Siyaasiyiinta Madashu Maxay Ka Yidhaahdeen Dadka Laga Saaray Laascaanood

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2021
  • Siyaasiyiinta Madashu Maxay Ka Yidhaahdeen Dadka Laga Saaray Laascaanood
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavisionuk.com:8000/pla...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 166

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 ปีที่แล้ว +2

    Adeer ilaahay khayr ha ku siiyo
    Waynu ceebawnay walaahi
    Soo celiya masaakiinta

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 2 ปีที่แล้ว +4

    Alow jano ku gee waa runtaa 👍

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      INTA LIIDATA AYUUN BAA TAAGEERSAN FOOLXUMADA MEESHA KA DHACAY

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 2 ปีที่แล้ว +2

    Waruntii Aabaha sharafta badan ' Xaquu ja Hadlay Dadka ilaahay baa Abuuray Aabas ilaahay haka Raali Noqdo Runtu Tabtaye lhatumada Rabu hakugu sugo insha Allah. Qalad bay ahayd Sida Lola dhaqmay waana Cayb Runtii

  • @cabdixliingallan1571
    @cabdixliingallan1571 2 ปีที่แล้ว

    Adeer alleh haku xafido si wngsn oo cisi iyo karaamo gu jirto ayaa runta uka hadashay Masha allah alleh haku xafido

  • @faayali1097
    @faayali1097 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi xaqiiqu kahadlay waa ceebowdeen. 1000 ayaa dulmiseen markaa waa sogtiin jawaabta rabilcalmiinka. Odaygan xaqu kahadlay walee meel ayaa ladiin wadaa

    • @24Sevendays
      @24Sevendays 2 ปีที่แล้ว +2

      Idinku ceebta waxaad utaqaanan dad la yidhi dhulkiini ku noqda laakin gumaadka iyo dilka wax yar oo fudud ka dhigta. Kuwa kalena waa looso socdaa. Hadii ceebi cid wax yeelayso konfur baa waa hore naftu ka bixi lahayd. Kufsi, qarax, kalidii talis, axdi beenad iyo kun balaayo hadana waa idinkaa muuminiinta isu haysta.

    • @noahD1636
      @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

      Fay noo ducee, walee dadka soomaali ugu wacan waa reer baydhabo. Noo duceeya. Raali Na a haada.

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 2 ปีที่แล้ว +4

    Macquul shaqsiqa qalbigiisu noolyaha sidaasuu u hadlaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah ALLE haku dayo, dadkii aqliga lahaa Mamulka waloga dhaartay. Ina kaahin oo habeenkii oo dhan mirqaama iyo in lamidaa loo dhiibay. Nabsiga laga galay masaakiintaa jawaabteeda suga markuu roobku bilaabmo gaar ahaan Laas caanood.kuma Faraxsani laakiin waa danbigaad gasheen

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 2 ปีที่แล้ว

    Absolutely, ceeb iyo xumaan aan maydhmin baa dhacday. Yay dib u dhicin dadweynaha magaalooyinka kale ha ku guntadaan inaan musiibadaasi mardambe dhicin. Waa taariikh madaw.

  • @safiaomer4732
    @safiaomer4732 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofwaliba isagoo halkaa ku jira hayska soo qaado wuxuu dareemi lahaa xaqdarada yaan laysku raacin cuqubadu mahadho

  • @yasinissewarsame4399
    @yasinissewarsame4399 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa Ninkii Ugu Aqli Badnaa Idoor oo Dhan. Maansha Allaah

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว +4

      Somali oo dhan ayuu ugu caqli badan yahay
      88 qof somali ah oo yidhaahda daaraha madfaca ka daa ayaa la waayay

    • @farahsaid6913
      @farahsaid6913 2 ปีที่แล้ว +1

      Culimo iyo caaqilba wayleeyihiin lkn khaladkaa kuwii galay bay utaal aduun iyo aakhiraba

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 2 ปีที่แล้ว

      Maybe he's not idoor!!??🤔

    • @abdihakimahmedjamanuur8999
      @abdihakimahmedjamanuur8999 2 ปีที่แล้ว

      @@markihoremaxadtidhi916 iidoor baad leedahay haye waxaan kuu dooray inaan ku tarxiilo .

