Mansha Allah jasakallahu khayran wll wad no faidaysa wll sual ado raliya cake markan dabka u geyo 180 wu iga gubta adna 200 ayad u gaysay wanu ku ficnaday
Manshlahwalalilahagacatahkuubarkeeyowaanfamay ma ha sa nid❤❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😂😊😂😊😂😊😂😊😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤manshlah
Wllo waxa logu tala galay cake in lagu daro wuxu ka cawinaya in cake ku bato oo cajiinka ad qoshtay 2ba bilaydh ku noqdo cake na wuxu kaga dhigaya mid jilicsan
Wan haya bilaydhkasi 10 ka ah insha alla vedou ayn kaga so samayn qiyasta aad ku samaysan donto insha alla waxa mihiim ah lkn inad helayso muxasin cake wuxu ka cawinaya inuu cake kor kugu so qado oo uu cake gu soft ku noqdo
Way isku jiran qaarbaa natural ah qaarbaa fake ah oo kuwa guryaha lagu sharaxo ah iyo qaar laga sameeyo fondant ama cajiinad sonkorka markaa qofba wuxu heli karo ayuu ku qurxiyaa cke mahadsanid
Keep going my sister
Masha allh waa halkee wllo
Walhi inan ad ufiican bad tay wll❤
Abyo aad baa umahadstahy Allaha ku barakeeyo
Xoogaa codka kor noogu qaad
Mnsha allah wlo noso badi
maasha alah waan jeclaaday keygaga
aad sameso marwalbo oo aad soodhito
waanlayg gareeyaa waanasher gareeyaa
laakinmarka keyga adsameyso natusi
sidaloo jaro kega🖤🖤🖤🥰🥰😍🤩💜💟
Sida loo jaro maxad kawadaa wllo wanad ku mahadsantahay sida wanagsan eed chanelkka ugu xidhantahay
Masha allha
Byo mcn ilhy ha ku barakiyo shukrn nooh sobadi
Masha allah walalo mahdsanid wan ka faaidey runtii ilahy haka abaal mariyo qaali codka kor uyar qaad thankz😍
Masha.allah wll allaha gacantada ha barakeyo
Wlllshay waan kurabaye lanbarkaga isii
Wllshy mazha Allah
Shukran qali
❤
Huno xge kala so hdla❤
Maashaallah baaraka allah macnaha maxsin ma fahmin
Maasha allah tabarakallah hore usoco wlshy
Shukran wlshay
Manshallah ❤🎉
Mansha Allah jasakallahu khayran wll wad no faidaysa wll sual ado raliya cake markan dabka u geyo 180 wu iga gubta adna 200 ayad u gaysay wanu ku ficnaday
Wllo oven nadu isku mid maha dabkana waxa dhici karta inuu xoog badan yahay ee u gabi si uu kugu bislado shukran
@@kadriinaCakes Haa wll wa laga yaaba in dabku badan yhy thanks wll
Mash Allah qali dumar shugran💋💋💋💋💋❤💯
Ma barta dadka wll se hadaad barto waa halke tnx
Maansha allah horumar wacan xbbti ilahay haku barakeeyo gacmaha
Amiin qali thanks 🥰🥰
cadeey kega jar
Masha allah xbbti
Shukran wllo
Mashalah silicon baad ufanahan sisaa ilahay vacant jaku barakeyo wll ma bartan keega inaan bartan jecelahay
mahadsanid sida quruxdan oo aad usameeso 😍😍😋
Manshlahwalalilahagacatahkuubarkeeyowaanfamay ma ha sa nid❤❤❤❤❤❤😂😂🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😂😊😂😊😂😊😂😊😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤manshlah
Mansalah❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊🎉😊😊😊😊🎉😊😊😊😂😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂❤😂❤😂❤😂❤
Asc xbbti aad baad u mahadsantt tiktok ban kaso racay wana kuu saaray xbbti allah haku sharfo
Amiin qali so dhawoow shukran 😍
Mansha alla hore usoco xbbti
Shukran 🥰
Mansha alla 🥰🥰🥰
Shukran mamo🤩🤩🤩😍😍
Soo laabasho wacan wll khadriina miss you so much
Shukran xbbti ilahay haku sharfo 🥰🥰🥰😍😍
Manshallah mahadsanid qaali ma jiirta meel aad ka dhigto
Haa way jirtaa ila so xidhiidh wllo 0634476557
Manshlh hore usoco wll
Shukran wllo
mash allah
Shukran wllo
@@kadriinaCakes asc ustaadi lamabrkada what ub ka ubahanay
Instgrmka igaso qabo
Max sababay talow
Qli halkedn kasoo xariira
Wllo waayo saliid iyo caano maxaad ugu dari wayday
Waniga ku qasay wllo
Asc abayo hadan ovin heysanin digsi makukarin Kara keega
Haa wlshay hadii ad ku samyn karto
Creamka sonkor miyad kudarta mise wuu wada
Wuu wataa wllo laguma daro
wa masoo noqoty qali
Haa xbbti insha alla
ubaxan aad dusha ka sartay isago kaligiiya wal noso gali insha aalh
Isagoo kaliya maxad uga jedaa wllo
Giriimka maxaa laga sameeyaa?
