2 GANACSI OO MALAYSIA AAN KU ARKAY - Two Small Business idea in Malaysia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  10 หลายเดือนก่อน +9

    Fadlan like & Subscribe labadan Ganacsi sidee u aragtaan?

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 10 หลายเดือนก่อน

      Way wanaag san yihiin waana fikrad wacan

    • @Abdirahmaanhiirey
      @Abdirahmaanhiirey 10 หลายเดือนก่อน

      Macalimow halmar kasoo hadal graphig design Al maka shaqeyn kartane ustaadow.

    • @Nasteha-r5l
      @Nasteha-r5l 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ganacsiga labaad aadban uga helay waa tuakan faa"ido bdn lkn wll noo sheeg sidaan ku sameen leheen iyo alaabaha meelaha laga keensado 🙏

    • @bashiirmohamedmaxamuud5806
      @bashiirmohamedmaxamuud5806 10 หลายเดือนก่อน

      Saki figrad wacan weeye mahadsanid wll mishiinkaa qiimo inteele,eeg ayuu kukacayaa mahadsanid wll

    • @Joya11
      @Joya11 9 หลายเดือนก่อน

      Dhibaatadu waxa ay ka taagantahay Dhanka korontada Somalia korantadeedu waa qaali.
      Mida klae khiimo Intee la'eg ayaa ku kacaya mashiinada kasoo hdl wll plz 🙏

  • @juniornight7789
    @juniornight7789 10 หลายเดือนก่อน +8

    Bro qalabka macdanta lagu baadho manooga soo warami kartaa adoo mahadsan. Madaama wadanka ay kheyraad ka buuxo in laga faa'iideydtana loo bahan yahay.

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waar niyow waa si aal fiican anigu laftigaygu xagaa macdanta waan xiisanayaa oo mudo 3 sano ah waan u kuur galayey qalab asn haysto oo aan sii diyaarsaday ayaa jira ka horta wax baan ka ogaaday waxay qabtaan

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waad mahadsan tahay zakariye, fakarkaas waan tijaabinay. Laakiin biyo saafi ah oo makiinadahaan ku shaqeeya ma jiraan wadankeena ,tuubooyinka ayaa daxalaysta.

  • @Kniesmas
    @Kniesmas 8 หลายเดือนก่อน

    ❤Maaha Allah wllo alle has just barakeeyo walahi waa waxyabahan ku hamiyo inan wadanji kaa hir galiyo ❤

  • @cigecumar951
    @cigecumar951 4 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much

  • @maxamuudducaale9934
    @maxamuudducaale9934 10 หลายเดือนก่อน +2

    I have seen but in Somalia the electricity is too expensive and there is no coins in our money

    • @abdulrahmanabdullahi3886
      @abdulrahmanabdullahi3886 10 หลายเดือนก่อน

      The money can be solved but the problem is the electricity

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 10 หลายเดือนก่อน

    Sakariye Suuqa turkiga halkaas hal video kaliya ayaad soo galiyay ,waanu sugaynay

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 10 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku xafido zakariya

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 หลายเดือนก่อน

    Waan dhawnahay Ustaad sakariye
    Waad mahad santahay

  • @khaalidmaxamed7301
    @khaalidmaxamed7301 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sc sakariye aad ayaan kuugu mahadnaqayaa muuqaallo faaido badan oo ku saabsan ganacsiga ayaad noo soo gudbisaa waxaan ku jiraa bahda waxbarashada ee fadlan fikrado ganacsi oo xixhiidh la leh waxbarashada ama agabka waxbarashada mahadsanid

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah.

  • @abdihakimsmail8457
    @abdihakimsmail8457 10 หลายเดือนก่อน +1

    Dhibku Korontada ayuu ka jiraa wadanka wax badan waa la keeni lahaaye

  • @alimusse1334
    @alimusse1334 10 หลายเดือนก่อน +1

    Lacagti lagu ridi laha wadanku ma leeyahay so kana horeso Saad iyo sahal iyo evcplus mashinka ma lugu ridi kara??

  • @AlSam-q3z
    @AlSam-q3z 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga ayaa ku fikiray sxb, laakinse gorontada ayaa qaali ah.

