''Maxaa Laga Bartay Safaradii Madaxda Intii Somaliland Jirtay'' Barnaamijka Dib U Xasuuso Taariikhda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 397

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 4 ปีที่แล้ว +19

    Aniga oo kahadlaya naftayad sharf iyo ixtiram ayaan u haya dhamaan madax dayda reer Somaliland allah haydan dhowro 💖💖💖

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +1

      suad mahmed aamiiin ilahay janada ha wada geeyo dhamantood iyaga iyo inagaba ha ina barakeeyo xataa wasiiradeena askarteen parlimentkeena gurtideena macalimintata culimada cuqasha aqoon yahanka wixi somaliland jecel ilahay ha jeclado ha barkeeyo dhamantood mid walaba wax buu qabtee

    • @suaadmohamed141
      @suaadmohamed141 4 ปีที่แล้ว

      Sidra Sirad Aamiin wllo🤲🤲 thanks

    • @jeexfilms1865
      @jeexfilms1865 4 ปีที่แล้ว

      Suaad Mohamed sigis

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว +16

    Madx wayne maxamed ibrahim x cigaaal illhy naxaristii jano hka warabiyo somaliland ninkii dhidibada u aasay ee walaaleyey ayad ahyd qabriga illhy haku qabojiyo🤲🤲🤲😭
    Mdx waynayashi hore Dahir yale kahin iyo siiranyo illhy haydin dhawro
    Mdx waynaha mnta Muse bixi abdi illhy cimriga haku dhereyo guulayso marwlba mdxwyne💚💭❤🤲🤲🤲🤲🤲
    Cimri dharar iyo cafimad illhy hydin siiyo guulaysta mar wliba qarankan rag wax badn kaso shaqeyey ayad tihin tarikhda idin xusi doonta guuul iyo gobonimo somaliland insha allah one love somalilander 🤲🤲🤲🤲🤲💚💚💚💚💭💭💭💭❤❤❤❤

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +1

      Somalilander dhalad walaal horta wa muhiim in madaxda lo duceeyo waa wax ilahay ina amaray anaba waalahay waan u duceeya lakiin mid aan ku sheego maxad uga tegaysa geesigeeni cabdi rahman ee hogaminayaay ciidamada snm ee guusha nala waday hadab a aan ku sheego waxad tidhi madaxwaynaha cigaal baa dhidibada u aasay maya waxa dhidibada u aasay dalka cabdi rahman madaxwaynahi hore iyo silanyo iyo ina bixii iyo riyaale iyo beelaha somaliland odhan snm oo laba sano hagaysay wadanka oo cabdi rahman ka madax aha baa dhidibada u aasay ciidamada waa tabo baray oo wax baray oo ka shaqeeyey oo dhidibada u aasay ragi yaqiinay sida wax loo baro ciidmada ee mujahidinti iyo taliyashi ciidamada ee aaha mujahidiinta cigaal walaal ilahay ha u naxariisto xiligiisi waxaba isku rogamay isaaq oo dhiig badan baa qubtay ha hagaran raga kale hana kala soocin cabdi raxman waan u duceeya ilahay isagana ka xafido cadaabta oo ha u naxariisto ragan kalena dhaman way la shaqeeyen cigaal ahmed silanyo waa ninki beelaha markay is dileen kala celinayay wata uu soo duubay ahmed dhuxul laabsaalax waa ninki maaliyada somaliland shilinkeeda kor u qaday qofwalaba oo somaliland aaya wadankan u dedalay marka ilahay ha xafido dhamantood ha kala reebin dahir riyaale wa ninki laascanood ka saray majeerteen lakiin ciidanka ka saray isana madax buu aha amarkuu siiyay sidaas ula soco dhaman way mudan yihin ahmed silanyo waa ninka isu keenay wixi prof naga baxsaday waa ninka soo hooyaay reeraheeni inaga cadhooday ee heeshiiska dhexdhigay umadi somaliland dhaman way mudan yihin keligoodna ma qaban wax wasirada parliment iyo dhaman dadkeena wax wada qabsaday raga kale sharafta badana waxa ka midrag badan oo reer soola oo guusha la dhaliyaay madaxdeena ha guulaysto somaliland dhamana ilahay janada ha ina geeyo

    • @aaminaadam5942
      @aaminaadam5942 4 ปีที่แล้ว +1

      S/and wax ay ugu dhaw ayd mar ku haystay daahir rayaale kaahin

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin ya rabi

    • @dhiibsanetvshow
      @dhiibsanetvshow 4 ปีที่แล้ว +1

      Xusbaan uh dhiganaah intiih dhimatay alleh ha unaxriisto geesiyashi noo horumariayay dalkeena

