JACEELKEYGA IYO GABADHANA AN JECLAHAY IYO NOLOSHEYDA GAR AH CAJIIB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 485

  • @ayaanedabsan5328
    @ayaanedabsan5328 4 ปีที่แล้ว +752

    Atarisho badiyo sawirkeda inta so racday like dhac

    • @fadumomohamed3033
      @fadumomohamed3033 4 ปีที่แล้ว +3

      KUla mid atarisha badiyo sawirkeeda aan Soo raacee mawa aqaano yutubk soya

    • @quenalbrko3545
      @quenalbrko3545 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi wasorcy🤣😂

    • @zeinabibrahim6750
      @zeinabibrahim6750 4 ปีที่แล้ว +2

      Sucdi Xasan walhi anaa soo raacay

    • @ayaanedabsan5328
      @ayaanedabsan5328 4 ปีที่แล้ว +1

      @@zeinabibrahim6750 isku mida nahay ma aqonin channal Kan sawirka I kenay🤣

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 4 ปีที่แล้ว +2

      Ani xitan ma aqoon sawirka atariisho badiyan so racau

  • @aragsanaxmedxasan6020
    @aragsanaxmedxasan6020 4 ปีที่แล้ว +564

    atariisho badiyo sawirkeda inta soo ractay farta taga

  • @abdirahmanmohamed3180
    @abdirahmanmohamed3180 4 ปีที่แล้ว +187

    Atarisho baadiyo wlh anaa jecel sxbw waanka helay plze ma u maleenayo in aan heli karo 😭😭😭😭😭

    • @nimcoyousuf2112
      @nimcoyousuf2112 4 ปีที่แล้ว +6

      Abdirahman Mohamed Haqusan hdd dhab ujecshahy radi

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 4 ปีที่แล้ว +6

      Jclkada dhab hadu yahy wad heli ee ku dadal

    • @asaasa793
      @asaasa793 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb jacaylka dhabta ah maguul daraysto guulayso

    • @yaxyecusman6256
      @yaxyecusman6256 3 ปีที่แล้ว

      Isku day

    • @Queen_Ruweyda123
      @Queen_Ruweyda123 3 ปีที่แล้ว

      Wll rerbe ledhy igu duceey rerjeds

  • @daganjaamacawaale5634
    @daganjaamacawaale5634 4 ปีที่แล้ว +36

    Inta atarisho sawirkeda soracday like dhac 🤣😂

  • @ifraaxmaxamed8873
    @ifraaxmaxamed8873 2 ปีที่แล้ว

    Wow abowe macan masha allah 💖💗💗💗💞❤👍👍👍👍🤴🤴🤴🤴

  • @faizamaxamed1440
    @faizamaxamed1440 4 ปีที่แล้ว

    Wllky ilahay haku xifdiyo runtii wanba qiroday marka dhagaystay codkag iyo qirada jecelka qof soo maray aya garanay wuxu yahay jacelka my love wllky hasan soya runtii wan Ku tagera

  • @zeynabaadan7776
    @zeynabaadan7776 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waan qiirodey jacel qofkii dareemi karo ayaa garan kara xanuun kiisa xasan wll ilhay qofkad jeceshahay hakuu soo dhaweeyo ❤❤❤💔😭😭😢😢😢

  • @umunawal2797
    @umunawal2797 4 ปีที่แล้ว +12

    Hassan Soya marka jacaylka ka hadleyo waan ka helay ee Filimo jacayl noo soo jil music innaba caadi maaha horay u soco

    • @mohancalihuseen2739
      @mohancalihuseen2739 4 ปีที่แล้ว

      Naa nago naso

    • @umunawal2797
      @umunawal2797 4 ปีที่แล้ว

      @@mohancalihuseen2739 Cules maan kugu haya mise adaaba la meel ku nasato

    • @mohancalihuseen2739
      @mohancalihuseen2739 4 ปีที่แล้ว

      Mele ku nasto la ahay meel ishek

    • @umunawal2797
      @umunawal2797 4 ปีที่แล้ว

      @@mohancalihuseen2739 qof meel ku nasto heysan waa qof nolosha ka dhacay mida kale dadka adiga camal ah oo in ay iska caytaman maahe aan TH-cam wax kale uso galin Hadal kuma qasaariyo

