Cajiib Hayva iyo Hibada codka maxaa kala qabsaday || part 34 ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @ashoahmed7391
    @ashoahmed7391 4 หลายเดือนก่อน +14

    😢😢Walal Quran ka Akhriskiisa in aad Kufiicantay baa halkaa ka muuqqata. ILaahay dib ugu laabo. Aduunku waa laba galin.. codka dumar ku waa cawro. Jano bay nimco taal, Samir keeda yeelo walal❤❤❤

  • @shulaacYare66
    @shulaacYare66 4 หลายเดือนก่อน +14

    Kama Muuqdo inay ka timi Guri heeso iyo furfurnan badani taalo lkn wxay kaso baxday aqal akhlaaq diin iyo akhlaaq wayni taalo ee mid hbaar qaba inanta yar ciyaalnimo qlbiga kga xaday mrki dambana kga crary dabadeed wata Suugan jcyl uun ka shidaal qadata ku quudisay qalbigeedi ila heer ay Media la timi Cod toolmoon iyo heeso Xsuso jcyl Qara wayn Sida lasoo ban baxday
    Keeep Goin wllshy Haiva❤️💯

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan haystaa qof aad u wanagzan oo rabbi qurux, qofnimo, qaab iyo qaayaba u dhameeyay. Oo amaan dhanba ka dhan ❤
    Balse heesaha calaancalka ah waan iska jecelhy sbbta ma aqaan.
    She is so talented Haiva keep forward🙏

  • @NajmaApdikadir-j5s
    @NajmaApdikadir-j5s 29 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ kaliyata inan tan waxay Ka hadlay saa qalpiga apayo anii xage kuu dhaya qalpiyo is jecel wan Ku salamah hayfa iyo lajan dheereye nin culus 🎉

  • @MaxamedQadarcabey
    @MaxamedQadarcabey หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah cidkaan ka hadal malahan hubka qarsoon ee fanka soomalida keedka u ah waaye ❤❤

  • @ArafatchaffeecArafat
    @ArafatchaffeecArafat หลายเดือนก่อน +1

    Pro again plz so she have beautiful voice so I Loved her very well plz came back pro😊😊😊😊😊😊

  • @zamfx12
    @zamfx12 หลายเดือนก่อน +1

    Heesaha inantu way dareen qaaday wlhi+ Cod Cajiib ah We need Part 2🥺💔

  • @sadiaabdikadirahmed
    @sadiaabdikadirahmed 5 หลายเดือนก่อน +4

    Qudhii aan jeclaa waan go’ay anoo qabo dareenkiye❤️❤️ wlh qof jaceyl wax ka yaqaan u fahmaayo ereygas xanuunkiisa😢

  • @sahardidyareofficial5368
    @sahardidyareofficial5368 5 หลายเดือนก่อน +6

    Yaa waduud wllhi qaar badno fananin sheegta wey KA cod mcnty wanay ka xifdi fcnty hibadu isma qariso tano kalena hibo rabaniya ayaa la yidhaa hanbalyo wll kun jeer ❤

  • @guuleedcali5626
    @guuleedcali5626 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wawaw m.a cod degnana teembo io turuko is wata axsan cod
    Dheereye u hiliyaha bulshada fanka hibbada u leh ❤❤❤

  • @RedwanAli-ju3ot
    @RedwanAli-ju3ot 4 หลายเดือนก่อน +2

    Amazing Voice Weeye in sha ALLAH waxaan u rajaynayaa gabadha inuu qalbigu u bogsoodo, keep going bro #Mohamed Siciid

  • @user-gl7yt6ok6m
    @user-gl7yt6ok6m 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NIMCAANCALI-yu1ks
    @NIMCAANCALI-yu1ks 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dheereeyaw zxp nin fiicanbaad ahayde waani inanta adaa lagaala xisaabtami doonaa maalinta qiyaame❤❤❤❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah codka gabadha wa mid macaan oo cajiib
    ❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤