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

      horta ilahy inu u naxariisto anaa leh aamiin qof walaba oo muslina mid dhintay iyo mid nool ilahay ha u naxariisto waa loobahan yahay naxariista eebe lakiin beenta jooji waxa dhidabada uma aasin labadoodaba tolkooda ayaay u dhaaranayeen waana duubaan tahay waana dawaday iyago u dharanaya garxajis labaduba tankkale xiligi ciigal dhiiga isaqa isku dhamaday wadankaana waxa dhisay ragii ciidamda dhisay ragi police hayaay ragi siyasiyiintii iyo snm aha ragaasi ilahay janada ha geeyo hana barakeeyo mujahidintii wadankan dhisay wax u qabtay ha u horeeyo cabdiraahman tuuur ciidamda ina muuse galaal iyo cisman dacas dhaman ragii malaida horu mariyay lacagteena inay shaqayso ka danbeeyey sida Ahmed silanyo soo halgamay riyaale oo laascanood ka saaray qadaadwaynti ragaa wax qabtay ahmed silanyo wasaradahi wadooyinki ceelashii saldhigaydaii madaradi dhisya ciidmadii derajadii siiyay nin gaadhayana aanu soo markin ayanu u ducaynayna hada adiga labadada u ducaysay hadaba raga dhiig qali u huray hadana madax noqday baa jira ahmed silanyo iyo cabdi rahaman tuur ilahay janada uga barayay naxariista eebe ayaan uga barayay somalida qofka nool uma duceeyan marku dhinto amaan kuwasa geesiyo aha wadanka u halgamay muuse wakii agfadhiyay kuwii laha waa na fuulay waxasba kumay hadleen haday rag yihiin markaa adeer mujahidinta dalka waa kuwase u duceee maxad uga reebaysa ciggaal wax uu sameyey muuqda waxa jiray dagalki sokeeeye muuse wax muuqda uu sameyey waxa jira intu tolkiisa shaqdii odhan siiyaay muxu qabtay bal noo sheeg hadba beentiini way dhamaatay wax jirana waxad sheegayso wadanak rag oo dhan baa u halgamay ahmed silanyo tuko raq wuu qabsaday lakiin manta dalkii wa dacayay muuse wasiirada somalia iska imanaya badhan waaba la haystaa wa isku xishooda oo isla yaaba walahay iyo bilaahay wadanka waa dacay ninkan muuse la leeyahay

  • @mustafealichanel3397
    @mustafealichanel3397 4 ปีที่แล้ว +10

    Burao somaliland like

  • @olaadjokarr4751
    @olaadjokarr4751 4 ปีที่แล้ว +10

    Inan midnimo jelahay igu riixi meyso inan naceyb u qabo somaliland💯 aadbaan idiin jeclahay dadkeygoow❤

  • @AbdifatahH
    @AbdifatahH 4 ปีที่แล้ว +22

    I love somaliland wlhi❤❤❤❤

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 ปีที่แล้ว +14

    Maxamed xaaji ibraahim cigaal
    Alle ha u naxariisto
    Madaxwayne indheer garada

  • @allamericantvshow7694
    @allamericantvshow7694 4 ปีที่แล้ว +2

    dawladnimada ninkii ina baray wuxuu ahaa madaxweyne daahir riyaale markaas ayay ugu dhawayd aqoonsi iyo dawladnimo sidoo kale maxamed x. ibrahim cigaal wuxuu ahaa nin la tabay rabi ha u naxariiste

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 ปีที่แล้ว +9

    Viva Republic of Somaliland

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +6

    walee Dr mujahid Ahmed silanyo waa geesi waaan aminsanahay hadanu investment samayno inay cid walaba ku khasabanaanayso inay na citirafto lakiin waxa muhiima inaad aduunka tustan inanau nimanka koonfur dagaal naga dhexeeyo lakiin intaa leedihiin wallaheen waxba ha sugina waayo wadanka ku citirafi laha waxa hortaala sowkuwa qiraya inay walalahood yihiin sowkuwa is jecel ka kcafa fadhiga tusa calamka inaad ragan dagaal kula jirtaan

    • @ismahaannuur6094
      @ismahaannuur6094 4 ปีที่แล้ว

      hahahahaha You kiding Eedo ..

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

      hahahha maxaay keenay naa runta wad ogan doontan car is soo dhaqaaajiya idinka malin walaba dharanayee car soo wataase is walaa walahay bartiina la idinku iman aakhiro la idin diri waana aminsanahay hadii la dagalamo in aduunka degdeg citirafkeena u bixinayo markaanu dhamac idinka shidno

  • @ifraaxqali7218
    @ifraaxqali7218 4 ปีที่แล้ว +10

    somalilnd guuul cadwgeduna alle ha jabiyo insha allh

  • @laylamoustaphe7069
    @laylamoustaphe7069 4 ปีที่แล้ว +14

    Somaalilnd guul iyo gobonimo 💯💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @maganXaad
    @maganXaad 4 ปีที่แล้ว +17

    Intaad jirteen waa barnaamijkii ugu fiicnaa eed sii daysaan.
    Hanbalyo

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว +1

      waxani waa maalaayacni HORN cable waar barnaamijyo kale oo macnol eh nala wadaaga waxani waa reeR
      is caleemo saaray wax aqooNsanayaanA majiraan ee sida barnaamjiyada loo sameeyo baRta kkkkkkkk

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว

      @@burbuluug424 Reerkiina adna caleemo saaro boowe

    • @maxamedmaxamuud826
      @maxamedmaxamuud826 4 ปีที่แล้ว

      Barnamijkaa muusE ku socdaa muusE waa safri wayaay 😂😂😂😂😂

  • @nuuribrahim3131
    @nuuribrahim3131 4 ปีที่แล้ว +6

    madaxweynihii ugu daacad sanaa ina cigaal yaa igu raacay

  • @waheliye44
    @waheliye44 4 ปีที่แล้ว +8

    Guul Somaliland

  • @kifaahmaxamed3605
    @kifaahmaxamed3605 4 ปีที่แล้ว +10

    Somaliland waxa aan aamisanahay inay citiraafku saranyahay miiska lkn waa laynala war warejinayan aduunku lkn marka danbe way kudhawaqayaan insha alaah citirafka

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      kkkkk taasi waa riyo reeraysan qabiil qaran manoqdo

    • @adanadan6167
      @adanadan6167 4 ปีที่แล้ว

      @@burbuluug424 aar maxa adeer kaagalay hooyadadi aduunka ugu siilka waynd wase

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      @@adanadan6167 Hooyadaa Gunter baagaRciaya adna Ibnu zina baatay DUUFLOOW