    • @xaalidheeman
      @xaalidheeman 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi jacaylka dhabta ah ayuu ka hadlay

  • @aishaabdinour4506
    @aishaabdinour4506 4 ปีที่แล้ว +7

    Walahay waxaa ad iso jiitay qabka jacaylka ad uga hadashay amazing 🤔👌keep going bro

  • @hamdaqueen4813
    @hamdaqueen4813 3 ปีที่แล้ว

    Wallhi wankula ooyay runtii abwe hassan soya ilove you calafkaga meysan aheyn

  • @kaabaali565
    @kaabaali565 4 ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiq jclku waa nolol quruxbadan oo really life ah naxariis badan ixtiram daryel

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah wax weeyn ayaan ka fahmay thanks

  • @umumucaad7844
    @umumucaad7844 4 ปีที่แล้ว +22

    Wlhy waad iga qoslisay waxad modaa inaad dadka kudawanaya niyadoda aad ogahay horey uso wllhy tageerto wayn ayaan ku ahay

  • @dalbilezuuzusimanoffecial4193
    @dalbilezuuzusimanoffecial4193 4 ปีที่แล้ว +2

    Wwww masha.allh sxp anigu hal malin filaya inan studiogaga kugu so boqday masha.allh si qurux badana wad iso dhowaysay sxp waxan ku leyahy keep going waxad tahy qof iska qalbi furan hormar wcn sxp

  • @quruxchannel3339
    @quruxchannel3339 4 ปีที่แล้ว +55

    atariisha baadiyo sawirkeda ayaan kuso raacay muqalkaan lakiin chanalka horaan uga tirsa aa

    • @mawliidabuwalad4940
      @mawliidabuwalad4940 4 ปีที่แล้ว

      atarisho badiyo ana wasa habenada qar

    • @osmanahmed9780
      @osmanahmed9780 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mawliidabuwalad4940 isku xisho sxp walaasha oo kale waaye walaasha in la caayo ma jeceshahay

  • @fahimaomer7173
    @fahimaomer7173 4 ปีที่แล้ว +7

    Kaly iska arag wlhi aktarkan wn ku haysta. In kasto mrkn atarisho badiyo sawirkeeda soo racay mrkn aray❤❤❤❤❤💖💖💖💖💖🌹🌹

  • @khadijah9527
    @khadijah9527 4 ปีที่แล้ว

    Xaqiiiq waaaaye qofka si dhab ah wax ujeclaaado waaa naxariis socoto 2009 ayaaan u qaaday jaceyl ilaaa xiligaaaan eee 2020 ah waan jeclahay mana ku guuleysan❤️😢😢

  • @sureermohamed8980
    @sureermohamed8980 4 ปีที่แล้ว +3

    Maashallaah xasan cali shariif wankutageeraa waxatahay wiil qalbi fiican weliba marwalba runta kadla guulleeyso marwalba

  • @MaryamaSheikh
    @MaryamaSheikh 4 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad waxaan ka helay marka aad arimaha jaceylka ka hadleysay sida aad u muujisay waan ku wataa 🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰⚘

  • @fartunfaarx1976
    @fartunfaarx1976 4 ปีที่แล้ว

    M.a waa arin aad ufiicn atarisho badiyo wad kaheli karaa keeb going walkey wan kamaqnaa malmahan qatka reer sooya dhman wanidin salamay

  • @alizapea3918
    @alizapea3918 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi kaliya waxaa fahmi karo qaf wax jecl oo nolosha so dhax dabashty riyadeyda alle ha ii rumeyo iyo qafka aan jclhy alle ha iak geeyo 😢❤

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful the way you are explained thanks a lot

