@xaalidahir, Your pride is nothing but a waste of energy. And we all know that you are not from Awdal, and this kind of language doesn't belong to Awdal people. We don't support a blood thirsty regime who is famous for bumping an enecient people.
Wallaahay baanu been sheegin. Xaafadayada dhexdeeda aniga oo jooga burco waxa aan sameeyay mashiin si caadiya u shaqaynaya. Waa hawl u baahan si ay taabagal u noqoto in aad u hurto dhaqaale iyo wakhti.
Ninkan waxa uu ka hadlayo iyo dadka soomaaliyeed meelay joogaanba is malaha waayo nolol iyo sidaan u noolaanaa cid u jeedaa ma jirto iyo cid ka hadlaysaa keliya qabyaalad iyo qabiil iyo dagaal bes markaa jaamaacadahan iyo waxa la dhiganayo wax ba kama jiraan waxna kama dawo ah markaa umadan inay dunidan ka dhamaan doonaan oo la odhan doono wadan soomaaliya la yidhaahdo ayaa jiri jiray oo ay kala qqadan doonaan Kenya iyo Ethiopia aakhir ka wadadeediina waa la hayaa hadda
Aniga oo isaaq ah waxa aan aminsahay in gudabiirsay isaaq badan ka somalilander sanyihiin jeclaan lahaana in aye wadanka xukunkiisa qabtaan wakhtigaan xaadirka ah
Bellevue wuxuu dhacay maalkii shacabka somaliyeed ee masaakiinta ah waa kaas oo ku tamashlaynaya ilaahay waxaa ka baryayaa in maalkaas xatooyada ah in ilaahay ku halaago beale iyo inta la dh
kan waa khaa,in weyn markii uu midnimada somaaliya lacag kaga soo shaqeystay Moqdisho ama kaga soo dhacay wasaaradda maaliyadda soomaaliya ayuu maamulka Argagixisada SNM ama waqooyi galbeed somaliland cafis weydiistay si uu uga mid noqdo kala gooynta midnimada soomaaliya.
Somalimada ma adigaa le? Yaa ka masuul ah? Xaarka iskaga masax Somaliwaynta aad sheegayso. Waa wax ay hawiye iyo daarood ku dawarsadaan. Gadabursi waa Gadabursi. Ninkasta oo Gadabursi ah dhulkiisu waa Awdal. Meeshii mooryaantu deganayd iyo Daaroodkii wasakhda ahaa wuu ka yimid. Wuxu moodayay in meesha lagu hayo Somali wayn kkkkkk Adeer ha ka nixin e ka jeedi ishaada cawaran
bayle aaway dhaartii iyo kitaabkii aad gacanta gelisay kitaabku ku qabay Inshallah.
Maxaad u habaari , ma dayn baad ku lahyd
Maa Sha'aa Allaha
Allaha ka dhigo kuwii waanda qaata, kan faaiidaysta waxabarshada iyo cimiga ay barteen. Aad baad u mahansatahay Bayle
Jizakalaahu khayr sifican bu uwacyi geliyey dhalinyarada
Thank you your true leader
Dadka caayaya bayle wuxuu joogaa dhulkiisii hooyo oo uu nabad ku seexdo ku cunaa ku cabaa business kiisana ku wataa markaa haddii uu idiin soo shaqeeyey somali inaad cay ugu abaal gudaan maaha !!!!
Am from Awdal and Somaliland is my home , my heart , my pride and joy! I will always defend Somaliland Guul !❤️🤍💚❤️🤍💚
Yeah keep it to your self and don't act like you from borama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 isaaqland uufff
@xaalidahir, Your pride is nothing but a waste of energy. And we all know that you are not from Awdal, and this kind of language doesn't belong to Awdal people. We don't support a blood thirsty regime who is famous for bumping an enecient people.
WOW WOW Mashaallah Very well done
SHAQSIGAN OO KALE SOMALI WAA DHIF iyo NAADIR.
SOOMAALI WUU KU YARYAHAY.❤
Masha Allah
maßhallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
DR Bayle wuu qurx badnaaday maanshalaah wadankiisii ayuu yimid waa qof qaaliya oo daacad ah
Dr.Bayle caasimaddii ummadda Somaliyed ayuu ka yimid,Boorama oo beeshiisa xarun u ahna wuu yimid!