    • @adanadan6167
      @adanadan6167 4 ปีที่แล้ว

      @@burbuluug424 ada ibnu zina garacdii ka caankay kolba kii xamar qabsadaa idin dhalay ina hooyooy abaha imikana ma farmaajo aa siyaad barre ku ogaaye

    • @boramianvella6011
      @boramianvella6011 4 ปีที่แล้ว

      @@burbuluug424 wllkyow tusale dhaw hdeen ku siiyo jabuuti sawta qabiil qaran noqday ah halkeed ka keentay qabiil qaran ma noqodo ta kale carabtu sawkuwas wada qabiilo qaran noqday ah bal indhaha kor u qaad

  • @ayaanlehassan7388
    @ayaanlehassan7388 4 ปีที่แล้ว +21

    Daahir rayeele intii uu hayay Somaliland waxay maraysay meel fiican

    • @abdoulkaderyonis6101
      @abdoulkaderyonis6101 4 ปีที่แล้ว

      ayaanle hassan shalay kolay wad dhaliilii jiraty malah kkkk

    • @ayaanlehassan7388
      @ayaanlehassan7388 4 ปีที่แล้ว

      Kolay dhaliisha kursigaa iska leh oo dhaliil wuu helayaa lkn wixii ka danbeeyay marka loo eego Xalkuu gaadhsiiyay umay dhawayn inay sii dumiyaan mooyaane

    • @mohamedhusein3184
      @mohamedhusein3184 4 ปีที่แล้ว

      @@ayaanlehassan7388 p.O.

  • @bosoltan5557
    @bosoltan5557 4 ปีที่แล้ว +1

    Sagal wll marka hore adiga ayaan kuu bogay masha allaah wariye Aan aad u taagero ayaa tahay hore u soco wll

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland jir oo joog ✊✊✊✊

  • @Kenadiid_ibrahim
    @Kenadiid_ibrahim 4 ปีที่แล้ว +7

    Daahir rayaale ayaa sumcadii dowladnimo iyo aqoonsiba noogu dhawaa

  • @daariqali4108
    @daariqali4108 4 ปีที่แล้ว +16

    GUUSHI MADAXWEYNE YAASHI SOMALILAND💚⚪❤️ VIVA JSL 🌺🌼🍀🌺🌼🍀🌺🌼🍀🌺🌼🍀

  • @mubarakbarkhad6439
    @mubarakbarkhad6439 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo iyo aaba ba Somaliland waxa u ahaa C/raxman tuur iyo Haji ibrahm cigaal alle haw naxariisto lbadabee

  • @taaxoaydiid7322
    @taaxoaydiid7322 4 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah madax sharafkeh

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      waxani waa maalaayacni HORN cable waar barnaamijyo kale oo macnol eh nala wadaaga waxani waa reeR
      is caleemo saaray wax aqooNsanayaanA majiraan ee sida barnaamjiyada loo sameeyo baRta kkkkkkkk

  • @hanadmaxamed3351
    @hanadmaxamed3351 4 ปีที่แล้ว +7

    Hogaamiyayaashii wadanka somaliland

  • @proffmedia510
    @proffmedia510 4 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland GUUL iyo Gobonimo ay soo Hooyeey Madaxdeena MANSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Horey USOCO Viv JSL 🏃‍♂️🏃‍♂️👈🏿👈🏿

  • @qurbacmo2514
    @qurbacmo2514 4 ปีที่แล้ว +6

    I love somaliland I'm from Gedo ❤☝

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      War amuus

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 4 ปีที่แล้ว +1

      Guuleyso walaal if iyo akhiroba msha allh

    • @qurbacmo2514
      @qurbacmo2514 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maxbuubyare6791 you 2 brother 💙✌

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 ปีที่แล้ว +3

    Madaxwayne C.RAXMAAN AXMED CALI alle ha u naxariisto
    Indheer garad buu ahaa

    • @shuenhassan9489
      @shuenhassan9489 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin yaa Rabi Alle cabdiraxmaan iyo Cigaalba

  • @mohammedali7686
    @mohammedali7686 4 ปีที่แล้ว

    Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ALLE cimriga Hkuu barakeeyo

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 ปีที่แล้ว +12

    wanu udhabar adegayna qadiyada somalikaan 100 sano haday kaso waregayso madax wayna kasto iman doona wusi wadi dona
    horumarka & qadiyada somalilaan
    bahda hon cable tv
    wa mahadsantin

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      kkkk 100 way yartay ilaa qiyaamaha wada ader isaaq oo jeegaan isubadalay waxba soo Kordhin maayaan

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 4 ปีที่แล้ว +2

      @@burbuluug424 adigu maxad haysa oo aad idhertay wabad iga hosaysaye ina amison farmajo wa maxbuus amison ilaliso
      30 sano ayan karamo & xornimo & sharaf & horumar & nabad kunolay
      ADiGuNA 30 sano ayad kunoshay gumaysi & caqli xumo & faragalin shisheye & jahil nimo dadkagi oo ad midh midh ucuntid aderka walalka abaha ehelkini oodhan ayad qarax kudhamaysen
      hadad xisab tamaysid dadkaga wax uqabo hadikale sidan & sikadaran ahhaw

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      @@mahadmataankuriya riyo land oo usubadashy baloodh lan & jeegaan sii kalajajabtau aseer isk nurqaama ama oronada futada kadhukada kkkk

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 4 ปีที่แล้ว +2

      @@burbuluug424 ina qarax laan ina amison miyad cawryasa somalilaan

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 4 ปีที่แล้ว +4

    6:53 Waxu odhanya cigaal. Jubland Puntiland ileen. Wuu oga in uu. Maamulo kle Soo socdan siyaasi Waa uun siiyasi Waxey. Kuwada hadlan iyaga uun baa og Oo shacbka Waxba kama oga. AUN cigaal. Ruux. Wanaagsan buu ahaa