Wuu diyarsanyahay
Khadray yaa kaa hagran like iyo wax la mida adba huno waad noo hagarbaxdeee
Shukran qali 🥰🥰
Shukaran wllshy Hada Arkay mahd sanid
Adigaa mudan wllo 🥰🥰🥰
Qali wu iga gabanay inati an donay im gadhayo
Gacmo dahab
Thanks qali 😘
M h wad mahad zanty qli wad noo faaiidatzay
Khadray halken kala soo xidhiidhnaa xbti
0634476557
Wll tumboyinka hlke ksoipiaay
Suuqa wllo kuwa xawashyada iibiya
Abaya wax macasim dhahoosid maxa waye ee caagada weyn kujira
Waxa lagu daraa cake wuxu kaga dhigaya cake mid xoog u jilicsan oo kor uso dheer
Abyo cake inuu wareego maxaa sababaya
Bir buu dulsaran yahay wareegaysa
Asc
Masha allah gacntu kumagodo
Amiin wllo shukrn 🥰
abaayo
Hee wlshay
Huno xge kala so hdla
💋💋💋💋
Shukran 🥰🥰
Wll faraawilada xge laga hela
Wllo suuqa hoose kuwa iibiya flowers ka
mahadsanid wllo maxasin maxaad kawadaa Maan fahmin
Wllo waxa logu tala galay cake in lagu daro wuxu ka cawinaya in cake ku bato oo cajiinka ad qoshtay 2ba bilaydh ku noqdo cake na wuxu kaga dhigaya mid jilicsan
Khadray wll sawir muxasinka ma iiga soo qaadi kafta qaali adigo mahadsan
Ma warangada muxasintu wll mcn ama "Majs" ta
Walal numberkaaga hoos noogu reeb.muxasin hlkee laga helaya.
s8nxigu waa lamber imisa koobka shaaha wlo qiyaasta makadhigan karoo
Haa xbbti koobka shaaha ee bigays muujiye ka yidhahdo wadka dhigan kartaa qiyasta
@@kadriinaCakes wloo intaa uubam ku sibayaa oo buuxa talkle sinxigu waa lambakee
Kan aan ku samaynayo hada cake bunigaa waa numbar 9 , adigu ka aad ku samayso waa imisa nabrkiisu hadii uu ku qoran yahay
wllo waa 10 mana ii soo buuxsamo qlai
Wan haya bilaydhkasi 10 ka ah insha alla vedou ayn kaga so samayn qiyasta aad ku samaysan donto insha alla waxa mihiim ah lkn inad helayso muxasin cake wuxu ka cawinaya inuu cake kor kugu so qado oo uu cake gu soft ku noqdo
Flowers maad sameesay mise waa caag
Waa caag xbbti
abyo flower kasto cake lasaro iga jahil baxi fake miya mise natural
Way isku jiran qaarbaa natural ah qaarbaa fake ah oo kuwa guryaha lagu sharaxo ah iyo qaar laga sameeyo fondant ama cajiinad sonkorka markaa qofba wuxu heli karo ayuu ku qurxiyaa cke mahadsanid
masha allah