlayso ee ledahay makuwaseynu walaalo nahay manihin hana odhan hadaladaa jilicsan mise Shakiba kagajira waxay yihiin

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 2 วันที่ผ่านมา

    Aamiin alahumaa aamiin

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 2 วันที่ผ่านมา +1

    Majirto wallatinimo ee cadaawadnimo iyo xaasidnimo iyo neceb ay uqabaan Somaliya gumeystayaashii aan dhaamin Afweyne Alle hawada madhiyo wixii naneceb waa cadawgayaga🎉 xabashiga noodhaama waskhadan shaydaanku caloosha ufadhiyo

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waabeytal cankabuut. Walaalnimadoodu waa aan ku cuno, aan ku gumeeyo, aan dhiigga kaa jaqo. Aan weligayba ku rifo aan kugu dulnoolaado.
    Dadkani waa wax wax lagu matalo aan la garankarin. Walaalnimo ma jirto, xabashigaa ka dhaw, maxay inagu sameeyeen ee aan wanaag ahayn markaynu ku qaxnay. Xabashigu waa gob.

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xaqisa allaah ha bidhbiyo kuwaay xaqdarada ku haystana allaah faraj ha ufuro wax walal layidhahada majiro warku uu cadyahay mesha yaan lategin

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay waxba kama qarsoona lkn ibnu aadanbaa raba inay dedaan 😢😢😢😢😢😢

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waar niimanyow isaaqa waallo maaniihin kuudafad somaliye isaaqaow iska daaya qiirada

  • @abdourahmanahmed-ui1od
    @abdourahmanahmed-ui1od 2 วันที่ผ่านมา

    Allah unaxaristo abdinaasir 😢😢😢 waa in laala xisbtamo somaliya waxiia ayaay gaysatay dhaman dhawan marka layna aqoonsado

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 2 วันที่ผ่านมา

      Aqonsi gor me waye mar kasto mawelo ku jirtin 33 san carurta cml riyo ku nol beyn ku nol tihin sokl ka wxa logo diga siyad bare ni xasuqay diyardo wxa lo saray hargesa aya wxa ladaha diyardo watan nilo xasuqay marka dad nocas tihin wax dintay marka nila so cersaday aya loo carar amxaro oromo uf ufuf nacalda nigo talo xawasho jacel nigi daxeyo

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 วันที่ผ่านมา

    Qofkii qof Muslim ah dilaa
    Isagaa og meeshuu allah ka geli doono

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา

    Haa waa tun kaasa Dile usheeg sax dadaab ladilaa muqdisho

  • @hassanbashe9769
    @hassanbashe9769 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaasi waaa qoloma!?

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah haw naxariisto janooyinkana allah haku casuumo laakiin cabdi nasir wakhtigiisu inta ayuu ku ekaa inkasta oo si xun loo dilay waxade manta dhib iyo cadab ku nool Kuwii ka danbeeyay dilkiisa raxo kuma noolanayan akhirana isga aya rara naya

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤️✅💚👍🌷

  • @user-zl9zo5ru8w
    @user-zl9zo5ru8w 2 วันที่ผ่านมา +1

    Yes yes we know long time ago

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 2 วันที่ผ่านมา +1

    Intey doonto haka soo wareegto walee waa loo aari

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 วันที่ผ่านมา

    Very sad 😭

  • @ahmedyusuf9616
    @ahmedyusuf9616 2 วันที่ผ่านมา +1

    Halaqabto halkan ujogo halagaga shaqeyo

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 2 วันที่ผ่านมา

    U.K. dacwo haa lagage fuuro ina macali

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac 2 วันที่ผ่านมา

    Maansha allaah si hufan baad u qaadaa dhigtay, dadku hadii gunaad u huursan yahay way cidhib xumaystaan,*cuqubadu Halkii lagu galay caw ku hurudaa caruurtay ka laysaa ninkii caana baas drama. Alla maxaa idiin huursan, alla idinkagama tago, Insha allaah.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา

    Axaxaxaxaxaxax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 2 วันที่ผ่านมา

    WARYAAH ITOOBIYA KU CUNTAHAYE OO QURUN BAAD TAHAY US BAA LAGUGU YIRIH OROD TIGREY INJIR LEH U TAG KA GUURA DHULKA SOMALIYED OO XITAA OO XITAA HADAGININA JIGJIGA IYO IS MAAMULKA SALI GALBEEDE DEE SII DHAAFA AXMEERADA U TAGA USTAG YAHAW USTAGA KALA LA ARKIN

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 วันที่ผ่านมา

    Walaltinimo ma jirtee dadkii gacansaarka la lahaa ayaa walao ka dhiganaya

  • @elmowarsame8883
    @elmowarsame8883 2 วันที่ผ่านมา

    It is unfotunate that killers are still enlarge

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c วันที่ผ่านมา

    Waxaa dilay muuse cid kale ha waydiinina. Muuse ayaa hawshaa ka danbeeyey
    Tasi waa dhacdo muuse ka danbeeyey. Waa hadii alle laga baqayo

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 2 วันที่ผ่านมา

    Waa qoloma ninkani wuu dilay la leeyahay?