  • @mahadjama3597
    @mahadjama3597 4 ปีที่แล้ว +3

    Maansha'allaah Somaliland one love

  • @axmedwali7346
    @axmedwali7346 4 ปีที่แล้ว +11

    Cigaal aabihii dajiyihii nidaamiyihii sland allaw unaxariiiso

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc somalillan waxan urajeynayaa guul citirafkuna kuma yimaado meqaam sare
    baa nalagu soo dhoweyay iyo roog casbaanalodhigay ee sidii madaxdii kahoreysey kuulmiye baa albaabada citirafka lagaracaa shacabka winaa qancisaan hadi aydinaan qancin shacabka waxa iman doonta bedeluu

  • @ismailibrahim9405
    @ismailibrahim9405 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan leeyahay yaanaynu iskaga lumin debeda lacag iyo wakhti balse aynu gelino lacagta iyo wakhtigaba ciidan iyo saaniyad dagaal iyo dalka waayo waxaa ictiraafka ay ku xidhan tahay dagaal somaliland iyo somaliya ina dhexmara markaa halkaa ku jiraa ictiraafku

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 4 ปีที่แล้ว

      Aboowe iyadoon gorgor iyo danab la idin soo dirin haram cad 🐯🐯🐯 baa idinku filanbe 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว

      @@franklinrosevelt758 kkkk waar bal waxan eega anaga xayawanadka duurjoogta ee aanu cuno hano tirin siyaad bare ayanu kabo bir ah u xidhnay halkan haku fikirin nacdalyahay

    • @abdirahman6004
      @abdirahman6004 4 ปีที่แล้ว

      Kaasi wxaasuu ka sheekayaa hhhh duur joogbuu ku tirinaya 😂😂 caqliguu naafo ka yahay😂😂😂

    • @adanadan6167
      @adanadan6167 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi waa runtaa waa qodobka kaliyee UN tu inagu xidhay lkn way iska Iman insha Allah

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว

      @@adanadan6167 ma in la islaayo ayay UN tu inagu xidhay !!

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks hctv dhamaantiin 😍🙏🏿

  • @mohamedallaale3172
    @mohamedallaale3172 4 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhhhhh sagal beeldeeq walaahi waan kutaageeraa hore usoco

  • @zakarieabdirahman8684
    @zakarieabdirahman8684 4 ปีที่แล้ว +5

    Moncha allh aad bay u wanagsan tahy in add wadankaga tarikhdisa ogaatid 😘

  • @brotherfather7424
    @brotherfather7424 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha u naxariisto intii dhimatay
    Inta noolna caafimaad & cimridheer
    Amiin Amiin

  • @sayidmohamednour5276
    @sayidmohamednour5276 4 ปีที่แล้ว +14

    Anigu waxan taageero uahaaa daahir Riyaale kaahim

    • @hamseismaaciil2941
      @hamseismaaciil2941 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxba anigu waa tageesana hay waayo wuxu isku mabda ba ahaye

  • @RiyakAli-q5o
    @RiyakAli-q5o 9 หลายเดือนก่อน

    Mahamed ibrahamn xaaji cigaal alle haku naxaristo madaxwayne aqoon fican uu lah madaxnimada

  • @ikranmahamud3179
    @ikranmahamud3179 4 ปีที่แล้ว +3

    I love dalkayaga Somaliland cadawgeenu ha jabo in Shaa Allah

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว

    Alle Ha u Naxariisto Madaxweynayaashii Koowaad Iyo Labaad Ee Somalilaan Marxuum Cabdiraxmaan Tuur Iyo Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Sidoo Kale Alle Cimriga Ha u Dheereeyo Daahir Riyaale Kaahin Iyo Axmed Siilaanyo Oo Maanta Ka Nastay Xil Haynta Somalilaan.
    Daahir Riyaale Kaahin Wuxuu Noqday Madaxweynihii Labaad Ee Somalilaan Xaqiiqada La Wadaaga Dadkiisa Wadadii Cigaal Maray Ayuu Maray Runtii Waana La Kowsaday Lana Dhamaystay Xukumadiisa Wax Qabadkiisana Waan Qirayaa Runtii.

  • @hamidalqumairi523
    @hamidalqumairi523 4 ปีที่แล้ว +1

    They all did their part well. She said “Siiraanyo saxaafada lamuu hadli jirin, wasiiradiisuna roog cas baa naloo dhigay uun bay u odhan jireen” lakiin labada arimoodba videoclip keedaa beeneeyey!! Muse Biixina sidoo kale ayey ka sheegtay.. She seems against Kulmiye. Rooga cas ee ay ka qabsatay maanu maqal. Inanta roog cas u dhiga.

