daarood haduusan isgarabsan meel cidlaa baa udanbeysa walee ee dhageysi wacan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 7 วันที่ผ่านมา +6

    Darood waa loo tashaday iyaguna isma oga.
    Insha Allah midnimo ayaan u rajeynayaa.
    Empowerment and Unite.
    Darood iskashada oo midnimo muujiya oo is ilaaliya.
    Mareexaanow soo baxa oo kismaayo badbaadiya.
    Xamse waa xamali ann qiima lahee.

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 7 วันที่ผ่านมา +4

    Jubaland guuul❤❤❤❤❤

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 7 วันที่ผ่านมา +4

    Geesi guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 7 วันที่ผ่านมา +1

    Guuuuuuuul daroood Ismacil ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤❤❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 7 วันที่ผ่านมา

    Laaaaaaaan Dhere Banaan Dagay Libaaax 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 7 วันที่ผ่านมา +2

    Haa daarod baadaan ayaa amiinsan in Ahmed laa diidaayo daarood kaamaa taaliinaayo juubaland haadan laa diifaaciin haada

  • @Zeina-w8d
    @Zeina-w8d 7 วันที่ผ่านมา +2

    Waa Runtaa Hadeysan Hadda Waa In Eey Arkaan Dhibaatada Uu Soo Wado Xasan Sheekh
    Waa In Kismaayo La Difaaco

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 7 วันที่ผ่านมา +2

    Hello farxan how do you feel about the situation???

  • @_22260
    @_22260 7 วันที่ผ่านมา

    Waa lagatey iimaanka alle idinka qaad

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 7 วันที่ผ่านมา +2

    Asc walahi farxaanow waxaad aqil darood,meel fog ayaad ka fakiraysaa danta darood farmaajo iyo Axmed madowe kuma xidhno waa niman siyaasiyiin oo maafiyo ah danta darood waxay ku jirtaa iyagoo cadowgooda meel uga soo wada jeesta,waa in ay ka fogaadaan in niman siyaasiyiin isku sheeg ah isku diraan shacabka walaala Ah ee daroodka ah

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 7 วันที่ผ่านมา

    ugaas waa sax adigu ugaas Kii iyo curadkii baad tahay hadalkaas iyo abaabul iyo isku duubista adaa ku tooboon ugaas khayr ale haku siiyo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 7 วันที่ผ่านมา +1

    ⁰hadaan mareexaan nahay cadow aan Darood ahayn mabalihin oo walaahi ah.

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 7 วันที่ผ่านมา +1

      Ma tihid Daarood ee orod cidda aad tahay sheego.
      Adeer Mareexaan waa curadka Daarood, D5-na isku doon bay saaranyihii.
      Yam-yam iyo qadaadweynta noo tashadayna banaan baanu iska marinaynanaa.

  • @zeynebali6957
    @zeynebali6957 7 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi. Waa. Xaqiiqo. Anoo. Xawadle. Kuu. Qiraa. Hiiraan. Ayuu. Qasay. Ugaaska ,Xawadle Kaxishonwaay. Kuwo. Kalo. Xawadle. Buundada. Kumaray. Hawiyuu. Rabaa. Inay. Kismayo. Kaso. Muujiyo

  • @mustafa19_90
    @mustafa19_90 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax gumesgaa 100 sano ka hoor wxuu yrii sidaa adunkaa uu xukumo ,Beelaha laga tirada badan yahay waa in maamulaan oo cinwaanno bilicsan uu istcmalan

  • @FartunK
    @FartunK 7 วันที่ผ่านมา +1

    war naga tag darood leyninee yaan lugugu oorkacsanin Sade markii loo baahdo baa daroodeey daroodeey la yiraahdaa tageer xamse isagaan waa Nin darood ah anagaa Sade ayaa nala yiraahdaa waligeeen cawinaad darood ugama baahanin hadana ilaah nama bado waxay daroodoowgaan aadku walatay illaah baa KU badiyay adiga kaligaa baa qomiyad ah ee horay u soco

  • @bby6
    @bby6 3 วันที่ผ่านมา

    War darood ilahay amarki si walba ay ukala daad sanyihin waxba lagama qaadi karo runt

  • @adanbare-f3q
    @adanbare-f3q 7 วันที่ผ่านมา

    Sax waa runta

  • @cabdirisaqxusencali9409
    @cabdirisaqxusencali9409 7 วันที่ผ่านมา

    Farmajo markuu dani iyo ahmed madoobe meesha katuurayeen sow doorood ma ehen dhibtu waa Ahmed madoobe iyo Dani ummada waa ladhaafinaa

  • @_22260
    @_22260 7 วันที่ผ่านมา

    Hadeer inta somaaliyo joogta baa cid walba kabadan lakiin waxbeeysan isku ogaleeyn kii madaxweeyne noqdaana xamar buu godoon kunoqdaa talo beey u baahanyihiin

  • @NnnZzz-e8i
    @NnnZzz-e8i 7 วันที่ผ่านมา +1

    Maanta ficil baa loo baahan yahay way dhaaftay xiligiii la,is eegan jiray isimada iyo wax garadka iyo dhalinta beesha ayeey tahay inay Ka,go,aan sadaan masiirka beesha siyaasiyiinta dhinac inaga dhiga intooda badan tooda bay ku mashquul san yihiine markaa aan isku tashano inagoo isku duuban axmedna aynu garab istaagno oo tusno axmed inuusan ahayn madi

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 6 วันที่ผ่านมา

    Daarood Ismaaciil ma oga dabinka
    Loo qodaye Daarood Geeska Africa isaga ayaa wax laga waydiin doonaa iga qor sida maantaba ay u muuqato.

  • @FaadumoXassan-kq7ev
    @FaadumoXassan-kq7ev 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mareexaan cadow aan daarood aheyn mama laha xasan sheeq daaroodkaad sheegeysa doortey inta daarood noo geysto hawiye nooma geeysto

    • @Remember1977
      @Remember1977 7 วันที่ผ่านมา

      Orod hawiye soo raac sidii dooxada juba.

    • @ahmedjama2285
      @ahmedjama2285 7 วันที่ผ่านมา

      Ana marexana darood ana ah cadow noma ahan darood ee axmed madobe iyo dani xiligi farmajo hada u jedo hawiye saw kuwi lahay unuka leh xamar

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 7 วันที่ผ่านมา

    Meesha qabyaalad wax la dhahaa majiraan somalia , ee siyaasi weliba danihiisa buu ku gaaraa magac qabiil dhalinyarada waxaas yaan lagu marin habaabin siyaasi weliba marka uu dan leeyhy uun buu qabiil kaar kadhigtaa uu kusii joogo siyaasada , ninkani waxa uu soo marayaa taariikh laga tagey , shilmaad yar aad ahmed madowe kasoo qaadatey miyaa sidaas oodhan u cabaadeysaaaaaaa😂😂

    • @Darwiish-Sool
      @Darwiish-Sool 6 วันที่ผ่านมา

      Xasan kii shalay Farmaajo waa mariuxaan laaha saw maahan maantana wuxu doonayaa Jubaland inuu beeshiisa u gacan galiyo from Kismaanyo to Galakacyo lkn wax soconya maahan.