dadka ada ila wacan intu daaiim ume deren ki naftaydi iyo dawadaydi ba thay afkagaa cano lagu qabay natexo waba kuhaysta hestan masha allah lakise mrmarka qaar waxa ku so baxaysa hesahaa operaga cml
alla wllo plz wxaan idinka codsan in #nasteexo indho wan jclhy wana taageera ee ciwaankeda saxda in laysiiyo waliba gaar ahaan wllky #haataf ayan ka codsan arintaan
Eeeeeeeeee,,,,,,,,, eeeeeeeeeeeeeeeeee, eeeeeeeeeeeeeee aan ku Haystaa aniga,, Nasteexo inaa eeeda ku Badiso ayaa la Rabay Thanks For Your Gooooooood Song
cadi mahan fananadan realy so romantic voice lkn haday ku dari lahyd jawi dagan cadi ma ahaten waxan leyahy ku dadal jawi dagan anaba og in ay san ka hayn is tus tuse
Walaasheey dad badan ayaa kula qaba fikirka, she's fanaan and that's what fanaan does ! right way or left there is not middle, if you got what i mean .
Yes, she does, but she thinks she can gain some extra fans, most of people will like this and some of us will disagree. It's time for body not for voice i think :) Fanka Somalia waa dhintay.
Nastexo wad qurux badab tahay wana cod mac dahay lkn dadow waxa is weydin mudan Mexe isla wale mey is dajiso waa iyada isku waleyse qof koranto lagu hayo
Sxb waa hooyadaa sowmaaha...dee hooyadaa waa single mother ee nin u raaxeeya ayay rabtaa ee anigaa u raaxaynaya oo adigana adeer kuu noqonaya...ee u sheeg hooyadaa adeer fiican inaan ahay...
Nasteexo Indho Heesaheeda Heestan ayaan ugu jeclahay. Masha Allah jir oo joog . Liibaan Mahadsanid.
Nasteexo indho sis noolow heestan waad ku fara yareysatey Mu,alifka waad ku mahadsan tahay , musikiistaha mahadsanid Liibaan Jama waad ku mahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisey.
hees macaan iyo waliba cod mansha alaah nasteexo indho illahay haku xafido fanaanad qaali ah
I'm from Eritrea I don't Understand what she sey but i like it & keep it up
dadka ada ila wacan intu daaiim ume deren ki naftaydi iyo dawadaydi ba thay afkagaa cano lagu qabay natexo waba kuhaysta hestan masha allah lakise mrmarka qaar waxa ku so baxaysa hesahaa operaga cml
Masha Allah cod mcn ayd leedahy balse wax KU aqrisaa qur anka kariiimka
waaaaaaaaah waaaaaaaaaaaah hadalba intaas ayaad ku dhamaysay nasteexo waa nice song dadka adaa iila wacan inta daayi uumee intaas ayaa i qancisayba asal hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
good nasteexso noolow adiga iyo hodan qalanjo fanaaniin iyo badh baad tihiin congra
Axsan cod macan al fananad nasteho indho 👑😍💯🖐
heestaan aniga dareen gooniya ayeey ileedahay thanks nasteexo
My favourite song, i just can't have enough of nastexo's voice
woooooooooooooooooow niiiiiiice voice natexo xaalka kaga hay cod iyo qurux ba wad haysa
Waaaw nasteexo inadho nolow waa cod macantay nice song
hodon cabdi raxmaan haku ciyaarin xishmadii hooyadaa halkaad sii xoojin lahayd w
waa maxay dhabarkaaga qaawan iyo kilkilaada muuqataa ceeb
caleek diin iyo dhaqanba ka fo fanaaniinta gabdhaha ah adia ayaa
cod ahaan ula cajebaa marka laga reebo kuwii hore ee caan baxay hadaba walaalo anshaxa aad u ilaali mahad sanid
Mahad Caawa farxadayda Jimco wanaagsan hapy new year
Queen ana ku hesto nolow fananad jirto
Wooow waa hees aad u macaan thanks
Meel iska Fariista oo Caruurtina dib ugu laabta ...waa maxay waxaan soo shaqatay oo waqtiga ka lumaayo...alle u toobadkeena be4 its too late
hadeysan kuqancin heesteeda adeer anaaga kuheesana horteeda kaleexo gabadheena
dareen 😙thanks nastexo habo