  • @SuldaanFahad
    @SuldaanFahad 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @walalkashacabka
    @walalkashacabka 10 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah walaaal Allah ajar ha kaa siiyo. Marwalba wax cusub ayaan ka faaidaa channalkaaga🙏

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 10 หลายเดือนก่อน

    Cadi mahan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 10 หลายเดือนก่อน

    Ok good idea

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 หลายเดือนก่อน

    Good job thanks wll

  • @umuayman6328
    @umuayman6328 10 หลายเดือนก่อน

    Machaala

  • @abuuyaxyaanajaax9413
    @abuuyaxyaanajaax9413 10 หลายเดือนก่อน


    Sakariye
    Waad mahadsantahay
    Anigu waxan kaa doonayaa
    In aad iiga soo waranto
    Mishiin sefeeya malabka

  • @abdifatahkhalif4906
    @abdifatahkhalif4906 10 หลายเดือนก่อน

    Korontada ayaa challenge noqoneysa waddankeenna.

  • @Caskacali
    @Caskacali 10 หลายเดือนก่อน +3

    Korontada aya dhib ah Somalia 😢

    • @mohawaade4380
      @mohawaade4380 10 หลายเดือนก่อน

      Solar baa yaal

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b 10 หลายเดือนก่อน

    zakariye meel halkan ah oo an 5ta bisha aadi rabo inshallah ayaan kabilaabi hawshaas

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @abdirahmanceenaanshe338
    @abdirahmanceenaanshe338 10 หลายเดือนก่อน +1

    sakariye mhdsanid

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  10 หลายเดือนก่อน

      Adaa mudan walal soo dhowow

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 10 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @Abdirahmaanhiirey
    @Abdirahmaanhiirey 10 หลายเดือนก่อน +1

    Zxbow zakarieow halmar kasoo hadal graphic design io video editin aalada cusub ee AI waxmakabadali kartaa yacni makashaqeyn kartaa labadaas xirfad bro.

  • @IjahFarey
    @IjahFarey 10 หลายเดือนก่อน

    Cryptocurrency course wan ka sugeena

  • @aaminofiidow7818
    @aaminofiidow7818 9 หลายเดือนก่อน

    Plz shaqo makahelaa hadii aan imaado malezia

  • @yuusufjicsin1626
    @yuusufjicsin1626 10 หลายเดือนก่อน

    asckm zakariya wllo waxaan u baahnaa xogta machineka biyaha sifeeya oo aad hada ka hor nalawadaagtay.

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 10 หลายเดือนก่อน +1

    Suragal maha laydhka darti

  • @Happyqaali
    @Happyqaali 8 หลายเดือนก่อน

    Wadankeena korontada ayaa dhib ah shirkadaha dhiig mirato ayay noqdeen 😢

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 10 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliya waxaa jooga qalin shubato guryaha waxaay kaqadan 100$ kawaran waa laa iskuma naxaan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 หลายเดือนก่อน

    Mhsnid walky

  • @abdullahihussein495
    @abdullahihussein495 10 หลายเดือนก่อน +1

    Soomalia wax koronto ku shaqeeyo in aad lacag ka hesho ma dhaceeso waayo shirkadaha korontada bishii lacag aan caqliga galeen ayay kuugu soo dalacayaan waliba saacad aan aduunka wax lagu xisaabin ayay kiilo waad waaye ku leeyihiin

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  10 หลายเดือนก่อน +2

      Walal Caqabad aan la xalin karin majirto Somalia waxay leedahay Qorax joogta oo Solar koronto free ah laga dhalin karo iyo dabayl joogta ah. Markaa qofkii raba inuu maalgashi sameeyo tamar dabiici ahna waa maalgashan karaa uu kaga maarmo korontada shirkaddaha private ka ah

  • @yaasiinmaxamuud4506
    @yaasiinmaxamuud4506 10 หลายเดือนก่อน

    Mashiinkaa dharku aad buu u anfacayaa dadkeena halka caqabad ee aan halkaa ka arki karo waa see ugu shaqayn karaa wadanka iyana waxaa muhiima qiimaha uu dalka ku imanayo

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 10 หลายเดือนก่อน

    Libaax Noolow

  • @somprogrammer9599
    @somprogrammer9599 10 หลายเดือนก่อน

    walal business noocan kale ah lacag badan aa ku baxaysa, waxaan awooda qof haysta 300kun dollar iyo ka badan.