  • @baashe09
    @baashe09 4 ปีที่แล้ว

    Thank you Horn Cable Mahadsanid wariyahan Firfircoonow ,Safarada Madaxdu u baxay waxaad ka eegtay Bixida iyo soo noqoshada Madaxdu Hadal jeedintoodii,laakiin maxay dhaleen safaradaas imisaa madax caalamka inooga timid maxsuulku halkaas ayuu ku jiraa inta aad tabaysaan waa intaad Hagrateen Horn Cable

  • @mrseefxaytalleadership9280
    @mrseefxaytalleadership9280 4 ปีที่แล้ว +2

    War nimanyahw Dalka UDUb baa kor u waday lkn shacabka qabyaalad ahaan u riday qabyaaladii halkaasay ina dhigatay

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 4 ปีที่แล้ว +2

    Intii dhimatay e islaama alle hawnaxariisto amiiiin amiiiiin amiiìin

  • @theadalos2226
    @theadalos2226 4 ปีที่แล้ว

    Mohamed haagi ibraahim cigaal wa somaligii si nadiif ah ugu shaqeyay somalia weyn alle ha unaxaristo koofurta somalia shaqsiga kaliya ee fadhiga ugu kacan hade magacisa maqasho wa cigaaal SYL somalia 🇸🇴

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 4 ปีที่แล้ว +4

    Gobti ciidagale safal beeldeeq madax sare waan kusalaamay marwo qaranimadeena muuji axyaa inan iga dheh😎😎❤

    • @naasirhaajiciise3490
      @naasirhaajiciise3490 4 ปีที่แล้ว

      Good girl wlaahi

    • @inajamaccaabi5582
      @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh abti bahasha inaga macaneee somaliland guul iyo gobonimo intasa ka qrxbdn

    • @abdimajid3336
      @abdimajid3336 4 ปีที่แล้ว +1

      @@inajamaccaabi5582 wllkyaw horta waan gartay waanad mahadsantaye lkin mid ogow magacaanu jecelne noo dulqaata waxba is qarin mayse reer somaliland now🤩🤩

    • @inajamaccaabi5582
      @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdimajid3336 😂😂one love brother guuulaysta dhamntiin somalilander💚💭❤

    • @inajamaccaabi5582
      @inajamaccaabi5582 4 ปีที่แล้ว

      @Somali Hero sagal midna maha ee waa astan qaranku leyahay de aderayaal naga xishoda inanta ciyarta halaga dhafo inanu reer maha ee waa dhaxdin sa ma u fhnsantihiin☝️☝️☝️

  • @aragsanxaaji8850
    @aragsanxaaji8850 4 ปีที่แล้ว +1

    madaxda intii dhimatayna alla haw naxariisto janstal fardosa haka waraa biyo inta noolna allaha barakeeyo

  • @suguleadan6413
    @suguleadan6413 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariye Sagal waxa ka muuqata xirfad tabin oo aad u sareysa,waxa aad u eg tahay wariye ka howl gala warbaahin dibada ah,oo ku baxa af qalaad,saxaafadana ku soo jiray waqti dhan 30 sanno,horay u soco.Lama mid tihid kuwa ay haysato naive-nimo iyo superficiality,kuna hadaaqaya hadalo iyaga oo la lumiyay lana marin habaabiyay,dano iyo mashaariicyo siyaasadeed oo shisheeyana u adeegaya.Warbixinadooda waxa ka muuqata deg deg iyo miisaan xumi aad u liidata,gabi ahaana ay ka maqan tahay hubantida iyo dhabta,rabana in ay ka macaashaan propaganda aad raqiis u ah,kuna suntan daba dhilifnimo shisheeye,Soomaalidana waxa ay horay ugu maah maahday:si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay.

  • @manasharif9995
    @manasharif9995 4 ปีที่แล้ว +7

    Somalay horomar gadhi mayno ilaa sida calamka oo kle kursigu dhaxal yesho wyo marku dhargo bqiga dadka ugatagaya lkin kan 5ta sano ahi wxy unoqonaysaa 5mlmood mrkasu si miliqsanaya

  • @ashraf_deeqsi
    @ashraf_deeqsi 4 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland Viv dhawan iyo
    Waxan sugnaba wa ictiraf
    Rasmiya Inshallh 💯/💯👍🏻

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      kkkkk adeer riyaad ku kitaa ma jeegaan baa soconaysa iyo muuse baloodh

    • @ashraf_deeqsi
      @ashraf_deeqsi 4 ปีที่แล้ว +1

      @@burbuluug424 hahahaha sxb kumashqulka Qayrka qorsha dhama jira xagay umaduhu tashaden talabo horay uqaaden horumarna astan kaDhigteen Ayad adigu Wali isku meraysanaysa Alla nagadhashay somaliland Adi Iyo midnimo ila Qiyamaha isdabajoga Walina wax Kumahaysid👍🏻

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      @@ashraf_deeqsi anigaa kaamasuula halkaaga ku xidhnoow yaa ku yidhi midnimaa ladonayaa arinkaa iskahubi waxba sooma kordhin kartaan no citiraaf

    • @ashraf_deeqsi
      @ashraf_deeqsi 4 ปีที่แล้ว +2

      @@burbuluug424 meel dhaw inan ka
      Fikiro waxn kadorbiday meel fog
      inan wax ka eego sxb(لكم دينكم وليدين)

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      @@ashraf_deeqsi Adeer xabashida Ku biira xal kale idiinma yaalo JeeGaaneey

  • @mounaabiibmire1477
    @mounaabiibmire1477 4 ปีที่แล้ว +7

    GUUL IYO GOBONIMO SOMALILAN

  • @impireminimatches3745
    @impireminimatches3745 4 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah rabi naxariistii jano haka waraabiyo madaxwyne cigaal wlhi waa nin dalku la aantii la ooyayao

  • @mhametbarkhad2887
    @mhametbarkhad2887 4 ปีที่แล้ว +7

    Aniga waxan iswaydiiya inagoo laba maxmiyadood kala Ahayn ama labo goboloo siman oo walaaltinimo isugu yimid laba gumaystana aan kakala madax banaanaanay sababta 1960 2020 Madax waynuhu uyahay midka soo jeeda garoowe io kismaayo inta udhaxaysa taasi waxay kutusinaysa somaliyada lasheega inay intaas uun tahay mar idage Alaha dago labo jeer idage se ana isdagay waxaad tidhaahdiin 30 sano aad riyo ku jirtaan lkn kuwa 30 sano riyada kujiraa waa idinka eele somalind waa gobol somaliya kamit ah riyadaana iska sii wata intay jamuuriyadu waxay lixdankii iska xoortay dib ukasbanayso
    Guul Somalind

