"Cabsida iska daaya,Mag ha qaadanina,Wiilka Sayid Cali ee Xaaskiisa Gubay....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2024
  • "Cabsida iska daaya,Mag ha qaadanina,Wiilka Sayid Cali ee Xaaskiisa Gumay,Go'aanadii ay gaareen Maxkamadaha hadii aan la fulin Qarankan majirayo" Prof Xuseen Iimaan.

ความคิดเห็น • 23

  • @user-vr6ys6yh1d
    @user-vr6ys6yh1d 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah ale haku barakeyo

  • @user-py5dx2wc8l
    @user-py5dx2wc8l 3 หลายเดือนก่อน

    صحيح والله الكلمه 👍🏼👍🏼

  • @sahruujamktr3987
    @sahruujamktr3987 3 หลายเดือนก่อน

    Waa sax

  • @anwarawad-zl8fd
    @anwarawad-zl8fd 3 หลายเดือนก่อน

    Waa hadal sax ah aan ku raacsanahey.. laakin diyada waa sharci lakin cadaalada waxey ku jirta in xukunka maxkamada la fuliya oo dil ah. Taas aya cadaalad ah

  • @hindamohamed9670
    @hindamohamed9670 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqida waye

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 3 หลายเดือนก่อน

    Hadal xaq ah weye

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 หลายเดือนก่อน

    Diyada dilka iyo cafiska Allah baneyay ee maxad uledahay halmel kudhaga oo dila dhimashad kufiicned xisab la aan tada iyo dhintadu imalahan

    • @Julius-77777
      @Julius-77777 3 หลายเดือนก่อน

      Abaheed Wu didee, sankaa miaa ka galiin kartaan. Somalia walahi waa laguu kalaa tagii masaa wa la wadaa sinaan. Qabiil dhaan dulmii iskuu racsaan waa cajaiib

    • @Julius-77777
      @Julius-77777 3 หลายเดือนก่อน

      Abaheed Wu didee, sankaa miaa ka galiin kartaan. Somalia walahi waa laguu kalaa tagii masaa wa la wadaa sinaan. Qabiil dhaan dulmii iskuu racsaan waa cajaiib

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 หลายเดือนก่อน

    maxad ugu khasbeysa inay diidaan makta midakale cabsi maaha ee ilaahay ba jideeyay qofki mak qadanaya isago xora

    • @uswahmoalim1789
      @uswahmoalim1789 3 หลายเดือนก่อน

      lkn hda aygoo ogalayn ayee donayaan magtu in lagu dirqiyo sduu wiilka ubad baado

  • @user-uz2rb5zx5y
    @user-uz2rb5zx5y 3 หลายเดือนก่อน

    Cadaalad la,aan waa nolol la,aan, cadaalada ilaahay waxuu udajiyey waa inay dan utahay aadanaha.

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 3 หลายเดือนก่อน

    Luul abaheed lee diyo qadan karo cafina karo wiilka

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd 3 หลายเดือนก่อน

    Oo qaranka yaa duminaya adeer ?

    • @maxamedxariir575
      @maxamedxariir575 3 หลายเดือนก่อน

      Dulmiga ayaa dumin wll
      Allah qof dulmi sameeya ah uma gargaaro Muslim haba haadee .

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hawiye

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 3 หลายเดือนก่อน

    Fit aad abuureeysaa dhaxakeedana adaaheli dilkaasu diyuuahaa waadna kufaantay Xaqdi iyo cuqdadbaakaabuuxa adookale inuuhadlomaaha

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 หลายเดือนก่อน

    Maxad laba qoys oo wakala dilay haday heshiinayay maxad isugu direysa ehelunar ayad tahay adeer Allahal kaxabso

  • @FartuunMohamoud
    @FartuunMohamoud 3 หลายเดือนก่อน

    Beenlow atahay adeer

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 3 หลายเดือนก่อน

    Ha la siidaayo Sayid Cali. Qalad waa dhacaa

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 หลายเดือนก่อน

      Waa la siiiiii dayn markuuuu walshaaaa gubo
      Be ready

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 3 หลายเดือนก่อน

      @@AmalAbdirisakMahamed
      Waxaadnan ogeeyn ayaa ku hadleeysaa?
      Sidee ku ogaatay, in uu ula-kac u gubay XAASKIISA?

    • @isgoowmaxamed2143
      @isgoowmaxamed2143 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@MIDNIMOJANAQOOW waala dilaa sxb maxaa kale oo heysaa