  • @cawocali825
    @cawocali825 4 ปีที่แล้ว +5

    Atirisho idnkoo ragga dayee anooo gabdha jecelhy allh hdayeee wa qof wangsn❤💋

  • @nasiimaafi5495
    @nasiimaafi5495 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah ❤❤❤😭😢hadaa qof jeclaneyso qofkaas oo kale hakaa ahaado galabtaaba igu horeysey inaa ku arko wallo qali soya filim........& atriisho badiyo we.........l...o...v...e ......😍

  • @marianuur8049
    @marianuur8049 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah codkaga ad ayu u macan yahay waxa ka hadleso wa saxiix Allah ku barakeyo ❤️ walalkey mcn ❤️🌹💯❤️

  • @filsancadey1625
    @filsancadey1625 4 ปีที่แล้ว +11

    Atariisho badiyo intaa sawirkeeda so racday like saar plz

  • @kingkhalid8056
    @kingkhalid8056 3 ปีที่แล้ว

    Anaga aya kadaran wall. Hassan really love u bro ❤️💞💘 💘💘💞🌹🌹💋&continue what ever u are doing we love it seriously ❤️❤️💖💖💖😍

  • @aantaychannel6485
    @aantaychannel6485 4 ปีที่แล้ว +37

    Sharuuqaan inta taagan miyaa daawanoyaa mise soya films hhhhh hori usoco bro

  • @nawiiloturkiofficial5818
    @nawiiloturkiofficial5818 4 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 3:37 ayaan dawanoyaa wllhi waan la ilmeyay dadka qaar ayaa u maleya in uu jcylku yhy wax afka laga dhaho oo aan ficil lahyn sida aad adiga wax u fahnsn thy u fahmi lahayeen wiilsha kalle wey fcnaan lhyd (I LOVE YOU )wllky HASSAN SOYA ❤❤❤

  • @capitanoraiiz209
    @capitanoraiiz209 4 ปีที่แล้ว

    Sxb jaceylka waa sheyga kaliga ee dunida ugu macan marna ugu xanuunsan javeylka marna waa qaraar marna wa macan sxb hormar wacan
    Atariisho badiyo sawirkeda markan arkay waxan so xasuustay jaceylka alle ha i daayo dhamaante alle ha ino daayo adigan allechaku daayo atariisho badiyo💞💞😗

  • @nafisocabdi2761
    @nafisocabdi2761 4 ปีที่แล้ว +1

    Pro ino so badi video jacaylka ah wlhi aad ban u jeclahy video pro keep going ❤

  • @igraanaxmed6599
    @igraanaxmed6599 3 ปีที่แล้ว

    Wllkay hormar wacan wll qali nolow

  • @boqoradafarxadqalbiga3534
    @boqoradafarxadqalbiga3534 3 ปีที่แล้ว

    Wallhi ereyadan wan kahelay runti sxb xsn soy gula ayan ku rajeyna sxb mcn 🇫🇲❤️🌹

  • @ayanhappynoor2142
    @ayanhappynoor2142 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aboow xasan waxa u faahfaahintey si deeply ah. Oo dareen loo maleeyo inaa dareen jaceyl ka buuxo. I motion ah. Ilahey haku so dhaweeyo hee atrisho hala dafee. 🙏🙏😢🤔

  • @mohaloveofficial4248
    @mohaloveofficial4248 4 ปีที่แล้ว +8

    Abti mashalaH hor mar wanagzn
    Codkar baa thy run ahaantii 👌👌👌

  • @sadiaahmedabshir9205
    @sadiaahmedabshir9205 4 ปีที่แล้ว +19

    lado loos lee maahinoo ha i xasuuzin seen u kasaaye lee habeen waayee akteeda maluu gadee laamiyowga magaariyee iga dhaafbo hassan waa ku salaami

  • @aaminoayaan8425
    @aaminoayaan8425 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah anigu horta Waxan sooo raacaysawirka wllshy Waxan kamid ahay dadka iyada ku xidhan Waxan qirayaa xaqiiq ahaaan ma aqaaano lkn qof kasta wejigiisay kuyaalan wuxuu yhy atarisho waa gabar aaad uqalbi fiiican Aaad u wanasan dadnimo leh allaah ha xafido wllshy sidokle allaah haku xafido wll adigana.