@@IB_Adamrun
Adeero bayle waa based baryey si loo taliyaba
❤❤❤
Guuuuuuuuuuuuul somaliland❤
Guul Somaliland❤❤
Maansha Allah Alle Ha Garab Galo Ardaydaa Qalin Jebisay Talo Fcn Ayaad Siisay Aqoonyahan
Welcome to your country somaliland Dr, Bayle
Maya wadan kiisi snm ba le ama isaq sllnd lagu sheego
Waa runtaa dalkaad wax ku nonkarta.
nin kale dalkii adaad ugu tagto wuu kugu ciriirnayaa ilaa aad fahanto dhulkan inaadan laheen!markaasaad dalkaagii dib ugu noqon,iyadoo aad waqti farabadan iska lumisay oo aad dal shisheeye dan mooday.
Local I q
Bayle waarigaal guul
Wallaahay baanu been sheegin. Xaafadayada dhexdeeda aniga oo jooga burco waxa aan sameeyay mashiin si caadiya u shaqaynaya. Waa hawl u baahan si ay taabagal u noqoto in aad u hurto dhaqaale iyo wakhti.
Well said dr Beyle, talo nool oo bisil ayuu bixiyey
Aad iyo aad ayaad umahad santahay adeer
horta bayle sowkii somalia xilka ka hayey somaliand muu isu dhibay
Dadka caayayaa waxaan lodhanlahaa waa dadkii rususha caayijiray ookale
Oo markaa isaga ma rasuul baad u aaminteyba?
Yes yes Somali diid was up
yaa Somali diid ah ninka aad soo qabyaaladayseen eed wadnkii aad ushergateen eed cudurkiinii kula soo dhaqanteen xamardanbe waan ka tashanay samaroona haduu xamar dance wax ka dooni isagaaba liita
@samatarismail3215 ma hargeysa ayaa hadaa samaroon wax u haysa 67 wasiir oo wada isaaq ah iyo hal wasiir halkey iska qabtaan bal noo sheeg? 13 xildhibaan oo samaroona iyo 80 xildhibaan oo wada isaaq ah, cadaaladu halkey joogtaa xamar iyo hargeysa midna cadaalad lagagma dhaqmo waa isma dhaanto iyo dhasheed qabyaaladna waa laga siman yahay ee soomaali ilaahay ha u wada gargaaro.
Waar Reer Somalilandnow ninkan dalka maw dhiibnaa?
Inta SNM hargeysa haysataan ee ujeedadoodii gaarka ahayd fushanayaan dhibaatada waa taagnaaneysaa
3:14 SNM WAAD KUU KHAASBANTYE WAANYE KUU
HEEYSANYAN WAA KUUWI KAA XOORYSTE COMAADDHI😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉😂
Beyle Inter-poll Aa Sawiradaada Loo Gudbiye Mar Hore Boorome Ku Dhuumo
Aniga fahamkayga yar ee caantaynka ah, ninkani calaamadihii hogaaniyaha guuuleystey ayuu keeyahay
LAMA HURAAN WAA CAWS JIILAAL N8N WALBA DALKIISA IYO DADKIISA AYUU SHARAF KU LEEYAHAY
African bank ayuu gudoomiye Ku xigeenka soo marey
Baananka aduunka Laamaha u saareya soomarey si wacan buu Ula Hadlay runtii
Waa hadal Wii-mote leh
Ninkan waxa uu ka hadlayo iyo dadka soomaaliyeed meelay joogaanba is malaha waayo nolol iyo sidaan u noolaanaa cid u jeedaa ma jirto iyo cid ka hadlaysaa keliya qabyaalad iyo qabiil iyo dagaal bes markaa jaamaacadahan iyo waxa la dhiganayo wax ba kama jiraan waxna kama dawo ah markaa umadan inay dunidan ka dhamaan doonaan oo la odhan doono wadan soomaaliya la yidhaahdo ayaa jiri jiray oo ay kala qqadan doonaan Kenya iyo Ethiopia aakhir ka wadadeediina waa la hayaa hadda
Waxaa maqli jiray nin filim dhamaaday tikit usoo goostay oo dadki baxayo asaga soo galay. Beetle daawasho wacan, ee screenka madoow ee shinemada.
Beyle Wuxuu Is Dhahay Gar-deyso Si Aan Laguu Fahmin , Walee In Lagaa Soo Matajinaayo Lacagtaa Dhacday Aduunka Aa Ciiri Laguugu Gelinaa.
😂 ma bayle baa lacag dhacay yaa rabb.
Dalka somaliland muu yidhi mise anaa moodey😢😢😢
Haa wuu yidhiye isdaldal nololi kuuma hadhine.
@@warsamaosman-Sool isagu ha is daldalo tariikh xumo iyo kii daalim ah oo lala jiro waa wax aad dhaqan u leedihiin yaa fuley fooqal fuley
Adigu ma malaa'iig mise booliska kalmadaha dadku ku haadllaan xisaabiyaad tahay? War annagaa wax aragnay waa yaabe. Niin kasta oo dibjirihi wuxuu imika rabaa somaland iyo magacyo beena inuu ku qadhaabto oo dadka afkooda ku qasbo siday tahay ayaad quraan.