Tolow dumar kii qaawanaaanta maxey ula jedaan subxana laaaaaH
waaaaaaw nasteexo jir oo joog
alla wllo plz wxaan idinka codsan in #nasteexo indho wan jclhy wana taageera ee ciwaankeda saxda in laysiiyo waliba gaar ahaan wllky #haataf ayan ka codsan arintaan
Eeeeeeeeee,,,,,,,,, eeeeeeeeeeeeeeeeee, eeeeeeeeeeeeeee aan ku Haystaa aniga,, Nasteexo inaa eeeda ku Badiso ayaa la Rabay
Thanks For Your Gooooooood Song
nasteexo waa coda macaan tahee isylkay ka dhimatay
Waaaw samidey nastexo cadi ma ahan heestan cishqi igu da aayiyo jaceel aan dhamanbaa hee halkaa ka siii wad
Nasteexo daganaan ku darso sida kale macaan aa tahay codkada labiskada dhinac kasta Qatar dheesha badal is DAJI Dagaan Muuji
DADKAAN WADA WAALAN MAXEEY UWADA WAALANYIHIIN
Zxbky ayaa jecel heestan inan uqaado mar walba ma aqan wuxuu ka fahmay garigiisa iyo kaygaba lagama waayo
the one and only legend nasteexo indho
nasteexo ok baadyahay wll isbaataraan kaaga dhigilahaa
Dadka adaa ila cawan intuu daa'in abuuray caadi mahan the one and only oo aan oran karo testeexo indho hees aay qaaday ina caadi mahan
Fanaanad khatara iga dheh
wll ilaah baa somali kaa dhaliyay isaka dulqaado ileen qabiil baa looku doowkalayee
Hodan abdi rahman and fartun omar look alike thou . Lol . Nice song nasteexo
Nasteexo indho ft iskalaji ft hodan abdirahman ft fartun omar ft rahma rose 2024 still best song
cadi mahan fananadan realy so romantic voice lkn haday ku dari lahyd jawi dagan cadi ma ahaten waxan leyahy ku dadal jawi dagan anaba og in ay san ka hayn is tus tuse
one of my fav song
waaaaaaaaw naatexo I love you nolow qali
wow nastexo cadi maihid hees labis
Dareen 2024 yaa wali dhageysanaya?
best song ever #nastexa
vraimnt ce une brillante chanteuse au voix d or
masha allah
2021🎧🥳
Wasaas axsan. Fanaan
Waad ka baxsatay
labiska xata wa 2014
woow nice song nasteho fanaanada qarniga
War xishooda oo habluhu Wa hablihine waniya oo wax u shega cayda ka daaya
waa maxay xidido le ku somary sanysaa what heeso kale mali hid miyaa
Jacayl loo caalwaayay beerta ayaan idin galiyay Allah waa iga jaaseeyay oo sixir ila daba joogteen Sudanese's iisoo kiraysateen deeta Quran kucadaabay uu ila soo xiriiray cafis iga dalbaday uu iyiri diinta Islamka ayaan dib uqiray idinkana cafis baad iga tihiin diinteena macaan ulaabta alakood anigaa malaayiin diiday iyo Hollywood Beverly hills guri ah state aan guri isugu keey qufulnayn malaha idinkaa la, idin dhahaa jimcaha maalinti aduunka udanbaysay waa loo badinayaa eid iyo jimce isku soo beegmay tawxiidka qabsada hala wardiyo
Mahad quruxlaw oo raba inuudhoofo wadanka Paris ama hindiya
Well done nastexo
Nasteho Qurux nolow huno
Waxaan arkaa in Hodan ay kaheloon Nasteexo tallow Maxa kaqaldan Hodan in Suuqa laga xira may kabaqoosa ileen Nastexo wa innan quruxbadan con macane
Hhhyyiuuuuyew q w www eto' ry ew serp ry???
nasteexo indho walhy hees iga dhee wad shidantahy abti
Hasdan H
0
Hasdan Hassan I
mashaalah
Nice nasteho
Wallo barigaa waa gacmo cawled 😂
😍 ❤️ good
ya pas deux comme toi. indho . like
😰💔2/4/2020 midnight 🕛
Woow
Odaygan wayn baa ugu daran naagaha yaryar dhex boodaya
Sasrapashsranasrapasharax
Pills iyo heroine ayaa stage ka iiga muuqda dhuub iswaal
Naaso weeyn
nice song
Wow
2018
Nice song but she needs to layoff the lighting cream 🙊🙈
Nastexo indho she shouldn't dressed like that 😼
Walaasheey dad badan ayaa kula qaba fikirka, she's fanaan and that's what fanaan does ! right way or left there is not middle, if you got what i mean .