  • @iam_iprah
    @iam_iprah 4 ปีที่แล้ว +1

    Xassanoo magaca soya wax maa laka soo gaawiyey misa waa magac caadi
    I suprised few moments

  • @publichealth3944
    @publichealth3944 4 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha alla wllo allah ha ku daayo Allah ha ku siiyo xaas fiicaan oo

  • @fatumasaleban4722
    @fatumasaleban4722 2 ปีที่แล้ว

    Xifdullh wll sare

  • @aishabarca9497
    @aishabarca9497 4 ปีที่แล้ว +10

    Manshallah truly bro I wanna wish u all the best of ur life whatever is 👏👏👏

    • @zeinabahmed5768
      @zeinabahmed5768 4 ปีที่แล้ว

      Adiga miya gacntada kusamaysata tas

  • @maryanabdulkadir3435
    @maryanabdulkadir3435 4 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤ wllhi maanta xaqiiqda ayaa ka hadashay dhanka jaceelka keep going Hassan soya

  • @odaygaxafada6478
    @odaygaxafada6478 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ladandahir4456
    @ladandahir4456 4 ปีที่แล้ว +6

    Nin suu filim u turjumayay dadkasto isjecl wxy isdhihi jireen xifdisan bd waydiinaysaan jcl io wuxu ka aminsanyhy
    Anyway keep going bro manta kahor ma arkin chanallkaga mantana swrka atirisho badiyo baa ikeenay o iso jiitay

  • @katuuza1151
    @katuuza1151 4 ปีที่แล้ว +17

    Jeceelka waa qof qalbigiisa naxriis ilaah kuu galiye maahee cagaar ii gaduut cad maaha marxow

  • @malyunmanka82dahir76
    @malyunmanka82dahir76 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah atarisho badiyo waa gabar wanagsan waa sax

  • @princessdhamoali5286
    @princessdhamoali5286 4 ปีที่แล้ว +4

    New subs☝️.....sawirka A.baadiyo ikenay inta,kadibna dawashada SRKkeygan sidu u faaleynayo jaceylka una kala saray waxa la yirahdo dokha iyo jceylka aa igu qasabtey ina kuso biiro. dhanwalba👌👌.

  • @munocabdulahi9661
    @munocabdulahi9661 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll alle haku dhowro doqaga maxumo Fatima wa gabar wngsn

  • @fartuundaauud6514
    @fartuundaauud6514 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa, allha wllkey mcn hormar wcn jeclba hadada ka shekeysi aad baan ku tageersanhy waayo aad baan ugu danbeeyaa ereyga jcl waayo 13sano iyo inka ban buu ihaayaa ilaa iyo hdan hawo riyo xasuus gaar ah baan ku nolahy somhn marka qofka jecelka ka shekeyo aad baan ujclhy

    • @maryuumahajji8855
      @maryuumahajji8855 4 ปีที่แล้ว +1

      Abyo riyadada allaha kurumeeyo inshllh nolol farxad leh wad heleysaa waaya arak baa noqotay hadad 13 sano jecel kudhex jirto

    • @fartuundaauud6514
      @fartuundaauud6514 4 ปีที่แล้ว

      @@maryuumahajji8855 inshaa allha walashey mcn nhdsnid

    • @muniraomar6414
      @muniraomar6414 4 ปีที่แล้ว

      ilaahey iima keeno

  • @munocabaas6084
    @munocabaas6084 4 ปีที่แล้ว +1

    M,a walhi wall qaali sidaa jclka ugu shykenyse ayaaba nice ah walhi horey usoco pro❤🥰🥰❤❤