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      waxani waa maalaayacni HORN cable waar barnaamijyo kale oo macnol eh nala wadaaga waxani waa reeR
      is caleemo saaray wax aqooNsanayaanA majiraan ee sida barnaamjiyada loo sameeyo baRta

    • @abdifataxjama8023
      @abdifataxjama8023 4 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhh waan kugu raacsanahey lkn inaad xaga qabyaalada waa ufe ma waxaaad inoodheegtaad weydey
      bal inaba ee maxaa madax weynuhu ugasoojeedaa xagga qorax kasoobax narka lajoogo burco oo ilaaa 30 uga soojeedi waaayey xaaga qorax udhac
      soo inagoo kayarba inama heysato taaasi indhaha zxp leyskamatiuree waanu tadhaneynaa meesha kooxbaaa kucasha karsata ugu horeeyo muusa saamiri ama hadaraab kaad utaqaanba

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      @@burbuluug424 FUCK YOU

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      waxani waa maalaayacni HORN cable waar barnaamijyo kale oo macnol eh nala wadaaga waxani waa reeR
      is caleemo saaray wax aqooNsanayaanA majiraan ee sida barnaamjiyada loo sameeyo baRta

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      @@mahamedaden7237 waxani waa maalaayacni HORN cable waar barnaamijyo kale oo macnol eh nala wadaaga waxani waa reeR
      is caleemo saaray wax aqooNsanayaanA majiraan ee sida barnaamjiyada loo sameeyo baRta

  • @hawohassan9829
    @hawohassan9829 4 ปีที่แล้ว +5

    Maansha Allah ❤️

  • @mubarikmaxamed8950
    @mubarikmaxamed8950 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha uu naxariistee waxa madaxwayne xaqa ahaa madaxwayne maxamed xaaji ibrahim cigal waxan kale waa tuug iyo tuug kalkaal

  • @con8146
    @con8146 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland 2023 💚🤍♥️

  • @mohamudyusufibrahim-jawhar1717
    @mohamudyusufibrahim-jawhar1717 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah madax dii qaranka somaaliland

  • @msomahy9087
    @msomahy9087 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaaa somali land u aqoonsaday dowlad dimiquraadi ah?????? Beenta umada kada naya cid dowlad u taqana ma jirto mamul gobelaafkaas qar iyo buuur haka tuurin

    • @hudeyfiabdirahman1765
      @hudeyfiabdirahman1765 4 ปีที่แล้ว +1

      Reer xamar anoon xabad dabada kala dhicin iga hadhi mayaan

    • @msomahy9087
      @msomahy9087 4 ปีที่แล้ว

      Hudeyfi Abdirahman oo marka xabad dabada kala dhaceyso ayagu ma gacmahey la yihiiiiin????? Mase xabad la aan aaa heyso xoolo aa tahay ee meeshiina jooga

  • @hooyomcn8656
    @hooyomcn8656 4 ปีที่แล้ว

    Allaha ha unaxariisto madaxdii inaga dhimaty ee halkan in inaso gadhsiisay Aamiin Aamiin

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA 4 ปีที่แล้ว +1

    Sagal beeldeeq guulayso walaal

  • @israismaaciil3279
    @israismaaciil3279 4 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha Allah somalind hanolato

  • @abdirahman6004
    @abdirahman6004 4 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland guul iyo gobonimo

  • @ikranmahamud3179
    @ikranmahamud3179 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +2

    tani waa doqon mucaridnimo madax martay naa isla yaab dhandhan yahay habar fadhida legdini wax uga fudud baan maqli jiray rug cas waa loo dhigay waana la casuumay citirafkana maaha mid iska soo bood ah waqti buu qadanaya lakiin qof walaba aduunkan goal buu leeyahay haduuu ku tashado inu gaadho goal kisana wuu ku guulaysataa wax walabana waa inamal acamaalu bi niyah wana imanaysa citirafku hadana citiraafka ilahay waa haysanaa idinka maxa idin walaahay miyaad diidaysa in rug cas loo dhigay miyaad diidaysa in ganacasiga somaliland london loogu qabtay miyaad diidaysa inay xaqeenii lacgtii wadankeena ee xamar mari jirtay soo celiyeen miyaad diidaysa in ay dekadahii dhiseen oo manta halkaas guul ka dhaliyeen miyad diidaysa inay ciidamadii musharkii u kordhiyeen derajadii sudheen miyaad diidaysa wasaradahii inay dhiseen schoolo badan ceeelaal badan wana kulmiyihii hore kan cusub waax wuu qabaaya lakiin kii hore ka dedaal badana sababta waxan is idhi wasiiradi hore waxay ahayeen rag rag oo walahay mid walba haybadiisa yaabayso iyo sidu u ordayo kan wasaaradaha ayuu u dhibay ciyaala la hadhay ama isagaba wax ka khaladan yihin marku beeshiisi meesha ku guray lakiin kulmiye dumi maayo ku seexda ku soo toosa qof xun hadu na soo maro isaga iska tegi waa sidan aminsanahay ma wanagsana wax dhamana lama hayo malintii dhowyd ay hadalayeen ciro wuxu ka bilaabay midnimo yaa og midnimada uu sheegayo ninkaas walahay waan ka shakiyay si wayn inu koonfur ku xidhan yahay mana aaminayo hadu ka soo hadho madaxda somaliland faysal marna wa iga farxiya marna wuu xagal ka daacaa muusene bal weli kamanu quusan suga inyar bal inu inta danbe wax hagaajiyo

