This is completely wrong 💯 gari koombe maad xusin dhulbahante maad xusin, boqortooyadi ugu horeysay darood waad qaladay boqorkii u horeyay darod boqor diiftire ayu aha oo kaso jeda Tanade👑. Nin tolwaayay tanade sheegay✊🏻
Isimka islaam anagaa wax la baxa wanna taariikh la joogo illaa iyo 7 qarni dadkaan hadda kuabtirsada waxay ku abtirsadaan illaa iyo 6 fac Haday ugu badato aan kuu sheego islaanka cumar maxamud wa Kan abtirsigiisa island bashiir island cabdille island aden, islaan faarax,islaan nur islaan maxmed, faarax,maxamed ,mahad farax,shirwac. Cigalle,jabriil,isxaaq cumar, maxamuud
Waxaan wa sheeko la Iska so dhaxley xaqiqada odayga darood buug ma lagu qoro dadka oo dhan wa Bini Adam waxaan darood iyo isaaq iyo hawiye wa sheeko la Iska dhaxley oo been ah Wana washeen😢😢
Did he miss Geri koombe oo more than 2.4 millions ah in somali galbeed/waqooyi/NFD/kismayo? Xataa Jidwaaq wuxu ka dhigey mid gooni oo bartire, yabaree iyo abuskuul gooni ka dhigey. Ninkan wax yaa barey?
Markii u yiri dhardharkii u shaxa ku soo karsaday baan soo aragnay baan ka booday mida labaad darood curadkiisa waa sade majeerteen baa ku xigay najis dadka ha marin hababin waxas baa wax sheegayaa taarikh
Adaba lunsan hhh mj iyo sade ma sinna sade marka u taganyhy mj wa kablalax wa harti gerikombe cabdi koobe xarle iyo qaar kle kuumade o ogaden iyo aderkod waxas bu mj kasi danbeya
Tariikhda soomaaliya qarni ka dib waxa luma waxana waa lagu daraa qoraankeena qof soomaali wax qoray 200, sano kaliya oo weli farta carabiga lagu qoray inata kale isu dhiib jiilba jiilka kale sheegis aama uga sheekeen taariikhda hadaan la qorin oo la xafidin lama daliishan karo
Majeer nin ba maaha baa lagaa yiri beenta naga daaa habar majeer teen.baa la dhahaaa mohmed harti mohuud harti iyo ahmed harti adigaa boos doonanaya waxaas aad sheegayso waxba kama jiraan😊
Odaygu alle haw naxariistee yamani buu ahaa siduu google ka shegayo marka somalia buu yimid gabad dir dhalay oo duriyo la odhan jiray buu aroosay caruurna ka dhalay wayna farcameen wll
Maxamed tanade labo wiil oo dhalay waana xawdle iyo leelkase ❤❤❤🥰
Waraa xawaadle hasheegan xawaadle waa niman la yaqaano oo ah hawiye ma dadka ayaa idinku yar horta akhas war wax dhintay baa tihiinee isku xishooda ina gumeedo yahow ina gumeedadu dhaleen😂😂😂
@@najiibsilver7206ilaahay baan ku dhaartay xawaadle waa hawiye dhalad ah waana hiraab waana mudulood
@@najiibsilver7206 kk uu sheeg hawiye ma mesha luu haya mis Darood ismacil 🥰
@@najiibsilver7206 like beenaa la isugu cammirayaa xitaa
@@najiibsilver7206u abtiri adigu bal 😂
Quwada afrika waa daarood yaa igu raacsaN❤💪💪💪💪💪
𝐌𝐞😂
Beesha awrtable waa 5 jilib yusuf darood waxuu dhalay shantas inan waa muuse iyo maxame iyo ahmed iyo geedi iyo jamac 💟💟💟💟love them to death
Hawiye iyo foolxumo
@@omarhamadi4002 maxaa hawiya
From Warsagali 🥰
Baalcad abasame
Jidwaaq abasame
Weeyteen abasame
Ogadeen abasame
Aar jidwaaq niow waligay ma maqal
@@omarshiine9007 Jidwaq wa Abaskool bartire iyo Yabare. Waxa kaso jeedo xawo tako oo Abaskool ah, Garaad Wiil Waal (Bartire) iyo Axmad Gure oo Yabare ahay. Jigjiga iyo Qabribayax bay dagan badanka
@@omarshiine9007 yaa kaaga bahan inaa baratid
Tolkayga baalcad absame
Baalcad Absame
Jidwaaq Absame
Weeyteen Absame
Ogaadeen Absame
Ma isku hooydaa intuba
Ma ihi darood balse waan idin jecelhay noolada
Sidookale Ina adeer
Majerten. Maxamuud saleeban,, Cumaar Maxamuud,,❤❤❤❤❤❤
Guul harti gesaguule
This is completely wrong 💯 gari koombe maad xusin dhulbahante maad xusin, boqortooyadi ugu horeysay darood waad qaladay boqorkii u horeyay darod boqor diiftire ayu aha oo kaso jeda Tanade👑.