    • @nicosheikh7508
      @nicosheikh7508 4 ปีที่แล้ว +1

      masha allaah fani fani nin culuua

  • @juusto.cadeeymohamed6308
    @juusto.cadeeymohamed6308 4 ปีที่แล้ว +3

    Jaceelka waa dream marka aad waayso ruuxa sidhab ujeceshahay waaxanuun badanyahay waa yartahay laboqof oo isjecel oo ishelay maxaa yeelay labada qof isjecel marwalbo waxaa soo weeraro cadawga jaceelka runtii jaceelka waaxanuun markoow kudhaawaco waxaa dareemi karo ruuxa soomare ama haayo True love never ends

  • @nimcoxasan5200
    @nimcoxasan5200 4 ปีที่แล้ว

    wallkay allha ku sharfo masha allha markii uhorysay aan.arko qof ilaah.siyyy.haybad dhqan wangsan wA.runta atarisho baadiyo.aaadbaan.ujeclhy gabdhaaas.allha daayobwaan.ku xirnhy jacaylka ayaaan.aad uxiiseyaaaa.kana.ahyaa qisooyin.marka.sideeen.meeel.khasaa kaaga.la.xariiraaaAaa

  • @asiyahasan6223
    @asiyahasan6223 4 ปีที่แล้ว

    Waaaaw manshlla waxas jcly la jila hassan cawa igu ka horeysa runti darenbad I galisey cawa 😭😭😭😭😭😭😭😭👁😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @siyoriinafalhadhussein6770
    @siyoriinafalhadhussein6770 4 ปีที่แล้ว +3

    Wllky shrf si gaar baan ku tageraa intaan tagero midkan ugu jecelahay 😍😍

  • @nuurciise1546
    @nuurciise1546 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan ujeclhy atariisho badiyo ❤❤❤❤

  • @ruweydaiise9024
    @ruweydaiise9024 4 ปีที่แล้ว +2

    Jacel woo xanuun badanyahy wllhi waan qiiirooday runtii jacel dhibkiisa waa so arkay 😥😥😥😥😥😥

  • @awdif5693
    @awdif5693 4 ปีที่แล้ว

    Barnaamijkaga waa tageersanahy gaar ahaan markaadkahadlayso jaceylka waan kutaageersanahy waana ku taageridoonaa

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 4 ปีที่แล้ว +3

    Magacaan waxaan ku bartay musasalkii Shiva and aniikaa xasan soya soo dhawaaw yaasmiin joya ma taqaan ?

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk caadimaha wa taarikh fiican inan daris isu dhaw aheyn wa i farxad tan labaad iskulka anas bin maalik e suuqbacaad ku yaallo wan aqana si fiicn inkasto aniga mujamac umul qura dhigan jiray e bondhere adban ku salamaya hassanow❤❤

  • @fardusnur894
    @fardusnur894 4 ปีที่แล้ว

    Nolasha waa mashquul aduuny jclka aad isku aragty ma ahan karaa mid aad ku guuleysan karto 🤔😯😥lkn aduunka wxaa jira nasiib iyo calaf 👍👍👍❤

  • @misliali2085
    @misliali2085 4 ปีที่แล้ว

    dhab ahanti wlhi muqalkan waan ka helay bro keep going adiga iyo duma atirasho badiyo

  • @dekahussein8790
    @dekahussein8790 4 ปีที่แล้ว

    Wow 🤩 what a lovely actor 😊💘💘💘💘💘🌹💖💖💓💓💓💓💓😻🥰🥰🥰🥰🥰😻😻🥰🥰

  • @mahdiadoualeh2870
    @mahdiadoualeh2870 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalkey Xasan, waxay ahayd markii iigu horreysay ee aan arko fiidiyahaaga, Qaabka aad runtii ula hadashay waxay i taabatay Markii aad bilowdey inaad sharaxdo jaceylka iyo sidoo kale habka uu u doortay qofka noloshaada runti ahaan. waxaad haysataa nin yaqaan jacaylka, walaal waad naga sii wadan kartaa fiidiyowga ku saabsan jacaylka .horey usocod