    • @daacadyare7928
      @daacadyare7928 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhh

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 2 ปีที่แล้ว

    Dad ka waala dhacay waana la bahdilay Alla uga tagi maayo ku waxaa sameeyay iyo ku kuraac san labadaba waxayna keeni doon taa in gabdhaha lakala guur san waayo aa khirka reera gob ahan jiray ayaa la ya si doonaa dadkii hore looyasi jiray dad ka ugu gobsan bay noqonyaan in sha LLAH WAQTI dhaw waayo waan uducayeeyay in badn Alla waa iga aqbalay

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 ปีที่แล้ว

    Nin caqli leh weeye.

  • @daahiryariisow
    @daahiryariisow 2 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH waa min diinta. Islaamka.

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 2 ปีที่แล้ว +1

    Martidu waa tee ma ta maanta sheeganaysa dhulka Somaliland.
    Now iska hadle dheh

  • @osmanelmi5805
    @osmanelmi5805 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar Odayaashan Hadlayaa ee SNM Sheeganayaa MA Lacagtii FARMAAJO Ayey Dhadhamiyeen Dhanbey
    Ka RANANYIHIIN
    AYAAD ODAAA.

  • @aminaahmed2836
    @aminaahmed2836 2 ปีที่แล้ว +1

    I agree.There was no need for the inhumane treatment.
    Allah bless this man.

    • @caydaroos
      @caydaroos 2 ปีที่แล้ว

      Soomaali kuhadal

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 2 ปีที่แล้ว +3

    Haddii taada laguu raaco martidu 3 cisho ayay kugu leedahay.

    • @faysalnur8195
      @faysalnur8195 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk sxb dee dadkani Marti may ahayn dhulkoodi hooyo ayay joogeen meesha ma south Africa mooday

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

    الله يجازيك على كلمه الحق.

  • @mahdidahir2015
    @mahdidahir2015 2 ปีที่แล้ว +2

    nin rageed weeyi
    masha allah

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      HADII KUWA XAMAR JOOGAA AY NOQDEEN NABAR IYO NAXDIN KUWA MAANTA HARGAYSA JOOGA EE MADAXDA SHEEGANAYA WAA BOOG IYO CUDUR

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      WAA ODAY QALBIGIISU UU NOOLYAHAY CAR WAAKAASE MAXAMAD XAASHI HA CANBAAREEYO WAAYO MUUSE AYUU QABYAALADA UU KU TAAGEERSANYAHAY

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 ปีที่แล้ว

      DAWLADA BOOG IYO NAXLI EE HARGAYSA FADHIDA WAXBA DHAWRANMAYSO

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Madasha waaba madal ka dhacsan dilak 85 qof somalialdn waxey ahaaeyen qaxooti laga shakiyey

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah waa qalad khuquuqda somalinimo iyo tii Muslimnimo midna looma eegin dawlada muuse xaqdarada hayska ilaaliso illahay hawga baqdo talaabo kasta oy qaadayso

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofku Marti wuxuu ahaadaa dhawr casho, ee sanado Marti ma ahaado

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

      Dadka Soomaaliyeed .marti kuma kala noqon karaan dhulka hooyo.

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 ปีที่แล้ว +5

    Geesi, ilaahay ha ku ciseeyo. Dad badan oo somaliland degan ayaa fikikaas kula wadaaga

  • @kayseaxmed1959
    @kayseaxmed1959 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaasi waa nin iska hadlay magaca madal kama jiro dalka mujahidna ma garanayo S N M iyana wajibkedi way gudatey dalku manta wa somalilan shacabku ciday dhibsadan waa wajib in lasaro lakin wakhati in lasiyo ya wacnayd

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +1

    markeynka sowka sdaa yeela a luqada aad ku hadleysa english ku hadlaa dadku tarxiilyo digiin ma siyo sucuudigana ma siiyo qaxootiwaa qaxooti any tiem baad musafirin kartaa

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 ปีที่แล้ว +8

    Aminaga is first ! Somaliland belongs to Somalilanders! Simple as that ! I tii la hayn lahaa waa la soo Hayey!

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +2

    Aabahani si bani'aadnimo leh ayuu uhadlay. Mahadsanid Adeer.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +1

    oo maxay ku diidayeen dhulkoodii?