GO CRY DHAQYAHEY
@@warsamaosman-Sool😂😂😂😂 oo madalbaa tiihiin brain washing lagugu sameeyey
Cadulqaadir xirsi yamyam buu u ekaaday
Oday hungi miyaa qaaday maanta cagaha ayow iska toogta
Tuug hantida somaalia isaga iyo farmajo ayaa lagutabayaa aaway xageey kudhibacday lacagihii dowlada shiinaha lagaqadi jiray oo badda loogu kireeyay adiga iyo farmaajo ayaa kontoyin kushubtay adiga ayaana ahaa wasiirkii maaliyada halmaalin lagaalama xisaabtamin ogaada lacagihii shiinaha badda loogu kireeyay waanu rabnaa xisaabteda hadii shababka rer muqdisho aanahay maalina barlamaanka kalama xisaabtamin taasna waxaan weeydii donaa barlamanka shaqada uu noohaayay away mushaarkodaayey fiirsadaan sowmaha ogaada waaleskuheesta
Bayle maaha siyaasi e waa aqoon yahayn.
Dr Bayle waa shaqsi shaqo badan.
Reer Awdal waa Reer Somaliland.
Waa Rulers ka Somaliland.
Madaxtooyo ilaa Askari waa joogaan
Somali wayn waxa wasay hawiye iyo Daarood kkkkk
Taasi waa in aad ogaataan
Kaboshaaglehiiyoow soodeg😂
Degrees to nowhere 😅
you are a damy and you talk like a damy!
Waxaynu rabno ayuu si dhibyar inoogu hogaanin lahaa
Afkanbin seeahaan ina ruux xaqirta hadujixday cidukudarsaday wali inaa nala agtagnata cidkale wainaa kudarsataa elatare lagucarbiyay kusugeysa sadasha boorame shukuloow hada bilow fanole farkamaqodno berta bulsho heesta holwadaga hoyga raxada gabadhi lagusohabay mahuruda mase harantida waailaheysaa fanan budleen abuubidar
Kaba qaad
Wuxuu yiri Salman isaaqland
Shalayna wuxuu U sacab tumaayey
Midnimo
Gudaqarmuun xaasadkii isaaqland
Shalay somalia maanta somaliland, gudabiirsay waa noocaas. Wax aamina iyo qadiyad malaha.
Nacayb Gadabursi ayaa kugu habsaday e Allaah ha kuu siyaadiyo.
People can change to
better.
Aniga oo isaaq ah waxa aan aminsahay in gudabiirsay isaaq badan ka somalilander sanyihiin jeclaan lahaana in aye wadanka xukunkiisa qabtaan wakhtigaan xaadirka ah
East and West home is best
Allow yaa ku dooxo hadana an ku dilin😂
YAAHUU
MIYAAD CAWRYI SOMALILAND REPUBLIC
Waddankan yar ee anayda ah haddii rag ninkan oo kale ahi hogaanka u qabanlahaayeen beri hore ayuu Singapore oo kale noqon lahaa
War garbuu labaxay
Kan maxa Huwanta igudaxa
Bellevue wuxuu dhacay maalkii shacabka somaliyeed ee masaakiinta ah waa kaas oo ku tamashlaynaya ilaahay waxaa ka baryayaa in maalkaas xatooyada ah in ilaahay ku halaago beale iyo inta la dh
Muxu ka cunay orod mooryantina habar
@@june6206 Bellev
Beyle.famaajo. iyo intii la dhacday maalka dadweynaha ilaah baa ku ciqaabi doono insha Allah adiguna markaas Ayaan ogaan doontaa
@@june6206beyle dhaqaalihii shacabka somaaliyeed buu xaday amase boobay marka Hal qof oo maalkiisa laga dhaco waxaa ka daran maalka shacabka
Hogaan soomaliyeed buu ahaa, hadana waa habar carfaan leader tuulo joog😂😂😂😂😂.