  • @xaawaabdullahixussen7435
    @xaawaabdullahixussen7435 3 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe qalibiga ayaa tahya aboowe ilaha ku xafido inaa arko ayaa rawaa bilza aboowe qali inaa arko ayaa rawaa waa ku jeceyla haya ilve yuo aboowe qali aboowe qali muqadisho ayaa jugaa ina hooyo cade inaa ku arko ayaa rawaa bilza

  • @امخالدامخالد-غ3ز
    @امخالدامخالد-غ3ز 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh alaha kuxafido wllo qali 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🌹

  • @mariahassan1561
    @mariahassan1561 4 ปีที่แล้ว

    m.a abowe wn ka helay hadalada dhira galinta ah waxan ka rabaa waxbadan inaa kula share gareesto iheesto inaan kula soo xiriiri ayan raba lanbar ama ciwaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 jwb

  • @hanisalaadguutale4659
    @hanisalaadguutale4659 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah thanks nolashada dhameystiran ad noso gudbisay si niyad ah hormar wcn

  • @zusannajax5389
    @zusannajax5389 4 ปีที่แล้ว

    allah kurumayeh gabadhaad jacelhy oo aaha deekhagah wyo cawaa waxaad itustay in aan uqiran kareh yahey jacaylkaan uqaday thankz bowe mcne nolow neleshu kuma ciishehe

  • @munaabdirhamen2896
    @munaabdirhamen2896 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa ruun jaclku wii jilciya oo u dicifiya xumata iyo gafaka lo gasanyo waxay u thy wanga iyo hadal an dhiib ku ahan ilen waa qof waxa jecle 😭😭😭❤😭❤

  • @ismaciilbaaduuraofficial4377
    @ismaciilbaaduuraofficial4377 4 ปีที่แล้ว +6

    Atariisho Badiyo waa gabar sharfa badan runahaanti

  • @cheifabdulahimohamud286
    @cheifabdulahimohamud286 4 ปีที่แล้ว +24

    Waaaw amazing the truth love never end from your heart

  • @fatmahajicadar2509
    @fatmahajicadar2509 4 ปีที่แล้ว +15

    Maaashallaah legend keep going

  • @najraanahmednaasir3778
    @najraanahmednaasir3778 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwww 😍😍😍

  • @sagalosman5317
    @sagalosman5317 4 ปีที่แล้ว

    Masha al lh wallky qalii runtii waxaa allh kagag baryaya cafimad iyo cimridheer waxaa ka hadashaye hadalo aan aad uga helaye siba arimaha jclka

  • @رمدانالعماري-د4ش
    @رمدانالعماري-د4ش ปีที่แล้ว

    Wa in aan kuga daydo walib si zaid❤ 𝓒𝓪𝓻𝓫 𝓐𝓯𝓻𝓲𝓬𝓪

  • @hiboyusuf4932
    @hiboyusuf4932 4 ปีที่แล้ว +2

    mnsha Allah wilkan codkisa cajiib Alle haku barakeyo hno

  • @amaalyolax4378
    @amaalyolax4378 4 ปีที่แล้ว

    Xasn soya filmka hindika oobadsaday walaalhi jecelka mawa aaminsani🥰😅😆😊😉

  • @quencaraweela970
    @quencaraweela970 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll xasan dhanbalo jcyl nagu soo kordhi si aan wxbdn kaga faaidno mida kale abwe Instagram kaga nala wadag haddii ay mcqul thy 😍🙏respect kuu hayaa inbadan

  • @sadioahmedmohamed3039
    @sadioahmedmohamed3039 4 ปีที่แล้ว +19

    Masha allaah 😢😢😢😢❤️❤️❤️❤️

    • @munamasahallhamahamud1181
      @munamasahallhamahamud1181 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah wwwww 🇸🇴🇸🇴👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭