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 4 ปีที่แล้ว +1

    Axmed maxed maxud siilanyo ninka ugu caqliga badnaa madaxweynahyaashii slnd

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +2

    ciidamda waxa dhisay ragii ciidamdaa ahaa ragii hagayaay ciidamadaa maha in madaxwaynaha sameeyey ciidamda iskuna dubo riday siiyaa ragii sameeyey ciidamda abaalkooda wax walaba madaxwaynaha yaan la dulsaarine

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว

      Waa runta indr lkn barnamijkani waa kii madaxweynayasha mid walba talyihisina waa la yaqaan alle haka abaal mariye

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

      Siciid ahmed horta madaxdeena ilahay ha inoo dayo walaal lakiinse dadkeena qofka shaqdiiisa ma yaqanaan ciidamada waa dhisa hadba ninka hagaya madaxwaynaha dusha ayuu kala socoda hadu wax u qabto wuu ku aamanaan yahay sidii Ahmed silanyo marku mushahrka u kordhiyaay ee derajada bixiyay lakiinse hadaba kii wata dhisa ragoo ka soo bilabay meesha madhan ee tabo baray ayay ilaa hada ku shaqeeyaan wixi ay baren madaxwaynayasha somaliland waa qaar barakaysan kama soo horjeedo dhamantood wan tageera walee

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว

      @@sidrasirad9475 waa runta wll ciidan la'aan madaxweyne iyo dal ba ma jireen waana muhiim in iyagana sida madaxweynayasha oo kale loo sharfa

  • @cabdiibrahim4578
    @cabdiibrahim4578 3 ปีที่แล้ว

    Somaliland waa GuuL io Gobonimo💪💪💪 ❤🤍💚 💯💯💯

  • @bilaalsaxardiid1069
    @bilaalsaxardiid1069 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi raxmaan axmed Cali aabihii somaliland

  • @lA__alimohamedIsmail
    @lA__alimohamedIsmail 4 ปีที่แล้ว +1

    Madaxda dalka soo maray hakala badsadaan laakiin nin waliba waxbuu qabtay

  • @CabdixakiimWarancadde
    @CabdixakiimWarancadde 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashalaah

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 4 ปีที่แล้ว

      waxani waa maalaayacni HORN cable waar barnaamijyo kale oo macnol eh nala wadaaga waxani waa reeR
      is caleemo saaray wax aqooNsanayaanA majiraan ee sida barnaamjiyada loo sameeyo baRta kkkkkkkk

  • @israismaaciil3279
    @israismaaciil3279 4 ปีที่แล้ว +2

    Somalind Guul iyo gubanimo👍

  • @abdirahmandholayare8285
    @abdirahmandholayare8285 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah maxamed xaaji cigaal wuxu dhahay xabadhi waa runtii xabadhi qadh muun

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 4 ปีที่แล้ว

    Daahir rayaale wixii ka danbeeyey amaba imaatinka maamulka kulmiye, somaliland waxay ku talaabsatay guulo sidoo kale wxay ka dhacday jarar aanay waligeed kasoo nqonayn

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 4 ปีที่แล้ว

    maxamed xaaji ibraahim cigaal ilahay hakuu naxriisto aabo Somaliland baad aheede ilahay janada ha kaa waraa biyo

  • @abdinasirmb8730
    @abdinasirmb8730 4 ปีที่แล้ว

    Daahir rayaale madaxwaynaha ilaa hdda kga fiicnaa arrimaha dibadda man arg
    Runtii wa mdaxwayne markaa arko aan dareemo leadernimadu khibrad ay leedahay Daahir Alla ma mdxwaynaa ahyd mise mdxawayniyo badh, allaha kudaayo daahir

  • @omaregal164
    @omaregal164 4 ปีที่แล้ว

    Muuse isagu 3 years 2 times buu dhoofay midi waa guinue Conakry midna Ethiopia markii farmaajo iyo abi axmed uyeereen markaa waxay u muuqataa dawlada federal ka somalia 🇸🇴 in aay cadaadis weyn saartay arimaha dibada oo maamul goboleed yadii samayntoodi yaraatay

  • @axmedgaab3309
    @axmedgaab3309 4 ปีที่แล้ว

    Maddaxda Somaliland markay safrayaan ma daah furna Safaradoodu waana sababta keentay in shacabka Somaliland ay ku kala shakiyaan in aan looga war bixin qadiyada ay filayaan in safarada salkaku hayaan oo ah citiraaf raadis,waayo waxaa garab istaagi lahaa waa shacabka taas se waxaa lunshay Hogaanka oo aan wax ay ku qan caan la wadaagin

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin rageednimana wuu ku darsaday
    Waxaana cadayn u ah sidii uu xilkii
    Uu u hayey ummada reer somaliland

  • @inacalicaydiid2311
    @inacalicaydiid2311 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaha m/waynaashii Somaliland guul & gobanimo

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 4 ปีที่แล้ว

    Horn cable iyo universal waa in laga xidhaa Somaliland. Cadawga Somaliland ayay isleyihiin u jabiye Somaliland. Eeyhy edu dhashy kadaye wadnka iyo dadka dibindaabyada oo nuu dhaafa Somaliland.

  • @haniismail3317
    @haniismail3317 4 ปีที่แล้ว

    Silaanyo uun baa ahaa madaxweynihii somaliland wax uqabtay kuwa kale dib udhac uun bay ugeysteen

  • @abdikarimsubeer8665
    @abdikarimsubeer8665 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxaristo aaya rapi

  • @thebittertruth5381
    @thebittertruth5381 4 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwayne daahir riyaale kaahin
    wuxuu ahaa madaxwayne dimuqraadiyada wax ka baray afrika

  • @adensuldan
    @adensuldan 4 ปีที่แล้ว

    Aniga waxay ila tahay in aanay macno badan samaynaynin in lagu qanco Roog cas ayaa lay dhigay. Lakin waxa ka wanaagsan in Madaxda ku marti qaaday kula galaan heshiis wax tar u leh qadiyada aad raadinayso ee Madaxbanaanida.!