Dr. Beenle😂
Qufka runta sheega ma
beenlow baa ! ma beenlow baa
Beyle waa tuug xaday maalkii dadweynaha ilaahay Haku halaago asaga iyo intii la cuntay xaaraantaas aamiin
Dalka somaliland xagee weeye beyle miyaa qafiiftay
Adigu Maxaad Tahay Ma Dhagax, ma wild aminal pls Must be Learn Somaliland
Ilaajay. Waa. Cadaalad. Yaqaan Marka. Hore. Soo. Dhowaada. Isku. Daya. Qormada. Maqaalka. Cabdicasis. Waxay. Xambaarsan. Tahay. Ogaada. Maaha. Wax. Been. Ah. Waa. Qiso. Taariikh. Xasuus. Qor. Ah. Eega. Cinwaanka. Waa. Somalida. Marba. Ninbaa. Kibir. Dartiis. Bulsho. Meel. Degan. Ku. Duula. DULMINA. Kula. Kaca. Oo. Xaqu. Soo. Hiiliyaa. Kadibna. Ninkii. Kibrey. Dhabarkuu. Ka. Soo. Jabaa Mid. Waxay. Aheyd. Kibirkii. Gaalkii. Afweyne Diinta. Dafirey. Ee. Culimada. Laayay 23/1/1974. Hadana. Kusoo. Duulay. Bulshadii. Gobta. Ahayd. Reer. SHEEKH. ISXAAQ 1988. Waatii. Ragii. Geesiyada. Ahaa. SNM. Muuse. Biixi. Ku. Jirey. U. Kaceen. Ee. Afweyne. Jebiyeen 27/1/1991. Waxaa. Sidaad. Oo. Kale. U. Kibrey. Muuse. Biixi. Iyo. 14. Guutee. Xerada. GOOJACADE. 360. Hubka. Culus. Ku. Haystey. Ee. Muuse. Ku. Amray. Inay. Garaacaan. from 6/2/2023. SHACABKA Laascaanood. Habeen. Iyo. Maalin. Waase. Shacab. Diin. Leh. Way. Duceysteen. Inuu. Alle. Jebiyo. Muuse. Wuu. Kibree. 25/8/2023. From. Maalintaas. Muuse. Damboo. Hanjebaya. Miyaad. Aragteen??? 1. Mid. Ogaada. Ciidanka. Qaranku. Dambe. Iyo. Eed malaha. Waxaase. Dambigaas. Dagaalka. Geshey. Muuse. Kibrey. Moosow. Meeyey. Kibirkii?? Ilaahay. Waa. Caalim. Ilahaay. Waa. Cadaalad. Yaqaan. Muuse. Wuxuu galaaftey. Noloshii. 10. Kun. Reer. Somaliland. Ah. Shacab. Iyo. Ciidankii. Qaranka. Ahaa. BULSHAFII. DALKEENA. HOOYO. SOMALILAND From. YOOCADA. ILAA. LOWYACADO. Ogaada. Dadka. Aqoonta. Sare. U. Leh. Dambiyada. Dagaalkee. Bulsho. Dal. Degan. Laga. Galo. Waxaa. Lasoo. Taagaa. MAXAKAMAD. ADAG.
NACNACLE SAMAROON SOMALI WUU U SOO SHAQO TAGAY AWAL KĶKKKKK
Waa Nin dir ah oo dalkiis somaliland yimi niicle
wuxu ogaaday inuu haan gunla dhaaminayey
waad ka kharaaraysaa ardayda
SL iyadaa CBB isku Soo fasaxayso hadhowna ka cabaadeyso ninkan khayr malahan waa BEENLE waa wakiil ka socdo duul aad ogtihiin
kan waa khaa,in weyn markii uu midnimada somaaliya lacag kaga soo shaqeystay Moqdisho ama kaga soo dhacay wasaaradda maaliyadda soomaaliya ayuu maamulka Argagixisada SNM ama waqooyi galbeed somaliland cafis weydiistay si uu uga mid noqdo kala gooynta midnimada soomaaliya.
MIDNIMADA MA SHAQSI BAA KEENA????.SOMALI ISLAAMNIMO AYEY ISKU BADBAADIN LAADAY, SOMALINIMO AYAAD KA HADLAYSAAYE!!!!!.MIDNIMO BEENA IYO MUNAAFAQAD AYAAD SHAQSI KU WEERARAYSAA!¡!!!.
No maseyr No mashquul.
Somalimada ma adigaa le?
Yaa ka masuul ah?
Xaarka iskaga masax Somaliwaynta aad sheegayso.
Waa wax ay hawiye iyo daarood ku dawarsadaan.
Gadabursi waa Gadabursi.
Ninkasta oo Gadabursi ah dhulkiisu waa Awdal.
Meeshii mooryaantu deganayd iyo Daaroodkii wasakhda ahaa wuu ka yimid.
Wuxu moodayay in meesha lagu hayo Somali wayn kkkkkk
Adeer ha ka nixin e ka jeedi ishaada cawaran
minimada aad ku riyoonaysaa maxay tahay yaa ximaar!anagu waan idinka horraynaa marwalba.