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 วันที่ผ่านมา

    Dawlad baa dishey waligeedna mashegayaan ikraan kutamilakado lakiin kuwaan ay silinayaan halagadodo

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 วันที่ผ่านมา

    Dee haladilo ninkan ingiriiska jooga oo halaqabto hana ladacweeyo maxaa loo eeganayaa, hadii arintu ku cadahay

  • @DalabMaxamed-nc7pm
    @DalabMaxamed-nc7pm 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiye iyo isaaq Isla Daya hogaaninta waad ku wareerteen xaqiidii hibo iyo heybad Uma lihidin Alle waxa uusiiyey daarood xasan qabtey waxa uusiiyey gabdho hadaan waa kaa qubuuraha qodaya muse qaranbaa loo dhibey waa kaa dabooyinka ku raadi Aya aqoonsi ceebweynaa waxa baadhacey

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 2 วันที่ผ่านมา

      Daarood afweyne maaha miyaa kii ku fashilmay ee ugu taariikhda xumaa.

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkani waxaan filaya inuu yahay gaal.Lasoo kiraystay Waar kuwii wax toogan jiray aaway waxaan leeyayahay waar doqonkan madaxa katoogta

    • @abdis70
      @abdis70 2 วันที่ผ่านมา

      Adigaa BEENAALE AH oo ka xun RUNTA uu sheegayo. ANasir dilkiisa ma qarin kartid- Bal noo sheeg Beenta uu sheegay

    • @a.h.h4482
      @a.h.h4482 วันที่ผ่านมา

      Adiga nasrudiin abu Yaxya magacii
      aad wadataa ku dadka toogta ayaad
      Tahay ee iska aamus bulaacadyahay
      Wiil baa la dilay mise Ahmed Macallin Xasan ayaa walaalkaa ah
      Mise isku qabiil ayaa la tahay. Is
      Sheeg adiga. Hus

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 2 วันที่ผ่านมา

    War reer shiixxaqow iska daaya war abdi naasir muse dahable waxa dilay agaasimaha hawada ee dowlada xamar waxa na laa ogaa xasan sh maxamud iyo wasiirkisi ariimaha gudaha fiqi iyo agaasimihi hayada nisa mahad salad marka isaaqow iska da nacnacda oo arsada wad garanaysan cida wax kaga maqanyahiine

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 2 วันที่ผ่านมา

    Haďdi gacan ku dhiifluhu ku noolyahay U.K, maxay uga ashkateyn weydey UK. ???

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 วันที่ผ่านมา

    Haduuba reer london yahay waaba geesi malaha rajo kama qabo london? Mise dadkuu iska hubiyey! Waar hooy hooyadaas ilinteeda halaga jawaabo !!

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c วันที่ผ่านมา

    Waxa kuwa ooyayayaa lala maagan yahay war isuma hayaan geedkasta iyo guri kasta ragay dadkoodii laascaanood ku duqeeyeen inay u taagan yihiin ma oga walle wax nadan waalagasheekayn

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu 2 วันที่ผ่านมา

    Kiiskii abuukat kaabax markiiba markiiba dilayaashii waalaasoo xidhay ikraan tahliin iyo kiiska cabdinasir maxaa loo dhamayn wayay

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n 2 วันที่ผ่านมา

    Adeer wax walaali majiro ee waa afgobadsi ninkaa waa caloshoda u shaqastayaal aan damiirlahan

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 วันที่ผ่านมา

    Kofuri dhagar qarsoon aya wadan

  • @hodanmohamud7411
    @hodanmohamud7411 2 วันที่ผ่านมา

    Daqon batahay. Waxaat baneesane. Jaceelka itobiya

  • @user-rs6jp8vt8k
    @user-rs6jp8vt8k 2 วันที่ผ่านมา

    FAQASH
    WALAALO
    NINKA
    MODAYA
    MUUUUQ DISHO HAKU
    EKADO
    FAQASH
    WA FAQASH

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi 2 วันที่ผ่านมา

      Wixii dilay isagaa maanta ka xun subxaanallaah ❓ cayda hala daayo Allaah ayaa yaqaan ⁉️ ruuxa dilay inuu muuse ‼️ dilay malaga yaabaa

  • @user-ub1pi8zs7d
    @user-ub1pi8zs7d 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 2 วันที่ผ่านมา

    Dhigaal
    Waxaan kuu sheegayaa
    7000 kun qof oo reer sheekh isaxaaq ah iyo samaroon ayaa lagu xasuuqay kaliya 1991 kii iyo 92 kii intaasi waa intii wadada ilaa hargeysa ila xamar waxaa markhaati ka ah jareer wayne dir raxanwayne

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 2 วันที่ผ่านมา

    Somalya gobolo ka mida ayay itibiya maamushaaa oo cashuura ka qaadaa

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwa warun xabashi aya nagakin cigs tuugo mafiyada talyaniga

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 2 วันที่ผ่านมา

    Been faafiye u faafaafi mayo benta

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c วันที่ผ่านมา

    Nacaladii kudhashay was walaal nimadaad sheegayso markay jilicsan yihiin ayey ku yaacaan. Dadkii laascaanood yaa laayey kudaafad kudaafadi dhashay laascaanood ka waran. Intaad wiil muuse uu dalkiisii ka soo caydhiyey u ooyeyso
    Laascaanood markaad weerarayseen walaalnimadu ka dib miyey soo baxday. Weligaa wax walaal la yidhaahda. Xabashi ka dhigta. Iyo oromo.