  • @aragsanmohamed4162
    @aragsanmohamed4162 3 ปีที่แล้ว

    Heey hasan sooya laba bil iga dhalasho horaysay ani bisha 12aad 1991kii dhashay

  • @asmoaadam7490
    @asmoaadam7490 4 ปีที่แล้ว

    Xasan soya anigaa kujecel runtii ❤️❤️❤️❤️

  • @daadirlyrics9846
    @daadirlyrics9846 4 ปีที่แล้ว +6

    Soya FILMS stuo ku xeran ama naceyb please si xushmad ah waxa ka cod sanaa ina iso boqato please wlalayal🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @bintuaishaofficial2516
    @bintuaishaofficial2516 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan ilmeeyey sawabtaasna waxa fahmi kara ruuxii jcylka wax ka garanaayo 😅😅😅😤😤😤😰😰😰

  • @nuurciise1546
    @nuurciise1546 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a sooya inolow

  • @lakimc5070
    @lakimc5070 4 ปีที่แล้ว

    Lada waa aqan wana jeclhay wana cuni jiray ❣❣❣wiiil wangsan aya thy wN kutGeraa

  • @sannaaa2780
    @sannaaa2780 4 ปีที่แล้ว +1

    Jecelka waa wax jira aniga aya daremi karo aniga aya wax jecladay ❤

  • @anfacibraahim9386
    @anfacibraahim9386 4 ปีที่แล้ว +1

    Walhi jawi jacel ayaa igalisay anigo iska farxsan hdne jcel jacel dareymyaa ma aqan wax aan sameyo 😭😭😭🙄🙄😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙄😭😭😭

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 4 ปีที่แล้ว +7

    Daawadaha hadaadan saan u soo jiidan karin waa laga fariistaa TH-cam-ka
    Walooy sida uu sheegay reera youtube ahayn
    mahadsanid sxb .

  • @xamdaxuseen4035
    @xamdaxuseen4035 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaanba kahelay jacelka Saad u aamin santhy ❤❤❤

  • @saadaqabdi1605
    @saadaqabdi1605 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii arka inuu jacel yahay atariisho subscribe ii dheh ___-----

  • @ubaxayaanbadan566
    @ubaxayaanbadan566 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah xasan soya waxan kamid ahay tiimkaaga sida gaarkakuu taageero horay usoco soya inta illa taageerto like love subscribe dhac dhac iigu siya asxaabbeey

  • @naasirgarjaw1205
    @naasirgarjaw1205 3 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan waxbada kaa faaiday

  • @fartunmohamed2682
    @fartunmohamed2682 4 ปีที่แล้ว

    Masha.allha my brother so beautiful nice masha.allha sister

  • @cumarbosskachannel1735
    @cumarbosskachannel1735 4 ปีที่แล้ว +10

    Lipaax Hore U soco Atariisho Baadiyo Ama Daah indhaha Saaro Ama Hassan Soya Wax La qabo prank waaye Qoralka hhhh Salaan Boqortooyo labadiinaba

  • @sakariyeabdirahmanmaxamed936
    @sakariyeabdirahmanmaxamed936 4 ปีที่แล้ว +1

    Zxp waxan kaa dalpanaya what's uppkaga plz waxan kuu mahay main support kaaga

  • @bisharoomar1948
    @bisharoomar1948 4 ปีที่แล้ว

    Aniga jclka wan iska ilaliya coz waxan soarkey dad I daw oo jclkodha kugul daresten daremohoga neh markan arkee iyo sida ey usilcayan markas ayaan jcl kaqustee 😔

  • @mohamedabdiosman7825
    @mohamedabdiosman7825 4 ปีที่แล้ว

    Atirisho baadiyo meeqa qof jacel horta xarfan kle waan u jeeday oo ilmeynaay💖💖💖

  • @almaaskheyre8956
    @almaaskheyre8956 4 ปีที่แล้ว

    Run ahantii aniga ayaa doonayo in aan ku soo biiro turjumaanta

  • @daarokhyr3520
    @daarokhyr3520 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 💯 ♥ 🙏 ❤ abowe

  • @sihamabdi1855
    @sihamabdi1855 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah hakusaxlow abowe