  • @27May1988
    @27May1988 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee nin kastaa tuu gallo ilaahay buu la hortagi,Adeer Isaaq baanu nahay oo ma ogollin dulmi,iyo tacaddi,danbiilaha qabo laakiin ummad dhan ilaahay ka baqqa maalma yar baa adduunkan la jooggayaa.

    • @drbrave4546
      @drbrave4546 2 ปีที่แล้ว

      Mashaa allaha caqli saafi ah from awdal

  • @saeedqaacaw904
    @saeedqaacaw904 2 ปีที่แล้ว

    waa siyasi caaQila walaale alaha ku xafido

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 2 ปีที่แล้ว +1

    Shacabow dowladu shaqadeeday qabsatay iyadoo u raacaysa sharciyada wadanka u yaal xaqbaanay u leedahay waxkasta oo danta shacabkeedu ku jiraan inay sugto ee idinku hawlihiina qabsada

  • @Xaq_udirir
    @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan Ilaahey ka baryeyaa in dadyowga Somaliland oo nabadaa ku caano maaley oo dhan uu wax u tuso sida odaygan indheergaradka ah

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 2 ปีที่แล้ว

    Waa Runtiisa Xaquuqdoodii Lama Maarin. Oo Illahay Muuse Biixi Buu if Aakhiro Kala Xisaabtamaya. Waar Dadka Qariibka Ahi Waxba Ma Laayaan.

    • @fardowsonuur5741
      @fardowsonuur5741 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi beenta maaha dadka qariibka ah wax ma laayaan inta badan lkin midh midh waalan waa ku jidhan

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland handle the process 👎 badly. They scored a bad 👎 goal this time. It should lesson to learn from it.

  • @yaasiincartan7884
    @yaasiincartan7884 2 ปีที่แล้ว

    Oo yaasiiyay sharciga say kuganacsanayaan amba aykusoo galeen soodigan sheegaya inaynu nahay dawlad gaar ah isxal hadalkiisu waa istabcaynayaa

  • @abdilahicabdi3208
    @abdilahicabdi3208 2 ปีที่แล้ว

    Waad sheegtay ood shareerayds waxa muuqfa mucaayradnimoo qofeed gaar ah

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad ogaanaysaa cadawtimada soomaalidu u qabto Somaliland markay wax yaroo khalad ay ka dhacaan dhinaca Somaliland wixiise soomaaliyeey idiin sheegayaa caydiina iyo muujinta cadawtimada raagtay inaanay idiin keenayn wax fiican reer Somaliland na waa idiin ogyihiin waxaad Ku jirtaan dameer aan Saar nahay dhuusa diisu maxay I yeeli soo habaartamada cay waad ka daasheenee

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 2 ปีที่แล้ว

      Geedi axmed
      Walaalo waa runtaa reer kan meel kasta waa lagu dhibaa cidna kama hadasho laakiin inaynu ku dayano
      Aynu inaguna dhibno waa qalad.
      Soomaalida kale waxaa wax ka wayn ayay ku sameeyaan cidna kama hadasho. Laakiin sida reer laascaanood u galeen waa si xun
      Huuno.
      Reer laascaanood madax badan ayaa laga laayay laakiin inay si fiican u amba bixiyaan ayay ahayd

    • @simanesalbuur5734
      @simanesalbuur5734 2 ปีที่แล้ว

      Maya, in aad cadaw gaada ogaato cerb maaha balse muslim ka runta ahi ama shaqsiga garosho gundhig u tahay marka dhinaciisa qalad ka yomaad waa in qirtaa. Laascaanood dhib baa ka jirta balse qaladka ibni aadamka laga galaa maaha mid horowmar keena.

  • @ashaibrahim6605
    @ashaibrahim6605 2 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🕋

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 ปีที่แล้ว +4

    ODEYGAN KUY WA MASAKIN BASAASINTA IYO CADAWGA LAYNOGU SO HOOS DHUUMANAYO HANALAGA SAARO MADALNA MNAQAANE NASAQAN MXD KALA DOONTAY MICROPHONEKA

  • @jamahersi6261
    @jamahersi6261 2 ปีที่แล้ว +1

    war hana dhaafen reer konfureed wax naga dhexeya ma jiro iyaga iyo Israel waa isugu kayo mid qaata somalinimada

  • @daniistecaqlileh482
    @daniistecaqlileh482 2 ปีที่แล้ว

    Odeygaas xalaasha ah ayaa ku jira reer waqooyiga ilaahay adeero haku dhawro nin damiirkiisu nool yahay m.a

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว

    صدق لسانك
    Raad xun Bay dareenka qof walba oo daawaday ku reebtay. maato iyo caruur la raafayo. Waar inaga daaya dulmiga. Qaab kale maad u maareysaan.