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      HOOYADA WAAS KUWAADE BASBASKA KUU GURAYSEEY GUUN YAHAAYE UQDADEYSAAN ADA ISE DILAAYE EE YAA KUU DILAAYE MR GALA DAGALKA EERSO IYO DAROODKE ADE DABA BOODEYSEEY NAAYA
      ADA LASCANOOD DUMIYEEEY VIDEO YAADI WAA LAAHAYA WAA HOORA LAGU TUUMI LAHA EE WAA LAGU DHOWRAYEEY HADENA MAXADE DAGALKE IYO DAROOOD OO DHAAN EE SOO DULIMADE TAGAAYE KAA HAYSA ETHOPIA KENYA SOMALIA WAAXI DAROOOD AHA ,,,,,,🤣🤣🤣😂😂ADU ISE ERSO DHULMAHANTE ADA GURIGAGI DABKUSHIDEEY ADAA AFKA ISKU SOO DUUBTAYE RIWAYADA WAA DHAMATAAYE SOMALILAND BANA QAAWISEEY DAROOOD LASCANOOD NAA KUGU SOO OODEEY FINNALY😛😛😜😜🤪🤪 🤣🤣😂😂 GUULE SOMALILAND LAAKIN OGOOOW ISAAQ MAA ILAAWO WAAXDE SAMEYSEEEN JIZAARIIN

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 2 วันที่ผ่านมา

    Dadaw ninkani waa beenaale waxaanu ku shaqaystaa falawga iyo laygta sheerta wallaahi billaahi waa beenaale anigu reer koonfur ma ahi waxaan ahay isaaq

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 2 วันที่ผ่านมา

      Maxaad aragtay adigu

    • @abdis70
      @abdis70 2 วันที่ผ่านมา

      Adigaa Beenaale ah oo Runtu dhibaysaa, ma kii dilay baad tahay Anasir !?

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 2 วันที่ผ่านมา

    Kolay Doqonkani waa sacadmuue wuxuu muujinayaa waa dhaqankii sacadmuuse

    • @halimoismail9379
      @halimoismail9379 2 วันที่ผ่านมา

      Runsheeg waa ceebsheeg ilaahay baa idin cadaabi ilayn runtaad diidantahaye inkaari kugudhacday dulmigaad uhiilisaa markaasaad qabiil sheegtaa uf😢

  • @fotballontop
    @fotballontop 2 วันที่ผ่านมา +1

    Heego fooqal heego . Fooqal heego.

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 2 วันที่ผ่านมา

      DHILAYAHAY MAWAXBAADKADISHEY NIJAASADYAHAY WIILKU RUNBUUSHEEGAYAAYE DHAGEYSO

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 วันที่ผ่านมา

      Hoodh fooqal hoodh fooqal hoodh uraya

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      Huuro fooqal huuro huuro fooqal huuro managaad noola timi Afkii burco fooqal reer burcuun baa yidhaahda kkkkkkkkkkkk xaarood faqash qadaadwayn gudhuu kkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      Ina dhilo hoyadaadii fataalada ahayd was

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      khaniis kiiyoow

  • @fotballontop
    @fotballontop 2 วันที่ผ่านมา

    Yarkii Beenaalaha ahaa ee buuryaqabka ahaa muxuu been sheegaa maalin walba.

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 2 วันที่ผ่านมา

      WAANKU OGSOONAHAY CIDAADTAHAY HOOYADAADII DHILADA AHAYD WASE

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 วันที่ผ่านมา

      Waa reer hoodh uraaye wuxu waa laguu yaqaan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      beer iyo kadaaba adaa ah ilaa Adeerkaa Afwaynaa beenaale ahaa gaalkii waynaa ALle naarta ku fogee

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 วันที่ผ่านมา

      futo qoyan daba diniin ina dhiloow

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 วันที่ผ่านมา

    Bentih hegoh oromoh kkk war bentah jojih marxunkah waxaa dilay museh oromoh iyo ina kahin

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 วันที่ผ่านมา +1

    Waar. Waxa. Soomaali. Layiraahaado Maajiiro. Waayo. Iyaaga. Inatay. Isayeeleen. Ciida. Kaale. Mayerliin. Haadana. Soomaali. Baay. Kaaga. Haadhay. Qiiro. Jabaan. Oohiinta. Yaxaasaka.