Somaalida dhahee dudaaaye adeer ninka wixi lasheego ayoow lid ku naqoooyaa lee qof kasto ayaana lid noqan karo Waa adoo qof ku dhahe saa tahay kadib aad dhahde waa xanuunsan yahay maa maqashe Tusaale eeg waa ka dhan dhahaa isku dhawaashuhu maxeey micno laheeday Micno weey leedahay qof ka eedeeysanahay ah dadka udhaw waa la baraaa waana la xiraa
Shalay ha wax micno leh oo sualo IYO jawaabo WA leeyahay waydiiyo Wana laga jawaabay BALSE maanta wax Sual ama Wajaab MUHIIM AH MA AKRIN OO MEESHA LA KEENAY
Qofki wax fahmayo warka wa cadyahay. Xeer ilaaliyaha aaba diidan ninka in sual la waydiyo o marki wadada lagu so rido Baaraha ka gudub suashas dhahayo. Tuugo is baheysatay o masaakiinta dhiigoda jaqeeso. Dowlada dadba wax cunayo qof maskiin ba gudaha lagu tuura o lagu ilawa ayado shaati Iyo sharci dowlad sidi larabo lo isticmalayo. 😡
Abuukaatahaan halagu fara adaygo aad ha loo waardiyeeyo dhaaqaale uu laaluush ooga maarmana ha loo abuuro, dadka iyo dalkuu waxbadan u qaban doonaa, Edeb-tii iyo asluubtii maamul wanaag ayuu bilow u yahay ee dawlada ninkaan ilaaliya oo horumariya geesigaan
Qareenkaan waa hawlkar lakiin waan u cabsanayaa ileen soomaalidu majecla qof waxtar. leh
Masha Allah
Walahi abukaatahaas waaa nin aad iyo aad u wacan.
Dhamaan wixii lagu eedeeyay ragaas dulmanayaasha ah ayuu banaanka soodhigay.lkn xeer ilaaliye wuxuu noqday mishaar lagu adeegto
Good loyar wlh dudaaye wlh abaal Marin ayu mudan yahay
Allaha,badbaadiyo wll
Haa dastur dastur leynina ee umadaan dasturkeda halagu maamulo waana quraaanka
Dastuurka quraanka isma diidano😂
Mansha allaha dudaaye geesi runta u sheegay kuwa dambiyada sarayo cid aan lahayn
Nimanyow sirdon qaranka u dhiba dudaye😊
War ninkaan wuxuu iso xasuusiyay aflaanta Hindiga aan daawanjiray
Abuukatayaasha uu u turjumi jiray
Abuukaate dudaaye wan kuwataa ❤❤❤❤❤❤ horey usoco loyer fican batahay
Masha allah abukataha wa aqon yan askarigan sharci hala marsiyo haad mesha kuma hayo
Lawyer kan nimanka wuu ku dhibca tirsaday walaahi, waa lawyer professional ah. Qolada kale xogtoodu ma dhamaystirna, dhibtaas ayaa haysata
Haa,mahubaan,waxa,ay,kusoo,xireen ninkanoo kale,ayuu,wadanka,ubaahanyhy,allaha,badbaadiyo
@@maryanhussien5992 aad iyo aad, hadii qol-yahan afka duuban wadanka laga xoreeyo fursadwayn ayay haystaan da'yarta soo koraysaa
War wiilkaan legend weeye
Good point waye Susana maxeey police u arkiwayen marhore kkkkkkk
Ninkan hala ilaaliyo wllhi wan u cabsi qaba dudaye alle ha dhawro😢
Okeeeey da iska yaree sida kale doodaa baa tahay 👍🏽
Dudaaye he is a professional lawyer
thanks abukaate duudaaye
Somaalida dhahee dudaaaye adeer ninka wixi lasheego ayoow lid ku naqoooyaa lee qof kasto ayaana lid noqan karo
Waa adoo qof ku dhahe saa tahay kadib aad dhahde waa xanuunsan yahay maa maqashe
Tusaale eeg waa ka dhan dhahaa isku dhawaashuhu maxeey micno laheeday
Micno weey leedahay qof ka eedeeysanahay ah dadka udhaw waa la baraaa waana la xiraa
askarigan wuxuu aad uga fiicanyahay hantidhawrihii ka horeeyay
Haa wll,ninkas,ixtiraamka,kuyaraa
Shalay ha wax micno leh oo sualo IYO jawaabo WA leeyahay waydiiyo Wana laga jawaabay
BALSE maanta wax Sual ama Wajaab MUHIIM AH MA AKRIN OO MEESHA LA KEENAY
Ayyy dudaye nin rag ah
Waa abuukaate aqoon duragsan leh
Cajib wllhi
Eebe guusha ma siiyo. Mid wax xaday iyo mid u doodaba. Airport ka anaa cabasho ka ahay .
