L/Garen oo M. Xasan ku Khasbay in R Wasare kuxigen 2-ad Raxanwyn Hesho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 11

  • @hassanhussein4269
    @hassanhussein4269 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aliflow Odaygan Xiiqsan Tababar siiya walaal. Waalaga Wada war hayaa xaalada soomaliyee, Tartiib u hadal dhe.

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 39 นาทีที่ผ่านมา

    Galad is right 100% slnd have right to get pm or president

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War kursi ay dir ledahey marabno lkn waxaan rabnaa xadudka cusub aa somaliya iyo somaliland in laqeexo oo kuwa konfur ta somaliya qiyanada kujoogo oo hortagan dowlad dhiska in lacadeyo somaliland hadey raban iney goaan oo ay Somalia katagan ducaan ugu dareynaa

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DIRTA KOONFUREED AYAA LOO MAGACAABAYAA RW KU XIGEEN ISAAQNA LAGA QAADAYO...!!!

  • @HasankhadirmuhumadAhmad
    @HasankhadirmuhumadAhmad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wr wbr jamcow aadban kusodhawenaya wanakulasoda wararka bariga dhexe xoga saar kuwana sifican bad uga hadashy run ah

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dir odhan rayesalwasaye ku xigeen hayesteen walaahay dimiir hada jiro diro intiini yarayeda nin asaagiina qaadanaya dimiir yeesha iskaga dareera meeesha hassan goofkiisa u banaaya beesha reer baale dulmiga lama qaaro walaalyaal dayuusin ha noqonina please

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 50 นาทีที่ผ่านมา

    Xildhibaan sharaf leh heer gobol iyo heer fedaral ah Aad bay u taryihiin , badidoodu diin iyo iimaan toona ma laha. Waxay u shaqeeyaan madaxwaynaha gobolka banaadir iyo kuwa maamul goboleedada, wax baa loo yeedhiyaa.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar 0gaadeenow kafariista Meediyaha iyo arimaha faalada siyaasadda meesha geel laguma dhacayee.

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c 7 นาทีที่ผ่านมา

      Raxanweeyn oo canshuur bixisa waxeey heeystaan gudoomiyaha galahad shacabka oo kaliya. Reer waqooyi oo gooni ugoosad ah baa isku heeysta reeysulwasaare ku xigeen iyo gudoomiyaha aqalka sare iyo wasiirka maaliyada iyo wasiirka beeraha iyo wasiiro kale kolka iskuma heleeysaan qeeyb libaax iyo gooni istaag raadin

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Besha darood aa balaran waxay ba iska aaminen dagaalkii sokeyo aa 1991kii in loga adkadey wax walbo wey aqbaleen abood qebsiga 4 5 ka horta 4ta rer aa wawen hala is xisabiyo Dir meqee gobal bey ledahey meeqee degmo ayey ledahey maxay ku galeen 2bada gobal aa Wuqooyi bey kukordhiyen gooni iskutaag iyo 3dex gobal oo darood ah iney xoogen sool sanaag ceynaba
    Kor uhay abooda darood yeysan isku imanin weyo moyee iddoor meel uma socdo anaga raxaween ah waxaas ban ujeed naa waxaa kusoharey reer kan Hawiye isagana hantidii umada oo uu dhacay hada reer kii isaaq aa yiri wan goay naa oo meel usocon iney munafaqada lasiijilan waxaa kuqasbato dhul mahayan oo tirana ma hayaan raxaween ayaaba kala baxeynin mogdisho kaxogeyso arima han waa sabab ta ay dowlad nimo iyo nidam udiidan yihiin oo ay irirsamale banahey ula tagan yihiin waxaan oo munafaqad ah isaaq basoxirey isaaq oo dir ah hada hadey kursiga nasiyan deen meyno ilaa ay runta yimadan iyaga iyo Hawiye ba aa darood Dow dalka idinkaa ugu dhul ween ugu na tiro badan aa keliya casimadii ayaa jeero raxaween gadaashed ah idinka gashey taas bana la idinku diley lkn anaga raxaween ah casimada naloguma boteen karo waxan rabno waa keleya dowlad nimo somaliyed oo dhamees tiran taas inlahelo ama birta la iska aslo moyee waxkele majiro