Nin tolwaayay tanade sheegay✊🏻
Wah ibraahiin jibraahiil boqortooyada ismuujiya🌎🌏
Cabdi koombe waxa u dhalay sadex nin jambeel cabdi walenbe cabdi iyo muuse cabdi ❤
Ilmo Cabdi Koombe wa ka badanyihiin intaas Adiga ya tahay
Cabdi koonbe wax ladhaho majiraan waa cabdi kuumade
Cabdi koonbe wax ladhaho majiraan waa cabdi kuumade
Cabdi koonbe wax ladhaho majiraan waa cabdi kuumade
Cabdi kuumade waa galimays
Maheri ismacil reer hooyde ❤
xiriir maxamud saleeban
maxamud salebn waa 3 cmr,cisman ,cise kudarta nagadaaya sheegta waxd tihiin
War hada ma maxamuud salepaan baad na baraysaa mise daarood weyne 🥵
noolays amaanle iyo reernuux. frome reer nuux❤❤
Yaxye maxamud saleeban ayadka tagtay
Waa weyteen ogadeen jidwaaq bartire ❤❤❤❤
Kkkk bal wara
Waa wayteen, Ogaadeen, Jidwaaq iyo Baalcad, Bartire waa Jidwaaq.
Saleban maxamed waxuu dhaley maxamud saleban iyo cali saleban iyo muuse saleban iyo cabdi raxiin saleban ismaciil saleban🤴💪🥷🦅
Wadalmuge talalar
Cabdiraxman harti kaskiqabe 💉❤
Masha Allah tabarakAllah Allahumma Bariek Allah haa isku keyn xafido Ameen ya Rabi 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰💖💖💖💖💖💪💪💪💪🎉🎉🎊🎊🎊👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼🍀🍀🍀Guuul iyo gabanimo Ameen InshaAllah 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰❤️❤️❤️
Hal laf oo Ogaden ba intas kabadan kkkk
Lol is majeerteen naaya all the way in omen
From dhulbahante ❤
Manshalahh alle nagu simay❤❤❤❤
Geesiguule ❤❤❤
Laandheernimo geesigule
Guul harti
muuse maxamud saleeban nah kudar
Afarta ilma absame
Baalcad absame
Jidwaaq absame
Ogaadeen
Yabaree
Jidwaaq
Abaskuuk iyo bartire
Xagee uu ka imaaday daarood asxbey markuu imaanaayey
daarod bin ismaacil al jabarti wuxuu ka yimid yaman
Guul harti geesaguule
Ina adeer🤴❤🩸💉
Laandhernimo yaa ka tahay
War Waxaan Dadka Kaqabta 4 ilma Absame Kulahaa Ogaadeen Abaskuu Bartire iyo jidwaaq 😂
Naga qabo
KKK waan yaabay
😂😂😂 Wayteen intu ugu tagay o bartire iyo Jidwaaq ukala qaady
@@fartunabdilkariim4466 aqoon la aan
Ader absame wad xaladqad iska amusa
Been baad sheegtay, daarood wuxuu ahaa eretrian soo lumay oo dhulkiisii ksa soo fogaadey.
Harti waqooyi ayaan aqaan
Nimanka dabaraha la yiraahdo wa Niman awrtable ah wanna nuur yusuf ee ogow
Isimka islaam anagaa wax la baxa wanna taariikh la joogo illaa iyo 7 qarni dadkaan hadda kuabtirsada waxay ku abtirsadaan illaa iyo 6 fac Haday ugu badato aan kuu sheego islaanka cumar maxamud wa Kan abtirsigiisa island bashiir island cabdille island aden, islaan faarax,islaan nur islaan maxmed, faarax,maxamed ,mahad farax,shirwac. Cigalle,jabriil,isxaaq cumar, maxamuud
🇺🇿🇺🇿🇺🇿👑
Manshalahh ❤❤❤
Daaroodka ayaad noo faaninaynaysaa waar daarood waa yuhuud bay ka soo tafiir meen 😂😂😂😂😂
Hadey kasoo tafirmeena waaban ku faraxsan naheybyahuudnimada
Kaba so qaad anaago ka nimiid baa dhuulkagi kugu haysano o kala baadh deegaan kalay iga qaad fartaan donaan qornaa
😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Waxaan wa sheeko la Iska so dhaxley xaqiqada odayga darood buug ma lagu qoro dadka oo dhan wa Bini Adam waxaan darood iyo isaaq iyo hawiye wa sheeko la Iska dhaxley oo been ah Wana washeen😢😢
Daroodd waa oromoo itoobia ayeyka soo jeedan
Dadka dega gobolada bari waa harti oo dhan ee majeerteen kaliya maaha.