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว +1

    Dilka qorshaysan ee ka socda lascanood waxaa ka danbeeya Sirdoonka Somalia, cadayma heedu dhawaan ayay soo baxayaan

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 2 ปีที่แล้ว

      Somalia wax fahido oo ugu jirta in ay sool wax ku disho majirto!
      Kuwa fahidadu ugu jirta waa dowlada muse bixi oo rabta in khalkhal galo gobolada barigu si anayn codka uu siin xibisga waddani !
      Bil amaran ninki ugu dambeyay ee la dilay AUN waxu aha xildhibaanki waddani ee sool kaso baxay!!

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 ปีที่แล้ว

    I agree.There was no need for the inhuma.
    Waa Runtiisa Xili xun baa Dadka la Dhibayaa.kkkk

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah8274 2 ปีที่แล้ว

    Hurmud dahabshiil amal garand hotel hargaysa donbaanwadassranahay

  • @simanesalbuur5734
    @simanesalbuur5734 2 ปีที่แล้ว

    Isxal, hadal toosan oo xaqa ku taagan baad tidhi. Odayga dhawr jeer baa la sheekaystay waana waana dadka wax laga faa iidaysto hadii aad si xigmadaysan ula sheekaysato.

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 ปีที่แล้ว +1

    dadka meel wlaba ma degi karo meel ogolatay buu degaa hadiise sharci daro ku soo gasho wadan lagu suuba salaxi maayo lagu baryi maayo noo keena meesha la is baryo somalida sowtaa sucuudiga soo masafuriyo miyay ka hadalan aduunka odhan baa soo masafuriyee miyaay bararaq leeyaan waa maya iyago foorara oo amusan bay soo noqdan somaliland bay beer jileec ku ogaden odaygaa wayn iska qiiroonaya arkeen
    adero dadkan waanu soo badhanay inantu qalin iyo book u qaadanay baanu soo badhanay soo waraysanay waxanu oganaay inay isaaaqa aduunka ugu neceb yihin cayo ka fidiyan denbiyo aanay lahayn dusha ka saran dadkan walahay oo bilaahay aniga waan soo bartay waxay yihin anigoo aqoon anigoo la qabsan ayay i waydiiyan xage ka timi somaliland markan idhahdo ayuu dhiigaba ku kacaa xanuunsan daan bal qof aad wax ka iibsanayso wadankagi cayaya ana wan iska celiya kow maha laba maha wa nin iyo naag wadadooda ka mida kuwooda wax bartaa ka mida homeles kooda ii dawarsay ayaa ilahay igu og yahay inay ila gaalan siyasada iyo aflagado somaliland war sow adigan homeles ah lacag na waydiisanaya hadana sidee u maygaysa wadankeena war sow anaga wax ka iibsanayna ee somali nimo kugu nimi ilahan kudhartee wa iga dhab cadow weye aad iyo aad noo neceb anagu ma maalig banu nahay marka imisan u dulqadanay bal idinku eega marka wax ka dhacan somaliland qayladooda dawada war xasidin walahay inan dan iyo heelo ka lahayn wax abahay iyo walalkay neceb dooni mayno duliyinta kala arag xun

  • @nimcoomuusa3202
    @nimcoomuusa3202 2 ปีที่แล้ว +1

    MUJRIMIIN. SHABAAB. AH. OO. SOMALILANDERS. LAAYAY. AYAY. KUWA. AY. IHI U. DOODAYAAN. HALA. XIDHO. KUWAAS. BUKA

  • @Gobucks33
    @Gobucks33 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar odaugam ha la masaafuriyo.dabal duqoobey

  • @yuusufadan8800
    @yuusufadan8800 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland guul iyo goobaniimo caadawgeenu hajaabo somalilandaar guul

  • @abdihakim8080
    @abdihakim8080 2 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah8274 2 ปีที่แล้ว