Qofki wax fahmayo warka wa cadyahay. Xeer ilaaliyaha aaba diidan ninka in sual la waydiyo o marki wadada lagu so rido Baaraha ka gudub suashas dhahayo. Tuugo is baheysatay o masaakiinta dhiigoda jaqeeso. Dowlada dadba wax cunayo qof maskiin ba gudaha lagu tuura o lagu ilawa ayado shaati Iyo sharci dowlad sidi larabo lo isticmalayo. 😡
Wll,wad,garaty,xoogaa,dhanka,kale,ayuu ,ubadanyahay,lkn,allaha badbaadiyo
Wallahi wan kula arkay, mar walba oo jidka laguso rido wuxu leeyhy kasi gudub, sual kle weeydi, Xanun wye wallhi nacala sheydan ku taale
Oo puu galiyay 😂😂😂
Aadkaatay Oo Adakatay Gow war Ninkan Baadhe inuu Noqdo ayuu ku Wacnaa Boliska Qac ba ka yeedhey😂😂😂
Xusuus Qor Uu uuu Meeshaas waa Qodob Aad Ugu Adag Askarta somalia Oo maba Wataan buug Xasuus Qor kkkkkkkkkkkk
Buugaas waxa Lugu qora Marka qofka la qabto wuxu Wat0 wuxu Xidhan Yahay Askarigan 0 ba la Galiyey meshas
Somaliyed Maha ee somaliya dheeh hadad rabto
Somaliya wa hoyada umada somaliyed
Suxaallhaah waa yaab
tuugtu maaha kuwa dibada jooga blse waa kuwa gudaha ku jirah ee la waardiyeynaayo
Ar Abukate dudaaye ha lagu bedelo Mahad salaad
Abuukaate dudaaye
Dudaye non waxbartay
@@sheekamirsab2292 waa ka muuqata
Ninkaan ookale ayaa,loobahanyahay dacadnimada,ayaa,muhiim,ah,iyo,waxbarashada
@@maryanhussien5992 wa asiibtay
Ninkan yaa abukaate ka dhiigey anigon joogin meesha qalad ka waa abukate
Dudaaye waa balaayo
dudaaye is not easy
Qof taban bari shaqeynayii musuq losoxiray hor baa umaan arag Wale Somalia waxa kajira cadabta rabi lee udiman
Avv kaan caadi maaha wlh
Hadii booliska barista sameynaayo hantidhowre muxuu qabanayaa yaase maaliyada dawladeed loo xilsaaraa inay baaraan booliska mise hantidhowraha
Ninkaan Haa lagawar haya
Dudaaye waa rag rag dhalay
War wuxu wiilsanaa
Abuukaatahaan halagu fara adaygo aad ha loo waardiyeeyo dhaaqaale uu laaluush ooga maarmana ha loo abuuro, dadka iyo dalkuu waxbadan u qaban doonaa, Edeb-tii iyo asluubtii maamul wanaag ayuu bilow u yahay ee dawlada ninkaan ilaaliya oo horumariya geesigaan
Libaax weeye wlhi abuukaate dudaaye
😂 ninkan gacan baa u tagay wlhi
Cajiib Maxaa keeni karo qafkale shaqadiisa mafaragadhan karo
WAA ARGAGAX NINKAAN
Looyer dudaaye ciidanka siiaydhida sirdoonka qaranka madax ha looga dhigo hadii wax layska maqlaayo qabiil baa idin qaaday
Dudaaye kan wuu ku qaxay
Abuukaate dudaaye 1:15 minutes ee vedio gu soconayo siduu u taagan yhy ma badali
Askarigaan waa tuug lasoo dirsathay
MADHAMEYS TIRO HANANKA PAARITAAN
dudaayeq qareen la hubo
Waxan garyaqaan maaha su aalo xumaa
Dudaaye caadi maaha😂😂😂😂
😂😂😂😂 buldananaaa
Jiilcileeba kujiraa😂😅
Abukate Dudaye wixisa waabsi cad waye rag isku shaqo ah iyo kuwan ku shaqo aheyn maxa isku eed ka dhigay maskinka poliska waa laga warbadshay 😂😂😂
Abukaate hawiye ah laga shaqaalaysiyay ,
Meeshaas ,
Balse askarigan wa nin dadnimo iyo daacad nimo ah ay ka muqato
😁🤣🤣
Kkkkkkkk good point wlh
😂
Waxaaba baaris u bahaan ubuukataha shaahadiiisa ineey been abuur tahay iyo in kale
Hadalkisa kaga filan shahado inu yahay abukate buuxa😂
Inay daacad katahy iidaran😂😂
Kana dhaama damiinki 😮😅😅😅
Afkiibaa jaq galay 😂
Dudaaye jaamacada indho adeeyga ayuu kasoo baxay garyaqaanmaahan..😊
Who is the offender the one in the dock or the police
The one in the dock (defendant)