Waakaligoo walhy walibaha gardafuul beeydageen❤
Guuul guuul
Me xarla koombe
Kaalay adeer ana majeerteen Hanoo kala fagine wax noosheeg
Asc waabeenaale harti boqortii mahan
Waa mj curadkiisa
Afarta ilma absame waa ogaadeen weyteen jidwaaq baalcad iyo adeerkeen galimeys ha qasin abtirka
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Oo xageebaad ooga tagtay baalcad absame qabiilada sifiican usoo baro horta
Nin kasta wuxu ku maldhahaya waa reerkiisa aamantooda abtiriska darood baan mesha u nimid shekhow
fariin waxaan udirayaa odayaasha beesha "cumar maxamuud gaar ahaa ree mahad" waxaan ka soo jeedaa "cismaan maxamed mahad" lakiin ku qaraan iyo deegaan ah beesha "sheekhaal loobage gaar ahaan maxamed caagane"
waxaa cod sanayaa in tolka raadiyaan hilibka iyo dhiiga ka maqan
Daarood yuu kuhoos noolay markuu somalia imid ayaa eeh suasha taagan,Jawabtu waa besha direed. digodha ayaa besha darood hada kugaaren meshey jogaan
Did he miss Geri koombe oo more than 2.4 millions ah in somali galbeed/waqooyi/NFD/kismayo? Xataa Jidwaaq wuxu ka dhigey mid gooni oo bartire, yabaree iyo abuskuul gooni ka dhigey. Ninkan wax yaa barey?
no you are harti konbes brothers welcome brother we love you our fathers twin harti and gari koombe
Waxaa waxbaray faan faan
Hhhhh nin wax garanaya saan umoodayay een dhagayso islahaa unbuu ka bilaabay absame waa afar abaskuul,ogaden bartire iyo jidwaaq hhhhh( waa ogaden, jidwaq, wayten, iyo baaalcad iyo adeekod galimays naga sax bahasha!)
Hhhhhhhhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waa kaa todqdye
Anigaa❤❤❤
lkn shekh ilma kombe ninki ugu magaca dhera meyay gari kombe rer shekh abayonis
Awrtable waxa uu Daarood ku galaa waa 9 fac wana kuwa ugu originally ah Daarood inta kale waa qasqas isku dar ah
Abtisiga beesha majeerteen weeye waxan 😂
Haaa
Waad dadaashay laakiin waxbadan ayaa kaa qaldanaa. Isasax
siciid maxamed iyaguna kudar
Beenta jooji gari aaway afarta ima absame adeerkood aaway
waa uu kuu jira
Asc abti darood waa khureeshe maa dagto yaman
@@hawaaden4171 yaman waa dhul balaran maha wixi qoyska al saud ee sucudiga mamulo malmaluuqeey walaal
Waxaa naloo shegay daarood magaciisa inlayiraahdo abdirahmaan ismail ibrahim caydaruus aqiil abdi mudalib binu hashim, adigana yamani miyaad leeday mase deegaan ahaan buu udaganaa?
Rer abtigeey gari koombe imusuu ukala bahay mase mataqaanid
AbasamE waxaa ka lumaY GARXAJIS ABSAME
Majeerteen unbaad I abtirisey kaliya
Markii u yiri dhardharkii u shaxa ku soo karsaday baan soo aragnay baan ka booday mida labaad darood curadkiisa waa sade majeerteen baa ku xigay najis dadka ha marin hababin waxas baa wax sheegayaa taarikh
Adaba lunsan hhh mj iyo sade ma sinna sade marka u taganyhy mj wa kablalax wa harti gerikombe cabdi koobe xarle iyo qaar kle kuumade o ogaden iyo aderkod waxas bu mj kasi danbeya
below waxas dadka ha ugu shekayn
Oo garikoonbe. Darood ma ahan miya
ILMA ABSAME
JIDWAAQ
OGADEEN
BAALCAD.
WAYTEEN
IYO ADEERKOOD.GILIMAYS🤌😂WAX BARO LAGAAMA KARO
😂😂❤❤
Adeer Been baad sheegaysaa ee orod shaqo kale samayao kulahaa markuu darood tirinayay Abasguul & jidwaaq
Gari koombe kaama maqal sxb Hhhhhhh
harti matankis batihin wlle
Gari koombe intuu ukala baxana sheeg harti ubaad rabtaa inaad badiso afka kuma badanayee isdagi
Waa runtaa geri muushegin miyuu hilmaamay
Hooyaday wa reer bicidyahan waxayna tirsataa ilaa 36 odaga daarood , 19 waxay ka tirsataa cali Ibrahim dhagayso wa Kan maryan,maxamud cali xassan,shirwac faarax,diini, qurux,oodaale wacays,gaalaeri, faarax aden yoonis siciid,mouse cali ibraahim Jabra iil.