    Tugii ina geele arab jabuti ugudbiya silomaxkamadeyo qabilbakudifacaysan dahabshiil jabuti deganyahaybass somalia

  • @xbax5924
    @xbax5924 2 ปีที่แล้ว

    waar dhimo

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 ปีที่แล้ว

    Wasex 🥰🥰

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 2 ปีที่แล้ว

    Madashu Maa silaanayo uba mucarad ku ahay Me rer bay ahyad

  • @mohamedcaydiid6868
    @mohamedcaydiid6868 2 ปีที่แล้ว

    nin rageedb

  • @husuinalsalmy368
    @husuinalsalmy368 2 ปีที่แล้ว

    Waa madal khasaartay ka hadal dadka reer laasa ood ee habeen iyo maalinba la dilayo.

  • @munomohmed1437
    @munomohmed1437 2 ปีที่แล้ว +2

    Ader mesha Somali logama bahna hanaga baxeen

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 ปีที่แล้ว

    Somaliland dhaafa 300,000 oo somaliya ah iyo 200,000 oo ah ddsi iyo aduunko dhan bay meesha ku hayaan bilaa abaal baad tihiin ee

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 ปีที่แล้ว

    Waxba ma ogid ee orod warsi tag mujaahid.qaxoodigifi aad biyoolaay iyo sabacad iyo meeliji la midka ahaa sababtaad uga saartay dadka ma usheegi karta

  • @axmedmuuse8557
    @axmedmuuse8557 2 ปีที่แล้ว

    Ina isxal wuu dhalafaluuqoobay ama wuu asaasaqay

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 ปีที่แล้ว

    Bal odeygaan Asaasaqa Faqashka Eega Kuwan Somaliland Sheegta Most off Them Waa Wada Faqash Reer Koonfur Beey Uwada Niikinayaan Bila Dhiig Bila Dareen Miidhan Wadankoda U damqanaynin 🤷‍♀️ Allow Dhawr Intaa Samaha Somaliland Jecel 💚🤍❤🤲

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 2 ปีที่แล้ว

    Dadku is ku aqli maaha run buu kahadlay

  • @Gamboole
    @Gamboole 2 ปีที่แล้ว

    Waa caqliyad shaqeenysa

  • @user-ur4kf5np3v
    @user-ur4kf5np3v 2 ปีที่แล้ว

    Koonfurta Soamlia maaha ee waa Somalia Channelku ha iska hubiyo waxa uu qorayaa.

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 2 ปีที่แล้ว

    Waa khaniis garxejis ah waa cadowga umada reer somaliland

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 ปีที่แล้ว +1

    Madashu waa dad iskood isu magacaabay,cidna ma metelaan,waana qalad inay wax ka sheegaan siyaasada iyo nabadgelyada SOMALILAND,wuu dhamaaday waqtigii isxalidu kafeegaaga iskaga cab adiga iyo kooxdaadu hotel maansoor,SHAME U.

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadhaagii Snm in yar oo fara ku tiris ayaa caqli ku haray sida odaygan oo kale,laakiin intooda badan ictiraaf la aantii ayaa waashay😁 iyagoo markii horeba mooryaan ahaa

  • @abdishakurabdi7303
    @abdishakurabdi7303 2 ปีที่แล้ว +2

    Diinta,haka,beensheegin

  • @Aqoonsi_2024_Allah_keenay
    @Aqoonsi_2024_Allah_keenay 2 ปีที่แล้ว +4

    Marti ku lahaa! Marti waxay xaq kugu leedahay 3 habeen.

    • @ibrahimali2860
      @ibrahimali2860 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk, Mid waliba intuu kursi meel soo dhigato ayuu iska badhadhaqleynayaa.
      bal dad aan qaxooti ahayn oo meeshay ka yimaadeen ay farto gaadho ayuu ku leeyahay waa marti!
      adeer dadkani waa dadka magaalooyink laascaanood iyo ceerigaabo la dul dajiyey waa sheeko siyaasadaysan.