  • @Thedeliberate-Hani
    @Thedeliberate-Hani 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah 🥰❤️❤️❤️ Haifa mahadsanid Alle ha ku barakeeyo

  • @hajibarut9920
    @hajibarut9920 4 หลายเดือนก่อน +1

    The Best Wllhi❤
    Inantan mar kale barnaamijka kuso casuum.🥰

  • @ArafatchaffeecArafat
    @ArafatchaffeecArafat หลายเดือนก่อน

    Woow fantastic my sis congratulations 😢😢😢😢

  • @moismo5726
    @moismo5726 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mohamed dheereye legend

  • @mahmoudabdilahi-Gaboobe
    @mahmoudabdilahi-Gaboobe 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wow amazing voice 😘😯 maxaaaN Ku mazaaaLaa QofTan ❤
    keep going ZizTer

  • @aminhashi9535
    @aminhashi9535 4 หลายเดือนก่อน +1

    wow what a beautiful voice hayfa

  • @hanadkayse8421
    @hanadkayse8421 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dheereye iyo hayva❤️❤️

  • @Nasri33
    @Nasri33 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi inanta waalahely gunbaana heshy sidan isleeyahy😢

  • @amounabdirezak
    @amounabdirezak 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hayva WLSHY cod dahab❤👸🏻

  • @mohaliishandiid3580
    @mohaliishandiid3580 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hayva ciiltira fanndeni guleso team DHF kugu fanayan sxb 👌🦁

  • @noradinhassan4522
    @noradinhassan4522 16 วันที่ผ่านมา

    hayva noolow sister saaka waan ku kalahay

  • @jamaalciise1840
    @jamaalciise1840 5 หลายเดือนก่อน +5

    dhereyow wan ka so muqan dona halkan

  • @abdirizakmohamed8605
    @abdirizakmohamed8605 5 หลายเดือนก่อน +2

    Inanta ha lawaydiiyo qisadeeda heesaha ka daayoo

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mgcaa iga gadanba Haiva 🎉

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiiib cajiiib wlahi gabadhan malaha isku qisaan nahey ax😢😢
    Gabadhna wataa sidaa loogalayo
    Anoo nin ragana sidaasa la ii galayaaa
    😢😢😢😢😢

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 5 หลายเดือนก่อน +3

    Oh her voice❤😊😮

  • @queenqadan5381
    @queenqadan5381 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wow nice voice ❤

  • @MahadBakaay
    @MahadBakaay 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll mcn codka alha ku barakeyo

  • @khadarmuxumed9885
    @khadarmuxumed9885 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cajabey cajiib🔥⚡💯

  • @zelma_ahmet
    @zelma_ahmet 4 หลายเดือนก่อน +1

    Weligii imusan xumeyn lkn bal ka waran anigo og inaanu i jeclanayn oo qof kale jecelyahy bn weli jecelay oon haben qudha nici kari waayey 😢

  • @Hadari10
    @Hadari10 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiibsanaa 🙆‍♂️🔥

  • @user-nm7kv6fb4d
    @user-nm7kv6fb4d 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heyva heesaheed qisaley kadenbso waaaaaaw cod

  • @AbdiwahaabDayah
    @AbdiwahaabDayah 5 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxeey prt 2 ka soo samee waxani cod wuu dhafee

  • @mahadbashiir7753
    @mahadbashiir7753 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wax ay badali dooonta mogaal iyo khdra daahir.