She looks horrible
Yes, she does, but she thinks she can gain some extra fans, most of people will like this and some of us will disagree. It's time for body not for voice i think :) Fanka Somalia waa dhintay.
Marsha Allan
🌹🌹🌹🌹✋👍
funyboy kulaha nacada okle chnce kuma beerdareyo e dab yelo
Inaba caadi ma ahan heestan qolka walaalaha isjecel ee 9669 lagusoo galo 712-432-3566.
Nastexo wad qurux badab tahay wana cod mac dahay lkn dadow waxa is weydin mudan
Mexe isla wale mey is dajiso waa iyada isku waleyse qof koranto lagu hayo
nice xxxxxxxxxxxxxx
This is ,my girl😂
balaayo kula afwenatay qurux inte utalaa abuurka ilaahey hanagu dirinin xoolahan boodbodayo qurux waliged meysan arage kamas weeeena o af weena balayo dhex weeen kafariiso muqaalada kuma ficnide
sxb dhaaf aanu ku raaxaysano waa inanta kaliya ee hot ah ee aan meesha ku arkay:) :)
qofta jir macaan ayee ka wadataa ..adiga afaaraheeda kabax noh feel free
+Mustafa Hassan hhhhh adige ku tala wexe hesatana waxba igama galin just adiga afaraheyga ka bax noooh uf
+Qaalisaciid Qaali
hhhhhh Gabadha ka nasso heee Maser Celasha biyaha ogaso tag
I wish our singer don't do video clip that's disaster
Anyway I love you somali young money kkkkkkkkkkkk
Ma
Nastexo bariganay ishaysay hada duq camal ayay noqotay sory
12/12/2022
nasteexo indho face ee heesaa lkn ayadoo yar aa igu fiicneed hada naasihi we dhacee wax tumana wee raadisaa
Nacas fooqal nacas maxaa gabadha ku daba dhigay miyay kugu daadisay?
she thinks dressin like that will make her look cool and such ...akhas calek
استغفر الله بس
I like
جزاك الله امل
Pliz this stop this it will never help you
aar dhiladan waalan ma reer butlanbaa mise waa reer xamar naa xishood ilaahay ka baqo waxaba ka daran kuwan leh machalla subxaanaka yaa cadiim
kkkkkkkkkkkkkkkkkk
hhhhhhhhj
Kkkk.. alla maxaa single mother naasuhu dhaceen meesha is lulaysaa... caruurtiina daryeesha intaad meesha dabada jilicday lulaysaan
Sxb waa hooyadaa sowmaaha...dee hooyadaa waa single mother ee nin u raaxeeya ayay rabtaa ee anigaa u raaxaynaya oo adigana adeer kuu noqonaya...ee u sheeg hooyadaa adeer fiican inaan ahay...
Gabdha maxaa kaa galay...adiga... u sheeg hooyo adeer fiicanbaan ahay..oo adiga iyo iyadaba daryerlayo
ala laxdii la arkaba afka uun bey kala furtaa tani hees waxba kama oga ogaalba malahan kkkkkkkkkkkkkk shinbir miya ayadadhan bubu kkkkkk
War nacaladan nasaha weyn yanaga qabto hada waxan mahesa wala hesa ayey maqashay wey iska heseh
Dagan
inader siday doontaba ha ahaatee cidina kugumay xukumin inaad daawato yaa kugu casuumay heeseheeda hadanad u bogin hhhhhhh iska hadle
CFL Platta
Waaaw samidey nastexo cadi ma ahan heestan cishqi igu da aayiyo jaceel aan dhamanbaa hee halkaa ka siii wad
Nice song