  • @MohamedSaid-qn5hr
    @MohamedSaid-qn5hr 2 ปีที่แล้ว

    Waxad tahay oday caqila wax garada o mujahida bal arka kanleh wa muse mujahid SNM ayan ahay balhashego muse mesha u. Malina weraray wase inte mujahidnimadisa mata qoxiye wale aqonsi kuma heshid siyasad xumadada wata cidlada manta kudhigtay

  • @craxmaansiisii1205
    @craxmaansiisii1205 2 ปีที่แล้ว

    Wakaa dadka caqliga usaxiiba

  • @cabdinasir7053
    @cabdinasir7053 2 ปีที่แล้ว

    Nin weyni wakaa,
    Farsamo xumo, yurub ayaa dadka ay tarxiilayaan wakhti siiya

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 ปีที่แล้ว

    Waxaad mooda dadkan difaaca laso fadhiya in wax lagu shubtay ama ay qayb kulahaayeen dilalki laascaanood haldoorkeedi lagu xasuuqay

    • @simanesalbuur5734
      @simanesalbuur5734 2 ปีที่แล้ว

      Dadka aqligooda hadla dadka isku daya in ay xaqiraan laba nooc uun bay u kala baxaan
      In xilmi ahaan ay hooseeyaan iyo in ayna lahayd garaadka wax lagu fahmo ama aqoon lagu raad sado. Odaygaas wax yaalo badan oo anan ki raacini mar mar way kasoo baxaan balse hadalka maanta waxan odhan karaa gal turxaa ahi kuma jirin.

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว

    Mujahdan mahanhane waa dulamlayal dulags halha taldad inkaqda

  • @xasanxasan4356
    @xasanxasan4356 2 ปีที่แล้ว +1

    O'Day.asaasaqa.mujaahidna.waa.lagu.sheegayaa.sidaana.wuu.uhadlayaa..waa.asaasaq.

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว +1

    Asaaasaq Nr: 1

  • @bulshadenamedia9514
    @bulshadenamedia9514 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa heey waakuwan raga caqliga u saaxib ah.

  • @salma114
    @salma114 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan ku noolahay qurbaha waxaan arkay dad ku yimid sharciyo kala duwan wadanka aan joogo ka dibna is dhiibay baaritaan badan ka dib waxaa lagu soo ogaaday in leeyihiin sharciyo wadama kale waxaa loo soo wada diray notice qofkii dood qabana waa u furnayd marka in maxasta sidaa loola dhaqmo totally wax qurxoon maaha Somalinimada haddii lagu ixtiraami waayay muslinimada iyo bani adanimada in lagu ixtiraamo ayaa fiicnayd

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว

      Dalkaa miyaa habeenkii inta afka lasoo duubto dil laga gaystaa,

    • @Xaq_udirir
      @Xaq_udirir 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAli-fb7ub ama dhulbahantaha dhexdooda ayaa is dila ama Isaaqa dila. Qof qariib ah oo bariis raadsanaya waxba ma dilo jaahilyahow, indhaha fur

    • @salma114
      @salma114 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmedAli-fb7ub walaal caqliga saliimka ah ayaa diidaayo qof bariiski la daalaa dhacaayo ayaa dil iyo handadaad samayn karo xaqiiqada ilahay baa og geeri baa i sugaysa dhihi maayo ma samayn karaan lkn masxadaa diiday tan kale laasacaanood waa magaalo share lagu yahay laga yaabo inay qabiilada wada dago is gumaadaan sababta aan saas u iri reer koofurka waqooyi oo dhan ayay joogaan magaalooyinka kale maxayna uga dhicin qorshahaas oo laaska ku koobay?

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad wareertay

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 ปีที่แล้ว

    Waxa doofaaro aanay seedi u dhanaanayn

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 2 ปีที่แล้ว

    Why reer somaliland ugu mashquulaan arimaha Somaliland waar dadka xamar lagu qarxiyo maalin walba ee somali kale qarxiyaan maxaa loo arki waayey looga hadli waayey so people shut the fuck up

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

    FADHI KU SALAAN Xaqiiqduu k hadlay, wuxuu yiri
    Maandhow asxaan lagama tago eed haddaad faliye, iidoorow , fadhi KU salaan iyo tobankale ayaa idinka miyir qaba,

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      adiga aqoon darada kaa muuqata iyo aqoon yaraan taadu waxay sii badisaa dad badan ookula mid ah oo xagayaga ku nool sida kuwa difaacaya dulmigaa maato soomaaliyeed lagula kacay.oo aanay reer somaliland la qabin. waayo garashada iyo dadnimada aidska kaaga dhacay bay ka fal celinayaan. uma muuqato in aad reer koonfur galbeed ka damqanayso.balse qabiil dhan fursad aad ku caydo yaad u aragtaa arrinka mudan in qof soomaali ah oo islaam ahi ay tahay in uu ka murogoodu. ayaad umad dhan u caayaysaa . bal adigu qiimee damiirkaaga jabtidu kaaga dhacday.waxaad dhiiri galinaysaa kuwii kula midka ahaa in aay dulmiga sii kordhiyaan.

