Sixirka Gumeysiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @shankarondirie3588
    @shankarondirie3588 4 ปีที่แล้ว +6

    Sheikhan aniga aad ban ugu cafimaday alxamdulilah Alle ha ka abaal mariyo akhiro iyo aduunba.

  • @shankarondirie3588
    @shankarondirie3588 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah Alle ha ku barakeeyo sheikh ajar iyo xasanadna ha ka siiyo kalmadada.

  • @umalkhayrcige9418
    @umalkhayrcige9418 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh sheikhan wax badan ayan ka faaiday 4sano ayan xidhnaa alle ha ku barkeeyo Abu hamze

  • @abdirahimahmed3605
    @abdirahimahmed3605 4 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakallaahu kheyral jazaa . Sh. Duruustaada wan ka faa iidaysanay in badan adna miizaanka xasanaadka allaha ku saaro.

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. 4 ปีที่แล้ว +3

    Shiikhoow casharada noo soo badi jzklh kheyr

  • @shalafchannel9126
    @shalafchannel9126 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah qeyr Alle haku siiyo sheikh halkeen kala Soo xiriiraa

  • @hiboahmed4372
    @hiboahmed4372 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq kasoo hadal sixirka qof shaqadiisa ama waxkale lagala wareegayo ama jiro ama waxkale lagu warejinayo iyo sida lagu daaweeyo

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaa aan yaraa sidaa baan ahaa subxaanallaah

  • @mh-ym9vb
    @mh-ym9vb 3 ปีที่แล้ว +2

    Asw shiekh qofka madaxiisa dhaqaaqaayo oona dareemeenin maxaa talo siineesaa ?

  • @shabdirahmansomali8892
    @shabdirahmansomali8892 4 ปีที่แล้ว +3

    یا شیخ side loo burburiya sixirka ama lugu taqhlusa

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 4 ปีที่แล้ว +6

    Waan isla haadli qof wax fikirayo mi,ihii hor mar maqabi waan iska ooyni maanta dhan shaleeyti baan kujira guri geeyga wax daran baa igagashirayo oo dhadka ilanool maqleeynin

    • @xaaawoxaaawo6870
      @xaaawoxaaawo6870 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa sixir iyo iiil ee cilaaj u carar calamadahas ana lahan jiray wana is quramiyay

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xaaawoxaaawo6870 abaayo intee kala soxaririkara

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 2 ปีที่แล้ว

      Allahu Akbar Allahu Akbar

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 2 ปีที่แล้ว

      @@ridwancadeey9449 mxan isku mid nahay siklu isku badalay hd Alx Allah na caafiyo

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 2 ปีที่แล้ว +2

      @@faidochannel7486 abaayo weli waan cajisanahay selakuhaya adi

  • @munoabukar8773
    @munoabukar8773 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiqoow habeenkii dhan waxan ku riyoonaa anigoo dad aan nolosha caadiga ah aan isku fiicneen aan ku riyoonaayo habeenkii dhan anigoo la dagaalaayo dadakaas kana guuleesanaa marmarna waxaan ku riyoonaa gAbar aan kasaayo oo xaasid igu ah oo markasta jecel inee ogaato wixi igu soo kordhan dadka weediiso iyadoo ninkeega iga furaneeso oo walaasheed ku darsaneeso kabacdi an dilaayo gabarti habeenkii ma hurdo cabsi

  • @yasminbaloley6951
    @yasminbaloley6951 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheeq waxaan markasta riyo ku arkaa hal naag oo kaliya markaa arko waxaan aqriyaa riyada dhax deeda ayatul kursi markala waxaan aqriyaa macwadeenka marna macwadeenka iyo fatixo marna laxoola walaa kuway waxaana riyada dhaxdeda la igu sheygaa naagtaan ku sixirtay marka badanaa waxaan dhaqeestaa oona qalab iyo subax albaqra iyo ruqiyo shiqow maxaa waaye waxaa ii sheeq

  • @Kulkid7
    @Kulkid7 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheekh anay tani ihaysta Maxan sameeya ma icawin kartaa

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheeq mudo 9 sanadood baan xanunsanahay waswas ciriiri xanaaq badan dulqaad la,aan ninkeeygi buuq reerka dhegnaasho kamajiro nadafad daro samir maqabi cibadhada culeys igasaran qur,aan manta adhaan aqrio beri culeys igutahay ilmihii uma dhulqaadani kari wax yar qalad hadii sameeyaan shaqada reerka culeys igasaran ninki inaan amro oo wax kasto aan dhaho inuu iyeelayo baan raba wixii hadhana sidegdeg baan uraba waxaan kafikira dhimasho ninkan iskafur oo katag baa iguqufulan maanta dhan, guuri kasto oo aan dego mudo kadib waan kaguri timaha mashalesti qabeeska waan kawahsani melaha mugdiga baan jeclahay inaan kujiro hadaan wax yar xanusto waad dimaneysa baa igu furmi jirkeyga wax baa dhaxsosoconayo oo madaxaa igu badhan ,,hadaan maqlo qof baa dhinteey waan walwali riyo cabsi baan kuriyooda anoo la, idilaayo anoo wado deer soconayo oo cidlo aano dhabaqo dheer fulayo ama kasodegaayo oo adhana qaab daran sheeq calamadahaas maxa waye

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  4 ปีที่แล้ว +2

      Waa sixir

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abuhamzaherbalcentre156 sheeq dalka Kenya baan jooga seed igu cawini karta mudo baan xanunsanahay Allah dartisa

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  4 ปีที่แล้ว +1

      @@ridwancadeey9449 WhatsApp igala soo xariir insha Allah 0017802456544

    • @Faiddochannel
      @Faiddochannel 3 ปีที่แล้ว +3

      Abayo dahibkas aniga xita walayahay wa iska samra nolasha hada wa ka qustay walhi cafimat alha nasiyo ida dhibkas hasto

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Faiddochannel amiin abaayo intee jogta

  • @FaadumoFaarax-yv5lz
    @FaadumoFaarax-yv5lz ปีที่แล้ว +1

    Sheikh jinka mingis ka kaso hadal

  • @aishagaaboofficial9921
    @aishagaaboofficial9921 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc skeikhow alle haku barakeeyo gabar walashey nin aa qabay wey iska dirtay ninkii wu raba iyada neh weydiday
    Marka marki habenki sexato wax madow aaa sarirta soo ak istaagayan mudo badan ee qabtay inta uu ninka furin xita wey qabtay waxas hada waxii habenki waxey ku dhahayan cawa nafta ka qadeenaa gabadhi cabsi
    Maxaa waye waxas habenki madowga imanayo

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof iga fog ma isoo sirxi karaa

  • @caashomaxamed9649
    @caashomaxamed9649 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc shihk wahankuweydina waxa colosha igakusan weyna dikamayan maxawaye

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  4 ปีที่แล้ว

      Waa jinn mise sixir mise il

    • @caashomaxamed9649
      @caashomaxamed9649 4 ปีที่แล้ว +1

      Jazakalah shihk hker alahkusiyo sekukalgarana iney ilyihi iney sixir yihin

    • @abuhamzaherbalcentre156
      @abuhamzaherbalcentre156  4 ปีที่แล้ว

      WhatsApp igala soo xariir insha Allah 0017802456544

    • @deeqcade3800
      @deeqcade3800 ปีที่แล้ว +1

      @@caashomaxamed9649 wll aniga ayaa xanunkan in muda ah la xanunsan oo calamadahan leh ee side ka noqotay xanunka