  • @daahirsaleban6906
    @daahirsaleban6906 4 หลายเดือนก่อน +1

    Inantu cod ayay leedahay lkn baastarbaa helay malaaaaa
    Wiilka muuqaalkaaa u shere gareya meel fogna u gaadhsiiya

  • @abdishakur3791
    @abdishakur3791 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta u danbaysa😢😢 dibnaha qosolkii ka moosat😢

  • @Nasri33
    @Nasri33 4 หลายเดือนก่อน

    War inanta maxay nagu sameysay alla yacizak yaa hayva sxb sare adigana waan ku salaamayaa

  • @ayaancabdi8959
    @ayaancabdi8959 5 หลายเดือนก่อน +1

    www nasteexo codba ku fakaday

  • @nololchannel3114
    @nololchannel3114 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hayfaaaaaa😭😭

  • @roobleqays9638
    @roobleqays9638 5 หลายเดือนก่อน +1

    Zxpty hayva maanta miyey is muujisey

  • @micraajdaahir1991
    @micraajdaahir1991 4 หลายเดือนก่อน

    Maskiinta dareen jecel iyo daruuf baa iskugu jirto insha allaah markey soo labato ayadoo saan ka qurux badan rajeynaa😢😢😢

  • @mubaarigmurro8039
    @mubaarigmurro8039 4 หลายเดือนก่อน

    Waaaaaw m.a alle codka hubarakeeyo

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 หลายเดือนก่อน

    Waa gabadh qoruxu badan oo organi Ah❤❤

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 3 หลายเดือนก่อน +1

    INAN CODKAYGA TIJABIYO AYAN RABA MAXAN SAMEEYA ?
    Ma halkan ayan iska so dhiiba?😂

  • @hodanmaxamud890
    @hodanmaxamud890 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaad modaa in aan isku qiso nahay gabdhan 😥🥹

    • @axmedxamda6905
      @axmedxamda6905 4 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kle wlhi 😢

  • @Wardaofficl
    @Wardaofficl 4 หลายเดือนก่อน

    Inaderty mcn

  • @zirhamzasulup2710
    @zirhamzasulup2710 4 หลายเดือนก่อน

    Top❤

  • @daahirsaleban6906
    @daahirsaleban6906 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedxamda6905
    @axmedxamda6905 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn 😢❤

  • @SmilingEarth-xj6hn
    @SmilingEarth-xj6hn 4 หลายเดือนก่อน

    Wll inan imado raba hlken niso mara mxnse smyaa😢

  • @ahmedabdirahman8444
    @ahmedabdirahman8444 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inantu HOOYO miyaaa😢

  • @mohamedadenahmedawaale6431
    @mohamedadenahmedawaale6431 4 หลายเดือนก่อน

    qoftan niyada aye ka hadashay xaqiqdi

  • @Cadnaan_shaacir
    @Cadnaan_shaacir 4 หลายเดือนก่อน

    Xanuun waa shey daawo lo helo balse xasuus dawo loma helo😢

  • @sucaadmaxamuud5589
    @sucaadmaxamuud5589 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @Miskiin111
    @Miskiin111 5 หลายเดือนก่อน +2

    Heesta u danbaysa yaa qaday 😢

    • @Miskiin111
      @Miskiin111 5 หลายเดือนก่อน

      War heesta cida qaaday Ii sheega 😂😭dalkana meeshay ka joogto 😭

    • @Aliyaa698
      @Aliyaa698 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂Khalid kamil Qado

  • @abdiboosiisofficial5208
    @abdiboosiisofficial5208 4 หลายเดือนก่อน

    Hyva

  • @CawoMohamed-bh5ng
    @CawoMohamed-bh5ng 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hayfa ciiltira gulayso shp❤

  • @hodanmahamoud7206
    @hodanmahamoud7206 5 หลายเดือนก่อน +1

    Part 2 u samee hayfa😊

  • @DEEQACALI-o8t
    @DEEQACALI-o8t 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 5 หลายเดือนก่อน +3

    Xanuun Waa Laga Bogsada lakiin xasuus lagama bogsado.
    😢🤕

  • @abokarmoxamed6035
    @abokarmoxamed6035 4 หลายเดือนก่อน

    Wall jalbaabka ciyaarta kadaa

  • @mahadbashiir7753
    @mahadbashiir7753 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wax ay badali dooonta mogaal iyo khdra daahir.