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 2 ปีที่แล้ว

    Ma hadlaysan foolxumayaal

  • @husseinismail7007
    @husseinismail7007 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan dhiihiikar waa ninkii jamahada SNM ugu caqaliga badana

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว

      Daarood oo dhan ayuu qacli dhaama,
      Darood is qabta tariikhda lama arag

  • @MegaCigaal
    @MegaCigaal 2 ปีที่แล้ว +1

    Shut the hell up. Nin Wayn oo hadal iyo camarad u xiisooday

  • @abdirahmanosman6747
    @abdirahmanosman6747 2 ปีที่แล้ว

    Jawaabta: (qadi qalqal): horta magaca aad la baxday ayaaba cid kasta ku filan in ay ogaato inaad maryo tuur tahay ; markaa ma istaahishid in laguu jawaababa. Ta kale IIdoor isaga oo jabhad ah ayuu duhur cad kaba la'aan kaaga saaray Somaliland ood cagaha wax ka dayday! Maantana waa dawlad e xaguu dabarku kuu yaalaa? Ma shalay baad wax iska hagranaysay ????

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 2 ปีที่แล้ว +1

    Odeygan Somaliland uu sheegayo xagee bay ku taal horta ?
    Somaliland waa dhulka Somalida.
    Dhulka Somalidu waa Djibouti ilaa Wajeer.
    Magaca iska bedala hadii dhab idinka thy Gooni isu taag

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 2 ปีที่แล้ว

      HOYADA SOMALIDA KA WAS

    • @omarjama7627
      @omarjama7627 2 ปีที่แล้ว

      Qarax land Nacalad baa idinku taal! Somaliland belongs to Somalilanders! !

    • @abdisamadabdalla7076
      @abdisamadabdalla7076 2 ปีที่แล้ว +1

      @@makebravo7133
      Waligaa kabo kaa waaweyn lama xidho ee magac kale sameysta Somaliland burco iyo hargeisa qura mahee.
      Haku habsaamina Somaliland ama dhulka Soomalida 30 sano oo kale

    • @abdisamadabdalla7076
      @abdisamadabdalla7076 2 ปีที่แล้ว

      @@omarjama7627
      Somaliland waa Djibouti ilaa Wajeer
      Garisa-mogadishu -Jigjiga intuba waa Somaliland/dhulka Somalida
      Waligaa shaadh kaa weyn lama xidho.
      Magac kale la imaada

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 2 ปีที่แล้ว

      @@abdisamadabdalla7076 tana magac loola baxay axad koonfurta ka soo jeedaa kuma hadhayo dhulkayaga moryania hadalkoodaa batay.
      Down faqash🇸🇴🤮🤮🇸🇴🇸🇴🤮🤮🇸🇴

  • @shirkadadhismahaiyodaryeel7871
    @shirkadadhismahaiyodaryeel7871 2 ปีที่แล้ว

    Idoor hadaan la dabrin sida dameerka way durduriyaan

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 2 ปีที่แล้ว

      Yaa dabri karaya 😂😂😂

    • @makebravo7133
      @makebravo7133 2 ปีที่แล้ว

      KKK SHEEKO GAABAN LAYSKAMA RIYOODE RUNTA LO DHAADHACA

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 2 ปีที่แล้ว

      Cagdheer horta Ethiopia oo dhuljaagii kaa qadaysa doorashadina kursi qudha ku siin iska celi intaad somalilan oo amaankeeda sugtay afka ku soo tagaysid.

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 2 ปีที่แล้ว

    Mr, your speech is full of contradiction, you agreed that the government/ somaliland has the right to administer and look after the security of this country like every other country. and at the sometime argued that the humane person has the right to travel where he wants and work where he wants. Kkkkkk
    are you sure mr. You can travel and work where you want in the world.
    what a broad daylight dreaming!