  • @SalluAlannabiyy
    @SalluAlannabiyy 10 หลายเดือนก่อน

    Asad hagio soo qabo team27

  • @somalianneverlie8878
    @somalianneverlie8878 10 หลายเดือนก่อน

    Dhibka jira soomalida dharkooda waxa ka buuxa ciid iyo dhagaxaan
    Dharmaydhayaashana way jajaban maxaad u haysaa xal

  • @muunaciise8209
    @muunaciise8209 10 หลายเดือนก่อน

    Dhibtu waxy ka jirtaa halkee biyaa lagu subayaaa

  • @NasserHassan-xd2fc
    @NasserHassan-xd2fc 10 หลายเดือนก่อน

    Hal qofbaa iga horeeyay muuqaalkan sakariyow Ganacsi baan qorsheeyay in aan bilaabo sanadkan wadankii baan joogaa Burco maxaa ugu mihiimsan ee aan ku bilaabaa meel hoose ila soo tali mhsdsanid zxp

  • @TechSpere985
    @TechSpere985 10 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxad ka hadasha sida TH-cam automation looga faaidaysan karo adoo Somalia jooga

  • @yusrayusra8221
    @yusrayusra8221 10 หลายเดือนก่อน

    Asc zakariya wll Telegamkaga ad ganacsiga kaga hadlaysay wuu iga baxay noso dhig link please

  • @mmcofficial6916
    @mmcofficial6916 10 หลายเดือนก่อน

    Yaa fadhiisinaya waye cilada tanka le Lacagta ku kaceeso noma sheegin marki lagareebo ina dhahaday 2 ba ganacsi oo yar yar

  • @somalidacaalamka8404
    @somalidacaalamka8404 10 หลายเดือนก่อน

    Wllo burco mishiinkaas maryaha maydha busteyaasha suudhadhka burco weyka furan yihiin welipana laba xarruumood oo waweyn ayaaa wlhi kafuran

  • @mwaranle
    @mwaranle 10 หลายเดือนก่อน

    Lqcagata ku cayso iyo inta laga dili
    Karo maalinle amaba bilkasta
    Qarashka
    Geleya sida IT program
    Shaqaqle xirfad u leh
    Korontada blle inaty ku baxayso iwm kaso hadal

  • @horumardaneeye6077
    @horumardaneeye6077 10 หลายเดือนก่อน

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 10 หลายเดือนก่อน

    Hadda ogow waxa jira dad Soomaaliyeed oo ka shaqaysta dhar dhaqidda.

  • @HooyowanaagsanJanodoon
    @HooyowanaagsanJanodoon 10 หลายเดือนก่อน

    Korantada dalku ma ku kacayso wuu damayaa nalku

  • @Sadikkoronto
    @Sadikkoronto 10 หลายเดือนก่อน

    Somalia korontada ayaa culees kajiraa

  • @liibaancawiye8160
    @liibaancawiye8160 10 หลายเดือนก่อน

    Mashiinada dharka dhaqaya waa imisa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  10 หลายเดือนก่อน

      Walal figrad ahaan ayaan idiinla wadaagay balse Qiimayaashooda mahayo qofka raba inuu raadiyo ayay noqon

  • @gttty708
    @gttty708 10 หลายเดือนก่อน

    Laydhka ethiopia markuu Ina Soo gadho ayaan bilaabaynaa insha allah

    • @somalianneverlie8878
      @somalianneverlie8878 10 หลายเดือนก่อน

      Ethiopia laydhkeeda maxaa inoo keenaya .
      War Ethiopia wax ha. Inoogu darin

    • @gttty708
      @gttty708 10 หลายเดือนก่อน

      Jabnaanta ayaan u la jeeday laydhkeenu waa qaali

  • @raabicadan6237
    @raabicadan6237 10 หลายเดือนก่อน

    Malaysia ganacsi maka furan karaa qof wadankii hada ka yimid

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  10 หลายเดือนก่อน

      Ma hubo balse sida la ii sheegay in waa in qof wadanka ah kula furtaa boqolkiiba 50%

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 10 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida ma rabaan inay wax gataan reer makiinadle baa loo geystaa deriskaaga haday haystaan nasiib baad Lee dahay hadii kale reer qaraabada ah baad kula dhaqan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HamzeDiriye
    @HamzeDiriye 10 หลายเดือนก่อน

    Madsanid macalin Laundry 🧺 Business100%

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 10 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku xafido zakariya