Ma banaana inaad salaanta ka qaadid isaga micno u sameyn mayso asc haduu ku yiraahdo wxy ula mid thy hi lkn anaga duco ayey noo thy marka hi inaad ku gaabsato ayey aheyd
Magac Bilaash Uma Baxo Ayaa Soomaalidu Ku MaahMaahdaa, Hereri&Telifashanka Universal Waxay Warbaahinta Afka Soomaaliga Ku Hadasha Ugu Jiraan Halka United Nation Ugu Jirto Ha,yadaha Samafalka Ee Caalamka,Laakiin Gudaha Dhulka Soomaalidu Degto Ee Afrikada Bari Waxaa Uga Faro Dhuuban Telifishinada Kale Ee Afka Soomaaliga Ku Hadla.
Learn the Somali language, I speak both Somali and English. It’s embarrassing that you’re Somali and don’t know Somali. Teach your children too if you have children.
Asc Dhaman Afkasomaliga runtii marka qof kale ku hadlayo waxad oganesaa sida qaaliga ah ilaah inoo siiyay luqada
Please shut down you phone during interviews. It's just a matter of respect for the interviewer and the listeners.
Maxaad Wax Saxdaa oo aad Qofka Wax u sheegtaa Adigii baan Garanayn Waxaad Tahay
Waxaan sugayaa 12 bisha iyo hareeri iyo Denmark 🇩🇰 insha allah
I’m Canadian and I’m so impressed the Minneapolis Mayor Jacob America 🇺🇸 is land of opportunity better than Canada 🇨🇦
Ma banaana inaad salaanta ka qaadid isaga micno u sameyn mayso asc haduu ku yiraahdo wxy ula mid thy hi lkn anaga duco ayey noo thy marka hi inaad ku gaabsato ayey aheyd
Hereeri🥰
Fursad e weydi xildibanka anku ematha wadanka fadlan wariye
Jacob is a cool leader.
Masha Allah
Mashallah legend hareri
Magac Bilaash Uma Baxo Ayaa Soomaalidu Ku MaahMaahdaa, Hereri&Telifashanka Universal Waxay Warbaahinta Afka Soomaaliga Ku Hadasha Ugu Jiraan Halka United Nation Ugu Jirto Ha,yadaha Samafalka Ee Caalamka,Laakiin Gudaha Dhulka Soomaalidu Degto Ee Afrikada Bari Waxaa Uga Faro Dhuuban Telifishinada Kale Ee Afka Soomaaliga Ku Hadla.
Hereri anoo yar bbc markuu wllky dhagaysanayo maqli jiray steal wan dhagaysanayaa alle haku barakeeya CIId mabaarak 🤗❤🤗🤗
Ninkaan waxuu ka mid ahaa somaalida qaxootiga ku aheyd wadanka uganda waxuuna ka shaqeyn jiray maqaayad ku taalada magaalada kampala waxuuna ka ahaa waiter ama rashin geeye maqaayada waxaa la dhihi jiray baan afrik oo ilaa hada ayaa layiraahda ninkaan magaciisa waxaa la dhihiray cabdixakiim bartire oo qabiilkiisa ayaa bartire la yiraahdaa sida hada uu sheegayo mahan markuu america yimid ayuu la baxay cabdixakiim br wase xariif sxb noolow kaliyah waxaan diidanaa beenta waxaan ahay runsheeg runsheegna ma jecla dadka hana u fahmin qalad madamaa aan runta sheegay mahadsanid walal waxaana ka mid ahaa macamiisha uu shaaha u keeni jiray mahadsanid
Broooowww
Abdixakiim isagaa u baahan in afaomaliga la baro, dhqan celis haloo diro
Herari waad tagtay 👌
Herere
Sxb
Waxaan kaa codsanayaa
Inaad markale
Kulaabatid
East africa
saxafi caalamiya
Kind request to Universal TV fadlan add subtitles of Somali language for non English speaking viewers 😒thanks
Learn the Somali language, I speak both Somali and English. It’s embarrassing that you’re Somali and don’t know Somali. Teach your children too if you have children.
Try to learn your language sis, as i am talking to you i know both languages.
ABDIHAKIM BR waa legend 30k dollar frame ah ba u saaran aqalka
Alahu akbsr lailaha ilalahu wahdah sadaqa wahda wanasala abdah acasa jundah wahasama ahsab raboplican democarat lailahaa ilalahu lanacbudu ilaa iyahu
Mukhlisina lahudina walow kariha kafiron 31//8/2021afganistan solgar dalas militery bays travial haj american idlan gen cries don you
Wacaykusalaan tweentcity
hareeri calanka hagta ka qaad maxay tahay xushmad daradaas
Akhas wu ugu talagalay yaa calan ku istaaga. Xitaa ufiirso marku xafiiska jamaal u sharaxayo wu is khafinayaa
Ma boosaaso oo tuulo Africa weliba somalia ku taala reerna demo iyo Minneapolis ayaad simaysaaa
Lama simi karo oo boosaaso ayaa saraysa
Dhulkaaga jeclow ee hawada macaan, Minneapolis oo qabow ah oo dad laga yaabo midab ahaan kuu neceb dhisteen baa noo xayeysiineynaa.
@@Geesiga1 Bosaso maxay leedahay oo loo dawasho tagaa? Ma hawo? 50 dal baa Afrika hawo fiican.
@@timowayne6993 boosaaso oo xeeb ah gaajana taalo iyo Minneapolis lama Simi karo awoowo Africa iyo North America ayy kala yihdiiin
@@saeedofficial Magaaloyinka Afrika iyo Bosaso markaa isku sim.
Masha allah