Waaw
alla unaxiirsta
Amiin xapp
Cismaan maxamuud boqortoyada daroood 🎉
War nagala tag mataga Beenayaal baa tihiin Waa Tariikh Sameys ah
Oo taarikhda runta ya haya? Hhhh
Waxan eey dal dalayaan oo dhan waa tariiq beena cid xaqiiqda heeysa majirto meesha laga soo farcamay somali nimada naga badan
Daroood futey asagiiba isku warersan o intow ukalabaxo aqani la 😅😂
Tariikhda soomaaliya qarni ka dib waxa luma waxana waa lagu daraa qoraankeena qof soomaali wax qoray 200, sano kaliya oo weli farta carabiga lagu qoray inata kale isu dhiib jiilba jiilka kale sheegis aama uga sheekeen taariikhda hadaan la qorin oo la xafidin lama daliishan karo
Geesiguule
Sheekadii iyo abtirsiinyadiiba mj bay ku bilabaday kuna dhamaday meeye darood kii kale
Kablalah curad ma ahahan
Asc afarta ilma absame adeerkood waa abdi kuumade gariga io hartiga waxay adeer uyihiin absame kumade io abdi kuumade
Kumade kabbalah iyo kombe kablalah waaye
Sory wan qalday gari. harti. cadi. absame baafac ah adeerbay uyihiin ilmai absame
Tankale ogaadan sade maahan waxna umagalo daarood kasoke ogadeen kablalah ayuu maraa
Kkkkkkkkkkk
Odiga abtirkiisa si wacan ubaro dadka hadhuminin
Majeer nin ba maaha baa lagaa yiri beenta naga daaa habar majeer teen.baa la dhahaaa mohmed harti mohuud harti iyo ahmed harti adigaa boos doonanaya waxaas aad sheegayso waxba kama jiraan😊
Hadu Carab ahaa. Dhoore kablalax iyo. Waxkasiidaraan
Hadaadba carab tihiin maa xarabtiinnii aaddaan reer Abtiyow
Carab ma nihin anaka somalinimo naga badan
beenbadana meheri aa walaalo nahay kulahaa
Geri koobe aawey beenaale baatahey sixiroole ah
Shakiga ayaa keenay miyaa?
OGADEN
Asc sxep
@@filsanfican9746 wcs
Ogaadeen Aa
Allah unaxariisto
❤❤❤❤
Kkķkkkkkk
Beenlow
WAR WAXAN WAA QALAD
DNA Y chromosome daarood waxaa ugu badan waa bantu ancestry.. laakiin xaga hooyada waa soomaali Cushitic
Waa beentaa Daarood y-dna waa Somali Cushitic.
Daaarood ma carabaa mase soomaali ?
Odaygu alle haw naxariistee yamani buu ahaa siduu google ka shegayo marka somalia buu yimid gabad dir dhalay oo duriyo la odhan jiray buu aroosay caruurna ka dhalay wayna farcameen wll
Asc labadaba dheh
Waa dhashiisa labadaba islantiisa ayaa eheed somali ayeeyo donbiro asagana waa abdirahman ismail ibrahim caydarus aqiil candimudalib bini hashim
Anoo darood awrtable kuleh darood waa dad african ah carab maaha sxb waa hadal abihis wasay caraban kasojedna adba iska fahan sxb😁😁😁
Somali baa nahay ninkii ku dhaho carab ba nahay waa wacal
Inaalila war ani marwhan ahy
Leeylekaso ma ahan darood lakiin hoyodood aa darood eh
😂😂😂
Qadhmuunka iyo afxumida nagala tag 😂😂leelkase waala yaqana waxey yihiin adiga waxba lagaa waydiin maayo
😂😂😂😂 waxaan is iri wax kabaro reerkaaga oo qabiilada WA ka fahanay balse sidaan u malaynaynay maa sheekada waan wareeray jaamad bay igu noqotay
😅
Daar ood goorma ayey carab noqdeen?
Mjereten badanaa😂
waa dadka darood ugu badan baa isdhahay from og🧐🤯
Mahadsanid boowe
Kkkk Beenaale sadex baad ku darsatay Ogaadeen dhulbahante majerteen maahaa daarood qabiilada hawiye kaalayoo daarood ka dhiga idinku
yaa hawiye wax ku falaya