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 4 ปีที่แล้ว

    Sagal beel deeq illaahay haku dhawro manshaa allaah waxaad tahay wariye tabin fiican waana runtaa su,aal wayn ayaa saaran madaxdii xisbiga kulmiye kasoo baxay

  • @bosoltan5557
    @bosoltan5557 4 ปีที่แล้ว

    Madaxwayne kastaaba sidaa Aad sheegtay walahay roogaga cas ayay ka helaan ilaahay somaliland iyo soomali gabi ahaanba haynoo xafide

  • @samdaani
    @samdaani 4 ปีที่แล้ว

    Alaha u naxariisto madaxdii somaliyeed R wasare Cigaal

  • @axmedyaasin7354
    @axmedyaasin7354 4 ปีที่แล้ว +2

    VIVA JSL

  • @khadaromer5053
    @khadaromer5053 4 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne dahir rayale kahin wuxu ahaa m.weyne dimaraqdiyada ui sameyey iskada somaliland geeska africa ka noqotey wax lala yaabo ilaa hada mid lamida ey ki dhici layhiin dawladihi ka danbeyey ader runta isu sheega

  • @axmedfaarax6774
    @axmedfaarax6774 4 ปีที่แล้ว

    oo aawey madaxweynihii ugu horeeyey ee somaliland c/raxmaan tuur Alle ha unaxariistee barnaamij dhinac ka raran

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 ปีที่แล้ว

      Alle ha u naxariisto madaxweyne A.rahman tuur mudo xileedkisi safar dibadeed mu galin waxa u ku mashquusana dhismaha nabadgalyada oo aad u xumaa

    • @axmedfaarax6774
      @axmedfaarax6774 4 ปีที่แล้ว +1

      @@siciidaxmed2963 mhadsanid wll

    • @laaleyschannel2711
      @laaleyschannel2711 4 ปีที่แล้ว

      cabdiraxman tuur 2 sano ayuu hayey dalka wll dalkuna burbur ayuu ahaaba dowladi majirin

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 4 ปีที่แล้ว +2

    Ijeeda oo dhamii waa loo kalaa ronaa dalkaan waa madaxwaynhygii ma jeclii inan cadowga uu jabiyoo lakiin waxaan hubaa uun inuu yahy madxwaynhi iguu tarikhda xumaa somalilaand

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +1

    Snm ====dadkii qaxaa iyo gajadaa baday somali oo dhan Even kuwaa badaan kadhiigay gay yaal. Allaha cadaabtaa aduunka haidin kukeeno. Idiinka iyo all wixii kashaqeeyay in Somalia burbuurto .From sanaag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

    • @halimamohamed6529
      @halimamohamed6529 4 ปีที่แล้ว +1

      Amal Ahmed
      Ilaahay adiga cadaabta hakugu fogeyo
      SNM tariikhdeeda doqon jahilad ah waxay ka sheegi kartaa iska yar
      Somali koonfur iyadaa is babi’isay oo magaca somaliyeed ku xaartey
      Adna waxa ka hadlineysa dabadhilif nimadii faqash eed Siyad baad weydeen
      Kalay somaliland wax ka qaad
      Ciil u dhimo
      Viva Somaliland 💪

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว

      WARSANGALOW DHUXUSHIINA ISKA SHITA LAANGAABIIN YAHAY

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 4 ปีที่แล้ว

    guul ayay dhamaantood soo gaadhsiiyeen madaxdaasi somaliland

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 4 ปีที่แล้ว

    Si maqaam sare leh, ayaa naloo soo dhaweeyay MashaAllaah.

  • @deeqacali912
    @deeqacali912 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah saxaafada aad baan idinka mahad celinaynaa

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhulbahante samaroon ciise warsan gali ma ahan soomaaliland

    • @xamseabdiali7865
      @xamseabdiali7865 4 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @halimamohamed6529
      @halimamohamed6529 4 ปีที่แล้ว

      Qabyalad baa idin madaxmartay
      Sida ninka samaroon ciise darod ama isaaq itiopia uga mid noqday ayey intuba dhankan Somaliland ee ilaahay ku bereyna uga mid yihiin
      Ku darso ama ka xumow ama gidaarka madaxa la dhac ilaahay baa isaaq majoritiga Somaliland ka dhigay siduu ciise majoritiga jabuuti u yahay
      Hadal jilicsan uunbay meel kasta ula tagan yihiin

    • @halimamohamed6529
      @halimamohamed6529 4 ปีที่แล้ว

      Xamse Abdi ali
      Uskag faqash reer Somaliland ka dhex bax nedel yahow
      Halkan dad nasab ah baa ka doodaya 🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🤮

    • @quensagalchannel9533
      @quensagalchannel9533 4 ปีที่แล้ว

      yaa raba

    • @nasirawil1232
      @nasirawil1232 4 ปีที่แล้ว

      Way ku qasban yihiin wlhi

  • @thekinglion2124
    @thekinglion2124 4 ปีที่แล้ว

    Guul somalialand

  • @KhadraCabdulaahi-r9h
    @KhadraCabdulaahi-r9h ปีที่แล้ว

    Soo badi uu yaryahay wll please 😊😮

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 4 ปีที่แล้ว +1

    My favorite president was MR
    DAHIR RAYAALE KAAHIN